Cun cuntoyinkan hadii aad Dhiig kar qabtud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 37

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dre mahadsanid wax badan ka faidey keep going

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah jzk Allah walal qeyr .

  • @maxamedyuusuf6190
    @maxamedyuusuf6190 2 หลายเดือนก่อน

    waad mahadsantay

  • @aishasimanchannel3799
    @aishasimanchannel3799 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Dr illahay hakaa ajir siiyo wayo dhiig kar ayaa iwareeriyey illahay cafimad ha siiyo

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal maasha allaha guuleyso viva

  • @MohamedMohamedsheikhhasanosman
    @MohamedMohamedsheikhhasanosman ปีที่แล้ว +1

    Dr istaroog ayAan 2 sano lug iyo gacan ayaa i dhacsandhacsan waxyabaha aad ka hsdleysidleysid ayaan samayn jirAY XANUNKU DHIG Kar ayuu ku bilzwdaynervo ayuu isu bedelay wxaa xiran xididka jirka intiisa amarka ama la shaaeya halbowlh xnuun lug gcan nafo ah hurda l,aan madaxwareer joogta muruqyda oo aan shQeyneynin waxaan sababsaday hilib cun badan cashada ka dib oon hory k jiifan xididka iran xinjir ayaa xiryDr aqopnyaada waan ku qancee fadlan talo i soo zsii beled weyneyanjpogaayezzAqoonta allaha kuu barakweyo AAMIIN

    • @draayahamedicallecturer3618
      @draayahamedicallecturer3618  ปีที่แล้ว

      Muqdisho imow, kadiba isbitalka digfer tag waxay ku so qorayn dawoyin tayo leh.
      dawoyinkas jogte. mahdaanid

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah ilaahay hakuxafido wllo 👍

  • @batuulohaji642
    @batuulohaji642 ปีที่แล้ว +1

    Dhiikarka iyo istarooga isku mid miyaa?

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa ALAAH. Jazaa ka LAAHu kheyraa

  • @qalbi_M
    @qalbi_M ปีที่แล้ว +3

    koostada
    muuska
    tuunta
    oliva oil
    Qaraha
    liin balmeemo
    Tufaaxa
    karootada
    yaanyada
    basasha
    bataati
    barbarooni
    sanjabil
    saliid macsaro
    +Exercise
    waxyaabaha dhiikarka kiciyo
    hilibka gaduudan
    cusbada
    coffee
    khamrada
    istroog inuu xididka xiro
    dhibaatoyinka uu sababayo
    +kilyaha ayuu dilaa
    +wadnaha xididka xiraa

  • @LeylaAbdi-q3m
    @LeylaAbdi-q3m 6 หลายเดือนก่อน

    Sajabilka makiciyo miya dr

  • @dhameystiranofficial-chanel
    @dhameystiranofficial-chanel 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid shukran wll abahee qabo

  • @rayaanabuukar3970
    @rayaanabuukar3970 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaal waxaan ubahanahay talooyinkaada

  • @chufane2412
    @chufane2412 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah aad ayaad

  • @NajmoShiikh
    @NajmoShiikh หลายเดือนก่อน

    Xage lagalasoxariraya

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walalkey!!

  • @xabiiboxuseen4082
    @xabiiboxuseen4082 2 ปีที่แล้ว

    Waa kaha dashaa sokorta

  • @ridwaancali5709
    @ridwaancali5709 ปีที่แล้ว

    Shukran❤

  • @abdiwahabahmed1431
    @abdiwahabahmed1431 4 ปีที่แล้ว

    Wiil guulaysto noqo

  • @h.abdallah.mohamed5484
    @h.abdallah.mohamed5484 4 ปีที่แล้ว

    Scww aad baad u mahadsantahay dr Ayaanle
    wax ma iiga sheegi kartaa kabuubyada.Labada cagood ayaa si dhamays tiran cagta hoose muddo 3 sana àh,haddi aan jiifo,hurddo ama aan socdo intaba.
    Haddaba maxaa u daawo ah oo looga dawoobaa

  • @cabdiqanixasanshaamow2770
    @cabdiqanixasanshaamow2770 5 ปีที่แล้ว +1

    ustadii ad io aya uku wacan thy

  • @ayansaciid572
    @ayansaciid572 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga wallal waa leygu sheegay 160 kor 85 hoos

    • @abdi2852
      @abdi2852 4 ปีที่แล้ว

      Wll wali ma qabtaa xamuunka ama waa ka ficnaatay hada

    • @ayansaciid572
      @ayansaciid572 4 ปีที่แล้ว +3

      @@abdi2852 wall kaniini baan Cuna oo yar yar lkn iguma badno

    • @maahirabdi6120
      @maahirabdi6120 ปีที่แล้ว

      ​@@ayansaciid572ani hoyadey kor 136 noqoty hosna 100

  • @sihamahmed9417
    @sihamahmed9417 4 ปีที่แล้ว

    Shukran walal

  • @rayaandagan528
    @rayaandagan528 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr si gaara kugu baahanahay waa qof talo caafimaad kaa rabo shikarka qabaa

  • @rayaanabuukar3970
    @rayaanabuukar3970 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @fartunpoi2575
    @fartunpoi2575 4 ปีที่แล้ว

    Asc