Labomid dooro jeel (prison) ama ..| saferkeygii Erar | my journey to Erar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @icc.concepts
    @icc.concepts 9 หลายเดือนก่อน +2

    xafiiska madaxweynaha caasimadda Dawladda deegaanka u gudbi. ninka gudomiyaha sheeganaya ha la anshax mariyee. well done br. keep up the good work

  • @MYTUBEHEESO
    @MYTUBEHEESO 10 หลายเดือนก่อน +6

    hargeisa kaalay oo ku raaxayso xoriyad bad meelkasta u mari hadii alle yidhaa nin ku taabta iska daaya cid ku eegimayso welcome open hands

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      👍🏽

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ma sha alla allow dadka xanosa kucafii❤❤❤👍

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Erer dadka harar leh wa kala laba Horudoco akhii soo badi

  • @AlBAZRiChannel
    @AlBAZRiChannel 8 หลายเดือนก่อน +1

    Pro Ethiopia 🇪🇹 dhan baa dad danbeeya ah layaab malaha wxaas
    Anigoo shiciba laygu adkeeyy waxyaalo badan Mise waa adoo camerd sita

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 10 หลายเดือนก่อน +2

    Yuu ku niyad fulaha erar jooga oo kale keep going adeer no so duub melkasta mahadsanid

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      👍🏽

  • @nawaafnawaafyare2109
    @nawaafnawaafyare2109 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mogadisho kaalay waa xuriyad kuna raxeyso cid kuku mashquleyso ma jirto enjoy

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah 👍🏽

  • @RAAGE-rq1ke
    @RAAGE-rq1ke 10 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer dalkaagii weeye waana lahaysta u hawlgal inaad xoreyso oo gumeysiga itoobiya ka dulqaado waxkastoo xun oo aad aragtana gumeysiga ayaa keenay

  • @passport_light
    @passport_light 10 หลายเดือนก่อน +1

    Lagend aan ku daydo mar walipa role model I ah Mr diiny nice video bro keep up the good work

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      Thank you @passport_light

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 10 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

  • @WAAMARKEYGII
    @WAAMARKEYGII 10 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going bro

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      Thank you

  • @shaqalleibnuaar7090
    @shaqalleibnuaar7090 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qoraalka hore waxaad ka dhig Taa Safarkeygii Herar

  • @ahmedjama-r1g
    @ahmedjama-r1g 9 หลายเดือนก่อน +1

    asc soo badi videoga aad kasoo duubto dalka hooyo mahadsanid

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  9 หลายเดือนก่อน

      Thank you

  • @MedidrissIbrahim
    @MedidrissIbrahim 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow xorre somali galbed

  • @manazilali1751
    @manazilali1751 9 หลายเดือนก่อน

    Wll harar somalida malaga wareegay oo hadda meel ey somalida sheegan karto maahan miya mida kale lugaadeena lagama yaqaan miya?

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 10 หลายเดือนก่อน +1

    Subxalla is ilali habo mcn ❤❤❤👍

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      Thank you habo

  • @AyanlePato123
    @AyanlePato123 9 หลายเดือนก่อน

    Caawa igu ka horeysa bro
    Waad dadaleysa lkn marka magaalada adan garaneynin qof caana oo maglaada kala yaqaano kexeyso Bro ok

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  9 หลายเดือนก่อน

      Thank you brother

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 10 หลายเดือนก่อน

    Big legend dinny ❤

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      Thank you brother

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 10 หลายเดือนก่อน +1

    11:37 😂😂 waad soo xirmatayeee

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน +1

      Haa, meesha , ma aqonin

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 10 หลายเดือนก่อน +2

    23:03🤔. African Law 😂 🎭.
    23:29 .
    You just need a Government promotion to go through the Country.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      👍🏽

  • @siyatsom9869
    @siyatsom9869 10 หลายเดือนก่อน

    Nice journey

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      Thank you

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid❤❤❤❤

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      Thank you

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 10 หลายเดือนก่อน

    Good bro sidaas nooguso duub🎉

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you

  • @MedidrissIbrahim
    @MedidrissIbrahim 6 หลายเดือนก่อน

    Dee maxan samayna kuwi dawlada somalia xakumayba saqiday ismael omar guelleh iskada warkisa

  • @Harun_Abdullhi
    @Harun_Abdullhi 10 หลายเดือนก่อน

    Aniga ayaa usoo socday imika ethiopia inaan meelo bdn tago lkn arinta maanta ku qabsaty ayaa layaab ka qaaday

  • @tamaanshire9989
    @tamaanshire9989 9 หลายเดือนก่อน

    Nio erar camar yusuf ogaden oo dabeecad xun ayaa jooga 😅😅 oromada ayuu ugalee

  • @dupetboy5618
    @dupetboy5618 8 หลายเดือนก่อน

    libaxaa abokor axmed ka yimi waa afarta xaraf

  • @alihassenroble4633
    @alihassenroble4633 10 หลายเดือนก่อน +1

    Degmada erer ee gobolka siti
    Dhulki beeraha

    • @MedidrissIbrahim
      @MedidrissIbrahim 6 หลายเดือนก่อน

      Beraha oromoda ka'ilaliya

  • @allaaamin1146
    @allaaamin1146 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry sxb howshaada sii wado insha allah

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      Thank you

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 10 หลายเดือนก่อน

    DIINI NOOGA SOO DUUB VIDEO QIIMAHA HOTELADA IYO MACAYSHADA DIRIDHABE NAGADAA DEEGAANKA SOOMALIDA DADKA MARKII GUMAYSI IYO BAHDIL KA, KU DHEERAADO QOF WALBA WUXUU NOQDAA JAAJUUS THAT IS WHY DEEGANKA SOOMALIDA QOFWALBA JAAJUUS U YAHAY YAAN LA TAGIN.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      👍🏽

  • @Positive-Energy-Vibes
    @Positive-Energy-Vibes 10 หลายเดือนก่อน

    ❤🫶🏽❤🫶🏽 GOOD 👍🏽 VIDEO CLIP ❤🫶🏽❤️🫶🏽

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  10 หลายเดือนก่อน

      👍🏽

  • @mahadsheikh2107
    @mahadsheikh2107 9 หลายเดือนก่อน

    Saxiib sorry, Somalida sideedabo sas ay ka qabaan wax la dubaayo. Somali deengana waa dad yara dambeeyo. Aniga 2017, anigoo qurbaha katagay oo Kismaayo iska dalxiisayo oo duubayo ay ciidamada Jubaland i qabteen deedna xabsi igeeyeen. maxaad wax u duubi, yaad u duubi. Marka waxan waa laga baxaa inshaa Allah.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  9 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad insha Allah brother

  • @ahmedjama-r1g
    @ahmedjama-r1g 9 หลายเดือนก่อน +1

    intii ugu jahilsanayd ayaa xil loo dhiibay marka siday donaan yeelayaan waa jahiliin magacooda aan qori karin

  • @CM-fg7rt
    @CM-fg7rt 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulkeeni soomalidu iska lahayd oromo iyo amxaar la wareegay f*ck 🤨