"Reer Sheekh Isaxaaq Baa La Donayaa In La Cidhib Tiro" Sahra Halgan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 191

  • @CumarNuux-v7g
    @CumarNuux-v7g 10 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah gabadhu fariidsanaa caqliga rag badanbu ka maqan yahay oo hogaamiyayaal ah❤🎉

  • @imankhashim9837
    @imankhashim9837 10 หลายเดือนก่อน +9

    Stop the hate people
    اتقوا الله في انفسكم

  • @rashkaabukar7300
    @rashkaabukar7300 10 หลายเดือนก่อน +4

    mansha allah mujahidad sahra halgan si fcn ayad u hadashay habar jeclo guuul

  • @yurub5288
    @yurub5288 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalla Allah Sahara halkan iyadaa dhanta rag badan oo iibsaday damiir koodii oo faqash ka xun wayo cadgaga waad iska celin kartaa lakiin nin kula dhashay oo meel kula jooga iskama ciln kartid waxau ka xun yahay kan kula dagalamaya ee doonata in Aad noolato waxanse leyahay Raganimooy ninkagii nacasnimo maxa baday ONE LOVE somalilaan ❤

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 10 หลายเดือนก่อน +5

    Wallee inantaasii wa inan hadal wacan oo hadal dhiiraan oo hadal caad wanag iyo sharaf bay ku nooshaahay karaamo ku noolow indr

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 หลายเดือนก่อน +2

    Naa naga aamus mid habaaran baadtahaye umada ka fadhiiso

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 หลายเดือนก่อน

    Kalmadah mujaahid ee aad oogu yeereysa Daalimiinta waa la idinka ciqaabi inshaa Allaahu

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 หลายเดือนก่อน +2

    Naagatan waa mid habaaran oo inkaar qabta umada alla haka qanto waa shaydaamad isku dirka umada maahee waxkale ka shaqay

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 10 หลายเดือนก่อน

      ADIGUNA NAAG INKAARANBAADTAHAY OOJAAJUUSADA MIYAAD SHUBANTAY?MARKAAD MUJAAHIDADA SAHRA HALGAN AAD ARAGTAY SUUXE KAHADH SAHRA HALGAN

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 10 หลายเดือนก่อน +4

    Sahra Halgan👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
    And SOMALILAND Loves You Sister ❤❤❤❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      Nobody loves her than thieves and scammer like ina biixi family who stole from poor people their land

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 10 หลายเดือนก่อน +3

    She is a legend- survivors of genocide of siyad bare are now facing another genocide from somalia

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      reer burcaa soo saaree waad khaladee waa maxaa nebiga dhakh baratay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      Stop lying to people and begging the world siyad bare genocide haft sacad muuse were faqash like taani baasto and many more

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 10 หลายเดือนก่อน

    Mashruucii loo yaqaananay "Dabargoynta Isaaq " ee laga bilaabay Hargeysa ujeeddada ayaa ahayd in la tirtiro R. SH. Isaxaaq taas ayaa la soo cusboonaysiiyey dabcan innagaa ku mashquulay muran siyaasadeed lokal ah e waa la soo waday 33 -kaa sannadood muruqa u weyn ee wadayna ma ahayn mareexaan Majeerteen & Dhulbahante iyo Qaxootigii Cagdheerta een ku Martin gelinay hooygeena ee iyaga la saftay siday imikaba wadaan sidii uun bay u jabayaan insha Allah

  • @mowgayare916
    @mowgayare916 10 หลายเดือนก่อน +2

    1988 Qaxii aynu qaxnay waxaynu u qaxnay dhul soomaali oo hawd and researve area ah ( dulcad harta sheekha xarshin...) abaalka itoobiya ay inagu leedahay xaguu ka yimid dadkan waad la yaabaysaa dhulkayagiibaan u qaxnay oo haayado UN ahbaa wax ina siinaysee xabashi maxay na tartay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      faqshey maadaa qaxay anagaa qaxnay oo soomaali diyaarado nagu dhusheyay ,Haa xabashi baa na soo dhaway say dhulka soomalidu waa kee ma ogaadeen kii na laynaayay ee dilay maxamed mooge ee dagaalka faqashta ku jiray ayaa na soo dha weyay beenaale

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sahra halgan libaaxad jsl guul

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay ku jahaaday dad islaama isdilayey walee aakhiro war baa kuu yaal

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 10 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaq balaayo aan jeegaanta Habar Awal iyo Habar Xabuusheed loogama horayn

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      kolay faqash jeegaan awaliyo xabuusho waxba kama gelin

  • @nathra7351
    @nathra7351 10 หลายเดือนก่อน

    Daarood isagaa horena loo cirib tirey. Iminkana isagaa dabar go aaya ishalsh isaaqu waa qabiil ilaahay jecel yhy. Oo Ehelu beyd ah ehelu baydkii. Ehelkii rasuulkeenii scw nabi maxamed ayey kazoo jeedaan reer sh isaxaaq guushaa la saaxiiba ishalah

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 10 หลายเดือนก่อน +1

    Doqontiiyey Lascano ma Quraan baad ku Akhrineyseen?

  • @Nawal-h9i
    @Nawal-h9i 10 หลายเดือนก่อน +3

    Viva Sahara halgan❤❤❤❤❤❤

  • @AD-eo9nt
    @AD-eo9nt 10 หลายเดือนก่อน +3

    Sacad muuse caqli badanaa habarjeclo inay dabka ku guraan bay rabaan iyaguna hantida gurtaan.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน +1

      waa walaalo dadkaad sheegaysaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      Sax hj waa xawayaan dogs 🐕 kaa habar awale

    • @saynabSr
      @saynabSr 10 หลายเดือนก่อน

      Hjo siday dan u aragto haw dhaqanto,habar awal waa reer jira oo ciday doonayaan inay hagaajinaana hagaajiya ciday xumaynayaana xumeeya iyagoo aamusan waana reerka isaaq ee aamusnaan dantiusa ku fushada, hana guulaystaan habar awal waayo haku shaqaytaan doqonka isaaq inta cidkale ku shaqaysan lahayd,

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      waa walaalo awal iyo hj hadku daalin jiidaal

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sowdigii adigu reer sheekh isaxaaq kala guri jirey adigu bogso horta oo caafimaad

  • @MubYus
    @MubYus 10 หลายเดือนก่อน

    Sahra Halgan, Waaa Somalilander Asal ah.

  • @KhadarYare-c2i
    @KhadarYare-c2i 10 หลายเดือนก่อน +2

    Dhanbaad ka rarantahay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 หลายเดือนก่อน +2

    Habartan heego wax aan ahayn cadow bay u taqaan waa bulaacad qudhuntay

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 10 หลายเดือนก่อน

      NAAYAA ADIGUNA DHILO QUDHUNTAY AYAADTAHAY KKKK VIVA SAHRA HALGAN GUULEYSO

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa 1991kii waa nalagu soo duuley uun baa la hayaa... Waa ayo cida hargeysa iyo Burco weerarka ku ah.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน +1

      gaalkii waynaa ee aflahaar godka lagu cadaab ayaa ku soo duulay

  • @rodaamina1545
    @rodaamina1545 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah geesiyad Allah ya cisak garaadka Allah hakuu siyaadiyo.

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 10 หลายเดือนก่อน

    Sahra halgan SNM geesiyashii dhidibada uu dhigay Somaliland nagtani waa jabhad budhcada way taqan guulayso sahray edo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maalinta Oromo Hargeisa iyo Berbera qabsadaan yaan lagaa maqlin yaa Soomaaliyeey.

  • @fahadbarud1440
    @fahadbarud1440 10 หลายเดือนก่อน +1

    Iyada kaw ka ah dadki dalkan iyo umadan kala fogeeyay ee hadalada caabuqa ah tv la taagna

  • @ayanabdi7884
    @ayanabdi7884 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah mujahida sahra

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 10 หลายเดือนก่อน

    Doqonkani muxu Qoday ee Sahra Halgan waydiinay

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 10 หลายเดือนก่อน +1

    why you are not went from oog fuurinit ❤ ❤

  • @charmarkeelmi7713
    @charmarkeelmi7713 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallah waad ka jawaabtay afkaga caana lagu qabay doqonta waad qancisay waa haday dhaga ledahay

  • @Shacayb-o8m
    @Shacayb-o8m 6 หลายเดือนก่อน

    Halgamaa sahra Haldann

  • @fadumosuleman5201
    @fadumosuleman5201 10 หลายเดือนก่อน

    Cidaan iyaga ahayiin rer shikh isaxaaq ahayin waxba yeelimayso

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤CALIAWEL ❤ BAA UYIMID ❤ HABARAWEL ❤. SIDAAS BEY USOO DHOWEYSEY

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 10 หลายเดือนก่อน +1

    Guul qaranka somaaliland

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 10 หลายเดือนก่อน +1

    Beenalay ree shekh isxaq haku meraysan eeyaa😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      oo maxaa kaagal miyaad ka xigtaa

    • @mahamedyasiin633
      @mahamedyasiin633 10 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p ree shekh isxaq si fudud lagu layo maha ader yayna islantani shawo naga dhigan 😎

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 10 หลายเดือนก่อน

    Tuulo. Inasiinayaa. Isaaqow. Ilaashaada. Hj. Ciyaar. Maha Iyo. Weeliiba. Aarab. Waa geesiyaada. Isaaqa. Ilaashaada. Isha allha. Bisiinka

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 10 หลายเดือนก่อน

    Dalka dorasho ayaa ka horeysa difaac, difaaca ma waxaad u taqaan in Dhulbahante dhulkiisa la qabsado oo la idhaa ingiriis baa na siiyay, muuse biixi iyo ina Kaahin waa ragii Somaliland baabiyay mana sii joogi karaan xukunka taas ku biyo cab sahraay,

  • @adama2578
    @adama2578 10 หลายเดือนก่อน +3

    NIN DAAD QAADAY XUNBO CUSKAY‼️🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🐁🐁🐁🐁🐁🐁🐁🐁🐁🐁🐁🐁🐁

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 10 หลายเดือนก่อน

    Mujaahidad waxay uga dhawdahay xamaalatu xadab ee allah ka baq mujaahiidtu jid illaahay bay ku dagaalamaan akhlaaq xumo ayay faafisaa way heestaa meel ay khayr ku hayso xitaa yaa arkay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      xamaalatu xadabey ninkaagii Abulahab magacaan adiga kuu bixiyay miyaad sahra ku soo rogtay kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fadumaabdillahi9266
    @fadumaabdillahi9266 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wayqiratay jabkiii ku dhacay😂

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 10 หลายเดือนก่อน

    Mujahidid ?

  • @DahirMohamud-l2x
    @DahirMohamud-l2x 10 หลายเดือนก่อน

    Mardhaw is diyaari jaariyad Daarood baad noqonaysaa magaca Halgan S Halgan waxaad Noqonaysaa S jaariyad adoo ku faana ayaanan lagu arag

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      kkkkkkkkkkkk waad riyootee runu waa maxay

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 10 หลายเดือนก่อน +2

    Keligii cunoow keligaa celceli

    • @Starlightinthenight123
      @Starlightinthenight123 10 หลายเดือนก่อน

      Soomaalida. Miyiiraka Qabataan. Xaageey. Joogaana. Taasi. Waay. Dhamaatay. Waar. Waxa. Miyiiraka Qaabaa maajiiro Bisiinka Maajiidada. Ciiyaarata. Kadaa

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 10 หลายเดือนก่อน

    Habartan France ayey ku noolayd.France intay joogtay ceeb Allaha asturo.

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 10 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaasi oramada iyo somalidu dad kaliya ayey ahaan jireen haddii taariikhda dib loo raaco

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 10 หลายเดือนก่อน

    Maxaa dhakh oromo rabta

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runteed ilaah baa cidhibtiraya

  • @MubYus
    @MubYus 10 หลายเดือนก่อน

    Sahra halgan.. Waa SNM. waa waa Boqorada Somaliland.

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 10 หลายเดือนก่อน

    Digreey ayaa ina soodhaweeyey oromo weyku cuni lahaayeen digrey ayey kabaqyeen

  • @ifrahelmi1643
    @ifrahelmi1643 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah waa runtaa habo❤❤❤❤

  • @ibrahimmusa9735
    @ibrahimmusa9735 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye xume

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 10 หลายเดือนก่อน

    Horta heestan QARANKA QARANKA ee beesha HABAR JECLO loo shidey maxey tahey?

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน +1

      waamid aan ku qusayn adiga

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 10 หลายเดือนก่อน

    Afkeeda bal eeg hadaa ma dhulbahante kaligii ah bahaluulad

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 10 หลายเดือนก่อน

    General ka hogaamiya wadanka kkk
    Dadkaasi ayaa wadanka hogaamiya kk
    Meel lagu saaqiday oo islaamo mirqaansani hogaamiyaan.

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulbshsntee ciiyaam aaha iidoorkih buh caado waareer kuuh riiday

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 10 หลายเดือนก่อน

      Dhulbahante waalaxasuuqidoonaa xaarka xejiso

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 10 หลายเดือนก่อน

    Hoos kahalgan

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 10 หลายเดือนก่อน +1

    Annaay yaa Heego!

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 10 หลายเดือนก่อน +1

    Beenta jeegaanta faafineysa yaa.jebiyey.ciidanka kuwii jebisey ayaa maatana jooga isaaq kuwii kala direy ama somaalind ayaa jooga weli

  • @ianmohamed8368
    @ianmohamed8368 10 หลายเดือนก่อน

    Munaafaqad munaafaqad
    Bal heestaadii hore bedel

  • @nuuradiinaamir9925
    @nuuradiinaamir9925 10 หลายเดือนก่อน

    Waa Naasleey Oo Waa
    NO COMMENT.

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 10 หลายเดือนก่อน

    Naa waa lagu fahmay heego haddii aad dhimanayso iyo haddii kaleba way dhacaysaa doorsshadu

  • @HawoYusuf-e8g
    @HawoYusuf-e8g 10 หลายเดือนก่อน

    TAN TIIXAMAR GUBA DHAHEEYSAY MA AHINOO SHEEYDAAN

  • @abdulahimohamud-yp4oo
    @abdulahimohamud-yp4oo 10 หลายเดือนก่อน

    War nijaas weeye habartu waa qurun somali did ah uf

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 10 หลายเดือนก่อน

    Heego warkeedu waa cad yahay colaadda la hurinayaa doorashada ayaa lagaga galgalanayaa. Gaal baa u tola Somalina waa u cadow caqli xumo waa darajadii ugu sareysay

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib 10 หลายเดือนก่อน

    Su aasha lawaydiinayo waa dhaafsantahay

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 10 หลายเดือนก่อน +1

    Af qalaad aqoonta miyaa?
    Oromo somaali miyaa?

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน +1

      ma aqoon baa laga hadlayaa dhalasho ayaa laga hadlayaaye adba midgii carabtaad u tagtee

  • @nathra7351
    @nathra7351 10 หลายเดือนก่อน

    Kani waxa uu sheegaanayo waa wariye lkiin maaha waa doqon hanka wareysigana waa nothing waan ka yaabay

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 10 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkk sheekh isaxaaq soomaaliya dir oo joogta ayuu yimi dirna waa nahay bal isqabadsiiya

  • @shaikhmuqtaar7467
    @shaikhmuqtaar7467 10 หลายเดือนก่อน +1

    WAR WAXAAN HALKEEE LAGA KEENAY MIYAAN LA QABIN MISE WAA YAAHUU YAAHUU

  • @mustafamohamed4581
    @mustafamohamed4581 5 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka waxa jabiyay ciddii soo daysay jabhada SSC. Buurtana waxa loo fuulay, daldaloolo sharciga uu ka arkay muuse biixi, oo isaguna xil isku kordhinaya xisbiyadana lisankoda ka qaadayaa. Ciidanku wakhtigii siilanyo iyo daahir muu jabo. Edo umada beenta ka daa...

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa baakhad faralaga qaad kuweynaatay

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 10 หลายเดือนก่อน +1

    Haayo dakaday istahilan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 10 หลายเดือนก่อน

    Naa oromo waxku tari maysee bad bay rabaane siiya saylac

  • @freepresscable6187
    @freepresscable6187 10 หลายเดือนก่อน

    Heego

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 10 หลายเดือนก่อน

    Yey lasoo Jihaadey Habartaan?😂
    Warnaagtu yeysan kabaha kaaxadin! Hoosta ayey kuhalgantaaniin😊 Oromo Abaabada haloo furo😊
    Somaliaboland😊 Neuchatel 😊

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 10 หลายเดือนก่อน

    Maanaga. Aamu. Wayadiinkii. Dhiibata. Gaalay. Ee. Uamuusay. Hj haadaan. Hj. Cidaana. Ujoojiin. Maayaso. Daafaceeda. Aabaayo. Ibaashaal. Isaka. Tuumo. Kaamaanaka. Bari. Igadheeh. Isaka. Fiiri. Bisiinka

  • @Maan_koriye
    @Maan_koriye 10 หลายเดือนก่อน

    H awal hadal mediaha logama baahne ee jiida hore taga haday dhab inaga tahay waxba hj dabka haku gurinee si fadhilka Muse ad u qarisan mee dalki me cidanki mee xudidi me midnimadi been huha loma baahno

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dhillo munafaqdaa ahaa sacsac muuse

  • @HaliimaJama
    @HaliimaJama 10 หลายเดือนก่อน

    Kadaabad qabyaaladu kabatatay

  • @Jasmin1970-m2w
    @Jasmin1970-m2w 10 หลายเดือนก่อน

    She get old with the hate and eating xaraan money. Pluse she was saying lascanood dumiyah. Miyaanay reer lascanood isku aaf iyo diin ahayn

  • @halimahabib9377
    @halimahabib9377 10 หลายเดือนก่อน

    Somalidu sax iyo qalad ma gartaan dulmiga iska ilaaliya

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 10 หลายเดือนก่อน

    Lama odhan karo ciidanka wa lajebiyey 😂😂 maxaynu ubixina 25 august 2023 waxi dhacay

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 10 หลายเดือนก่อน

    Tani waa guul wade muuse biilo

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤FARIIID SAHRAAY ❤❤❤ NOOLOW

  • @mohamedweli6146
    @mohamedweli6146 10 หลายเดือนก่อน

    Dadka isaaq waali ayey kudhaw yahiin

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 10 หลายเดือนก่อน

    Sahra mantey heysata ayada iyo faysal ba haka sarto, somali naceeyb meshas ayu idingeyey,somali didow selac u dhimo,

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

    Beentaa munafaqd dhilla sahra nightclub

  • @sheekhharar
    @sheekhharar 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qamxad halgan big sharmuuto big wan

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mujaahidad sahra halgan❤

  • @somaliAfgoye
    @somaliAfgoye 10 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk Nimaan Yaabin Baayiri Waan Yaabay waxaad tihiin falaashiyiin seda saxda ha isqaldina

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      isaaq sow ma nihin landna soow ma nihin ma caybaa

  • @ugbaaddhuh3560
    @ugbaaddhuh3560 10 หลายเดือนก่อน

    Bal laascanood in la gubo oo la laayo la tirtiro Way aamin santahay tan kalena wa danbi 8 bilood bay sacabka rumaysay lacanood ololaysay

  • @kcundercover415
    @kcundercover415 10 หลายเดือนก่อน

    Sahra siil halganeey dhagayso horaan kuusoo xoreeyay dawldaydii dhisnayd adaan kuuduniya naa hooy jeelashii adi daraaban u jabiyay diyaarado kuu afduubay sidii xoolahookale meeshayku xareeyaan adigaa free ka dhigaynaahooy sarkaadnbe nooleeya siil ahalganeey dib kuu xoreyn maayee meexiidankii H/W xidigah beenta ah lagu tazaaye ma maalintii dagaal dhacaybey dhamaan dhjmasho bilaabeen dhamaan xidigahii qubeen cidna isaaq may soo weerarineidinka dalka dabka galiyay doorshad ooka baqateen oo ogtihiin in aad shimanaysaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      siil jecle miyaad wayday orodoo xoolaa was

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 10 หลายเดือนก่อน

    Habar Jeclo u hiilin meyno.
    Habar Jeclo Harti ayay lasiman tahay.

  • @SaciidAbdi-g9l
    @SaciidAbdi-g9l 10 หลายเดือนก่อน

    Baroor yimaa wax qaban Diinta meel ha kaga dhicin mujaahid ma taqaanaa?

  • @QafKaf7
    @QafKaf7 10 หลายเดือนก่อน

    Dee difaaca afka uun hakahadlinee

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sahra siil ku halgan

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      siil jecle waad wayday orodoo xoolaa fuul qooq baa ku hayee

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 10 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi omaamuulkiisi badhida weyna oy talo Xumadiisa oy ku burbur ey aya wuxuu Doonaya inu been walba Rag iyo Dumerba umideeyo iney beenta idaacadaha caalamiga been been Sii London dacaayad Rakhiiska oy kaso barteyn yey marwalba jwbta reerahaas qotiga muuse biixi iyo ORONADa wataan say ula wareegi lahaayeyn dekada Zeylab oy Aby Axmed iyo muuse biixi oromo ka wado hadley ujeedka dagaalkada iyo beenta muuse quti ushubayaan iyo kuwokaloo kula Socda Arintaas Ajaanibtu wadatoo fitnada duulaanka ah yuu muuse biixi saamiri udagaal rabaan oon cidna ku wehlin isaga iyo saraakiiiisii iyo ina cumer geellaha Djaboouti mashuneh waa dalxaraash waxa muuse biixi saamiri oy urabaan okaliyah.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      waxa wadhida wayn loo bixiyay ee waridaad u mixiyay waa idinku kuu socon mayso taasi way duuban tahay dad koo dhamina way arkeen kkkkkk

  • @abdiazizhassan9740
    @abdiazizhassan9740 10 หลายเดือนก่อน

    wadanka waxa xukuma boqor jaahila hase yeeshe waxa kuharereysan dad caama ah sida tanokale balse dadka dalka leh waxan leyay wardalka halabad badiyo malha guluub qofkasta ojecel dalka waxan leyay diyar garaw dalka wala badbadi naya