Bustaha ilmaha sida dunta iyo irbada loo qabsado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Asc wr wb daawadayaasha qiimaha leh qofkii xiiseynaya barashada samaynta dunta (crochet) Waxaan idiin hayaa casharo badan oo ku saabsan sida bilow ilaa bustaha loo sameeyo iyo koofiyadaha ilmaha marka inshalah ku xirnaada channelkan and please like share and subscribe jizaakallaahu khayr.

ความคิดเห็น • 64

  • @kiinalii1131
    @kiinalii1131 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤Mahadsanid wll🎉

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallah qeyr wallo aad ban urabay barashadeeda

  • @sureyoisse4615
    @sureyoisse4615 7 ปีที่แล้ว +2

    xabiibti qeer aan dhamaan allaha ku siiyo waan kaa faa iidney

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  7 ปีที่แล้ว

      +sureyo isse aamiin dhamaanteen walaashay qaali :-)

  • @duniyachannel1335
    @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว +8

    Asc wr wb walaalaha qiimaha leh manta Waxaan idinla share gareynayaa sida dunta iyo irbada loo qabsado ka dibna chain ama xariga loo sameeyo si ay kuugu fududaato samaynta bustaha iyo wax ka sii waynba inshalah. Please gaarsii walaalaha danaynaya,like share and subscribe jizakallahu khayr.

  • @Omlas989
    @Omlas989 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abyo shukran boorso soosamee❤

  • @RoodoAxmed-w5g
    @RoodoAxmed-w5g 19 วันที่ผ่านมา

    Abayo inaa barto hadaa rabo maxaa ii fududen karo xafadehen laguma barto wanna rabaa inaa sifican ubarto❤

  • @rayancali6535
    @rayancali6535 8 ปีที่แล้ว +3

    Cuntada naga dhaaf sis bustahaan na anfacaaya

  • @عاءشةحسين-ض7س
    @عاءشةحسين-ض7س 5 ปีที่แล้ว +2

    salamu calaykum
    macalim dhulkena ma laga hela duntan bac ayaa laygu baraa o way igu yara adagtahay please jawaab isii hadise lahelo ma qaali baa mise waa iska caadi shukran ad iyo aad baad u mahadsan tahay

    • @xafsaxasan7981
      @xafsaxasan7981 ปีที่แล้ว

      abayo haa waana ra qiis

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 7 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@xafsaxasan7981SALAAM Akaykuma MASHA ALLAHA wll XAGEED joogta ma SOMALI Anigu waan ka waayay somaliland Garahaan hargisa 😢

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 ปีที่แล้ว +2

    Biraha Magacada ishiga iyo dunta xage laga hela puntland garowe jooga🥺🥺

    • @ikramhussein7554
      @ikramhussein7554 ปีที่แล้ว

      abyo adiga online miyaa ka barataa ani muqdisho joogaa

    • @khadroalixuseen8621
      @khadroalixuseen8621 ปีที่แล้ว

      Isku meel joognaa abyo ana waan rabey markaa heshid isoo qabo

    • @xalwocabdirixman7198
      @xalwocabdirixman7198 ปีที่แล้ว

      @@ikramhussein7554 maya wll

  • @cowkeaxmed
    @cowkeaxmed 7 หลายเดือนก่อน

  • @kaahakiinahmed5463
    @kaahakiinahmed5463 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran abayo

  • @ubahinamusa6208
    @ubahinamusa6208 8 ปีที่แล้ว +2

    💖💖💖💖💖💖

  • @hoodonaasir6775
    @hoodonaasir6775 2 ปีที่แล้ว

    Wll xage joogta

  • @ibnusuldaan7091
    @ibnusuldaan7091 5 ปีที่แล้ว

    Duntaba guriran halkeebad ka heshaa

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  5 ปีที่แล้ว

      Ibnu Suldaan walaal ka raali ahow waqtigaan kuu soo jawaabey, guriran maxaad ka wadaa dunta xagee ka soo gadataa hadaad ka wadid waxaa jira dukaamo dunta iyo irbadaha lagu gado iyo alaabaha gacanta lagu sameeyo marka wadankaad joogtid ka fiiri inshallah. Aniga London baan joogaa dukaamada hindida xataa qaar baa gada qaarna dukaamo loogu talo galey inshalah su'aalo kale hadaad qabtadana waad I waydiin kartaa inshallah

  • @dreamgril1554
    @dreamgril1554 3 ปีที่แล้ว

    Side ku baraty abyo

  • @NimcoAhmed-ch1vi
    @NimcoAhmed-ch1vi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo qeer Alle ha ku siiyo noo soobadi❤❤❤❤

  • @rayancali6535
    @rayancali6535 8 ปีที่แล้ว +1

    Cuntada naga dhaaf sis bustahaan na anfacaaya

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      ahhaha xbbti Rayan waad iga qoslisay, Ramadaanka Waxaan is iri halaga faaideysto cuntada laakiin kuwo badan oo aad u fudud baan soo wadaa inshalah waqti dhow jizakallaahi khayr sis

  • @mahamedmohamudabukar9867
    @mahamedmohamudabukar9867 4 ปีที่แล้ว +3

    Abayo waa lo baahnyhy cilmigaan wali kuma arag gabar somali oo san utaqaano maaha allh xageed kabaxday hada maaso noqotid abayo

  • @CabdalaFarax-h1w
    @CabdalaFarax-h1w 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo mahad said sida books loo sameyo noo soogali

  • @Neyma884
    @Neyma884 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo xage aday I hope sidas inada noga tagin 😢

  • @LulAwil-zk9lw
    @LulAwil-zk9lw 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid❤❤❤❤

  • @MaxamedLiiban-o6y
    @MaxamedLiiban-o6y 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid❤❤

  • @najahdaud6147
    @najahdaud6147 10 หลายเดือนก่อน

    Alla wll in aan barto raabaa

  • @mamasomalia4013
    @mamasomalia4013 7 ปีที่แล้ว

    abayo manta waxa aday mel farshanka lagu barto ajnabi aya barayen waxey itusen tunta lkn waxey isiyen xirbad 2 xabo isku dhagan ah waxa igu adkatay sida tunta gacanta logu aqabanayo iyo 2 cirbad ee isku dhagan oo gacanta ku baneysid lkn adiga mida isticmaleysid wa easy

  • @suleekhaabdala5003
    @suleekhaabdala5003 2 ปีที่แล้ว

    Inanti qolkan lahayd dib halogu geero haday noshahay

  • @hodanqorane5624
    @hodanqorane5624 5 ปีที่แล้ว

    Walaal shay qaali khayr badan ala haku siiyo inbadan Ayaan day dayay cashar kan oo kale Laa kiin soomaali waan waayay

  • @fadumoosman2352
    @fadumoosman2352 8 ปีที่แล้ว +1

    wcs masha Allah ina ka fadideysano jazakalah kheyr

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Waiyaki xbbti Fadumo Osman waa dun aan samaynteeda ka daalin aad buuna u fudud yahay samayntiisa.

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@duniyachannel1335SALAAM AKAYKUMA WLL XAGEED KA DHACADY RUNTII DUNTAN WAANKA WAAYAY MAGAALADAAN JOOGO OO TA YAR YAR BAAN HELAYE ADIGU XAGEED JOIGTA MA KIDNEY MISE SOMALI II JAWAAB BAL🎉🎉😊

  • @hodanqorane5624
    @hodanqorane5624 5 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll noo siiwad fadlan

  • @salmaabdi228
    @salmaabdi228 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Waansogate cirbadhaan iyo dunta lkn sidha looisticmala ma'qaano

    • @naimahelan7935
      @naimahelan7935 4 ปีที่แล้ว +1

      Apaa intee kaso gadaty wan u baahanahee

    • @hiigsiiyohimilo2488
      @hiigsiiyohimilo2488 3 ปีที่แล้ว +1

      Abayo qofki muqdisho jogo hano shego mesha alaga helo

    • @najaxbintumaryama7606
      @najaxbintumaryama7606 3 ปีที่แล้ว +1

      Abayo intee kasoo gatay muqdisho

    • @salmaabdi228
      @salmaabdi228 3 ปีที่แล้ว +1

      @@najaxbintumaryama7606 abyo aniga Kenya jooga
      Nairobi iyo mombasa waa lagahela

    • @salmaabdi228
      @salmaabdi228 3 ปีที่แล้ว

      @@hiigsiiyohimilo2488 sorry abyo Kenya jooga

  • @kaahakiinahmed5463
    @kaahakiinahmed5463 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran abayo

  • @kaahakiinahmed5463
    @kaahakiinahmed5463 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran abayo

  • @caashoshiine7190
    @caashoshiine7190 3 ปีที่แล้ว

    Dunta tinta no sogali

  • @xaawaciise6680
    @xaawaciise6680 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 2 ปีที่แล้ว

    In aan barto aan jeclahay 💝

  • @zahrasaid8338
    @zahrasaid8338 8 ปีที่แล้ว

    walalo maashaa allaah halkee dagantahay adoo raali

  • @Hawaabdiali-v2j
    @Hawaabdiali-v2j 6 หลายเดือนก่อน

    Ilh haka abalmariyo 7sano kahor muqal ad sameysa manta icaiwyy❤

    • @sarsaf-7933
      @sarsaf-7933 2 หลายเดือนก่อน

      Wll xagee laga helaa qalabka lagu sameenaayo

    • @Hawaabdiali-v2j
      @Hawaabdiali-v2j 2 หลายเดือนก่อน

      @@sarsaf-7933 Nairobi wllo

  • @safiali3573
    @safiali3573 7 ปีที่แล้ว

    Abayo midka labaad sidaa loo geliye keeni la ahay 😏

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  7 ปีที่แล้ว

      Adontti Allah soo dhawoow walaashay qaali. Midka labaad kee waaye gacan ahaanta maad ka wadaa?