Qisada Boqoradii Xilka Haysay 70 Sanno | Elizabeth II.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Waa tuma boqoraddii kugu waqtiga dheereed ee 70 sanno ku xumaysay wadanka Ingiriiska? Sidee xilka ay ku qabatay? Maxaa isbadal ah oo dunida ka dhacay? Maxaa dhacay dhimashadeedii kadib? Yaa xukunka la wareegay?
    Dhamaan jawaabaha suaalahaan waxaad ka dhex helaysaa muuqaalkaan.
    #abdihaliim_ali
    1947 wuxuu hantiyey jecelkiisa wayna soo bandhigeen, hada 21 sano ayay jirta Elizabet waana ay aqal galeysa, sida sharciga ah philip waa nin kasoo jedo dalka ingiris kadib markay siiyen sharci dhalasho waxuun ka taqalusay dhalashadiisi ee gariignamada.
    1948 elizabeth waxay dhashay curadkeeda charles waana dhaxal sugaha dhaxli doono ayada ,
    sanadi 1952 george oo ah abaha elizabeth waala qabtay kadib wuu dhintay, halkasna waxay ka heshay kursigi poqortoyada
    70 ka sano ay ku fadhisay kursiga waxay lashaqeysay 15 resal wasaare kuwaas oo shan kamid ah ay dhasheen intay talinaysay .
    marki ay xilka halsano haysay waxaa dhamaaday dagalki labada kuuriya 1953
    24snao markay xilka haysay waxaa la as'asay shirkada Apple
    49 sano kadibna waxaa dhacay werarki daraha mataanaha
    68 sano kadib Ingiriska wuxu ka baxay midowga yurub
    70 sano xilka markay heysay ruushka waxa uu werararay yukrayn
    dhimashedada kadib wax yabaha isbadalka uu ku imadoono gudaha Uk iyo adunkaba
    kursiga waxa lawareegi doono curudkeeda charles 3
    Waxaa la badali doonaa sawirka boqoradda ee ku daabacan lacagta Ingiriiska. Ayadoo lagu badali doono sawirka boqor Charles 3
    Lacago cusub ayaa la soo saari doonaa, lacagihii horena waa la aruurin doonaa, ayadoo qaadan doonta sanado badan
    Sidokale waxaa is badali doona istaanbooyinka (shaabado) iyo baasaboorada.
    Waxaa kale oo la badali doonaa dareeska ciidanka boolis iyo militarigaba
    Sidookale inta lagu gudajiro maalmaha baroor diiqda, ayaa waxaa jiri doona isbadalo kooban
    Dhamaan warbaahinta Ingiriiska waxey tabi doonaan dhimashada boqoradda, ku dhawaad muddo bil ah.
    Wariye-yaasha BBC-da ayaa qaadan doona dhar madow ah, sidokale astaanta BBC-da ayaa isku badali doonta madow.
    Dhamaan ganacsiga UK ayaa xirmaaya maalinka dhimashadeeda.
    Diyaaradaha hawada ku jira ee Ingiriiska ayaa ogeysiinaaya rakaabka dhimashada boqoradda.
    dhaman wadamada, qasatan kuwa ay hoostagan boqortoyada ingiririska ayaa calamadooda hoos loo dhigi doona
    dhanka siyaasadda dibadda ayaa lafilaa in Australia ay ka hoos baxdo maamulka boqortooyada ingiriska

ความคิดเห็น • 22

  • @Haykal5
    @Haykal5 2 ปีที่แล้ว +7

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @Bacdoow11
    @Bacdoow11 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdihaliim ali👌👌👌🔥😎

  • @anababdullahi567
    @anababdullahi567 2 ปีที่แล้ว +3

    Hi

  • @XIGASHO_
    @XIGASHO_ 2 ปีที่แล้ว +7

    Captain majid wll pleas sida videoga youtubka sawirka asigoo sidiisa loo saaro wll ii sheeg pleas Alle khayr ha ku siiyee 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗.

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal waxa soo dagsaneysa app ladhaho youtube studio asaga kadhax sare ama youtube studioga ee google ka kaso gale. Mida kale waxa muhiim ah in numbar kugu xiran yahay youtube ka hada aqon verification youtube channel kuqor wa arke. ❤

    • @XIGASHO_
      @XIGASHO_ 2 ปีที่แล้ว +1

      @@QulasadaFilimada mahadsanid markalena mahadsanid captain🤗🤗🤗.

  • @somteg8747
    @somteg8747 2 ปีที่แล้ว +3

    saaaxib captain majid labo TH-cam maa Leedahaya¿

  • @Bacdoow11
    @Bacdoow11 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep up

  • @Ghazalisheeko
    @Ghazalisheeko 2 ปีที่แล้ว +2

    maasha allah jiil media hormar wacan idin rijeynaa insha allah

  • @SAKARIA1
    @SAKARIA1 2 ปีที่แล้ว +3

    sxp captain majid labo youtube miyaad leedahay sxp?

  • @jasondracula2935
    @jasondracula2935 2 ปีที่แล้ว +2

    markay xaladuhu jeexjexmen🤣🤣

  • @leylaaahmed6667
    @leylaaahmed6667 ปีที่แล้ว +1

    Keep going 😍🔥

  • @nasteexoxasanmahdi7920
    @nasteexoxasanmahdi7920 ปีที่แล้ว

    Captain .majid

  • @muhanadgg2789
    @muhanadgg2789 ปีที่แล้ว

    qaar waxan naga daya gaalada

  • @Sucad761
    @Sucad761 ปีที่แล้ว

    Side losameya filink

  • @ahmedhussein760
    @ahmedhussein760 2 ปีที่แล้ว +4

    Bro TH-cam kaan Link usamey kadhibna qulasadha filimada kuso share kare sifaa dhad bdn subscribe usaraan 🙏🏾🙏🏾🙏

  • @sakariyeyare1600
    @sakariyeyare1600 ปีที่แล้ว +1

    Wafarxad ilahay aka wara biyo narta jahanama

  • @Bacdoow11
    @Bacdoow11 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdihaliim ali👌👌👌🔥😎