Qabyaalada Waa Kala Geeyaha Muslimiinta || Sh Xassaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa...

ความคิดเห็น • 9

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 ปีที่แล้ว +2

    MAASHAA'ALAAH SHEEKH XASSAAN WUXUU KA HADLAAYO 32SANO BAY NA BIYO DHIGTEY DADKUNA WAY OGYIHIIN BADANKOODU OO WAXAA CADAYN AH CULIMADA MASAAJIDADA MEELKASTA ISKU CAYRSANAY REER HEBEL OO YURUB 2SANO KA HOR UGU CAANSANAYD MARKA DADKU DIINTA AALE QABYAALAD BAY KA DOORTEEN ALLOOW SAHAL AMUURAHA .

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 ปีที่แล้ว +1

    Jazaa aka Allah kheyr

  • @SaadaqKaraama22
    @SaadaqKaraama22 ปีที่แล้ว +1

    Masha sheokh Xasaan ilahey haku dhowro ❤❤❤❤❤

  • @MohammedSaad-n3g
    @MohammedSaad-n3g ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @aminaabdilahi8720
    @aminaabdilahi8720 ปีที่แล้ว +1

    Asc xuseen qalaafe waan ku salaamay wll🎉🎉

  • @cabdiraxmanmaxamad7865
    @cabdiraxmanmaxamad7865 ปีที่แล้ว +3

    شيخ الإسلام شيخ حسان حسين ابو سلمان حفظه الله ورعاه من كل سوء ومكروه 🤲

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 ปีที่แล้ว +1

    Birlab weeye iyo sheikh xasaan buur awood badane
    Inta baratay diin kuu u yahay boqor ugaas kiiye
    Kama baqo xaqee waa inuu dhabu bayaan shhaye
    Niman kii bushiyi jiray haday daba baqoolaane
    Bidhikoole yaashii ictisaam ee bulshadu eeday
    Haday baarikaanoo dheheen sheikhu waa bariye
    Inay baadil noogu yeerayeen bare shucuub tiiye
    Jadiidigi baqee cararayee xaqa kabay hoofay
    Badil kiyo xumahay aasayeen baray shucuubtiiye
    Sheikh Xasaan buruud wayn ayaa bor Ilaah siiyey
    Asana waa bareeroo xaqii yuu bandhiga yaaye
    Barakee Ilaahow xasaan xaqu kubaaqaaye