Al diriyah 🇸🇦

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 260

  • @Suldan952
    @Suldan952 ปีที่แล้ว +69

    Hadaad u jeedo magaca ALLAH like saar

  • @lolyonkah
    @lolyonkah ปีที่แล้ว +65

    First person who watch this video Suhaib😂😂😂😂😂

    • @KING_ZACK_275
      @KING_ZACK_275 ปีที่แล้ว +3

      Ma lacagba lugugu siinayaa markaa😅

    • @khadarasad1439
      @khadarasad1439 ปีที่แล้ว

      @@KING_ZACK_275 qalbiga u dhawr😅😅😅

    • @KING_ZACK_275
      @KING_ZACK_275 ปีที่แล้ว

      @@khadarasad1439 Hhh haye haye Xabadaasi way iga fakatee 🤣

    • @hazmeptilaahi442hazma9
      @hazmeptilaahi442hazma9 ปีที่แล้ว

      Me

  • @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
    @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd ปีที่แล้ว +3

    Ninka kaliye i dalxiis geeya anigo guriga hooyaday jooga horumar wcn brother ❤😂

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 ปีที่แล้ว +2

    War sxb heeska naga daa wax fiican baad soo gudbisaaye hanaga mancinine hees madhagaysan karnee dhegaha naarta nooga daa saaxiib quraan ama wacdi kubal khayr allaha ku siiyee

  • @mumtaazciise6274
    @mumtaazciise6274 ปีที่แล้ว +5

    lkin madma oo aya goob barkaysan tahy wxa ahayd inaad heesta ku dul qabteen ka daysaan 🕋🤗

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 ปีที่แล้ว

      Meeshu meel barakaysan maaha waa meel jinn gali jiray oo jida kutaala. maka iyo madiina maaha meeshan.

  • @maanka1111
    @maanka1111 ปีที่แล้ว +6

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato wll 🖤😌😌😌😌😔❤️👋

  • @moha_khadar
    @moha_khadar ปีที่แล้ว +3

    *qays qaysar inta ila jecel like saara wall kay qays aad ban kuu jeeclahay

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 ปีที่แล้ว +3

    Dad culima oo aakhiradooda ilaashanaya aya ku daawanayee inaga daaa zxp 😢

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +10

    Two legends always qays qeyser and dhakhtarka another's levels historical ♥️💯♥️🌹💯⚽️

  • @CarbisAcademy
    @CarbisAcademy ปีที่แล้ว +8

    Qaysaw sxbka dhakhtar faanka naga yare ku dheh hhh, dad ilaahay waxbadan siiyeyba way ku daawanayaane. 2 legends keep going.

  • @FatumaMuhumad
    @FatumaMuhumad ปีที่แล้ว +1

    Qeys qeysar adna mesha adnoshegtay ee warqadahaa jacelka kudhagaan yiihin aadna kudhaji jacelkagaa kkkkkkkk

  • @ibracade-pn5mh
    @ibracade-pn5mh ปีที่แล้ว +13

    What a song ❤

    • @arzk1
      @arzk1 8 หลายเดือนก่อน

      hilili waambe

  • @Wahiib_Show
    @Wahiib_Show ปีที่แล้ว +3

    Carabka gacmaha tagaya hadaad aragto legend tahay😂

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว +1

    Heestan ma aduunba horta haya cid kle kuma maqal ee

  • @cimraanabdimohamed1480
    @cimraanabdimohamed1480 ปีที่แล้ว +1

    qays qaysar gormee tagee 💟Denmark💔

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +3

    Boqorka vlogyada qays qeyser salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏

  • @maxameddirie6937
    @maxameddirie6937 ปีที่แล้ว +2

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:08

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no ปีที่แล้ว +1

    This parnka 1000 2 nin ayaa wata dhamaan

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +3

    CAJIIB. Waa meel quruxbadan MASHAA allaah.. MAHADSANIDIN ASXAABTA

  • @fatualin7875
    @fatualin7875 ปีที่แล้ว +5

    Mashalah ❤❤🎉

  • @Daadir-media
    @Daadir-media ปีที่แล้ว +4

    Culeys walbo ku haysto allaah ha ka dulqaado wll 🥰
    #SUBSCRIBED iso dheh mahasanid

  • @harunmaaruf2737
    @harunmaaruf2737 ปีที่แล้ว +6

    This man deserves 1 million subscribers

  • @saadaqabuukar8544
    @saadaqabuukar8544 ปีที่แล้ว +3

    Waligay toban like ma garin

  • @FartuunMaxamed-ho7vs
    @FartuunMaxamed-ho7vs ปีที่แล้ว +2

    TH-camr inaa noqdo baa rabaa iso duceya walayaal

  • @daahir2422
    @daahir2422 ปีที่แล้ว +3

    Hanoalyo qaranka somalilnd 🎉🎉🎉🎉

  • @qalinjacayl1315
    @qalinjacayl1315 ปีที่แล้ว +1

    War Qays Qaysarow Cid Igama Horayzee Ii Cimaaaaamad Nio

  • @IfraaxIfraax-xx9ol
    @IfraaxIfraax-xx9ol ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @IfraaxIfraax-xx9ol
    @IfraaxIfraax-xx9ol ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @kingnarayan7358
    @kingnarayan7358 ปีที่แล้ว

    Jaziirada Seychelles Booqo Oo Warbixin Nooga Soodiyaari

  • @mohamedkaamilofficial5348
    @mohamedkaamilofficial5348 ปีที่แล้ว

    Riyad hadaad jogtan CR7 mxaad sawiro ulasoo gali wayseen😅

  • @maviointhehouse3063
    @maviointhehouse3063 ปีที่แล้ว

    Qays Qeyser 1m Incha Allah up coming 🎉❤

  • @mohamedadem4053
    @mohamedadem4053 ปีที่แล้ว

    Asc
    Qays qaysar
    Wll waxaan idin soo jeedinayaa inaaad isticmaashaan nashiidooyin ama codka aan music 🎶 🎵 laheyn.
    Bc dhagaha uma roona and I hate 😤 to listen 🎶 a music .
    Markaa talada halayga qaaato

  • @Longing127
    @Longing127 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah TabarakAllah 🙌🏾

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว +1

    Qaysaw codsi naga daa heesaha an dawana vedioyadeee wll

  • @Ahmedsahay
    @Ahmedsahay ปีที่แล้ว +1

    Qays Qeyser iyo Mohamoud Dhakhtarr aad baan idiin salaamayaa saaxiibayaal

  • @Amiirka_cas_production
    @Amiirka_cas_production ปีที่แล้ว +3

    The legend Qays Qayser SaLaama 👋❤️

  • @ahmedqodax3421
    @ahmedqodax3421 ปีที่แล้ว

    Sxp Anuuh dhaantadaad kuhsooh Qabateen baan Aad iyo Aad ugah hellay oon raadshay walibeej onlla soohdagay goortaah Aad baad umahadsantihiin sxp saad wax uduubaysaan ok

  • @xirsimaxamed2809
    @xirsimaxamed2809 ปีที่แล้ว

    Waar zxp waanj jecelnhy daawasgada muuqaladaada ee music kadaaaa 10 second oo kasta music ayaa ku jira

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

    War saa wax lo poking gareeyo garan mynee gormen dhulkayagu saa noqon an ku dhex ilbaxnee

  • @YacinNour-t8h
    @YacinNour-t8h ปีที่แล้ว

    War qays qayseraw war nio djbouti nugo imo de marki hure kuma dawan jirine wan ku tageraye nio huray osoco

  • @IfraaxIfraax-xx9ol
    @IfraaxIfraax-xx9ol ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 ปีที่แล้ว

    ASC QAYSOOW KHAYBARA SOO DUUB IYO BEERTII RASUULKEENU SCW TIMIRTII UU GACANTIISA KU BEERAY EE TIMIRTA AH BEERTI NINKII YUHUUDIGA EE SALMAN ALFARIS NEBIGEENA SCW UU NINKA UBEERAY SI UU SALMAAN UGA FURFURO YUHUUDIGA

  • @fowsiakahiye267
    @fowsiakahiye267 ปีที่แล้ว +1

    Asc aad Baan idiin salamayaa

  • @sulthandayah5297
    @sulthandayah5297 ปีที่แล้ว

    Dhakhter ku laha lacagta yey ishu ku dhicin maadaamo aad sidaas tidhi ,ana waxan leeyahay dadka jeebka caabadu imaan Ha Loo jeexO

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 ปีที่แล้ว

    Sxb warbixin kaso same somalida kunool saudi arabia gaar ahaan jidda, qaab nololeedkooda, kuwaa waayadi hore sogaley ee dhowrka generation hada awoodo mahadsanid

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 ปีที่แล้ว +2

    Qays is back 🔥

  • @AasiyaSaalax-zs4fj
    @AasiyaSaalax-zs4fj ปีที่แล้ว

    Meeel xasuus mudan xadiiqatul dirciya alle maxan maray waxabadan

  • @taajirshaakir
    @taajirshaakir ปีที่แล้ว +3

    Legend Qays Qeyser Go Forward BrothEr🙌♥️

  • @xawacabdicasis4317
    @xawacabdicasis4317 ปีที่แล้ว

    Ala maxy cashro carabiya igu soo marty magaladan❤❤

  • @Nagmarashitt
    @Nagmarashitt ปีที่แล้ว

    Waad mahsan tahay ma ku odhankara midna aan ku casuusiye burco goormad imani

  • @cadnaansaid8318
    @cadnaansaid8318 ปีที่แล้ว

    Waraa magaalada wan kaga soo horaynay dhakhtarow waxan waba sahalee 1000$ ayaa malintii baxa hhhhh

  • @shamsoade5331
    @shamsoade5331 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah it’s beautiful Thankz boys

  • @shabeelweheshade4297
    @shabeelweheshade4297 ปีที่แล้ว

    Dakhtaroow sxb faanku aduu ku qiimo ridayaa ee iska yarayso kuwii kaa waa weynaa baa faani waayee🤣🤣

  • @sidiiqsaleban4405
    @sidiiqsaleban4405 ปีที่แล้ว

    Dhakhtarow sida wax magaratada haw hadlin ilaahay adiga kusiiyay lacagta kaan haysaan muu siin kari waayin waa laysku imtixaamaya inta aad haysato dad aan haysaan ayaan ku daawanaya ilaahay kusiiyay ugu mahadnaq sadaqadana ka bixi waxaad lacagta ka hesha viewska aanu 0.5 aanu Ku shubano kugu daawanayno

  • @mohamed_esmail547
    @mohamed_esmail547 ปีที่แล้ว +2

    Nin isaaq ah Jah😂❤

  • @HafsaMuxyadin
    @HafsaMuxyadin ปีที่แล้ว +2

    Masha alllh noosoo badiya

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 ปีที่แล้ว +1

    Ob ob aleeylahe qurux waynaa meeshu😮❤faynuusaha darbiyada ku tixanaaba ka helay anu iyo goobaha fadhigee balbalooyinkaa❤magaceedana maba iloobayo al dirciyah😅sidoo meesha jaceylada lagu guntado waan ka helay odeygii carshiga la iiga qorey faro kuma hayee haatane aabahay baan warqad usoo dhigi doonaa isagaa safarada jecele hadaananba is raacin😂😂😂❤sidoo kale kolorka cadeys kaa ee meesha dhanba waa wada cadeys only one colour all of alaabta gidaarada badanaaba meesha cagaarku kuma badna waawareey aleeylahe meel la deyn karo aadisteeda maaha hadii la tagana laga gayoon karo❤lkn abooweyaal markaa tageyseen imisa jeer baad aayad kursi sii aqrisateen&adkaar😂mxyeelay meesha xarumo jin bay aheyd la yiree😂😂😂😂😂😂oo heedhe hada halkani ma jin baa laga xoreeyay sxbyaaloow😂kaftan mahadsanidiin labada bal meelo kalena na tusiya bi'idnillah👑🌹👍👍👍👍👍💕

  • @abdimahamuud
    @abdimahamuud ปีที่แล้ว

    Qeysow sapka dhakhtar adaa ka Volga wanaagsan

  • @mohametdualeofficial869
    @mohametdualeofficial869 ปีที่แล้ว +1

    Frist one coman😂

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

    Maxan dawana hees ba dhagihii naga qaadee faken nga da heesaha

  • @ahmeddeey91
    @ahmeddeey91 ปีที่แล้ว

    Inaad heesta kadaysad ahyd dhulka barakeysan

  • @xafsoxilkas8565
    @xafsoxilkas8565 ปีที่แล้ว +1

    Www m.a

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha alla inamadaydii aan Edada u aha qays iyo dhakhtar mahadsanidi ❤💝👍

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 ปีที่แล้ว

    Sehaha maa dhageysanaa mise waa iska kaa deynaa

  • @H.E.Amb.AbbasAhmedAbbas
    @H.E.Amb.AbbasAhmedAbbas ปีที่แล้ว +1

    It's incredible vlog with artistic music

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 ปีที่แล้ว

    Kkkkk boqol dolaraa 😂😂 beenaale

  • @thevillager9646
    @thevillager9646 ปีที่แล้ว

    Gelo makuso qortay athgu

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman ปีที่แล้ว +1

    Guuleyso libaax keep going baan ku leeyahay 😊😊😊

  • @aamiinhasan4478
    @aamiinhasan4478 ปีที่แล้ว +2

    Qays with talent

  • @ZakariyexirsiMaxamed
    @ZakariyexirsiMaxamed ปีที่แล้ว

    Qayz qayzar keep going pro❤

  • @bidixo1bidixo158
    @bidixo1bidixo158 ปีที่แล้ว +1

    M.a mahadsanid
    waayo qurux badan aya ku danbayn dona insha Allah

  • @mahamudcraxmaan3376
    @mahamudcraxmaan3376 ปีที่แล้ว

    Wcs waraxma craxmaan cabdiwali

  • @YouTube-rash
    @YouTube-rash ปีที่แล้ว +1

    First comment qaysoow reply

  • @kHãDãrâWW
    @kHãDãrâWW ปีที่แล้ว

    Qays goorma wada safarna sxp

  • @rkman5663
    @rkman5663 ปีที่แล้ว +2

    King of journy 👏👑

  • @ismoabdirashid6903
    @ismoabdirashid6903 ปีที่แล้ว

    sidaa ayan ku dalxisayba anigu

  • @ismoabdirashid6903
    @ismoabdirashid6903 ปีที่แล้ว

    wwwwwwww qurux badanaa meeshu

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb ปีที่แล้ว +4

    Two Legends 🙏

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 ปีที่แล้ว +1

    Mchallah tabarkalah hooyo waan ila socdaa qaysar iyo dhakhtar ilahy haku xafido hooyo

  • @jibrilaliaato8344
    @jibrilaliaato8344 ปีที่แล้ว

    Maanta waa maalinti iidoorka

  • @DeeqaDeeqaaffro-gd8pw
    @DeeqaDeeqaaffro-gd8pw ปีที่แล้ว +1

    Best youtuber qays qaysar keep going wll❤

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว

    Guulayso

  • @Naphisaaaaxx
    @Naphisaaaaxx ปีที่แล้ว

    Iqra qays qaysse ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 ปีที่แล้ว

    Qays qayser iqra ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aad bay qurux badantahsy meesha iyo heestaba mahad Sanid

  • @najuuabdirahman2171
    @najuuabdirahman2171 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah qays iyo dhakhtar farxad ku dalxiisa walalyaal😊❤️

  • @Khoosee12
    @Khoosee12 ปีที่แล้ว

    waar aabaha lajaneeye heesahan toonka hoose eed soxulato xaged kakenta makaygaaraykuu gujiran

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว

    Roobka maxaa ka celiya

  • @wazzupmngl
    @wazzupmngl ปีที่แล้ว

    Ku soo dhawoow riyaad

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله رائع 👏👏

  • @muxsinyare547
    @muxsinyare547 ปีที่แล้ว +1

    The legend qayqeysar boosasan kaaso salamaya🙌🙌

  • @SubeerBashkax-yg5ih
    @SubeerBashkax-yg5ih ปีที่แล้ว

    Messi soo baadh😂😂

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah😊

  • @Zaki_De_gangz
    @Zaki_De_gangz ปีที่แล้ว +1

    Wllky❤

  • @bilanali786
    @bilanali786 ปีที่แล้ว

    Wiilasheenii nolooda

  • @qaskacde56
    @qaskacde56 ปีที่แล้ว

    Hdi roob ku da,o kwrn

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 ปีที่แล้ว +2

    Keep going qays 💯

  • @daganmomo
    @daganmomo ปีที่แล้ว +1

    QAYS IO DHAKHTAR BEST FRIENDS 🎉❤

  • @siciidhaashim8895
    @siciidhaashim8895 ปีที่แล้ว

    Ar heesta yaqaday

  • @maxamedabshir7304
    @maxamedabshir7304 ปีที่แล้ว

    HIDAYA ONLINE AKADEMY wuxuu bixinaya macadku duruusta Higaada quranka iyo axaadiista