ABDINASIR SOLA HEES XASUUS AH LIVE 2020 XASUUSTII XASAN ADAN SAMATER SOO DHAWAYNTII MACALIN TUKE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 286

  • @gorgortv9486
    @gorgortv9486 4 ปีที่แล้ว +29

    FAIZA WAN TAAGEERA WAA GABADHA KALIYA EE ISKA BAREJESAY RAGGA SAMEYA VIDEO CLIP YADA HEESAHA SOMALIDA EE TH-cam YADA LEH.
    GO FORWARD WALAASHEY

  • @hassanmohamedibrahim8429
    @hassanmohamedibrahim8429 2 ปีที่แล้ว +3

    Niman somalia oo yurub ku nool oo sida dhar loo qaato bartey iyo sida cunto cuni lakii an aqoon si carurtoda ay u korsadan xasaskodana ay u cawiyan Niman kan curoortoda xabsiyada iney ku jiran aya laga yaba waqtigo duna waxey ku lumiyan macna daro iyo meel bilaash ayey ku beer dareyan waqtiga familkoda ay sin lahayeen 🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇪🇷🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇪🇷

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad ปีที่แล้ว +2

    Ustaad Abdinasir Ismail ( Sola ) Nin qiimo baddan wax baddan ka faaiday , xushmad baan u haayaa in baddan allaah cimri dheer iyo cibaado suuban inoo siiyo ,
    Dadka soomaalida wannaagsan ka soo haray buu ka mid yahay allaah ha xafido ❤️✊️🙏

  • @faizamohomed9763
    @faizamohomed9763 4 ปีที่แล้ว +14

    Wow! Show odeygu waa khatar, aad buu u cod macaanyey, Xassan Aadan Samater codkiisii lagamaba garto, ciyaartunbaa u goysaye Solo waa fanaan buuxa

    • @nasrohasan4943
      @nasrohasan4943 3 ปีที่แล้ว

      Ciyaar hadaadan aqoon si dagan baa loo ciyaara

  • @jamanur1694
    @jamanur1694 4 ปีที่แล้ว +11

    Abdinasir ma heesaan baan umaleenayaa, laakiin hadii uu heesay waa professional!

  • @deeqacumar6605
    @deeqacumar6605 ปีที่แล้ว

    Dhalinyaradda cuslaatay qatar cadiim❤️Dhurwaa duqa shan weer ka roon👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤️

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 4 ปีที่แล้ว +15

    cabdinasir soolo portal waad noo dhuumatay ileyn fanaan baad aheyd agaaa

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk Ustaad soola wa shiikhul kulli legend dheh heestii haradigeed halkeedii buu dhiga ustaadku

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi sola aad bow u jilay dadkane waa wada kici😍😍😍❤🎧👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 ปีที่แล้ว +17

    Waaw Solo heesta barteedii baad dhigtay wlhy well done

  • @moslinomahdi4634
    @moslinomahdi4634 4 ปีที่แล้ว +6

    Wiilkii habryartey faadumo saleebaan fanaat buuxa ayuu noqdey waan idin sallaamey adiga iyo mahad cabdule

    • @googleacount8936
      @googleacount8936 4 ปีที่แล้ว

      Habarya fadumo lama dhaha
      Waa amino salebaan lol👌

  • @amuunapizza224
    @amuunapizza224 4 ปีที่แล้ว +4

    Absolutely wlhi abayeshena side u farxsan yihin wage nabad so xasustena dholcadentoda ka helay abo mcn wa ku jeda bashala ♥️

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 4 ปีที่แล้ว

      Subhanalla ma abaha aya mesha ku jira kkkkkk.rabbiyo markan cimrikoda karo iga dig qof adunka wax la ka weydiya aamin oo iga yel kuwa adun iyo aqiro kuleysdey ya rabbi aamin aamin ya rahman.

  • @hary0102
    @hary0102 4 ปีที่แล้ว +14

    Aqoonyahankii Cabdinasir Solo ahaa ilayn wuu noo dhuuntay hada wixii ka danbeeya waa inaan ugu yeernaa fanaanka ugu taytal badan

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 4 ปีที่แล้ว +2

      Subscribe igu caawi wll adoo mhdsan

    • @munahassan8131
      @munahassan8131 4 ปีที่แล้ว

      Heeta.dadkii. sameeyay. U. Daa. Adi. Kumay. Siine. Cusure. Hassan. Adan. Ayaan. U. Dhiibne. Waa. Waxa. Markaynu. Kala. Guranayno. Aanu. Dib. Ula. Soo. Noqonayno

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 4 ปีที่แล้ว +6

    Sola All In One big respect brother 🌹♥️🌹

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 4 ปีที่แล้ว +3

    Hey suxufigii heesaa ayuu esu bedelay beautiful keep going

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 4 ปีที่แล้ว +29

    Waa yaab waa habeenkii duqowda stressku diiloodey feel free sollo iyo ficis

    • @beerlula8876
      @beerlula8876 4 ปีที่แล้ว

      Muhiba Hassan 🤣🤣🤣

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk waa run

    • @odeyga_xafada8352
      @odeyga_xafada8352 4 ปีที่แล้ว +1

      kkkkk walahi waa runtaa I dont see qof yar meeshaan

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 4 ปีที่แล้ว

      Adigu miyaad ka yartahay kkkk

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 4 ปีที่แล้ว +1

      @Luul Alla maxaa habar stress dilooday daawanaysa. Feel free

  • @مبارك-د2و
    @مبارك-د2و 4 ปีที่แล้ว +4

    wow kkkkk habenkii looma kala harineee
    waxeey soo xusuusteen 15jirnamadii....
    sola..profser meel walba ku roone ahaa inoo dhuumatay

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdinasir solo waa ka baxsatay ciyalka xafada hore u soco
    Faiza amiir camera woman hore u soco

    • @hafsoisman1847
      @hafsoisman1847 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk habeenkii odayaasha

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaaaaaaw. Waa weedenigi xassan Adan samantar cuusub. Xaasanow Aden sa matar hanolado waa hadalki wedeniyada khadijo dalays xassanow éden. Wa coodkidi xassan wedeni an isbedelin igadheh allow no ka da somali du u dhexeysa weedenigi codka dahabiga laha xassan Aden sa matar nodaya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴💖👍👍👍👍👍👍👍

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 4 ปีที่แล้ว +2

    Solo thanks waad no raaxeysay abtigey xasan aadan waadna xusuusisay allaha xafide

  • @Salamin77
    @Salamin77 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa munaasabaddii sagootinta isboortiga
    Ee macalin tuke

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 4 ปีที่แล้ว +10

    Caadi maaha walaahi codba ku jira
    Heesa hore laskuma qaado hadaanad sidan u soo dhaweeyan codka fanaankii lahaa
    Waad keen macalin sola

    • @yusufali7200
      @yusufali7200 4 ปีที่แล้ว

      Playback waye music ya u tumooyo kkk

  • @Gracias8868
    @Gracias8868 ปีที่แล้ว

    Wow waaba xasan aadan codkiisa sola Maashaallaah hore usoco

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 4 ปีที่แล้ว +4

    Wow I can see mahad faiza go ahead guul iyo gobonimo 💞💞💞❤👍

  • @tahliilmohamuudmohamed6861
    @tahliilmohamuudmohamed6861 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allaah c naasir solla heesta barteedii buu dhigay

  • @xadiyosalebanyusuf4232
    @xadiyosalebanyusuf4232 4 ปีที่แล้ว +3

    masha alaha cabdi nasir waad naa wada loxday waxaan diib uso xasuustaytiiyatar iyo xasanaadan samatar aalayah ciisag

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 4 ปีที่แล้ว

    Waayeel wareeray warkiisa waaye allaha na soo hanuuniyo

  • @sofiahassan7311
    @sofiahassan7311 4 ปีที่แล้ว +14

    I really love this man big respect🙏 abowe nag ba isku daythe iney sharaftisa mel oga dactho lakin dag jalaq umu sinin sas ka rawa

    • @hodanadam5870
      @hodanadam5870 4 ปีที่แล้ว

      Adiga mid ilmo kaga baxsda allah haku sahalo hadad tagerto nocan

    • @qaaliahmed4984
      @qaaliahmed4984 4 ปีที่แล้ว

      Sofia Hassan he left his kid with her , his son is copy of him if you see subxaanallah!!

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 4 ปีที่แล้ว

    Wallaah ustaad Sola waa noo gambanaa.

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow masha allah solo waa uu keenay kkkkkk Guul iyo gobonimo

    • @bellashariif4214
      @bellashariif4214 4 ปีที่แล้ว

      Fatuma Hassan maxaa maasha allah ah towba yaa rabi

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 4 ปีที่แล้ว +2

    Odayaashii reer magaalka ahaa

  • @bacaadmediauk4399
    @bacaadmediauk4399 4 ปีที่แล้ว +13

    Hees Iska Qaad Iyo Markaad Heesta Markaad Dareen Ku Qaadeyso Kala Duwan Heesta Dareen Lagu Qaadey Waa Iska Sidaan Iska Jilbooda 🙏🙏Sola🙏🙏👏👏

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 ปีที่แล้ว +18

    Odayga dheer ee okiyalaha sita ciyaartiisan la dhacay
    Solana codbuu hayaa

    • @mhassan9288
      @mhassan9288 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk waa Toronto Legend Cantar Jeenyo

    • @mushiali1807
      @mushiali1807 4 ปีที่แล้ว

      XIIRANE TV wuu jibeysanyahay siduu heesta ula socsadaan kehelay😂

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 4 ปีที่แล้ว +2

    alla hoyoooy macalinkaygi waa heesaya malcaamadi miyaanu ka baxna

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaw, hees aan innaba caadi ahayn...stadio Muqdisho, Koonis iyo weliba Luujino ayaa aad loo saari jiray marka cayaaraha top ka ah ay jiraan 👍🙏🇸🇴thanks Solo portal 👏

    • @mhassan9288
      @mhassan9288 4 ปีที่แล้ว +1

      Dadkii hore... waxaa kaloo la saari jiray Salah ibn Badiyah iyo Maxamed Wardi...waayo waayo aleylahe

    • @jdyexaashi7356
      @jdyexaashi7356 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mhassan9288 iyo waliba Siyad Khaliifa... Kkkkkk

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 4 ปีที่แล้ว

      Waayo waayo iyo xamar

    • @mohanedabdirahman7989
      @mohanedabdirahman7989 2 ปีที่แล้ว

      @@tusmoaadil1825 meesha rag da ah baa is waraysanaya

  • @Shabco_qaadi12
    @Shabco_qaadi12 4 ปีที่แล้ว

    fc raqayo Team wd bashashen wle

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 3 ปีที่แล้ว

    Waraa soolo waa idhunte samatar madan cebeyn barteda dhigte 😍🙏🏼🌹

  • @ikhiyaarali5706
    @ikhiyaarali5706 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw macalin sola caadi maaha 👏 keep going 👍

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pg 4 ปีที่แล้ว

    Walee.reer.faasiqiin waa isugu soo habarwacfeen meeshaan cajiib war ilaahiina ka baqa oo aakhiro xasuusta walaahaanan fisqi.horumar adduun iyo.aakhiraba lagu gaareeyn ee.maxaad ubadkiina diinta ku tarbiyeeysaan idinkii waalidiin sheenayaaba saan u xadreeynaahe.

  • @samahirdaahirmaxamad7282
    @samahirdaahirmaxamad7282 4 ปีที่แล้ว

    C.naasir sola wad keenty waliba si mcaan o lagu qancaayo tan kle wad noo dhuumaty ninyow waxd thy nin aqoon yahana fanka inad daneysaba ma moodi jirin guul

  • @ayanmohamed8512
    @ayanmohamed8512 4 ปีที่แล้ว +2

    Fanaanka Sanadka Cusub
    ♥️😍😍👏👏👏2020

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 4 ปีที่แล้ว +3

    Solo beesha haradigeed, hawd iika muuqdaa

  • @sahracabdulqadir8858
    @sahracabdulqadir8858 4 ปีที่แล้ว +1

    Aqiro saban waye allahaw qatumada qeyrnoguqatin

  • @mkh8898
    @mkh8898 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc qofka haduu da, gaarto waa inuu cibaadada u dhawaadaa, wayo xumaanta iyo cidii kaaga dayata xisabtooda adey kuraceysaa

  • @kwar3606
    @kwar3606 4 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah Hala bashaalo xasuus iyo wayo waayo

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 ปีที่แล้ว

    Hayay nolow👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌹👍🌹👍🌹👍🌹💖💖💖👍👍

  • @najaaanalka2238
    @najaaanalka2238 4 ปีที่แล้ว +5

    macalinkii wuu baashaalay

  • @hamdahamda7045
    @hamdahamda7045 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadow saacadan iyo hees 😭 ilahay hakaa madoobeeyo

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 4 ปีที่แล้ว +1

    waaawareey zola oo heesaya waad ka baxsatay.

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 4 ปีที่แล้ว +4

    XILIGAY KU TAHAY WNAAGSAN

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 4 ปีที่แล้ว

    Ar engneerkii waa is muujiyey ninwayn iyo hees nin wayn hore usoco

  • @MoGaMan99
    @MoGaMan99 3 ปีที่แล้ว

    Yanyam Alow kuu naxariisto

  • @nanaali8867
    @nanaali8867 4 ปีที่แล้ว

    Sifiican ayu ukeenay yasaalaam😍😍😍😍😍

  • @KingUkofficial
    @KingUkofficial 4 ปีที่แล้ว +4

    Faiza apayo m.a horey usoco

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE 4 ปีที่แล้ว

    Waa heesaha uu xasan aadan samatar password ka ku xidhay ee fanaan kastaa ka dhaco, caawa password kii waxaa jebiyay cabdinaasir sida software password ka loo jebiyo shaw haddii aad barato kan heesahana waad jebin kartaa hambalyo sollo big respect maanta waan kaa leexday

  • @fatmahassan7902
    @fatmahassan7902 4 ปีที่แล้ว +5

    This sola guy is everywhere these days bisinka

  • @anabaliomara.a.o3604
    @anabaliomara.a.o3604 4 ปีที่แล้ว

    Waa ka baxsatay

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 4 ปีที่แล้ว

    Aar waa xiligii cibaadada

  • @fathiajama6834
    @fathiajama6834 4 ปีที่แล้ว

    Abdinasir wuu tuurtay caawa lakiin su aal baan idin waydiiyay ileen qurbaha laguma waayeelo misw waa habeenkii waayeelka anaga waayeelku meelahan oo kale way ka xaragoodaan halkanse waan arkaa balaayo iyo cuduro stress iyo wax layidhaa waa kiniinigoodii

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 4 ปีที่แล้ว +3

    Odayaal waawayn oo masajidkii soo cidleeyay . ciyaar xumaa Asaasaqiin tu

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 4 ปีที่แล้ว +3

      Masjidka ma odayaasha loogu tala galay?adiga yaa kaa dhaafay oo kuu balan qaaday inaad noolaanayso

    • @jdyexaashi7356
      @jdyexaashi7356 4 ปีที่แล้ว

      Simaneey inan baa tahay, xaaraaaan laguma caayi karo lkn intaa ku ekoow... Inanimada🌹👍

  • @Rersomali
    @Rersomali 4 ปีที่แล้ว

    Ragi hore wa bashaal, raga mantana wa selfie

  • @luuqtv5879
    @luuqtv5879 4 ปีที่แล้ว

    Cod ayaa kudhamaaday sola wuu nagaaday odeyga fanaan ayuu ahaa

  • @farhiowarsame8652
    @farhiowarsame8652 4 ปีที่แล้ว

    Odagaya caadii mahan waa shiiden yahaya

  • @fj8626
    @fj8626 4 ปีที่แล้ว

    Weli shakibaa iiga jira, siduu u soo dhaweeyey. Live baan ku qaban doonaa, Solo!

  • @ahmedaaa2497
    @ahmedaaa2497 4 ปีที่แล้ว +1

    Odeygana ma fanan cusubaa waaba yabe

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 4 ปีที่แล้ว

    Yaahuu dheh kana haduu hee saayo. Waanba iska Daan heesaha daa washa dooo da

  • @Qaali12
    @Qaali12 4 ปีที่แล้ว

    Bravo C/nasir 👍

  • @abdihakiimmuuse9300
    @abdihakiimmuuse9300 3 ปีที่แล้ว

    Odaygu waa fanaan wayn ileeen

  • @ciyowcassio3764
    @ciyowcassio3764 4 ปีที่แล้ว

    Walahi Sola waxaa ciyaarayaa baray ninka mursal fadagan laxanka heesaha u saara Yaab

  • @amransuper431
    @amransuper431 4 ปีที่แล้ว

    Waaw war ninka fanan bu ahaa ilen
    Vodka ayaa idily

  • @sahracabdulqadir8858
    @sahracabdulqadir8858 4 ปีที่แล้ว

    Kikki somali. Wadan wada fananin ah wadanwada madaxwayna ah wadan wada yutober ah

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 ปีที่แล้ว

    Waa wareey oo maheesaa ninkan sola

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 4 ปีที่แล้ว

    ninkaan wuxuu u egyahay mr bean

  • @foos7330
    @foos7330 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc asxaabta walahi waa ka baxsaday odeyga 💞💞💞💞💚💚💚💚🙏🙏🙏

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 3 ปีที่แล้ว

    Sola ❤️ full respect ✊ man

  • @shukricaadey2955
    @shukricaadey2955 4 ปีที่แล้ว

    War xaajigiii Maxaa ku dhacay

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 4 ปีที่แล้ว

    Ma la hubaa in codka isaga yahey waana tageesanahey

  • @zakariahassan6293
    @zakariahassan6293 4 ปีที่แล้ว

    Abdikadir.
    Fadlan.waxaa.kaa.codsanayaa..inaad.mar.2aad.noo.qaadaa..
    Hees.kale.
    Sida.heesta.guuleed.majoogaa.
    Hadii.aad.haradigeed.ka.baxsatay.
    Guuleed.majooga.
    Waad.ku.luqluqaneysaa.

  • @mushtaqomar6527
    @mushtaqomar6527 4 ปีที่แล้ว

    Balyo kula qalocnathy eee iga amuuuuuus

  • @husseinsharaf368
    @husseinsharaf368 4 ปีที่แล้ว

    caadi mahan solo

  • @mohaabdi598
    @mohaabdi598 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi codkisa xasan adan modey nio libax waye ninkan

  • @lamyalamay3049
    @lamyalamay3049 4 ปีที่แล้ว +4

    haloo istaago cod buu haaaye

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 4 ปีที่แล้ว

    Ninkani Horta Miyaanu Cid Qabta Lhyn

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 ปีที่แล้ว +5

    Abdinaasir caadi maahid halkeedaad dhigtay

  • @J_Dub63
    @J_Dub63 3 ปีที่แล้ว +1

    Problem ku waa qof kasta wuxuu rabaa inuu wax duubo ! reer baadiye mara waaxid . Meesha min camera man ah oo professional ah ayaa jooga oo shaqadiisu tahay inuu duubo , marka waxaan fahmi waayay sababta uu qof kasta intuu lasoo baxo cellphone uu fanaanka u khalkhalinayo !

  • @fowsiyamohammed9633
    @fowsiyamohammed9633 4 ปีที่แล้ว

    woow sola ileen cod baa ku duugnaa

  • @deeqtutors6288
    @deeqtutors6288 4 ปีที่แล้ว +7

    abdinasir ismail engrkii waynaa aqoon yahan somaaliyeed

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 4 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe igu caawi wll adoo mhdsan

    • @deeqtutors6288
      @deeqtutors6288 4 ปีที่แล้ว

      @@kungabdhoodkaroon8000 waaan kuu saara aduuna iigu qabo kunka roon wlo qali

  • @omarboqor6665
    @omarboqor6665 4 ปีที่แล้ว

    Allfan /Abdinasir

  • @burhaanxaashi7465
    @burhaanxaashi7465 2 ปีที่แล้ว

    Waaw soola

  • @darkfireprincess9557
    @darkfireprincess9557 11 หลายเดือนก่อน

    Wow❤❤❤❤❤❤

  • @abdikarimhassan2402
    @abdikarimhassan2402 2 ปีที่แล้ว

    Rageedii weeye

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 3 ปีที่แล้ว

    Habeenkii odayaasha😂😂😂😂😂

  • @canshuurbixiyahadulman9799
    @canshuurbixiyahadulman9799 4 ปีที่แล้ว +2

    8 like nice

  • @nimcoshow1924
    @nimcoshow1924 4 ปีที่แล้ว

    Asxbeey iga daba geey ninka heesaya kii gabadha wuu ixumeeyay dhaheesay miyaa ninkaan nin aqiyaara ayuu ueg yahay

  • @snowwolf6355
    @snowwolf6355 4 ปีที่แล้ว

    😄😄😄😄😄👍👍sola dadki ku dhageeysan jiirey haada ma heesahaga iyan dhageeysana

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 4 ปีที่แล้ว

    Wuu keenay wallee

  • @Ozziany
    @Ozziany 4 ปีที่แล้ว

    Codka iyo music ga xasan cujeeri somaha

  • @hodanadam5870
    @hodanadam5870 4 ปีที่แล้ว

    Hadad tol u tihin wilkisa canha uga soo qada

  • @caliidiris9914
    @caliidiris9914 4 ปีที่แล้ว

    Saaxiib heesti waad dishay ka daa sidaa maaha sxb

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 4 ปีที่แล้ว +2

    ODEEYGA CAADII MAA AHAA WAAJIIYO XUUN AYUU JIIRO GALIIN LAAHAA IYAAHAA