Aduuyada in ta ku nool suufiyada ayaa ugu liinto waa in aduuyada lagu cadaabaa gaalada iyagaa ka xun nikii dilaa iyo Nike dilaan oo Muslim waa ahlo jano
Odey beenta daaa wixii diinta wax u soo qabtay suufiyo unbay wada ahaayeen محمد الفاتح ١ سيف الدين قدس ٢ صلاح الدين الأيوبي ٣ عثمان بن أرطغرل Ragaa soo sufiyo ma ahyn jaahilow
REER NAHAAB ISLAAMKA ALLAH HAYDINKAQABTO
Allaha kusoo aruuriyo yaa miskiin
Maraykanka usujuuda oo yuhuudu haydin hogaamiso reer nahaab
Aduuyada in ta ku nool suufiyada ayaa ugu liinto waa in aduuyada lagu cadaabaa gaalada iyagaa ka xun nikii dilaa iyo Nike dilaan oo Muslim waa ahlo jano
Waryaa sucuudiga maraykanka usujuudo oo yuhuudu diinka umeeriso iyo imaaraadka basaasiinta waxay haystaan miyaad diin umalaysay waa diin laawayaal magaca diinka ayay doonayaan inay diinka kudumiyaan laakiin rasuulku scw wuxuu yidhi umadayda kasuuli mayso inay koox diinka kutoosnaanayo jiri doonaan ninkii khilaafaane madhibayo adinku waad nakhilaafteen khilaaf unbaad ka shaqaysaan shaqadaasna maraykan iyo yuhuud baa idiin soo dirsaday ilaahay islaamka haydinkaqabto
Suufiyo iyo gaalo waa walaalo. Anigu waxaan arkay kuwa Masar.
Jannalkan waxa iska leh suufiyada!
Adigan aan altaro gaarin ,
Jaahilnimadaada la,aamus afku ku qalloocay idam allee
Tariiqda way qoran tahay sxb
Afxishoodo kumayaalo
Waa run runta miyaa didee suufi waa dad 100% lunsan xaq Alle iyo mid bani Adam usku qasay diinta baro , suufi qabuuri ah ka dheerow , wax wahbiyo la dhahayo majiro , halagartto xaqqa Allah iyo mid bani Adam intaas waa muhiim oganshaheed
Odey beenta daaa wixii diinta wax u soo qabtay suufiyo unbay wada ahaayeen
محمد الفاتح ١ سيف الدين قدس ٢ صلاح الدين الأيوبي ٣ عثمان بن أرطغرل
Ragaa soo sufiyo ma ahyn jaahilow
Been badanaa ammaa loo cadabaa odaygaan😮
Waa runtiis sh nuur maxaa udifaacee haddan eheyn suufi qabuuri ah benlow wax garo intaadan hadlib