"Anigu Aragti Qabiil kuma Shaqeeyo,Shalayna Dareenada Colaada Si Badheedha ayaan uga hor Imi"

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 22

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 วันที่ผ่านมา +4

    Salaadiintii colaada demin lahaa iyagii baa colaad iyo hanjabaad ku baaqaya, qaarbaa OLOLE ka dhex wada... ilaahow colaada naga qaboiji

  • @سعيدالصومالي-د2ع
    @سعيدالصومالي-د2ع วันที่ผ่านมา

    cajiib hadi qoolo kasta ay ledahay waan iisdifacaynaa oo waa nalasooweraray ..yaa khadara

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 วันที่ผ่านมา +1

    MAXAMUUD XAASHI ADIGA IYO CADE GUDE DOWOMAAD TAHIIN
    DOWANA ILLA USHA BOGA LOO GSLYO MA GARATO DAROOD IYO SOMALI DUMINYA SOMALILAND BAA U GOAAN AH NIN FIFAACAUA UUN BAA KUTSIGA LA SARAAYA

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z วันที่ผ่านมา

    Dareenkan oo dhami waa mid loogu dan leeyahay in lagu guuleysto doorashooyinka
    😂😂😂😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 วันที่ผ่านมา

    TV HUWANTA OO WAR KA SOO TABINYAA TUUGII MAXAMUUD XAASHI
    REER SOMALILAND MADAXWEYNE MUUSE SOO CELINYAN. KAAH IYO WADANI WUU DHACAYAA

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 วันที่ผ่านมา

    WAA AYO HOGAANKA DIFAACI KARAA SOMALILANADBOON AHEYN KULMIYE

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj วันที่ผ่านมา

    CAARE XAAR WEYNE KA WARAN, ISNA HOSPITALKUU YAALAAYE.
    MA FUTADEY KAGA DHACDEY KOLEY XAGA HORE KAGA DHICIMEYSEE.😂😅😂

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 wa kaa bilaabay wixii xilka ahaa,habar jeclo sow tii libaaxa isku sheegaysay,waa maxay nin kan calaacalayaa

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj วันที่ผ่านมา

    Kkkkk waxaa cad sida max'ud sheegey in Doorashadu hobolada galbeedka keliya ka dhaceyso oo aysan qeybaha isaaqu ka degaan sool, sanaag iyo togdheerba aysan ka dhici kareyn muusana uusan aqbaleyn. GARXEJISOW SEE LAYAHAY. DABINKII MUUSE WATEY WEYDINKU RIDEY

    • @heegabomedia9644
      @heegabomedia9644 วันที่ผ่านมา

      Munafaqyahay mouse biixi ma dhulbahante ayuu dagaal galin karaa nacasyahay dalkaga difaac gacan ku codee gacan difaac

  • @nasrudiinabu-yaxya4499
    @nasrudiinabu-yaxya4499 วันที่ผ่านมา

    waaryaa beenaale ilaahay ka xishoo madad aan ku aqoon baad lahadlaysaa mise kuwo ku YAQAAN

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 วันที่ผ่านมา

    Yaa soo qaaday dagaalka muuse biixi iyo inakahin baa wada ka qabo oo jooji ama soo raac dhulbahante muxuu idinka haya oo aad ugu soo dulaysan doorasho ma jirto muusa diiday

  • @ahmedabdi281
    @ahmedabdi281 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay hakala qaboojiyo dadkaa walaalaha ah

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 วันที่ผ่านมา +2

    Hadii MUUSE soo noqdo...colaado xun ayaa laga yaabaa iney dhacaan.....colaadan hada taagan waa OLOLE DOORASHO kulmiye wado

    • @SARAHSGAMIIEZZ
      @SARAHSGAMIIEZZ วันที่ผ่านมา

      BEENAALE AAKHIROMOOGBAADTIHIIN XASSAN SHEEKH MA'OGALA DOORASHADA SOOMAALILAND FIRDHIYANA XAMARBUUJOOGAA DHAMAANTIINBA DHURWAABAATIHIIN ILLAAHAY KABAQ

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj วันที่ผ่านมา

    DHULBAHANTE MUUSUU RABAA, SAA ISAAQ IYO DHULBAHANTE WALEE MEEL BAY KU KALA HADHAYAAN.

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq วันที่ผ่านมา

    Waar shaw hadii la kutubxooro carabku wuu balaadhaa

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z วันที่ผ่านมา

    Stop drama man 😂😂😂😂😂😂😂

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj วันที่ผ่านมา

    Ninkan miyuuna aheen mohamud hashi,goormu shiekh noqday, habar maxbuus aqli lagu fakaro maleh,nin gardaran o isugu duulan ah hadana eedandusha ka saaraya dad aan dulmi wadan, mohamud waa dulmigi oqof ah ehulu naar

  • @hajii2033
    @hajii2033 วันที่ผ่านมา

    tuug tuug beenale ttuug ma xashooda manfaqa

  • @hajii2033
    @hajii2033 วันที่ผ่านมา

    beenale tuug m a xashooda