I am thrilled to see our brothers and sisters of the Eriterian community, i say to you congrats and long life Eriteria state and may God protect them from the Evil eyes and foreign enemies that desire to destroy that beautiful country
Maasha Allaah, weli dad baa inoo nool. Allaha daayo. Waa koox qiima badan, fankii way soo nooleeyeen. Wiilka iyo gabadhu way kala daran yihiin. “Gabalkii dhacaayaba kaba soo guduutow bal geddaada ii sheeg”. Kooxda muusikadu waa cajiib (super). La’aantood heestani ma soo baxdeen. Waxay ka qayb geli karaan tartanada caalamiga. Waxa yaab leh oo ummadda Soomalaiyeed amaan badan ka kasbaday ciddii kooxda isku dabariday ee soo abaabushay.
Dhiirigelin iyo amaan bay astaan tv mudan tahay runtii waa dhaxalka kaliya iyo taariikhda aan leenahay marka sidaan loo tumayo heesaha ee dhowr qof ku farayaraysanayso sii wada ayaan idin leeyahay dib na u soo cusboonaysiiya oo mama xaliimo sacdiyo cod lamid ah magoosheenii iyo hiba nuura bay leedahay ee dalka uga faaideeya
Heestani xasuusta ay igu leedhay waa heestii iigu horaysay ee aan maqlo anoo yar ayaan bbC matka uu aabo dhagaysanyo kamaqli jiray maantana waan dhagaysanayaa
Heestii ciise warsame ciise dhancade radio hargeysa 1969 made in somalilamd waa fankii iidoor si fiican ayaad noogu ilaaliseen inta la xisaabtamayo 💚🤍❤🌷
Waa uga mahadcelinayaa cid kasta oo ka qayb qaadatay soo nooleynta fanka iyo heesihii hore ee lahaa anshaxa iyo xurmada. Kuwaas oo gooni u ahaa bulshadeena Soomaaliyeed.
Astaan tv waxan ka xumahay in aad ka tagtaan cidii laxanka iska lahayd wayoo heesta inta badan waxa iska leh cidii laxanka saartay hadii uusanba abwaanka miraha sameyey kaga horayn wa in lagu daraa mulaxamaystihii ku faryaraystay
Si LIVE ah uma qaadayaan heesta, eeg 2:27, Codku waa mid lagu duubey indoor( guri dhexdii) , laakiin Waa laba fanaan oo halkeedii dhigay weeyaan . good
Cajiip Another Level Old Somali Music Aad Bn Uga Helay Qaabka Quruxda Bdn Oo Ay Music-ga Ula Raaceen Garandhayaashu Nin Aan Garan Baa Hooday Alleylehe Heesaha Qaaraamiga 🥰💙🙏
Xamar dad aan caadi eheen baajoogo dagaal qax wali hargaysa musik waalaga wataa why lakin meydaan qixinee runta sheega miseh waad Solaabateen mucjiso aa tihiin reerxamaroow
Heesihii hore siday u fiican yihiin ee ay murtida iyo dhaqanka ka hadlayaan qiirana ay naftaada galinayaan bal daya. Iyo waxan ay heeso cusub ku sheegayaan ee maala yacniga ah
I am in love with the beautiful Somalian music and tradition.
Long live Somalia and Eritrea.
Your brother from Eritrea
What’s lp
Q o NJ. Inoo mk
Thank you long liffe somalia and Eritrea
I am Somali I Listen Music Eritrean
Love Eritrea❤
Thank you.
I am thrilled to see our brothers and sisters of the Eriterian community, i say to you congrats and long life Eriteria state and may God protect them from the Evil eyes and foreign enemies that desire to destroy that beautiful country
Maasha Allaah, weli dad baa inoo nool. Allaha daayo.
Waa koox qiima badan, fankii way soo nooleeyeen. Wiilka iyo gabadhu way kala daran yihiin.
“Gabalkii dhacaayaba kaba soo guduutow bal geddaada ii sheeg”.
Kooxda muusikadu waa cajiib (super). La’aantood heestani ma soo baxdeen. Waxay ka qayb geli karaan tartanada caalamiga.
Waxa yaab leh oo ummadda Soomalaiyeed amaan badan ka kasbaday ciddii kooxda isku dabariday ee soo abaabushay.
Gaaladaa yaabtay wallahay. Soomaali, oday, habar, wiil iyo gabar wuxuu hibo u siiyay cod macaan oo ay ku heesaan. Masha allah baan leeyahay.
Hhhhhhhhjhhhhhjhhhhh wa iga qoslisay wallhi ano islanta layabn iney thy qof weyn iney thy iyo inkle ayn arky komntigaaga
😂 😂 😂 gaalada yabtaye xage jogan
Galaada yaabtay kulahaa somalidaan mucjiso waye
Waa xasuustii Max'd nuur Giriig Aun iyo Amina Feer oo ka tirsanaa kooxdii walaalo Hargeisa heestan oo so baxday 1963 kii gabadhu way dhigtay halkeedii 👍
KOOXDA MUSIGGA AYAN AAD UGA HELAY QAARKOOD AY DA' YAR YIHIIN....
@@farahdahir8554 haa weliba si fiican ayey u keeneen Asalkii hore waa xarfaan yar yar oo tobobar qaba 👍
@@duaalesomalilander5452 MUQDISHAA LAGU TABA BARAA WEY BADAN YIHIIN WAA BOQOLLAAL MARAN DAAWADAY... MUSIGGA NOOCAAN AH IN LA NOOLEEYO AYAA FIICAN...
Erayadii abwaanka weyn ee Abdi Aadan Xeyd " Abdi Qeys" oo weli nool , Allaha cimriga how dheereeyee, af somali saafi ah oo culus
Aamino feer ma aha ee waa Farxiyo cali
Gar maqaate warankiyo
Nin gaashaanka weheshaday
Oo gudub bilaawaha
shakaddii ku giigtiray
Oo gooni socodoo
Geyi lama dagaaniyo
Meel gubadle joogoo
ku habaabay geeri go'an
Waxaan ahay geddiisoo
Gees aan ka jeediyo
Garan waayay raadkii
Gar maqaate warankiyo
Bilaawaha guntiga sudhan
Waa tilmaanman u gaariyooo
Ragga garashadiisee
Go'aankeega maansada
Hadalkaaga maan garan
Geesuu u jeediyo
Weli guri dhiggiisee
Gabalkii dhacaaya
Waaba soo guduutee
Bal geddaada ii sheeg
Qofba waa lagaaraba
kolley geeri weeyeeeeee
Kolley geeri weeyeeeeeee
Ifka gocashadiisaba
Aakhiro gubkeedaba
Rabbi labada goorood
haynaga gargaareee
Inaa Guule kaa dhigin
Kuwa galaya naartee
Fircoon gacal wadaagaan
Ila garo waxyeelada
Howlahaan la golangolay
Ee gama'a iga jaray
Inaa tahay nin geesi ah
Go'e waan ogsooneeeeey
Inaa tahay nin guda
Oo gala abaalkana
Gibil igama saarreeee
Godkaan aad tilmaamtiyo
Aakhiro kubkeedana
Dadku uma gudsooneeee
Hadii aan Gar kugu xiray
Kugu giijay cududahaaaa
Marbaan xariga kaa gooyn
Mahadsanid
waxaan fannaaniinta u sheegaayaa meel kastoy joogaanba xamra hargeyso jabuuti iyo jig jigo in aay u kacaan labdaan fannaan
heestii miidame dhega maleh
heestii deeqo..wax kale
heestii dhirta ... cajiib
heestaan garmaqaate
waa fannaaniin kal iyo laaba
maxed ibraahin gacan iyo xaliimo sacdiyo
Astaan qaybta hargysa Music waa laga wataa ree xmarku musica ayagaa ku leh
Codkana waa xagga kale
Waa Trumbada Bahasha Ninka Yar Ee Afuufyo Wax Badan Bay Bedeshay
🎷🎷🎷🎷 Alaabtaas Ban Ka Wada
Weligeedba fanka Hargeysa iyo Muqdishuu u qaybasanaa illaa lixdankii.
Miraha: woqooyi
Music & Laxan: Koofur
Mudane Sababta Hargeysa looga badiyey waa xamar all Somalian City they get benefit from talent of Somaliweyn
Aastaan tv xagee ayuu katirsanyahy waqoyi mise konfur
Teamka musica gacan ban u taagay well trained weeyi axyaa waayo waayo bay na xasuusiyeen gacantu idima go'ado astaan aadbad u mahadsantihiin😚
Dhiirigelin iyo amaan bay astaan tv mudan tahay runtii waa dhaxalka kaliya iyo taariikhda aan leenahay marka sidaan loo tumayo heesaha ee dhowr qof ku farayaraysanayso sii wada ayaan idin leeyahay dib na u soo cusboonaysiiya oo mama xaliimo sacdiyo cod lamid ah magoosheenii iyo hiba nuura bay leedahay ee dalka uga faaideeya
Dhalinyarooy heesta waad khaldeysaan er Maxamed Nuur Giriig iyo Farxiya Cali ayaa wada qaada (AUN to labadaba aamiin).Aamina Feer mid kale ayay la qaadaa Giriig.
Alla yacisag hooyo mcn hooyo Qli ilxun ilahey kuma tusa you are beautiful mama best song
Codka iyo musikada siday isku heleen markaan dhagaysty qiiro baan la ooyey.
Fanaaninti hore wey noolyin👏👏😍
Dad usoo kacay inay Fankii Hormariyaan
#Astaan_Tv Guul
Fankii soomalia so noolayntiisa astaan ban abaal uga haynaa
2024 qofki iga danbeya like❤
Xusuustii giriig iyo Aamina ilaahow u naxariiso. Alleylehe waa keeneen aragtieyda.
Waaaaaaaaaaw caadi maha mansha alaah xasusti fanka ayey so nooleyeen noolaada
Waa xasusti Allah ha u naxaristo.
Maxmed Nur Girig iyo Fatxiya Cali
Wallaahi Waxay heesta dhigeen halkii Maxamed Nuur Giriig iyo Farxiyo Cali Faarax AUN.
Fariido, halyeeyo Soomaaliyeed halkaa ka wada. Siyaasiinteen waa fashilmeen. Dhaqanku iyo Fanku yaanu fashilmin. Makarafoonka, durbaanka iyo kamanka ku raadiyada haybaddii naga luntay, Soomaalina ku mideeya. Aamiin.
Tan waa dulsaarteen boqolkii boqol thanks great song great memories
Heesta waxaa iga cajab galiyey wiilka iyo gabadha tumaya violiinta cajiib
Sidookle
Waa in fanankan iyo fanaanadan fadhiga looga kacaa
Wooow im speachless...maasha Allah...walee waa asal
Waaaw qurbo joog iyo qolqol joogba isku heshay heesah kale waay iga duwantay laxan dagan oo jawigisa iyo dareenkisa wata😍😍😍😍😍😍
Mom haliima zacdio VS Mohamed ibrahim hadlkeeda dhigteen heezta
Zidokle dhamaan koxda music tumeysa
Macalimu Abdullahi bongo slt
Alla waxaan waa xasuus wayn waa heeso iyo cusboonayn aad uwanaagsan fanaaniinta hadda wuu ku yar yahay qof samayn karaah sidaan
Gar maqaate warrankiyo bilaawaha guntida suran waa tilmaan u gaariyo ragga garashadiisee.
Fanku ma duugoobo
'Kzll
Ax yaa qaraami, jiilkii xalaasha weeyaan
Ciyaal Kiki wax ka barta!!
hhhh
Très belle prestation 👏🏽❤️
Heestaan Ereyada iyo musiga ka lama yareestaan waan ku seexan jirey
Inaba caadi ma tihiin ASTAAN TV heestii mahomed nuur giriig & faduma duur walaalaha hargeysa
So
@@faadumodheegdheeg8904 So....pointless straight to the point if you wanna say something say it !
Astan waxan isdin leyahy hormar wacan insha alah waan ka soo qebgeli donaa barnamijkan
🎷🎷🎷 Tan Ba La Isku Dhaafay Raggeedii
Heestani xasuusta ay igu leedhay waa heestii iigu horaysay ee aan maqlo anoo yar ayaan bbC matka uu aabo dhagaysanyo kamaqli jiray maantana waan dhagaysanayaa
Soomaaliyeey, Hore u qaadi jiray heestan
sifiicanbay uqaadeen fanaaniintu musiguna wuu wanagsanyahay somaliland waytaagernaa fanaaniinta codka fiican laakiin hoyga fanku waa Hargeisa 💯💯💯💯💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤
Fan wkaaa MuxiyadiiN N Xaliimo sacdiYa Hlkedaad dhigteen
Heestii ciise warsame ciise dhancade radio hargeysa 1969 made in somalilamd waa fankii iidoor si fiican ayaad noogu ilaaliseen inta la xisaabtamayo 💚🤍❤🌷
Waa uga mahadcelinayaa cid kasta oo ka qayb qaadatay soo nooleynta fanka iyo heesihii hore ee lahaa anshaxa iyo xurmada.
Kuwaas oo gooni u ahaa bulshadeena Soomaaliyeed.
hobolo macan iyo degmadii dalxiiska deyniile ahaaa
0:24 Esh qayaasak sida saxophone-ka 🎷 looga hadalsiiyay waa cajiib.
Music aan lahayn saxaphone waa cunto bilaa milix ah, eeg oo google garee, jools holland bbc music, rock you baby
@@mhassan0163 Aaladaha miyuusigga waxay ku fiican yihiin in si wadajir ah loo tumo. Waxaa weli ka maqan Fiisa armani "Accordion" oo cod guuxa oo meel hoose ka imaanaya leh.
Ragan tumaya waa top level siday jaanta isula helayaan.
Astaan tv waxan ka xumahay in aad ka tagtaan cidii laxanka iska lahayd wayoo heesta inta badan waxa iska leh cidii laxanka saartay hadii uusanba abwaanka miraha sameyey kaga horayn wa in lagu daraa mulaxamaystihii ku faryaraystay
ninka laxanka saray hadi aad garaneyso noo fa iidey zho
War maamadan hala nafaqeeyo waa fan nooleys e
Hacayin inanta dariska
Walaahay maxamed gacan waa fanaan qaali heeso badan ayuu halkeedii dhigay ooy qaadaan fananiin kala duwan,mida kale dadka moodaya maxamed gacan inuu yahay fanaan cusub, ma,ah fanaan cusub ee faniintii hore ee somaaliya ayuu kamid ahaa.mida kale waxaaba kasiidaran gabadha laqaadaysa oo heesta halkeedii dhigtay waxaan idenleeyahay labadiinaba horay usocda.
والله تمام💐🌺💐🌺💐🌺🥇🥇🥇🥇🥇🥇🙌🏽🇸🇴🇸🇴💐🌺🌺🇸🇴
Hees macaan aad iyo aad reer muqdisho thanks
Waaaaaw heesi qaliga ah alfanaan nuur giriig iyo amina fayr ! Sifican bay qadeen
Giriig iyo Farxiya Ali (both died 2002)
Waaaw Astaan tv well done 👏👏👏
Gacan iyo xalim sacdiyo noolaada wale abaal waad u dhigten fanka cid fahmeysa noolaada
axsan cod❣❣❣
Samaara in the hause
aheey gormee 2deyna ku tuuranaaa
Thanks Astaan Tv shaqada wacan
*Wll mcn hal **#Subscribe** igu sharaf Allah ku sharfo aduun iyo Aakhiraba*
Allaha ku saacido walalaal
Waa kuu saaray ilaahey haku varakeeyo hooyadey aa isku magac tihiin hadaa awoodo 1k oo subcribe kuu saari lahay 🙏
Saxophoneka sida uu uga hadalsiiyay cajiib 🎷
Wlhy musicino farta ka xidhan weye waxay tumayan cadi maha
Intaba ALLE ha ku soo Hanuuniyo jidka xaqa ah ee ALLE ka cabsiga ku dhisan.
Maashala maxamed Nuur Greeg from Sanaad iyo Farlxiya Cali from from Awadal ( both from cayaal Betbera)
Mahadsanid staan tv
Ya salaam fanaanadani way keentay luuqdii Amina fayr AHN
Si LIVE ah uma qaadayaan heesta, eeg 2:27, Codku waa mid lagu duubey indoor( guri dhexdii) , laakiin Waa laba fanaan oo halkeedii dhigay weeyaan . good
Ilhy ha unaxaristo mantey ti alle u timid
Xasuus horee iyo wayo wayo mel angaranaya kudhegeysan jiray
Codka Ayaaba waxaad u maleenaysaa Qaaraami Mashalah
I love this program hore u socdaa waligiin somaliyeey ❤️❤️❤️❤️❤️
ilaahay naxariistii jano hageeyo heeso waa heesihii hore
Waa kuwi ugu wanagsna ee qaramka an dhagaystay
Waxaan ka xumahay in iidan heeysanin tiyaatar aad ku Soo bandhigtaan hibadiina
Astaan classic music
Woooow Allha idhin amansado ❤❤❤❤
Cajiip Another Level Old Somali Music
Aad Bn Uga Helay Qaabka Quruxda Bdn
Oo Ay Music-ga Ula Raaceen
Garandhayaashu
Nin Aan Garan Baa Hooday
Alleylehe Heesaha Qaaraamiga 🥰💙🙏
Xaliima sacdiyo qatar waad iga gadantahay macnaha codkaaga qatar 🌹❤️🌹❤️
𝑮𝒂𝒓𝒎𝒂 𝒒𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒘𝒂𝒓𝒂𝒏𝒌𝒊𝒚𝒐 𝒏𝒊𝒏 𝒈𝒂𝒂𝒔𝒉𝒂𝒏𝒌𝒂 𝒘𝒆𝒆𝒉𝒔𝒉𝒂𝒅𝒆𝒚
Waxaas cod dheh ama iska aamus. Yaa salaaam inanta iyo inankaba Somalia 🇸🇴 Somalia
Wow ajaja caadi mahan
Oo heeshed ku soo qor magaced oo sadexan waxaan jooga 🇺🇸
Maashaa Allah beautiful song
amina feer allah yaraxma lama keeni karo codkeeda cajiib ka ahaa 😢
Aamino feer waa nooshahay
Subxaan halkeedii bay dhigtay tii qaaday ban mooday mise wa iyadii??
I can't believe well done !
Heestii heesaha
Inaan kuula kaa dhiqin kuwa galaye naartiye Fircoon Gacal wadaagan
DAYNIILE QURUX MASHAA ALAAH
Mashaa allaah gabadhaan way keentay codkii fadxiya
Mahadsanidiin. Walaalaha dhammaan.
Xamar dad aan caadi eheen baajoogo dagaal qax wali hargaysa musik waalaga wataa why lakin meydaan qixinee runta sheega miseh waad Solaabateen mucjiso aa tihiin reerxamaroow
Walaahi qoftaan qatar waayee🌹❤️
Waaw 🌹🌹🌹🌹🎻🎻👀
edebta iyo akhlaqda.at.utagan yihiin.waa.dhaqankeenii.qiimaha.badan.juwa.kale.bal.qiimeeya.saaxibayaal.
Horta kuwa hargaysa ma tagin karaaan miyaa goob sidan u quruxbadan
AHUN Maxamed Nuur Giriig Amina Feyr Miyay Nooshahay Ma Aqaano Naxariista Eebbe Way Isaga Baahantahay Iyadana
Xalima Sacdiya Iyo Maxamed Ibrahim Fankii Way Noolyeen
Hargaysa ayey ku nooshahay walal
Ayadoo fankii ka baxday sida la iisheegay
Aamino feer ma aha waa farxiyo cali
@@MohamedAli-im1br Haa Farxiya Cali Soryy
Waaw esh calaaa 🌹🌹🌹🌹
yaasalam.halkii.waaberi.way.buuxinkaraan.kooxdani.maaha.dhaqan.celiskan.yurub.Ku.da wakhay.we.fankii.kharibay.yaa salaam
Waa cajiib, gaar gabadhu halkeeda ayay dhigtay.
Heesihii hore siday u fiican yihiin ee ay murtida iyo dhaqanka ka hadlayaan qiirana ay naftaada galinayaan bal daya. Iyo waxan ay heeso cusub ku sheegayaan ee maala yacniga ah
Soow bilaa suuro xaliimo sacdiyo
Xaqiiqada hadii lagahadlo kooxdan waxay soo noolooyen fankii soo jiri jiray ee nidaam kusocon jiray
Thefirst😅😢😊😂
Waah waah waayeelka jafasada
Mash alalh
OLD IS GOLD