Nacam intuba run ayaad ku sheegtay sheikhow ILAHEY haka abal mariyo ficnanta iyo wacyi galinta aad bulshada somalida u heyso khasatan dhanka Diinta wlhi social media dadka ka hadlo adiga qof ku dhaamo waayay lacagtadana waa xalal of course you are earning through the right way ❤❤❤✅️
Sheekhow maad isaga canaanatid isaguba ma ixtiraamin caqliga dadka soomaaliyeed mana u hadlin si fiican anigu waxaan qabaa in xamse uu istaahilo waxa caruurtu ku sameysay ooy tahay🎉jasaa,u min jinsi camal isagaa unada ku jeesjeesa oo dadka soomaaliyeed si xun ula hadla iasagana caruurtan yaa lagu imtixaamey
Sheekha illaah subxaanu watacaala ha caafiyo tankale sheekhow dadka somaaliya wax baa ka qaldan dad waaweyn oo waxaad arkeysaa akhlaaq xumo ay sameenayaan aadba oraneysid dadku islaam ma aha miyaa illaahow ummadda u naxariiso adigaa awooda leh oo anagana nooga daba naxariiso somaalidu waxay tiraahdaa hadal qof si u yiri qofba si uqaadey
😂😂😂😂😂😂 Xamze iyo kuwa ka koraayaba way istaahilaan la ceebeeyo haday dibsanwaayaan oo is hagaajin waayaan Xasana haku yidhaahdeen wuu xaday ma dhergin 😂😂
Anaga waqtigeeni macalinka dugsiga quraanka ayaa walidken nagu dhihi jirey waa walidkina labaad ,waxan aqrin jirney shaafiin,Macalinkeen allow kaal,,,, Macalinkiis allow kaal,Walidkiis allow kaal,Walidkeen allow kaa,,Walidkiis allow kaal,waan sokoobey,marka walidiinteeni duceeysnaa janadii fardowso allaha ka waraabiyo iyo macalaminta nasowax bartey kuwa diin iyo kuwa maadi Aamiin yaa rabbi ❤❤❤❤❤❤.
illaahow cafimda sariiica sii sheik iyo inta xanunsan 🤲🤲
Asc, Murtidda waxaan ka gartay , Labbaddubba in aannay ahayn cullimmo haggaagsan, isla markaasna yihiin mushrikiin,
Waayo haddii uu shaydaanku karri waayo bisinka faatixadda , RABBI subxaannahuu wa tacaalkaaye ayaa QUR'AANKIISA , Siibba suurratu naxli ku sheeggay in uu mushrik yahaye .
Wa BILLAAHI tawfiiq.
Allaha siiyo Caafimaad ha siiyo Imaamka Xaramka aamiin Yaa Rabi
😭😭😭😭😭Illahow caafimad degdega sii Imaamka iyo inta xanuunsan oo dhan Amiin Amiin Amiin
Allaahowma Amiin
Aamìin yaa rabbi
Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲
Amin Amin Amin Ya Rabbi
Allaha caafimaad siiyo sheekha aamiin
Ilaahayoow u soo celi caafimaad kiisa sheekha aamiin 😢😢
One of my favorite sheikh maher Al muqaliy
Warmiyeesan ogeen meesha ugu fiican ee lagu dhinto meelkafiican ineeysan jirin miyeeyna ogeen allahu akbar.
Alaaahu akbar
Meesha ugu fiican oo lagu tamaniyo lagu dhinto wa madiino
Illahay hacaafiyo shekha Aamiin yarabi
Wallhi Wa Shekha aan uheclahay. Sh Mahir al maqli. Malinkastan dhageystaa. Sawtkiiisa. Alaw. Xifdi Shekhaas. Jecliyaaaa❤❤❤
My favourite sheik Maher May Allah swt give him blessings and full recovery. I am lucky that I prayed behind him.
😊
@
Shek hAl muqaily allah ku xafido
Shekow schoolada ganacsi ayeey ufuranyihii soomalia tarbiyo 100%100 majirto subxaanallaah
Allahu Akbar Allaha ha caafiyo Aamiin yaaaaa Allaha 😢😢😢😢😢
Alaha caafiyo sh kheena yaarab
ILAAHAAY SHEEKHA MAAHIR MACAYQALI ILAAHAAY CAAFIMAAD HA SIIYO TAAM AH DAMBIGIISA IYO DAMBI WAALIDKIIS ALAHA DHAAFO .
Shiikha ilaahow caafi qudbadiisa waan soo dhageestey waaneh jeclaa quraankiisa alxamdulilah sanadkan ayuu ilaahey i waafajiyey inaan si toos eh ugu so tukadey ilaahow shiikha noo caafi😢
Subxanalah culumada ilahay habadbaadiyo ilahay ha xafido culumada waa Look sodhigtay walahi sheqan waan jeclahay ilahay dartiis ilahay ha xafido aamiin 😢 codfiican aa ilahay ku razaqay ilahay ha ubarakeyo maschallah
Ilaahow culumada hanoo badbaadiyo 😢😢
Amiin
Ilahay sheekha ha caafiyo Aamiin
Allah hacafiyo Sheikh
Cimri dheer Cibadho Allah hasiyo
Sheikh Maahir muayqli Allah dartii baan u jeclahay ee Allah caafiyo.
Sidoo kle wlhi waan jclhy asiga ma ehee shiiq kle madhaheysti. Cashier ayaa ka diyaarsadaa
@@ifrahismail1110 khudbooyinkiisa Jimcaha ayaan jeclahay. Adigana Allah ku jeclaado wll.
@@shcyb1584 يحبنا الله كمااحببناشيخ ماهر المعيقلي حفظه الله ورعاه وطال عمره. امين يارب العالمين
Ilaahay ha caafiyo sheekh maahir macayqali
INNA LILAAHI, Akhlaaqdii iyo tarbiyadii Guri iyo skuuladii mesha ka baxday. Dulmi diid dalku hadji u burburo wakhti dheer ayay soo qadata inuu soo kaco. ILAAHAY XAQA HANA WAFAAJIYO amiin
Allah ha caafiyo sheekha
Alle ha caafiyo sheeq mahir❤
Ilaahay ha caafiyo Sheikh
alleh ha cafiyo shekha
Allah ah cafiyo 🤲🤲 shaqa
Allow cafimad sii al imam sheikh maher
Subxaanallaah allow caafi sheikha allaahu ma Ameen 🤲🤲😭
Alxamdulilaah allaha cafiyo shiiqa
Sheeikh Jizaakallahu qeyr waxa badan ayaa noo digtaa 😢
Subhanallah ,very Sad may Allaah guide all of us Ameen
Allah ha caafiyo Aamiin
Illaahayoow caafimaad sii sheeeqa
Allah caafiyo sheikh maahir ilaa iyo yaraanteyda aan codkiisa kiisa dhageysan jiray
Alhamdulilahi Allah ha caafiyo Aamiin.
Imam Maher Alle cafimaad hawziyaadiyi🤲🏽🤲🏽
Allahow caafimaad tamam sii 😭😭
Allaha cafiyo shiqa
Sheikh Maahir Allaha Caafiyo
Masha allah ilaahay haku xafido runtii waxaa tahay qof ka hadla runta ilaahay haku garb galo
Nacam intuba run ayaad ku sheegtay sheikhow ILAHEY haka abal mariyo ficnanta iyo wacyi galinta aad bulshada somalida u heyso khasatan dhanka Diinta wlhi social media dadka ka hadlo adiga qof ku dhaamo waayay lacagtadana waa xalal of course you are earning through the right way ❤❤❤✅️
Salallahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤.
Shiiqa Allaha Caafiyo haduu dhintana Janatul Firdowsa Allahaku Casuumo, Allahuma Amiin laxowla Wallaaquwah illabilaah😊❤️🩹🇸🇴🤍
Respect malahan somali SubxanaAllah
Imamka Allah ha caafiyo.
Xoriyatul always shiikhoow
Syeikh maher wlhi aad iyo aad ujaclahay aniga
Ilahay ha caafiyo sheekh
Imam dr sheikh maahir aalah ha caafiyo
صل الله عليه وسلم ❤
ALLAHU AKBAR 🇸🇦
Wa cabsii haday ruuntahay dhimashadisu
Shiiqunaa. Jazaakalaahu. Qeer sida. Aad. Wax walba. Noogu. Bayaaniso
Alle hacaafiyo Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allaha yow somaali kiisa wayn iyo kooga yarba rabiyow ina wada hadee aamin aamin aamin
Salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam
Ilahay ha caafiyo
Ilaahay hanaga soo gaaro
Somali respect 🫡 maleh xushmad makasayan
Adi xataa ka fiirso warkaa maalin walba shegto. shiikh wax waaniyoo waansaneen!!
Maxaa lagaa siiyaa B,m Haza ka har isku mid ma tihiin
Sheekha allaha cafiyo
Asc ilaahey ha caafiyo sheeqa
صلى الله عليه وسلم
Wcs illaahay haku xiftiyo
اللهم اشفيه شفاء عاجل
waligaa wax wanagsan sheeg hadikale iska amuus waa iga talo shilimad yar ha u aflagadeyn madaxda somalida somaliyane insha sla wey ficnaneysa yomul ayaam
Allow waayo noo daa culumada yarabal callamiin ⁉️‼️ subxaanallaah 😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
Subxanallah 😢❤
Ilaahay noo gar gaar
Allah caafiyo shekha
Allaha caafiyo Allaha cafiyo
Yaa kuyiri : shahaado soomaaliya laga qaatay Waxba ma ahayn meelna kugaarsiinmayso???!!! Ma reer galbeedka ama gaalo kale yaa warka kuusheegtay , wixiijira eefaaiida leh hala sheego , lkn waxaanjirin hanoo sheegina , dadka wadanka soomaaliya kamaqan , yaan wadanka la idiin foolxumayn , wadanka khayr badan ayaa kajira. gafna banii aadan baan unahay. Eekusoo noqda wadankeena qiimaha badan , ama wadankale ooislaam, kana soohijrooda wadamada gaalada , walaalayaal. allaah haidiin fududeeyee .
Subxaaana Allah
Tarbiyada ayaa ka xumaatey ardeydaas noocaas ah subxaana laah
Rabbiyow Caafi
Salalaahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha cafiyo cafimat taam
Rabbiyow caafi
shekh jazakallah wll waxaan qiirooday markaan maqlay codka shekh sudeeys wllkeen shekh mahir xamad Almuceyqali Alle hanoo caafiyo Illaheyna hanaga dhigo kuba hadaladooda kontorola
Sallalaahu caleyhi wasalam❤
Dugsitada wax laga barto waxaa xakuma waalidiinta maadaama ay lacag la baxaan, macalinku haduu ardayga akhlaaqda xun talaabo ka qaado lacagti soo galeysay ayuu waayayaa waalidkuna cunigiisa ayuu la safanayaa, dugsi kalana waa u bedalayaa, waxaa loga bixikaraa wasarada
Waxbarashada oo damaana qaada mushaharka macalinka.
Shilinka ayaa ka qiima badan akhlaaqda ardeyga.
Allow ku sii cafimad taama ah
Sheekhow maad isaga canaanatid isaguba ma ixtiraamin caqliga dadka soomaaliyeed mana u hadlin si fiican anigu waxaan qabaa in xamse uu istaahilo waxa caruurtu ku sameysay ooy tahay🎉jasaa,u min jinsi camal isagaa unada ku jeesjeesa oo dadka soomaaliyeed si xun ula hadla iasagana caruurtan yaa lagu imtixaamey
☝️ MASHA 🤍 ALLAH ☝️ TABARAKALLAH ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍
Arday Macalimiintoda aan xushmeenen yee kalo xush meenayan
Dhalin badan waan layaabey oo Jaamacad dhiganaya Qabyaalad ku faanayaya kana hadlaya
Sheekha illaah subxaanu watacaala ha caafiyo tankale sheekhow dadka somaaliya wax baa ka qaldan dad waaweyn oo waxaad arkeysaa akhlaaq xumo ay sameenayaan aadba oraneysid dadku islaam ma aha miyaa illaahow ummadda u naxariiso adigaa awooda leh oo anagana nooga daba naxariiso somaalidu waxay tiraahdaa hadal qof si u yiri qofba si uqaadey
Intasi waxaa dheer sheikhow waxan kaa codsanaya inaad isoo duceyso muraad ayaan leeyahaye inuu ILAHEY kheyrka iwafajiyo sida fiican aan rabo na ILAHEY isiiyo
Ixtiraamka waa muhiim wlh
Walai somali sida ay dowlad laan utahay ayay bulshada kunoolna wa bila akhlaaq
I believed it too
Baarlamaanku see u dhaqmaa?
😂😂😂😂😂😂 Xamze iyo kuwa ka koraayaba way istaahilaan la ceebeeyo haday dibsanwaayaan oo is hagaajin waayaan
Xasana haku yidhaahdeen wuu xaday ma dhergin 😂😂
Dhalinyarta manta waa wax aan aqkhlaakh lahayn macalim wax kama qaatan walidkana sidoo kale xishodki oo dhana waa la tuuray wiilal iyo gabdhoba
Wcs wlc Brother
Siyaad Barre kadib waxbarasho sax majiro maaragteen dhaqtar caan maaragtay siyaad Barre kadib
Waa maya wll
😂😂😂😂 Wuu dhintay Wuu Baxsaday Waa Cajiib