Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
Israail wa dad kibir kalia xoga awod yar ayee isk arken io in dad lamidka eh esa isk tagin lkn ufirso 🐸 rakaha cml kuwa awod leh sidi 🐘lo dhx gali dono wena dhci donta awoda in wax utrin insha allah ❤
Aan uducayno dayarta soomaliyeed een waxba kadhaxayn aanka ahayn wallaal nimo ee siyaasiyiintu iskudilayaan in ilahay garansiiyo inay xabada iskadaayaan aan uducayno dadka reer qaza ee dulmiga laguxasuuqayo aan uducayno Ninkaa talada suuriya lawareegay aan uducayno in ilahay lagarab qabto badbaadada dadka iyo dalka suuriya
Maracadow adiga waligaaa muqdisho ma Tagtay Aseer muqdisho Dadka Carabka looga jari jiray iyo madhaxa Wax nagu Cusub maaaha waxaas kaliya waxaan ka xumaaday i. Passwort La waaayay Xabsiyada Dadka Ay ku jiraaan 🧐🧐
Yuhuudda kibirkeedii bariga dhexe iyo Shaam, wakhti dhow wuu soo dhammaan doonaa, insha Allah.
I.allhu tacaalaa
Warka inaan dhagaystaan dhibsanayaa kibirka qooqa yuhuudu wado
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
ALLAAH SWTC AYAA MAHAD LE
DADKA REE SIIRIYA KA DULQAADAY DHIBKII
Tolow ma arkayaa maalinta reer فلسطين iyo Nathan yaahu ilaahay maxkamadiisa la keeno🤔🤔🤔
Masha alah marcada❤
Warka waxbankadhuxnaye man uducayno walelehen QAZA 😢😢😢
Ku.scw.scw.scw.scw.scw ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Maracade ': wariye maxa ku diiday inaad (Asc) ku bilowdid barnaamijyadaada
Ku bilow waa kalaan khyr leh
❤illaahow❤ quluubta islaamka mid ka dhig aamin aamin aamin ❤yaa❤ rabi❤
Marshall ❤❤❤😊
Ax ax ax bahal dadqala ayuu ahaa oo dhiigyo caba kaa magac ku sheega Suriya heystey waxan leeyey waa in sharciga la horkeena oo aysiidh karisa lagu shuba
Asc
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Scw
Soomalia ayaa dhibkaan kusoo socdo wayo waxay ogalatay Ethiopia inaay wax la wadagto so sad
Ilaahow.muslimiinta.ugargaar
Ilahayow u hiili muslimiinta
Rer Falastiin guul urajaynaaa
Subxaanalaah
Dawladi bishaar Al Assad
Halaciqaabo
Ha
Hye
Maracade maxaad UK ilayday falastiin
Israail wa dad kibir kalia xoga awod yar ayee isk arken io in dad lamidka eh esa isk tagin lkn ufirso 🐸 rakaha cml kuwa awod leh sidi 🐘lo dhx gali dono wena dhci donta awoda in wax utrin insha allah ❤
Asc ilaahow guulee dadka reer siiriya
Sxb wan
Ruush ku haduuna’difaacayn dalka Syria Maxay kufalayaan hadhaafo ama. Hadifaaca markii horeba’isagaa dhulka lasimay oo baa’bi’iyey ileene’magdho ahaan hadifaaco’hadiiksle ( out of)
allow uhiili muslimiinta
Somali kawaraan❤
Turky Waa Munaafaqinta Ugu Weyn ku Dhex Jira Muslimka
Malimba malinta kadambeso xalada wey si adkanesa😢
Maracade show waxaan kaa codsanayaa in aad barmaamuj
kasamayso wadankeena somalia
Heshiiska isril iyo xisbiga waxaa la odhan karaa ilka abeeso hoos ka xidhiidhsan ileen xisbigu waa shiicee
Reer qaza wey yaqaniin yahuuda, ee maahan dad la qasbi karo.
yahuud ilaahoow dili kurid
Mahadsanid
Wcs
Well noted ❤
Mohamed mouse wxn kaa codsanayaa in aad warbixin nooga sooamayso somaliya iyo itoobiya
Na ixtiraam waxaan nahay dhagaystayaasha dhabta ah please please
Sxb mohamed iise suaal ayaan qabaa ma laga yabaa hadii uu turkigu la wareego guud ahaan amaanka Syria in uu ka difaaco Israel waa turkigee ??
Mhdsanid bro
Ha ka saaran yuhuuda nacalad ha ku dhacdo
Waxaanba umaleeynaya wafdigaan wexey u imaadeen ineey heshiis lagalaan kadibna ay dhahaan caalamka anaga ayaa laheshiinay
Qaza walaga mashquley umaleynaa
Haa lkn ani niyada ayaan ku haaya adi fikirkaaga camal anigana qaba 😢😢😢😢😢😢😢😢
Aan uducayno dayarta soomaliyeed een waxba kadhaxayn aanka ahayn wallaal nimo ee siyaasiyiintu iskudilayaan in ilahay garansiiyo inay xabada iskadaayaan aan uducayno dadka reer qaza ee dulmiga laguxasuuqayo aan uducayno Ninkaa talada suuriya lawareegay aan uducayno in ilahay lagarab qabto badbaadada dadka iyo dalka suuriya
Isreal sharteeda adunka oi dhan bay gadhay masibo daran allha kukeno nolosha allha ku ciqabo
Heshiis ma rabto yuh ud .in ay qaraxro ku dhameyseen rzbaan falastiin .
Asc sxb waraka somalida miyanad eegin horta dib isugu noqo wariye fiican baad tahay ku soo dar somaliya
Waxaa soo dhow Furashad Qudus +al aqsa I.a
Saan saanta wey muuqataa
İmam al Mahdi is coming İnşallah
somalia mxaa xal u ah
Horta waxan ka shakisanahay Bishaar Al Asad inu yhy Islam
Waa shiici
@Thoams-x8k shicadu nocan ma yaqanan
Carabtu sowtii la lahaa waa dad caqli badan mise anagaa qaldan oo aay noo sheegi jireen been
Ka aragti ahaan waxaan qabaa in sida ugu macquulsan ay tahay in halkii iiraan aygasho turkigu ruushku wuxuu iiraan ku soodhaweysan jiray shiico ahaan maadaama ninkii asad ahaa uu ahaa nin bahwadaagla ah shiicada xisbula
Sucudiga jodan masar way gabsanyan insho alh
Marykan Israel iyo turkey waxay uhanqal tagayaan nimcada iyo shidaalka hungiri baa wada
Calaamadaha saacadaha"
zaman aakhirka' ayee kamid tahay' israel o suuriya ujaheysatay hada"
Wcs
Aragti dayda carabna israiil bay gacanta ugashay somali duna ethobiya ayay u gacan gashay umadii tashan wayday walo taliyay ok
Asc wll m/ciisow nidaamka xoraynta suuriya hadayfahmaan shirqoolka iyo halaaga ayladoonayaan ee ay wadaan yahuuda iyo xaraanta maraykanku waykabadbaadayaan taaso ah inay kasbadaan dhamaan shucuubta reersuuriya iskana ilaawan dhibaatadii uugaystay rrajiimki bashaar iyaga oo eegaya waqtigaan haday garan waayan taa waa halis
Israel Weey Hadashay Waxay Tiri Nadaamkii Reer Assad & Israel Wuu Dhamaaday 1974 Xuduudka Wuu Furanyahay
Waxaan loo joogin ayey ku mashquuleen teeda kale turkiga muxuu wax walba faraha ugu galiyaa yuhuuda io maraykan
way iska celin karanaa saan isleeyahay. koley laysma gafayee intayna isbalaarin inay kahortagàan ayaaroon
War nimanku ilaa soomaaliya ayey u socdaan.
Xasan sheikh na abiya ahmed ayuu badii u ogolaadey.
Israiil walaogaaday cida dabada kawada waxana fashilmay xirirka kaladhexeyay israil iyo sababtu waligis ugadifacin duqaynta iyo xadgudubyada madaxbananida syriya aykusamayso israil hada ruush badabada kawada oyiri awal anigakujogay syriya hadase wakabaxday gacantayda wainad cadadis sarta kunasocelisa qaybahan jogitankayga dalkas ugudanbayna marka rushka loogolado jogitankisa lalana galoheshis ah inudalka waxkadifaco ayay israil amarka rushka kubixidonta !!! ogowna xaga xogahana isaga ojogaya
Maracadde arimaha somalia goorma kasoohadle so dagalki gaza ubilaabdy ila hadda halmr masoo daahqaadin
Waxnadam ah ma jiro wax walba yuhuuda ayaa qasaysa
Barigadhexe sida waxkusocdan markalaeego israiil mawaxayogolatay indawlad falastin ladhiso degamo kobana lagasiyo dhulka syriya watan calamada kataganaysa dhulka syriye anaycidina kahadlayne xita rersyriya?
Asc wll magalada maxad ka taqana طرطوس
Dagaalkii sadexaad wuxuu ka bilaaban doonaa bariga dhaxe gaar ahaan siiriya
Syriya dagaalka hada kasocdaa waxaa uu meesha kasaaray indhihii caalamka ee qaza hayay
MAXAY MAAMULKA CUSUBI UGA HADLI LAAYIHIIN ISRAA'IISHAN DALKA QBSANAYSA MARAALI AYAY KA YIHIIN
Turkey waa unaafiq
Maracadow adiga waligaaa muqdisho ma Tagtay Aseer muqdisho Dadka Carabka looga jari jiray iyo madhaxa Wax nagu Cusub maaaha waxaas kaliya waxaan ka xumaaday i. Passwort La waaayay Xabsiyada Dadka Ay ku jiraaan 🧐🧐
Suni aduunka waa kazuulowhayaa
Carabta hala garaaco
Way i dhinaysa wlhi inan dhegaysto kibirka yuhuda e bariga dhexe ciil ba iga haya lkn malin yuhuda gabalkodu dumayayi wlhi ma foga
Turkiga mafahmin ani
💔💔💔💔😡😡🤬🤬😱😱😭😭🤲🤲🤲
tukri wa attention raadis dowlad walba markey dhib heysato ama dhibka kasobaxdo wafdiga ugu horeeyay ayey noqdaan turkiga waba taan kayabay wax ey gasho iyo wax eey gudo malahan doofaraha waa cadawga islamka bal shalay shiiska somalia iyo ethopia galeen turky wajogtay xitaa no aqliyeyn meyso waliba wanagu sii bush gareenayaan nacalaa dhalee
Sunnigii mum difaaco