“Xeerarka Lagu Sameeyey Somaliland Maaha Kuwo Lagaga Shaqayn Karo Maxkamadaha” G. Guuleed Dafac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 11

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 ปีที่แล้ว

    Waa guuuleed geesi run sheega insha allaaah

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN....

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 ปีที่แล้ว +2

    negatif inaad noqoto waa toxic.for the long terme waa lagu sumoobayaa walaahi !!!

  • @xamsecabdi7907
    @xamsecabdi7907 3 ปีที่แล้ว

    Guleed darfac runtii waa garyaqaan dhamaystiran dhinac kasta waana nin aqoon iyo waayo aragnimo buuxda u leh sharciga somaliland iyo dastuurka iyo xeerarka somaliland

  • @mukhogeesi3099
    @mukhogeesi3099 3 ปีที่แล้ว +2

    Mr. Eedaan Diid Qofka dhagaysta Ayaa ka Daran Mida Labaad Maxay Tahay Sababta Tv SAAB Oo kaliya looga wareysto

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 ปีที่แล้ว

    Kani miyaanuu ahayn kii lahaa eedaanka ayaa nadhiba waakuwa sharciga ilaahay lidka ku ah maxkamadahn gaaladu inosamaysayna waxaan ahayna maka sheekaynayo

  • @cabdii.m.9068
    @cabdii.m.9068 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a guuled waa nin ku caan ah danta dalka iyo dadka JSL

  • @axmedqaran6343
    @axmedqaran6343 3 ปีที่แล้ว

    GARYAQAAN GUULEED DAFAC
    WAAN KUGU RAACSANAHAY IN DALKA DASTUURKA QABYADA AH LAGA SAARO WAXAAN U SOO JEEDINAYAA SIDAA SI LAMID AH IN DAWLADAEENA SOMALILAND DHAMAYSTIRTO DASTUURKA

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 3 ปีที่แล้ว

    Dasturka 20% ayaa lagu dhaqmaa Si dhameystiran Looguma Dhaqmon

  • @ismailnour3154
    @ismailnour3154 3 ปีที่แล้ว

    Garyaqaan waad sheegtay in distoorku waajibiyay in xeerar ka farcamaan waa sax bal hadaba waxa tidhi xeerarka waxa samaynaya Baarlamanka kuwo shaqadooda khuserya way samayn karaan laakiin xeerarka loo baahan yahay ee shaqada jirta iyo Dalka looga Bahan yahay way badan yihiin adigu maadaama aad garyaqaan yahay bal hal xeer oo baahida maanta jirta ee shaqo laanta wax ka taraya oo ah xeerka ganacsiga same e una gubi cida ay khusayso waayo xeerwalba meel ayuu khuseeyaa cid xeerarka oo dhan takhasus Ku ihina ma jirto wax wayna maaha ee haykalkan guud yuun bay Ku dhaxjiraan bal intaa iga soo qanci garyaqaan.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 ปีที่แล้ว

    Waar gunbaa tuuugo ku haysaanumada