ODAYAASHAAN IYO GABDHAAN WAXBA LEYSKUMA REEBAN ADKAATEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 538

  • @Abdikaremculus10
    @Abdikaremculus10 ปีที่แล้ว +137

    Jawaabaha;
    1. Shanta Saladood weeye.
    2. Gabadh ayado la qabo, marka la guursan karo, waa Marka uu waasho Ninku/ uu dhinto.
    4. Carruurtii Nabi Adam( Cs)
    5. Dumarka laysla qabo waxay isu yihiin (Dan galo).
    7. Waa dhakhtar ka Xoolaha.
    8. Labada Nin e Laba Dumar walalo ah qaba Waxa la yidhaahda( Oryo walaal).
    Su'alaha Number 3, iyo Number 6 jawaabtooda ma hubo.

  • @KeisGamingYt
    @KeisGamingYt ปีที่แล้ว +66

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢

  • @IsmailMusa-qc9js
    @IsmailMusa-qc9js ปีที่แล้ว +32

    Saalada in ay waxwalbo ka muhiimsantahay like saara

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho ปีที่แล้ว +52

    Aan kusaliya nabigeena scw please please ❤❤

  • @Nasaman10
    @Nasaman10 ปีที่แล้ว +17

    Answer for quiz 1 waxa waye 5 prayer two of the Waxan dukana markay otaxtho sojedo dhur iyo asar and the other three ooo oraxtho arkenin wa maghrib, isha iyo fajar 😊

  • @earlyali2336
    @earlyali2336 ปีที่แล้ว +10

    Lengen keep ongoing we are proud to such men like you

  • @mohmedabdi
    @mohmedabdi ปีที่แล้ว +9

    صلو علي النبي

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv ปีที่แล้ว +20

    Walaal soqor saliga nabiya❤❤

    • @Buraalee
      @Buraalee ปีที่แล้ว +3

      اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @ciidle7993
      @ciidle7993 ปีที่แล้ว

      Swc

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว

      scw

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 ปีที่แล้ว +5

    ku saliya nabiga scw scw scw ❤❤❤❤

  • @jemiis1
    @jemiis1 ปีที่แล้ว +12

    Alahu akbar like hadad alle jeceshahay

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 ปีที่แล้ว +39

    Allah is One ☝️ ❤❤

  • @a15.
    @a15. ปีที่แล้ว +13

    1 Salaada Subax, 2 Maqrib 3 Cishaha
    Labada kale waa Salaada Duhur iyo Salaada Casir Qoraxdu waa soo jeedaa.

  • @mohamedmuse5308
    @mohamedmuse5308 ปีที่แล้ว +4

    1.waa Salaada Labada an qoraxda aragi waa Salaada Cishe iyo Salaada Subax
    2.Waxa laguursankara Marka Ninkeedu waasho
    3. Waa Ilma Nebi Aadam Aabe keliya ayay leeyihin oo Adam ah
    4. Waxay isu yihiin Dangalo Labada dumarka ah ee laysla qabaa
    5. Labada Nin waxa la yidhaahda Orya-walaal

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ปีที่แล้ว +8

    Allahu akibar KUSALIYA RASULKA salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 ปีที่แล้ว +4

    Naagta iyadoo la qabo la guursado waa marka uu ninkii ka dhintay waayo nikaaxiisa oo ku xiran ayuu dhintay saasayna ku guursan kartaa waa fikirkayga ❤

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku daageeraa qurux ku dhiigle horay u soco my brother noloshu kuma ciisho 🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤️❤️😘😘😘👍

  • @Money-Maker942
    @Money-Maker942 ปีที่แล้ว +7

    Waan jeclahay shaqadaada, waxaana kugu bodaaniyaa dadaalka, iyo halabuurka aad galiso muuqaal kasta,😮hambalyo,waXaD mudantahay malàayiin dhiirigalin🎉❤.

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ปีที่แล้ว +10

    Jackdowsan in the house
    Gabadhan iyo odayashan maxa kala heysto 😂😂

  • @ismailwaberi4382
    @ismailwaberi4382 ปีที่แล้ว

    1 :- waa salada 2 waa duhurka iyo casarka 3 kalana waa maqribka iyo cishaha iyo salada fajar

  • @hamzamaalim8-pg3xt
    @hamzamaalim8-pg3xt ปีที่แล้ว +5

    Dhqtarka haywamaha❤❤❤🐐🐐🐐🐐👨‍⚕️👨‍⚕️👨‍⚕️👨‍⚕️👨‍⚕️

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 ปีที่แล้ว +1

    The brother of the mad man is sane. Am from mogadishu

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille ปีที่แล้ว +15

    Inta sariirta saaran waa salaamay 😂

  • @profalcadaala
    @profalcadaala ปีที่แล้ว +18

    Asc❤Dhalinyaro
    Waxaan ku jirnaa Chellenge
    Wxn Tartan kula Jirnaa Kenyaati
    Fadlan na taageer somalinimo
    Nagu soo Biir Guul iyo Gobonimo
    Insha Allah

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 ปีที่แล้ว

      Aniga kenya daganahay tartan nocee

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 ปีที่แล้ว +9

    Odayashii ma xikmada ka guurtay mise istareska noolasha sidan ugalay😂😂

  • @DaudYussuf-o2g
    @DaudYussuf-o2g ปีที่แล้ว +1

    Gabadha waxa lagu dorta afar
    1 waa diin
    2 waa qurux
    3 waa maal
    4 waa nasab

  • @Cawilcilmixaashi-r8z
    @Cawilcilmixaashi-r8z ปีที่แล้ว +5

    Waa rer garoowe waadad waalan😂😂

  • @carafaadkaallu1985
    @carafaadkaallu1985 ปีที่แล้ว +1

    Dumarka lislaqabo waa dumashi waxakadhexeya ❤❤❤xiriir

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wrx wbr sxb kow kow iwad sheeekada ana an dhageste maxad sheegiidonta allahayow qeerkadhik amiin guuul wacan iyo intaa samaha jacel

  • @sharmarkeburhancali
    @sharmarkeburhancali ปีที่แล้ว +1

    Wr sxb qruxkudhiigle waa dhakhtarka xoolaha 🥰

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne ปีที่แล้ว +1

    Caadi mahan qurux dhiig le basel heath alles goed

  • @muhiddinxalne543
    @muhiddinxalne543 ปีที่แล้ว +46

    the mad man's brother is sane

    • @11naa44
      @11naa44 ปีที่แล้ว +9

      The crazy guy's brother is ok

    • @ibrahinxasan107
      @ibrahinxasan107 ปีที่แล้ว +2

      The mad man's brother is sane.
      Sidaasay sax ku tahay

    • @11naa44
      @11naa44 ปีที่แล้ว +1

      @@ibrahinxasan107 wxn qoray American style sxb

    • @11naa44
      @11naa44 ปีที่แล้ว +1

      The mental man's brother is alright

    • @shutterbidaarofficial2819
      @shutterbidaarofficial2819 ปีที่แล้ว +1

      The mad man brother is your sane✅

  • @saadoilmi8723
    @saadoilmi8723 ปีที่แล้ว +2

    Asc qurux ku dhiigle geedka 5 laamoodle een 3 qoraxdu arag 2 bana aragtaa waa shanta salaadood makhribka iyo cishaha iyo subaxa qorax ma jirto duhurka iyo casrkana cad deed ayaa jirta waa sidaas walaal aqoontayda

  • @xasancusmaan6212
    @xasancusmaan6212 ปีที่แล้ว

    Aan kusaliya nabigeena scw please please ❤❤❤❤❤

  • @safiatarabi9777
    @safiatarabi9777 ปีที่แล้ว +3

    Geedka 5 laamood leh ee 2 qoraxda arkaan 3 arkin waa 5 wakhti ee salaadaha maqrib,cishaa iyo fajar qorax ma arkaan duhur iyo casar way arkaan.

  • @UmalkharXiis-iz3si
    @UmalkharXiis-iz3si ปีที่แล้ว

    Dr bukankisa Cuna ...waa Dr Xalaha barta

  • @fuadhersi
    @fuadhersi ปีที่แล้ว +4

    The mad man's brother is sane❤

  • @omeradan5805
    @omeradan5805 ปีที่แล้ว

    Su'aasha ah: ummad aan aabo mooyee awoowo lahayn.
    Jawaabtu waa: ummaddii Nabi Adan Calayhi salaam

  • @dulufboy7670
    @dulufboy7670 ปีที่แล้ว +3

    5ta laamod waa 5ta saladood laba cadceda arkan sadexna ma arkaan pin 📌 👍

  • @muxudiinmowliid
    @muxudiinmowliid ปีที่แล้ว +2

    Shanti salaad waye duhor casar maqreb❤❤❤❤

  • @apdishakuur9433
    @apdishakuur9433 ปีที่แล้ว +2

    The answer to question 6 is { The crazy man's brother is a sane case }🤔🥰

  • @rabicakalson
    @rabicakalson ปีที่แล้ว +1

    Dhaqtarka Bukaankisa Cuna Waa nin ka ariga daweeya👍👏

  • @abwaancaaydiid
    @abwaancaaydiid ปีที่แล้ว

    @qurux ku dhiigle leagan waa 5 ta salaadood waayo duhur iyo casar waxeey la socdaan qoraxda halka kuwa kalana eeysan arag mahadsanid

  • @RahmaAbdirehman
    @RahmaAbdirehman ปีที่แล้ว

    Gbdha markay islamka sogasho oo nin gaal ahana qabay nin Islam aha way guursaan garta asagoon kii galka aha fuuriin allahu aclaam

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 ปีที่แล้ว +2

    Jack aaway asxabtadi London fatush iyo akafi wayadan iskuma kiin arage...?

  • @masagoofficial2362
    @masagoofficial2362 ปีที่แล้ว

    1= Duhur iyo casir qoraxda way arkan halka salada maqrib iyo tan cisho iyo salad subuxu aysan qoraxda arkin
    2= waa marka nolol iyo geeri lugu waayo ninkii qaba
    3= ?
    4=waa umadi nabi adam mana huho
    5= ?
    6= the mad man's sane brother

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ปีที่แล้ว

    Geedka wa malinta shanta waqti 3,maqrib ciishaha iyo salad subax 2, duhur iyo casir

  • @HamzaMuse-vq8es
    @HamzaMuse-vq8es 17 วันที่ผ่านมา

    The mad man has a minded brother

  • @waxiidocumarcusmaan6649
    @waxiidocumarcusmaan6649 ปีที่แล้ว +3

    Jack , huuuuuudheey inuu wato yaa ila arkay😂

  • @istahilabdillahi3589
    @istahilabdillahi3589 ปีที่แล้ว +1

    Légende of légende bro pls Come to Djibouti

  • @ashaibrahim8215
    @ashaibrahim8215 ปีที่แล้ว

    Wa oori walaal Labada dumar o labada nin e walaalah qabaan❤

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 ปีที่แล้ว +4

    SU'AALAHA SUWAYS GACAYTE🔥

  • @faraxabdalla4596
    @faraxabdalla4596 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq kartida dad nimada iyo sodhaweynta hooyoday macan karti dadnimo aqli intaba ilahay wuu isugu daray manta xafadayna qofan aqon la heen maleh hoyo abe manta cilmigii caruurtoda way ku fa ideen beejkii allah xajka kutaken hooyo ❤

  • @xasan7894
    @xasan7894 ปีที่แล้ว +6

    Shanta salaadood waaye😢

  • @abdulahiabukoromat-uj1kp
    @abdulahiabukoromat-uj1kp ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walal ❤❤❤❤

  • @cxakiinclahiquule8113
    @cxakiinclahiquule8113 ปีที่แล้ว +2

    Cadawgaaga haw jabin prother

  • @abdimuktar2669
    @abdimuktar2669 ปีที่แล้ว

    Dactarka bukankisa cuuna wa veterinary doctor walal jack

  • @najkaboy506
    @najkaboy506 ปีที่แล้ว

    2Q=waa marka ninkeda u katago ilaa2_ sanad ama Ka badan fara an lagu heyn maqal ama muuqal An laheyn uu dhiman

  • @Ahmedabukar-wh1kq
    @Ahmedabukar-wh1kq ปีที่แล้ว

    The mad man is sober for his brother

  • @bulale4495
    @bulale4495 ปีที่แล้ว +2

    Nagta ay banantahay ayadoo laqob in laguursado waa dumaash nag ninkii kadhintay sxb jack

  • @falatiininamacalin
    @falatiininamacalin ปีที่แล้ว +1

    Adiga masha allllah is dheeeh

  • @aamchannel3297
    @aamchannel3297 ปีที่แล้ว +2

    Qurux kudhigle meshan maba lagayaqan dadku iney dhahaan waxaas ma aqaan weyba Ku adagtahay yaqaane yaal

  • @abdallaganey3771
    @abdallaganey3771 ปีที่แล้ว

    Waa markii ladumaalo su aasha kowaad

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    bisada xata wa run waxay cuntaa ilamaheeda ka buka balse doctor maha bisada

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 5 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma sali calaa muxamad allaahuma salicalaa muxamad wacalaa ahlihii wasacbihii wasalama

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 ปีที่แล้ว +8

    Translated metaphorically, it would mean that you are your brother's keeper in English.

  • @shaaficimaxamuud7919
    @shaaficimaxamuud7919 ปีที่แล้ว

    Walahi sxb markaanku arkaba waan qoslaaa maxamed Bashir maxamed Sxb

  • @SabriinMohamed-hm9qh
    @SabriinMohamed-hm9qh ปีที่แล้ว +3

    Qurux ku dhiigle funny way wlahii😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiraxmaanCabdinasir-sr8kg
    @AbdiraxmaanCabdinasir-sr8kg ปีที่แล้ว +1

    Part 3 noosoo sameee qurux kudhiigloow

  • @salmaanawil82
    @salmaanawil82 ปีที่แล้ว

    Labada gabdhood oo waalo ah oo labada nin qabo waxaa la dhahaa ooriyo wll

  • @IbraahimfaarahAbdule
    @IbraahimfaarahAbdule ปีที่แล้ว +1

    Nio wagii illaahad Ayaan ku tageera ma ii qoonsantahay horta❤

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 ปีที่แล้ว +2

    Subaasha 1 aad waa shanta salaadood sadex baa cadceeda arag labana ma arkaan

  • @KakaCaddde
    @KakaCaddde ปีที่แล้ว +1

    Qurux ku dhiigle zxPp Miiska waxaa Soo Saarataaa Caag Biyo CaaFi MacnaHa Biyo Caadi McnHa Asalaam aleykum.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    wa nebi adam iyo xawa abe iyo hooyo awoowe midna malaha

  • @mssmoney4224
    @mssmoney4224 11 หลายเดือนก่อน +1

    Salaams

  • @AhmedFarma1
    @AhmedFarma1 ปีที่แล้ว +4

    What you lack is in your brother😍
    Koley qurux ku dhiigle waa dhaamaa😅😅

  • @mohameddeeqsimcnofficial4872
    @mohameddeeqsimcnofficial4872 ปีที่แล้ว

    Su aasha koobaad waa salaada zhp 5 waaye legend 3 aan arag qoraxda waa salaada maqrib xishaaci subah 2 klena waa duhurka casarka

  • @hassanbahdon4070
    @hassanbahdon4070 ปีที่แล้ว

    A maid man than his brother's all right.

  • @omeradan5805
    @omeradan5805 ปีที่แล้ว

    Su-aasha ah: Geed shan laamood leh, seddex cadceedaa arkaan, labana way arkaan cadceeda.
    Jawaabtu waa: salaadaha shanta ah, salaada subax, salaada maqrib iyo salaada cishaa'i , cadceeda ma arkaan, salaada Duhur iyo salaada Casar cadceeday arkaan

  • @kimumedia2299
    @kimumedia2299 ปีที่แล้ว

    Qurax kudigle suasha geed shanlamodlex (waa salada) saxip pin kusoqaba

  • @حليمةحسن-ب8ظ
    @حليمةحسن-ب8ظ ปีที่แล้ว +2

    Waa shanta wakhti ee salada❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว +1

    wuuba u eeg yahayee habalaha dhinga ha ka dontoo hablaha dhaadher ee suudanta iyagba isaga ka qurux badane waa isku soo bixi lahayen

  • @carafaadkaallu1985
    @carafaadkaallu1985 ปีที่แล้ว

    Gabadha waa marke Soo islomto waaye❤❤❤❤❤

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 ปีที่แล้ว +3

    Si aasha 2 aad waa marku ninku ka dhinto ayaan filayaa

  • @MedRob-r8y
    @MedRob-r8y 2 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @Mustafe1234-wf8fv
    @Mustafe1234-wf8fv ปีที่แล้ว +1

    🎉

  • @MssSadia252
    @MssSadia252 ปีที่แล้ว +1

    Waa Somaliya dee aa 0dayga maxa ka siya 😂😂
    1m is coming Jack 👍

  • @munamire6805
    @munamire6805 ปีที่แล้ว

    Waa somaliya

  • @MuzamilcusmaanYuusuf
    @MuzamilcusmaanYuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Waa markup say gedanken dhinto ooo asayga ka dago

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 ปีที่แล้ว +1

    King of the king Jack

  • @HabibaBuule
    @HabibaBuule ปีที่แล้ว +1

    Jah intas io kabadan bad nagamudan tahy ❤

  • @abdullahimacow3490
    @abdullahimacow3490 ปีที่แล้ว

    Waa shanta soomaliya

  • @baashemuuse3290
    @baashemuuse3290 ปีที่แล้ว

    Waa Shanta salladood gabadha laguursankaraa waa gabadha ninku kawaasho

  • @Owji-man
    @Owji-man ปีที่แล้ว

    And the man who is mad has mercy on his brother
    Ninki waalna walaalkisa u miirqabo

  • @MuntasA-x8g
    @MuntasA-x8g 5 หลายเดือนก่อน

    The mad boy father is sane❤❤❤

  • @omeradan5805
    @omeradan5805 ปีที่แล้ว

    Su'aasha ah: gabadha iyada oo la qabo mar baa la guursan karaa.
    Jawaabtu waa: haddii illaahay ninka miyirkiisa ka qaado oo waasho, gabadha waa la guursan karaa sharcan

  • @saadoilmi8723
    @saadoilmi8723 ปีที่แล้ว

    Asc dhaqtarka bukaankiisa cunaa waa dhaqtarka xoolaha

  • @Haile-rs7tl
    @Haile-rs7tl ปีที่แล้ว

    The crazy man has a sane brother

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 ปีที่แล้ว +2

    Jeeg sidas diinta madhihin gabar hagu doorto jeeg taasi waa dooqaga

  • @daasdkxboy1686
    @daasdkxboy1686 ปีที่แล้ว

    Taan1waad Wa Shaanta salaadod labada cadeeda aragta wa duhur iyo asaar

  • @ShueibmahamedMudey
    @ShueibmahamedMudey ปีที่แล้ว

    The mad man's brother is sane