ความคิดเห็น •

  • @nimcoaxmedAxmed
    @nimcoaxmedAxmed 7 วันที่ผ่านมา

    Shurn Shurn Shurn shekh🎉

  • @Fatmamohamed76689
    @Fatmamohamed76689 ปีที่แล้ว +7

    Asc sanad iyo bilo kahor baa doco kacodsaday dadka kuxeran shekh riimi alle wai aqbalay sidoo kale 2bilod kahor ban idinka dalbaday duco hadana waan idinka codsanayaa isoo duceeya qaar ducadooda akhbal tahay baa idinku jira isoo duceeya arin baa si igu taagan

  • @الال-ه8ق7م
    @الال-ه8ق7م ปีที่แล้ว +3

    اللهم اكتب لنا من كل خير . .وسرف.عن.من كل.شر

  • @luushanuurcali8014
    @luushanuurcali8014 10 หลายเดือนก่อน

    Jizaakllaah shikh riimi waxaan kuriyoosay faraanti geyga oo jabay waana dabab waaxaanna ahay xaas

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq ilaahay haku xafido jazaakallah lambarkada mahayo riya rabay inaa ii fasirto riyo mar walba igu soo noqnoqoto

  • @cabdicasiisfaarax6298
    @cabdicasiisfaarax6298 หลายเดือนก่อน

    Shugran Sheekh

  • @hhoyohooyo4026
    @hhoyohooyo4026 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh riimi waxaan ku riyooday dahabkayga oo la iga xaday oo aan helay intii ugu jeclaa ina waa waayay kheyr badan allaha ku siiyo yaa sheekhunaa

    • @maymunomar6588
      @maymunomar6588 9 หลายเดือนก่อน

      Abayo maheshay cid ku safirta

  • @aaminadahir1230
    @aaminadahir1230 ปีที่แล้ว

    Sheekh riyaan rabaa riyo anoo adhi raacaya way igu soo laalaabataaa

  • @abdikarimmahamed8132
    @abdikarimmahamed8132 ปีที่แล้ว

    Sheekh riimi xageen kaala soo xiriira sigaara ayaan kuugu baahanahaye

  • @MakkoAhmed
    @MakkoAhmed 10 หลายเดือนก่อน

    Sh jasakallah waxaan ku ri yodaay wil aan xiir naga dhexeyo ofarti kacanta igalinaayo. Anaago arooso qolkenii. Arooska. Jogno hadyad iga dhigiin. Aanaa. Farxaayoo. Isku faraxvsaanahaay

  • @farax6361
    @farax6361 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxan ku riyooday zowjkayga oo dahab badan isiiyay aad ugu farxay kadib dahabkii ayaa badh iga lumay wan doondonay wan helay waxaan ugeeyay tukanada miisanka anoo badh iibiyay oo kusobadashay dahab kale oo fudud 00 100 gr ah waxan latacajabay in cabirka dahabku ahaa 300gr iso fasir sheekh

  • @naciimasheikh5022
    @naciimasheikh5022 ปีที่แล้ว

    Sheikh naberkada. Seen ku helay wax ayaan ku waydinaya waxan ku riyoday kacbada oo furan oo sadax ninkiu jirto

  • @MahirAbubarkar-wc9uy
    @MahirAbubarkar-wc9uy ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxaan ku.riyooday eey abeeso cagaleey Sita oo.afka ku.sita waana kanaxay ee ii.fasir

  • @MahirAbubarkar-wc9uy
    @MahirAbubarkar-wc9uy ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxaan ku.riyooday anigoo.gurigeyga jiir ku.dilaya ama dooli ee iifasir

  • @mohanad_aj7290
    @mohanad_aj7290 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheeq anaa uhoreya caawa waxaan kuweydiina xaley anigoo jifa oo nàbiga scw kusalinaya oon jeeda aa indhaha isku qabtey markasaan waxaan arkey wiil I hor ordaaya waan bursadey markasaan sii iwadaey wuxuu igeeyey guri caarish ah waxaan arkey bisado waan fiiriyey gacantaa utaagey markaasa igu Soo boodey waanaxay waa Soo boodey anigo indhaha kala furey waana jeedey waan layabey marka isoo fasir illaahey dartii sheeqow waan ku baryaa sheeq please 🥺 ok

  • @nuritacarita1806
    @nuritacarita1806 ปีที่แล้ว

    Shiekh Allah qeir kusiya waan kuriyoday anigow meel suqa ah jocga markas koor Ayan firii waaxan carki xalkafta soddigeysa markey sodiggti waxa waaxan arkii nag iwacesa aniga waan kacarari wan kaduntii kadab guriga an jocoga an kuso duunti xadana xalkaftadi wey caradinesa waana iaragtii Marka kadab waxan tagii meel waxa laga qorayya gadib shar cigeyga liga qorey please isofisir

  • @maryammahamud263
    @maryammahamud263 ปีที่แล้ว

    Asc sheq madhaallh allah ha kubarakry

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin yaaaaa Allaha 🤲🤲🤲🤲🙏

  • @mohametarapapdi2677
    @mohametarapapdi2677 ปีที่แล้ว +1

    Shekhow dadka riyooyinka maa qabyalad ayaad uga jawaabta ilen anigu markaad saa u soo dhigto fidiyow markaba waxan kusoo qoraa riyo inaad iga jawabtee oky mid aad isku reer tihiin ayaan kusoo farayaa sh. Alle haku xafido

    • @saabiriinmahamoud4690
      @saabiriinmahamoud4690 ปีที่แล้ว

      Wllhi waa mida aan layabay 🤭saa riyo ifasir olaha baan kudalay sheekha

    • @umumucaad7328
      @umumucaad7328 ปีที่แล้ว +2

      Wll mashqulkisa badan ee sabra Sheikha yaana lgu danbaabin

    • @Fatmamohamed76689
      @Fatmamohamed76689 ปีที่แล้ว +1

      Ceeb sheekha haku xadgudbin aniga waxaan sameyaa riyooyinkuu fasiray baan kadhax arkaa fasirka riyadeyda saas sameey sheekha waa qof wanaagsa n sidoo kale dadka kuxeran waa dad wanaagsan

  • @ubaxcusman1994
    @ubaxcusman1994 8 หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxn kuriyoday ano silis dahaba qoorta fashan inaana wan ahy

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc mashallah Allha kuxfdo

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @FatumaAdan-bb6co
    @FatumaAdan-bb6co ปีที่แล้ว

    Amiiiin. Yaa. Rabi

  • @FadumaGedu
    @FadumaGedu 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa ku riyoodeya anigo socdo in aan dahab dhagah heelaye oo cida ka soo bixnaayo

  • @souleimanismael
    @souleimanismael ปีที่แล้ว

    Asc sheikh illahay kheyr ha ku siiyo waxan ku riyday ano asaxabtay maehoree igu danbaysay si kidis ah gari dhaxdi kula kulmay

  • @umahmed1401
    @umahmed1401 ปีที่แล้ว

    سلام عليكم ورحمة الله و بركاته يا شيخ ريمي احتاج رقم اتواصل معاك على الواتساب

  • @NiciimaMaxamed-mb4so
    @NiciimaMaxamed-mb4so 4 หลายเดือนก่อน

    Iisoo fasir riyada camalka shiakh

  • @sucaadsaafi1582
    @sucaadsaafi1582 ปีที่แล้ว

    Sheqo riyada lacagta dolarka noso fasir bal riyada 3 hbn isku xiga ku riyoday iyado kala du duwan

  • @hafsohusein7161
    @hafsohusein7161 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤🎉