Dagaalka Culus ee Puntland la gashay Argagixisada Daacish iyo Goobaha laga qabsaday Kooxda jabtay
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia
WALAALAHEEN. REER BUTULAAN. GUUL. GUUL. GUUL. BAAN. URAJEEN
MAA SHAA ALLAAH ❤ guul iyo gobannimo ✌ DHUL UDUG/PUNTLAND.
Walaalah reer Butalan waa gese hore uu socada inshallah illahaya ha uu naxariista inta ku dhimataya oo ciidamada ah illahaya ha caafiya inta ku dhacawantay
Guul puntland insha allah ragg isku tashaday
Allaah haw naxariisto dhaman intii ku shahiiday inta dhawaca ahna allah ha cafiyo amiin Amiin😭😭
Guuuuul puntland ❤
Illah ha u naxariisto aamiin yaa rabi Aamiin
❤❤❤❤❤❤❤❤😅
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Muse waa danbiile cida ugu badan ee uu waxyeelay waa reer sheikh saxaaq
Aun mujaahidiinta
😂😂😂Guri Laga cararay ayan idinka soo dhex salamay 😂
Cadowga dacish ilaahy hanaga qabto
Tog jaceyl kkkkkkkkkkkkk magac qurbadan baakentay
Toga jeceel weeye
Subxaanallah soow til dagaalka wax ku keeni weeydeen
Gontada oo Soomaalay gornada oo gayegeenan oo cadawgo goostay
iina geeya gabiahanyeen galbayee dhakhso aan oo gaadne
Eedo
waxaad dhahda toga jeceel
Sherkda madahsntey was tii ssc la caburin jirey waana hadl riqiis ah ssc ma arko laakiin wuxuu arkaa hdalka Deni.
Waa riqiis aad u macno daran.
Runta ku sooo deg Cirrow
Wali waxaad kucelinaysaa mamulka somaliland
Waxaan kusuaalay walaal pudlayn iyo jubalayn maxay kukala duwanyahiin medkasto dhurwaaga xamarjooga ayueskacaliyay dane iyo axmed madooba maxay kukala feecnyahiin balhadaladad debufiiri
sool bari 🤣🤣sanagna waa lasagu iman berke cidna guririgisa kama maranto
Ma indhaheeygaa wax qaldan arkay mise nin native American ayaa makarafoonka ku hadlaya meesha madaxda eey joogaan hhhhhhhhhhhh
..Yacnii Ciro Waxuu Difaacayaa Isaaq .kkkkkk Dhulbahante Ayuu Ka Difaacayaa.Ciroow kkkkkk Awalba Waad ku Jirtee Maxaad Soo Kordhisay..kkkkkkkk
Adeer naacda yarayso muuse biixi dhulbahante waxba loo weydiin maaye, idinka iyo daaquudkii Afweyne xasuuqii ay noo geysteen miyaa ilowdeen, doqmo ayaad tihiin.
Gontada oo Soomaalay gornada oo gayegeenan oo cadawgo goostay
iina geeya gabiahanteen galbayee dhakhso aan oo gaadne