The Best Reaction By King Ck & Keyow + H.Gobaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 2.4K

  • @wihiipanikey4109
    @wihiipanikey4109 5 ปีที่แล้ว +646

    mar hadaan dahab io dara fooq lahay noo cidna dibada ii jirinee dan yar igu xisaabo igu daa jaceelow wiil ka meher ka 50$ oga dhi dumaa shi yeey ck 🙋‍♂️ sxp

    • @kingahmed4770
      @kingahmed4770 5 ปีที่แล้ว +3

      V

    • @raxiilali6665
      @raxiilali6665 5 ปีที่แล้ว +8

      Wihiip anikey Buunbuunin keeyow iga dheh. Heesta Anshi xumada ah, oo Somalida intii daawatey ka yaqyaqsiyootey ,oo Maamada caruurteedii xaasaska yihiin soo bandhigtey miyaa taageeree yaab

    • @wihiipanikey4109
      @wihiipanikey4109 5 ปีที่แล้ว +2

      @@raxiilali6665 war yaa waye adiga

    • @haanjamal330
      @haanjamal330 5 ปีที่แล้ว +3

      Wihiip anikey hhhhhhkkkkkkkk

    • @halimamohamed4726
      @halimamohamed4726 5 ปีที่แล้ว +2

      Ala wilka Aman gabadheyda siyaa lkn waa naf wax jecel oo ku qancimeysid wax lagu siyo

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 5 ปีที่แล้ว +536

    ha waaro jceylka ha waaro❤

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 5 ปีที่แล้ว +3

      hambalyo wlashe

    • @mohamedabukar2009
      @mohamedabukar2009 5 ปีที่แล้ว +3

      Aroskaga meel walbo ka dig 🤣✌🏻🧐

    • @shukrisaaqle3291
      @shukrisaaqle3291 5 ปีที่แล้ว +2

      Hamblyo mash allh allh kuu fududeey

    • @melaninqueen6891
      @melaninqueen6891 5 ปีที่แล้ว +2

      Congratulations 🎉🎈 wllo Isku ragaada frxd waarta❤️😘

    • @mustaphemanafezto1586
      @mustaphemanafezto1586 5 ปีที่แล้ว +2

      Hanblyo inbti isku waara inshaa alaah caruur macn

  • @guleedsimba2524
    @guleedsimba2524 5 ปีที่แล้ว +144

    Hadaaa farintaydaa aragtid cimri dheeeer iyo cibaado subaan Aaaan kuraaajaynaa , cky sidokale

  • @fartunmohamed5583
    @fartunmohamed5583 5 ปีที่แล้ว +56

    Naa wllo, wilku waa dan yar eee meherka ka qafiifi, war wiilow adna gabadhu hde ku raacdo, beri hdad lcg yeelato naag kle haka raacin😻😻😻

  • @laapjaceylofficial9225
    @laapjaceylofficial9225 5 ปีที่แล้ว +21

    Mar Hadaan Dahab Iyo Daara Fooq La Heynooo Cidana Dibada ii Jirinee Ee Dollar ii Imaanayn Dan Yar Igu Xisaaboo Igu Daaa Jaceyloo 😭😭😭😭Meherka $50 Ka Dhig Wlaalay😢😢😢😢

  • @innanta1438
    @innanta1438 5 ปีที่แล้ว +21

    Hahah kal & laab ayan u qoslay runtii😂
    Like la’aan waaba xasidnimo xita comment👍 ku saray #KingCK

  • @Shoukry_96
    @Shoukry_96 5 ปีที่แล้ว +181

    Inta hooyo beri hore igu dambeysay una xiisty like😭😭❤️

    • @incadayhoyadad3805
      @incadayhoyadad3805 5 ปีที่แล้ว +3

      Wllhi wan uxiisay hoyday mcnto

    • @XamdiKalgacalHamdihalgan
      @XamdiKalgacalHamdihalgan 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi 6 sano ma arag wan uxisey hoyo mcn alow noda insha alah bisha 6 lixad ayan usocda burco alow nabad igu ge hoyo mcn iyo dalkayga hoyo

    • @haniitaomar3585
      @haniitaomar3585 5 ปีที่แล้ว

      aniga u xiisay hooyo 10sano kahor igu dambeesy

    • @nashaadaragsan
      @nashaadaragsan 5 ปีที่แล้ว

      Hoyo ilove you😢😢😢uxiisay

    • @asmaabas5192
      @asmaabas5192 5 ปีที่แล้ว

      Shukri Ibrahim 😥

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 ปีที่แล้ว +270

    Hadaad Comment Aqris Utimid Like Dhac Iigu Sii 😁😁😁😁👋👋

  • @najmishabdi2964
    @najmishabdi2964 5 ปีที่แล้ว +29

    Hadad comment aqriso like iguqabo Somali weyn

  • @cksafwanafey1066
    @cksafwanafey1066 5 ปีที่แล้ว +12

    Heestan reaction dirisle abdi wan so dawaday lkin igama qoslinin lkin king ck wlhi wad iga qoslisay aniga video gaga wa iga gadanyahy 👏👏👏

  • @نسيمداود-غ6ف
    @نسيمداود-غ6ف 5 ปีที่แล้ว +79

    Miskiin wye Meherka 90 💵 dollars ugadheg sister hhhh please intii aragday comment tikeyga please like isaara intii igadambeyso

  • @biilproduction5318
    @biilproduction5318 5 ปีที่แล้ว +17

    3 minutes 1.4k Woow Onather Level Bro Ck Keep Going❤💪

  • @bestbettingtips9883
    @bestbettingtips9883 5 ปีที่แล้ว +15

    Am Kenyan Somali boy even though idont know how to speak fluently.. Am abig fan of these guy 🔥🔥🔥..buda uko juu

  • @saynabcabdi8218
    @saynabcabdi8218 5 ปีที่แล้ว +19

    Wow ck nooooolow wlllo guuul ku rajeynaya qof vedios ku xisaabtamo tahay maalina ima dhafaaan❤

    • @mrdalel1333
      @mrdalel1333 5 ปีที่แล้ว

      Gabadha wiilka Ku adkesay ma adigaa 😅😅😅 wiilka u nax hade

  • @isrobaby423
    @isrobaby423 5 ปีที่แล้ว +4

    Haliimo gobaad my queen Ilove her ❤💝😍😍 lkn Ck ayaa ka horeeya then haliimo gobaad 😘❤💝💞💞 love you guys 😘❤💝💗💗

  • @abdikhalaqibrahim7980
    @abdikhalaqibrahim7980 5 ปีที่แล้ว +58

    Wllyaal ilaahbaan idinku dhaariyee 1k oo like ah isiiya

  • @maahirkeey7694
    @maahirkeey7694 5 ปีที่แล้ว +67

    Mar hadaan dahab io dara fooq laheen cidna dibada ii jirin dan yar igu xisaabi iguda 20$ uga dhig ma herka 😂😂😂😂☝️☝️. Waa sxbkiina maskiinka ahaaay oo so daahy ku dhajiya bal 👍👍😁😁

    • @maahirkeey7694
      @maahirkeey7694 5 ปีที่แล้ว +2

      Waan ku zaaray bro hor mar wacan

    • @hamdiali677
      @hamdiali677 5 ปีที่แล้ว +2

      Mar hadaan dahab iyo dara fooy laheen cidna dibada ii jiirin dan yar igu xasaabi hhhh ahay saas waayni

    • @maahirkeey7694
      @maahirkeey7694 5 ปีที่แล้ว +3

      inta qof ee liketa iisaarty ❤️🔥❤️ full xushmad wlhi awoowa yaal

    • @ambassadorabdirizakuk2170
      @ambassadorabdirizakuk2170 5 ปีที่แล้ว

      👏👏👏👏

  • @zizuuboqortoyo_7117
    @zizuuboqortoyo_7117 5 ปีที่แล้ว +21

    First comment Ku faraxsanahy Ck in aan soqora

  • @dahrandegen2111
    @dahrandegen2111 5 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣 amazing hesta adiga ka drn o qosol igu dily Ck hhh best song in the year wooow keep going Ck & keyow & gobaad 😘❤😍

  • @ahmedfrah5170
    @ahmedfrah5170 5 ปีที่แล้ว +62

    Heesta dhamaad keeda ninka kaso muuqdo sacuudi maalagaso tarxiilay

  • @mohamedameen1317
    @mohamedameen1317 5 ปีที่แล้ว +10

    💥🇸🇴Ck libaax qaran horay u soco wax xun Alle kuma tuso from Boorama 1 hour 10k views woooow✋🥰

  • @filsanahmed3164
    @filsanahmed3164 5 ปีที่แล้ว +7

    Mardaan dahab io 😂😂😂😂
    Meherka igukhafiifi hhh 10000 👌👌 wan kutageera huuno qaali haliimo gobad codka digaaga ledahy like isara

    • @KINGSIDAANI
      @KINGSIDAANI 5 ปีที่แล้ว

      wll subscribe igu cawi

  • @sucaadegge804
    @sucaadegge804 5 ปีที่แล้ว +122

    Anaa dahab iyo daaro fooqleh ha ilasoo xidhiidho cunugaasi😂

  • @LEO-gq2iu
    @LEO-gq2iu 5 ปีที่แล้ว +20

    Ck numbarkada isheg bro i am one of ur supporters

  • @ismaaciiljaceeloow8020
    @ismaaciiljaceeloow8020 5 ปีที่แล้ว +19

    Kitaabka reaction kaan waan sugaayay king 👑 ck you are the best go forward my bro one ☝️ love ❤️ tean ck

    • @keenaanhasanmahamed3892
      @keenaanhasanmahamed3892 5 ปีที่แล้ว

      ck sxp guul gar adibkaa wlh sidhabahan kutageeraaa wll qaliya nol farxad leh

  • @abdinasiibxamari8146
    @abdinasiibxamari8146 5 ปีที่แล้ว +5

    💯💯❤❤❤❤❤❤❤❤ waxa thy walal sharaf badan Her iyo habinba Hegan baa ku ahay Nasab kamilo dhameys tiran 🤘🤘👌👌👈👈👏👏👏#JAH 💯

  • @somalianankush2314
    @somalianankush2314 5 ปีที่แล้ว +14

    Like radis ayan ahay ha iga xasdin wllke iyo wlshy mcn

  • @kaafimohamud8307
    @kaafimohamud8307 5 ปีที่แล้ว +37

    Ck hada tgero dhb u thy like ha ila dh'aafin

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +18

    Mar hadaan dahab iyo daara fooq laheynoo doolar I imaneyn cidna dibada ii jirin Dan yar igu xisaabi ❤️ abaayo wiilka u qafiifi wuu ku jclyhy yarow adigana gabadha haku dheelin hana la guurasan markaad lacag hesho

  • @foziachacha8164
    @foziachacha8164 5 ปีที่แล้ว +8

    You are funny bro😊
    Sky is the limit .keep going

  • @somalitiktokqosl5648
    @somalitiktokqosl5648 5 ปีที่แล้ว +29

    Xalima titanic iyo keeyow titanic kulahaa walee cidbaa qosol iyo xaraabo kugu gaadhin CK yow midkasto reaction bixiya sidada noogama qoslinkaro keep going bro ✋🤞😍

    • @shaafinho1539
      @shaafinho1539 5 ปีที่แล้ว +1

      Plz Subscribe Isaar

    • @yahyaelmi873
      @yahyaelmi873 5 ปีที่แล้ว

      Ureba Abdirahman plz subscribe

  • @alicaseerwalalkante91
    @alicaseerwalalkante91 5 ปีที่แล้ว +8

    😂😂allah ragga edebdarey isku raacayan 😂😂 kuyaac sxbey danyar majire😜😜

  • @fatxiyusuuf1763
    @fatxiyusuuf1763 5 ปีที่แล้ว +54

    Mar hadaan daadiyo Dara foqlaheenoo abayo wiilka maherka u tarteebi 💵

  • @deeqaidle6938
    @deeqaidle6938 5 ปีที่แล้ว +6

    King ck qof qaaliyah wlhy iga qoslisaa😂😂🤣🤣🤣
    Kkkk ck adaaba cod zhidanleh

  • @fatxicabdullahi2043
    @fatxicabdullahi2043 5 ปีที่แล้ว +20

    Ck love ii sar dee tagerahagan ahy imana sartide 😁😀

  • @دمعةشتاء-ه3ذ
    @دمعةشتاء-ه3ذ 5 ปีที่แล้ว +71

    Wiilka anagaa gabadha kala hadlayna hadaan nahay bilis xaawaleey... ee miyuu balan qaadi inuusan la guursaneyn marku jeebkiisa wax ka dareemo😅.

  • @mariemadam9279
    @mariemadam9279 5 ปีที่แล้ว +6

    King CK best reaction wlhi dacada reactionka u bixisaa
    keep going

  • @abdiaziizm.ismailmuze7265
    @abdiaziizm.ismailmuze7265 5 ปีที่แล้ว +6

    Nolow zxp king ck flims and flogs
    Love ii saar hadaad nabigaaga taqaan

  • @khaliildayib1962
    @khaliildayib1962 5 ปีที่แล้ว +48

    Ka khafiifi wiilka $100 aya xataa badane $50 uga dhig

    • @shaafinho1539
      @shaafinho1539 5 ปีที่แล้ว +1

      Day in Libaax Subscribe Igu Caawi

    • @sabrinahassan9971
      @sabrinahassan9971 4 ปีที่แล้ว

      Xariifsnaaa kanaa 50 😂😂kulhaaa

    • @khaliildayib1962
      @khaliildayib1962 4 ปีที่แล้ว

      @@sabrinahassan9971 why not aduunyo waxba ma tarto muhiimadu waa in qoys farxad ku dhisan la yagleelo 😁😁😁

  • @apdiqanihmedmoh5829
    @apdiqanihmedmoh5829 5 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi best reaction runtii hore usoco pro ck❤️

  • @faadumofaadumo3045
    @faadumofaadumo3045 5 ปีที่แล้ว +5

    King ck wlhy anoo cadhaysan ayaa ku dawaday Waad iga qoslisay oo iga farxisay alle ha kaa farxiyee wlky hore usoco👌👌👌👌👌

  • @lubnahassan810
    @lubnahassan810 5 ปีที่แล้ว +7

    mar hdan dahap iyo dara fooq lahay noo cidna dibadah ii jirin dan yar iguh xisaapih iguh daah jclow😢😢😇 U qafiifih wiilkah wlazhy

  • @unitedkingdomnazrinunitedk2178
    @unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 ปีที่แล้ว +45

    Somali oo dhan guul urajeynaya ana finally exam gelaya iso duceya somalay ❤❤❤

  • @fatimahasma4219
    @fatimahasma4219 5 ปีที่แล้ว +5

    wa markii igu kaa horeesay wana ka helay wlhi qof funny ayaa tahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @gargaaraapdikarem2032
    @gargaaraapdikarem2032 5 ปีที่แล้ว +4

    My king ck wll tintii casanka aahayd
    Wanku nici jiray madowga u qurux ah ☝️ youtuper 1 tageero1

  • @paatojustice4154
    @paatojustice4154 5 ปีที่แล้ว +4

    Miyaan nacab keena nuskhaan galayaa
    Plz plz like igu caawiya 🙆‍♂️🙏

  • @abdishakurmohamud5898
    @abdishakurmohamud5898 5 ปีที่แล้ว +22

    Jclka ciyarta kadaaye danyarta haku adkayn

  • @wiilsaransoor4207
    @wiilsaransoor4207 5 ปีที่แล้ว +7

    Ck bro ii nolow walikaa inte team falaq falaq like isaaraa

  • @fixproblem2194
    @fixproblem2194 5 ปีที่แล้ว

    king ck adi walaahi dar ilahay ayaan kuu jecley pro horumar wacan

  • @sidiikabdijabbarmohamedbar4169
    @sidiikabdijabbarmohamedbar4169 5 ปีที่แล้ว +2

    marhadaan dahab iyo daaro foq la heyno cidna dibada ii jiree danyar igu xisaabo 😭😭
    dumashiyeey wilka kanaxo meherka inta u qafiifisid oga oka dhig kutub quraan🙏🙏

  • @qalilula2527
    @qalilula2527 5 ปีที่แล้ว +12

    Gabadha heesta locaday abaayo mcn meherka qafifka ah qeyr aya kujiro ilahay aya barakeynayo gurigina

  • @fitahcool1198
    @fitahcool1198 5 ปีที่แล้ว +6

    Sxb ck sln qali ah, mashallh khadar keyow horumar wacan walalaheyga qali

  • @namcoxassan8651
    @namcoxassan8651 5 ปีที่แล้ว +23

    King Ck Huru Mar wacan💕👑💕💕👑💕👑💕👑💕💕💋💋💋💋💋💕💕Cadawga unolow💟💟💟💟💟
    Marhadan dahab iyo daar fooq laheyno cidna dibada iijirino doolar ii imaneyn Dan yar iguxisaab😍😊Wlley meherka uqafifi wilka🤣🤣🤣🤣

  • @frdzclrisq6516
    @frdzclrisq6516 5 ปีที่แล้ว

    Ahahahahahhahahahahahhaha danyar ku xisabi 🤣 woooowo hees iyo vlog khatara waxba isku dhacay 💕keep going one love 💕 👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @Kingashraf2024
    @Kingashraf2024 5 ปีที่แล้ว +7

    Heestan waaba ku hesta anoo gaari wado ku raaxesta ck iso badi noocan

  • @fartuunali7107
    @fartuunali7107 5 ปีที่แล้ว +8

    Mar hadoo dahab iyo daara fooq laheeno cidna dibada u jirinoo maskiinka u cimaamad abyo 😁👍

  • @kamalrajaffical34
    @kamalrajaffical34 5 ปีที่แล้ว +4

    King ck walal wanku taagera abowe walal igaa wen na watahay abowe numbarka whtsup isodir .....one love ck yow

  • @princessmanal5001
    @princessmanal5001 5 ปีที่แล้ว +7

    Legend weyn king ck keep going pruh

  • @luckyboy4999
    @luckyboy4999 5 ปีที่แล้ว

    Wll wxn ahay wiilki ck soo wcay
    Oo ka codsady inuu heesta iso qaato mrka dhamantin wa mhdsantihin inta heesta so qorty👌🏼👌🏼💯

  • @ifraahhajji6317
    @ifraahhajji6317 5 ปีที่แล้ว

    Inan Isku Dooq Nahay Sede Ayaan Ku Ogaaday Ck Waana Sababta Marwalba Vedio yadada U Daawado Ck Rer Magal Ayaa Tahay Hore U soco Always Love u bro ❤👏

  • @dualedmt9883
    @dualedmt9883 5 ปีที่แล้ว +3

    Ck nin weyn. Ku aamin zanahay🤘
    Inta ck tagero u ah like ha igu cimamado👍👈

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 5 ปีที่แล้ว +20

    Haku badinin ninka kharashka 8000$ kaliya uga dhig saaxiib see weeye 🤣😂🤣😂🤣😂.xaliimo waa sidee lugta ilaa.......qaawani ayeeyo gacanaa kuu taagay koley sidaada lug ma taagi karee🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂😂😂🤣😂🤣

    • @naimaabdi4578
      @naimaabdi4578 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waybo uraqiiisisay

    • @shaafinho1539
      @shaafinho1539 5 ปีที่แล้ว

      Subacribe Isaar a Asxaabta

  • @muniircademp8802
    @muniircademp8802 5 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhh inta danyarna like igu qabo

  • @boqoradaistelka2169
    @boqoradaistelka2169 4 ปีที่แล้ว +2

    King ck nlow my pro dar Alle kuu jeclhy❤

  • @hudaali2270
    @hudaali2270 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh ck ma ooyeee mise waa heesee alpo 😹🤣🤣🤣🤣🤣

  • @caatocabdisalan7717
    @caatocabdisalan7717 5 ปีที่แล้ว +9

    Danyar kuxisaabiyow meherka boQol doolar ogadhig 🙏🙇🙅

  • @mohayare1087
    @mohayare1087 5 ปีที่แล้ว +4

    Hahaye inta mogdisho ku fiirsanowso like h ila dhafin

    • @abismediapro5630
      @abismediapro5630 5 ปีที่แล้ว

      moha yare10 wll subscribe an ka helo ado mhdsn

  • @najmaabdiaziz4227
    @najmaabdiaziz4227 5 ปีที่แล้ว +5

    H.gobad Hindi cml ayeyba udheleysaa kajol ayeyba ixasu sisay😂😂 ck video dambe xasidna ma'ihi 😂masha'allah 🤞waba ka'maseeray nimcadaas👊

  • @xidigtagedo2811
    @xidigtagedo2811 5 ปีที่แล้ว

    Wooow ciyaartaadaan ka helay ck ayadoo full aad ciyaareyso noosoo gali Mnsh allah horay usoco abowe ❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️

  • @hanidagen8258
    @hanidagen8258 5 ปีที่แล้ว +1

    2019 waxas walaga baxay gabdho idinka wilasha u naxarista farxada ka danbeysa wixi o horey u heesan wu hela 👏😍

  • @ahmedabdirashidibrahim4460
    @ahmedabdirashidibrahim4460 5 ปีที่แล้ว +5

    King ck bro keep going🎙

  • @hibakabdimohamed4969
    @hibakabdimohamed4969 5 ปีที่แล้ว +6

    Asxabta liketa igu so hargufa yaqe 😂😂

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 5 ปีที่แล้ว +12

    Muu shaqeysto ma gabar dad dhalaa meel cidla laga helaa nimanka somalida wan layaabe 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @maarialovly9762
      @maarialovly9762 5 ปีที่แล้ว

      Somalia lyabe mrkaa dhahesid ml aha kenyati tahy ish dhimo ceeb waba udhemehee waxnoo kle Gorman dalka lkri layhay😪

  • @asmahassan4097
    @asmahassan4097 5 ปีที่แล้ว

    Gabadha ani waaye ck yoow waanka aqbaly 😍😍😍😍 lcg wax masheegeyso jclkena kaweyn 😎

  • @fatiinqueen3421
    @fatiinqueen3421 5 ปีที่แล้ว +3

    Sister wiilka ufududeey😍lacag waad heli dontane insha Allah

  • @meriamaabdiosman201
    @meriamaabdiosman201 5 ปีที่แล้ว +17

    Hhhhh Mar hadan Dahab iyo Daaro foq laheeyn anay cidno dibada iiijirinee danyar igu xisaasbso igu daa jeceeylow 😂 Apayo uqafifi Wiilka Meherka adinkooon Kala fogaan misane Naceeyb iskubadalin sidiii idiin wanagsan sameeya iskusamra plz hawaaaro jeceylka

  • @ramlafarah3496
    @ramlafarah3496 5 ปีที่แล้ว +4

    Dadku orod badanaa intan qadenye 800 aaa😲😲 bal inta iga danbeso like 💗💞💝💖

  • @mpvlogs4314
    @mpvlogs4314 5 ปีที่แล้ว +16

    Alle Hasoo HadeeYo ✋

  • @dhhbbdjjnfjd225
    @dhhbbdjjnfjd225 5 ปีที่แล้ว

    Walaahi saxiib ck caadi ma taheed tarxiil saudia arabia.kkķkkkkkk you are my best TH-cam

  • @caamirlastkingofficialcaam659
    @caamirlastkingofficialcaam659 4 ปีที่แล้ว +1

    King ck 💋💋❤❤❤

  • @munaxuseen2423
    @munaxuseen2423 5 ปีที่แล้ว +25

    ❤King❤ ck ❤💯👈wlhi dar ilahey aan ku jeclahay waa iga qoslisa vidogada kama daalo

  • @aragsanaxmedxasan6020
    @aragsanaxmedxasan6020 5 ปีที่แล้ว +4

    Mar hadaan dahab Iyo Dara fooq lahaynoo cidna dibada ii jirinee Dan yar igu xisaabo igu daa jacelow wiil ka meher ka 60$ ogadhig (ish cala hees iga dheh ck keep going

  • @umumumtaz745
    @umumumtaz745 5 ปีที่แล้ว +19

    Hhhhhhhhh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣halkan jii jii leh sucudi malaga so tarxilay weeeeh

  • @deeqdalnuurshe7839
    @deeqdalnuurshe7839 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk ck funny tahy keep going 😂😂😂

  • @maazimmustafa3419
    @maazimmustafa3419 5 ปีที่แล้ว +3

    hadaad reer warshiiq tahy like iisaar ileeen heesta warshiikh laguso duubaye

    • @raaxomohamed8659
      @raaxomohamed8659 4 ปีที่แล้ว

      Adiga Ciyaar ku jiryaa Jaziira waye Meahaan

  • @munadeer9743
    @munadeer9743 5 ปีที่แล้ว +32

    wlsheY Lacag waxapa ma sheegto ee Wiilka isu Dabci xppti Nolosha aya ka Macaan lacagta ee

    • @likeboy5355
      @likeboy5355 5 ปีที่แล้ว

      muna deer wlly Adiga bilow nh xrfkaa hda la socotid u tanasul .5 xtaa kaama rabo dheh 😂😂

    • @karamaboy7560
      @karamaboy7560 5 ปีที่แล้ว

      Nice Hadal Micno badan ku fadhiya weeye Lacagi waa dhamataa Waana aduune lahelaa lawaayaa jacaylkaa kuleeh❤

    • @somalitiktok9371
      @somalitiktok9371 5 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/0q-lSiUmERg/w-d-xo.html
      Wll Subscribe iigu qabo Adoo RaaLi AH

    • @abkacade1817
      @abkacade1817 5 ปีที่แล้ว

      Luuqo

    • @nafisoisaq92
      @nafisoisaq92 5 ปีที่แล้ว

      Wow

  • @ccasiiscali9879
    @ccasiiscali9879 5 ปีที่แล้ว +4

    Danyar kuxisabiyo wiilka 100$ uka dhik hhhh one love bro ck nolow bro

  • @updirazhidbashirmohamed6194
    @updirazhidbashirmohamed6194 5 ปีที่แล้ว +17

    Mar Hadaan Dahab io Daar FowQ LahaYnoo
    Cidi Dibada ii jiranEe😪😪
    Dollar ii iManaYn🎟🎫
    DanYar iGu xisaabo iGuda JacaYLow😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣
    1k Like HalaYLa Dhaco😂

  • @ahmedmohamud8978
    @ahmedmohamud8978 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhhhh 😂😜🚶‍♂️ king ck bariyahaan like ta waa iga hilmaamtay lipaax.

  • @zkkingzaki6498
    @zkkingzaki6498 5 ปีที่แล้ว

    Ck mrku heezyo wuxu uu heezy ziidi afgooye 😂😂😂😂team Ck 👇🏻

  • @Arafodore
    @Arafodore 5 ปีที่แล้ว +6

    Waar ck yow yey ku cebeyn because this song is not original. They took it from a afaar song from Djibouti.

  • @cllhimoha3667
    @cllhimoha3667 5 ปีที่แล้ว +7

    2hrs 20k what amazing is this!! Lph kp going KU tegaraha

  • @ISSADIIN30
    @ISSADIIN30 5 ปีที่แล้ว +5

    The best reaction indeed

  • @kadare228
    @kadare228 5 ปีที่แล้ว

    Mar hadaan dahab iyo daaro fooq lagaynoo doolar ii imaanay danyar iigu xisaaboyo meherka ii khafiifi 😍😍

  • @sahilsahilcade6112
    @sahilsahilcade6112 5 ปีที่แล้ว

    Nin yahow ck adigaa shacabkaa ku bahan la.antaa awar qosolkaa iga dhameysee day horay usoco bro🙏🙏🙏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍

  • @abdllaahmed641
    @abdllaahmed641 5 ปีที่แล้ว +7

    ck sxp luuqadaada dhaxdhaxaad hano qoto waxaa jira dad taageerayaashada kamida oo aan af reexamarka aqoon.

  • @ramlaosman1612
    @ramlaosman1612 5 ปีที่แล้ว +35

    Walahi waa iga farxisaa markaste kudaabto

  • @frienzkoteefahre4643
    @frienzkoteefahre4643 5 ปีที่แล้ว +4

    VEIDO sHidn keep going

  • @kalifaypo8097
    @kalifaypo8097 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow

  • @ifkacaweeye6504
    @ifkacaweeye6504 5 ปีที่แล้ว

    Miyuu nacab keena isqangaraya 😍❤ ck😘😘😘 ilahaey dartis ayaan ku jeclahay wllkey