War guraw filimkii an kaa sugynay ee ad sheegysy mee ma geerar aad noo tirays ayuu aha 😂 Markaad guriga joogto ha soo hadal qadin 4 😂hadii kale dawlada ku xukumysaa
Hadad hees magala ku dhagaysato waxa laga yaaba ina waxaba ka soo qadin lkn miiga waxad is arkaysa adoo la qaaday marka ku cel celiso laxan ka ayaa la qabsanaysa ..
Gurey uu baqayaa in lsoo eryo😂😂😂❤ 1kaa wacan kulahaa 5:40
ayana laba kaga dhig guroow hh
imikan islaha soo qor
Markuu 5:42 marayey kulaha midhkaa wacan. Xaskiisu ka dhacay GURI BARWAAQO😂😂😂❤
Hada ma arko qof nabiga ku salinaya 😢
Scw
Guroooow afartaaa la qateee😂😂 Dumashiday wan dalamaya😅
Wa is xasuustay markasu yidhi hal waxa dhama lawa wa in sida laga baqo 😂😂
Guri affarta in uu amaano waa rabaa VAR xaafadana waa ka baqayaa😅😅😅
Wasiiradii ayaa xasuusatay guroow😂
Legend waxaanad hayn waxaanad heli karayn baa laga soo qaadaa 😂😂😂😂😂😂
Guri barwaaqoow waa ku sideee Waa Cabdiqaadir Abuukran Cadaw Buunis weeye
Nio Guroow pro plz malin kazta heez Qarami ah oo bilaa musica qac nooga zii
Guri barwaaqo waad baqaneysaa hhhhhh hhhhhh
Haa waa Fanankii Buuni
Alle ha Karaame Mar la Arag buu Ahaaa❤
Garow legend baa thy ina ader midhka wacan ❤ latali afarxaaslaysha
Intaa hada sodhagaysatay heestan xassan samatar😂😂😂
Gurey barwooq wllhie sxp SI kal iyo laaba ayaad iiga qoslisay Sida musiga iyo codka heska xasan Adan waan kaa kaa hayaa sxp
War guraw filimkii an kaa sugynay ee ad sheegysy mee ma geerar aad noo tirays ayuu aha 😂
Markaad guriga joogto ha soo hadal qadin 4
😂hadii kale dawlada ku xukumysaa
Guri barwaaqo Ninka aad codkiisa la dhacday waa Fanaan waxa la dhahaa Abdulkadir Hussein Mayow Buunis waxan ku maqlay inuu Indhoole yahay marka Okiyaalaha micna kujiro 😢
Haa anigaa aqaana wll daris baanu ahaan jirnay indhoole maaha indhihiisu waa yara diciif ee lakiin wax wuu arkaa
Guray zxp wanku wata basha 7ka ka cidhidhsanayan is joogna😂😂😂😂
Gurow adaa qori Cas ka shekayn jiree bacasaaf aya noqotay zhp
Waar guroow abti waadnaga qoslisee😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅
Scw
Fanaankaasi waa Legendary waxaa la yiraahdaa Cabdulqadir Xuseen Mayoow (Buunis) waa ka xumahay inaad garan weyday.
waa fanaankii weynaa ee buunis
5:39 lkn ma fiicna😂😂😂🎉
Hutelke talex ban ku casumaa😊
Muqaalka haa jarjarin fadlan, sidiisa Ku si daa. 💡
8:53 guroow wuu indho layahaye Allah ha uu naxariste
Guriyow bro waanu kaa haynaa
Guriyoow filinkaga ana Fagans sane ma is laan taad ka baqa naysaa wadigan 4tii ka mermerayeee😂😂😂
Cabdiqaadir Xuseen Mayow (Buunis), waa fanan weyn. Wax walba wxa kadaran afka codkas macan kasobaxayo taqsin baa kabuxda!
Ciyaarihiii aaway
Ninkani wuu insho layahay😊
Guroow dulmi aad qof bani aadama kagasho alle kuma cafinayo illa adonkiisi aad kagashay u ku cafiyo
Legendary GB😂😂
Firs guri barwaaqo legend pin
Qofkii ugu horeeyey😊😊❤❤😂
Gurow waxaan islah Fanka ayuu wax ka yaqaana ninka Murayada xidhaan ee heesaya Hadad garanayso maad tidhadeen waa nin iska Gaadhay....Waa Fanaan wayn
Hadad hees magala ku dhagaysato waxa laga yaaba ina waxaba ka soo qadin lkn miiga waxad is arkaysa adoo la qaaday marka ku cel celiso laxan ka ayaa la qabsanaysa ..
Garacow macawiista nagadaa😊😊😊😊😊😊😊
Gorow waa fanan rer Djibouti oo indhaleh kaa dhac dhée 😊
Buunis wa reer xamar weliba rer shingaani🤚
Ala guribarwaaqo kulaha gadhigad saarta lagala boodaya😂😂😂😂
Haye nagadaa gurow zhp 😅 wn ku fameynaaÿe
Guray waxa uu Xasuustay in islaanti daawanays😅
Guri barwaaqo cayaraha cawa kasugena😂
Guri barwaqo 3m ayuu uqalma
Inaba caadi maaha
Gurey waa qof calool buurano fahmi maayo jecelka
Guurow pinn ❤
5G aaway guri barwaaqo 😊
Gurow ma xafadaa lagaa dawadaa😂
Hhhh guri barwaaqow anoo ah madaxa kskabulada. Tiktok meel khaldan ba kagshey xalay 😂😂ee hindiga. Ohinta lagudaray
Guri abhaa was kulha ma gadhayso hadd gabdh u dirto 😂😂😂😭
😂😂😂😂😂 NAFTA ilasho guyi inadeer
𝙰𝚕𝚊𝚖𝚊𝚍𝚊𝚡 𝚛𝚎𝚊𝚌𝚝𝚘𝚒𝚗 𝚔𝚞𝚋𝚊𝚜𝚑𝚊𝚑𝚊𝚢 😂😂😂😂❤
Hhhh😂waqosley wlhi marqanka
War wll wa fanan buunis kan murayada gashan 😅
Guri Barwaaqo islaantiisii ayu8 xasuustay markaasu sida reer magaalka uga dhacay😂
Guro miyaa lagu agfafhiyaa 😂😂
Mxay thy ma fcnta orodka kgu so dhaafeysa😂😂
Grow ma xaajiyada ku daawata
Gurow wll dee mgacii dhulkd ka jrysaa mr kstee mxa qaldn😅
Waa ku fahansanahay oo xildhibaanadii baad soo xasuusatay inay kaa danbayso hhhh
Candulqadir xuseen buunis
Gurowo riwayadihii partiyada ahaa mee Kama haynee 😮😮😮😮
Filmkii mee guroo
5:49 halkaa gurow daba kawarwarbaad qabtaa ban umalaynoo 😂😂😂😂 waad is diidantahy qudhaaduye
Way fahan tay inay ku ciyaarayaan 😂😂😂
Qowdhanow ninku waa fanan wayn buunis baa la dhahadee boowe adkaaty😂😂😂
Abdiqadir hussein mayow bunis wa fanan weyn wa fanantii dhaxe
Waalagu shalaaqayaa😂😂😂
😂😂😂😂 guriyow sidaad ula haystay afartii baa xasuusatay xafadiii miyaa qoricas wax fahansan 😂😂
GUREY in lagu agfadhiyaa umaleen 4ta wxaad noogu diidaysid🤣🤣
Fanaankasi wuu indho la yahay wuu dhintaan maqlay guraw sidaa ula soco
Gurow offsit ayad kaligadhay 4 xaslaha😂😂😂
Hesta magaced xasan adan
Gurow Sowdiga liidka raacey
Kacaay kulhaa Al guray dhib badanaa😂
ismaacil cabdi laahi nolow zxp
Maficnaa nagtiibu xasusuty wuxu isyidhii walagu eryii
BaRceLo comE back tii KaSOo HdaL miZe reaL Madrid AyUu WaD nUhu DhacYaA Come back 😅
Gureyow filimkii away
Afarta indha qaaban waa niman ilaa halmid maahe hadda yaa hela 4 wax qaba labay ogaleembee😂😂
Ma dadba hees hindi ah dhegysta😂
Hhhhhh😂😊
𝐓𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐝𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐢𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐱𝐝𝐚𝐚 𝐠𝐮𝐫𝐨𝐰
Guri iska dhaadhicinta iska daa
Gurow kolba intaad.waxsheeg istiribaad.hadana xaajiyadiixasuusanaysaaye
Hhhhh aaar nin qori afkii ku jiraa tahay waad cabsanaysa lkn 4+1 wx dhama lawaa 😅
#guri #barwaaqo jaahil baad tahay wlhi
Waar diintu aragti maaha waa faral iyo sune 4ta dumarka waa wax alle baneeyay midhkana alle baneeyay.
Anuu 2 xaas baan qabaa walina qaar kale waan u baahanahay insha allah waanan ku talo jiraa inaan guurka badiyo
bisinka 18😂😂😂
Fanana Buunis dhashii muraqda fanka
Sharma boy
Sirta codku waa taqsiinta gurow
Nio sports badiisa ka baxa shoodhe sheeko Kuma haysid meeshee
Arosadu tebkibay qadanweyday😂
Sharma boy reaction
Hhh guray islanti xasuustay wuu sigtay😂
Islaantaad kabaqadatay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Guri wabaqaya borsada inabananka losodhigo kabaqa
Hhhhhh
Kan yare udanbeya mid walan weeye. 18 relationships? War waa wax waalan