Iidle Bas dheh kulahaa 😂😂✅

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 528

  • @asalraacmedia
    @asalraacmedia 5 ปีที่แล้ว +41

    sxb ck waxan jeclan laha inaad film yar noo samaysid ama ruwayd sheeko gaaban aad ayad ugu ficantahy dhanka jilista taagero badana waa kusii heli lahayd thanks

    • @buraalemaxamudAraarso
      @buraalemaxamudAraarso 5 ปีที่แล้ว

      Waaaw ✌❤ck ❤Sxb qli

    • @halimafani4287
      @halimafani4287 5 ปีที่แล้ว

      Alla alla wiilyahow waligey komenti mabixinin cawa ciil ayan usobixiye teelki anhaye intan warkada firsanaye kolna qoslaye markan arke video gadeh wlh telki anba ilawe ila u afka igadacay bishinta afka barar wlh cawa waligu qoslaya rerka

  • @daarutaqwa6235
    @daarutaqwa6235 5 ปีที่แล้ว +106

    nin ayaa xaaskiisa ku xunaaqay markaas ayuu ku yiri
    waxaan layaabey sida aad u qurux badan tahay iyo sida aad dabaal u tahay
    xaaskiisa ayaa ku tiri illaheey wuxuuu ii qurxiyay inaad quruxdeyda darteed ii koolkooliso oo dhibta iiga dhowrto
    wuxuuna ii dabaaliyay inaan adigaas guurkaaga aqbalo 😂😂😂😂😂
    Hadaa ka heshay sheekada like & subscribe ha iga iloowin

  • @samatarmahamud3142
    @samatarmahamud3142 5 ปีที่แล้ว +371

    HADAD MUSLIM TAHAY LIKE II SAAR

    • @bushracalii3502
      @bushracalii3502 5 ปีที่แล้ว +3

      Muslim wa ahay lkn like maku sarayi maxa ku daaari

    • @abdalladaacad5625
      @abdalladaacad5625 5 ปีที่แล้ว +1

      Samatar Mahamud hdan Ahyna Mxan Ku Saraa

    • @samatarmahamud3142
      @samatarmahamud3142 5 ปีที่แล้ว +1

      Hadad like Iyo subscribe aad iskugu kay dari waydo aday ku taala

    • @mahomedfarahjama7550
      @mahomedfarahjama7550 5 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/rsmYI2BbPfg/w-d-xo.html

    • @meddjibouti4500
      @meddjibouti4500 5 ปีที่แล้ว +1

      Muslinimadayda mawaxay ku xidantahay inaaan like kusaaro waar waxkale ood ku tuuksato raadso😂😂😂

  • @somaliinstagram1484
    @somaliinstagram1484 5 ปีที่แล้ว +83

    Alxamdllh dheh hadad cafimad qabto cawa

  • @kingcb5745
    @kingcb5745 5 ปีที่แล้ว +41

    Nio intan mar an ku dawaday hadi le lacagayn lhaa Tajir ayan ahan lhaa wle
    Keep going king 👑 ck

    • @roodaabdilahi3514
      @roodaabdilahi3514 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhhhhhhhh isda low dhirbaxay idle ormar hore u soco tageero boxda Ayanku haya bro

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 5 ปีที่แล้ว +2

    Insha allaH ku xiizi doonaa
    Adigo nabaf qaba inoo so labo
    Arintadana alle haku so fududeyo big bro We love wllhi ❤❤

  • @frienzkoteefahre4643
    @frienzkoteefahre4643 5 ปีที่แล้ว +2

    Wah wah meel u king cK👑👑 jooga liga ma wyo Comment iyo like keep going sxp qali 😎😎😊

  • @sadikibwoybwoy1955
    @sadikibwoybwoy1955 5 ปีที่แล้ว +9

    Ck nin weyn keep going kaka love kugu ahay inta ck taagersn liketa iigu qabta.

  • @faizoahmed7208
    @faizoahmed7208 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla maalin dhan hanaga maqnaanin wllhi you tube ka nuur mlha ck ku jecelnhy ❤❤❤❤❤❤ insha allah kuwii janatul fardowsa ku kulma allaha nga dhigo
    Kuu xiisi donaa boqortooyo lhubo 👈💋💋💋💋❤

  • @yaxyeboote8454
    @yaxyeboote8454 5 ปีที่แล้ว +33

    seccond 👍like isara inta iga danbeysa ❤plz

  • @SharmarkeAOsman
    @SharmarkeAOsman 5 ปีที่แล้ว +24

    Musicaas murugada ah ee ku beegan 3:00, waxaan ku xasuustaa qaraxii soobe ee 14october oo meel walba ka daarnaa.

    • @maanow1278
      @maanow1278 5 ปีที่แล้ว +2

      Bentaa ma ahan wllhi

    • @SharmarkeAOsman
      @SharmarkeAOsman 5 ปีที่แล้ว +2

      @@maanow1278 thanks walaal.

    • @amalabukar9576
      @amalabukar9576 5 ปีที่แล้ว +1

      Aaaaax haa wlhi mxaa nooso xasuusisy wll

    • @SharmarkeAOsman
      @SharmarkeAOsman 5 ปีที่แล้ว +1

      @@amalabukar9576 walaashay, walal qali, ma iyada wax la ilaawi karo ah. Walahy markan musicaas maqlo, qalbiga i danqada.

    • @zaralulu3669
      @zaralulu3669 5 ปีที่แล้ว

      Sharmarke Aidarus waaa runtaa wll

  • @qaalilakiofficial5107
    @qaalilakiofficial5107 5 ปีที่แล้ว +6

    Hh waxba ka dhcey idle iyo qaali Argasn best film wan idiin leyhy hormar wacn king of king Ck so sodhowen wcn wala qaali💗💗💗💗💗💗

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 5 ปีที่แล้ว +47

    Hey hey waaku slme adiga aqrinaaya hdlkaan

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Iqraana Ali queen 👸🏻 subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @updullahiali1619
      @updullahiali1619 5 ปีที่แล้ว +1

      Kaa qaaday bea

    • @Iimaan_
      @Iimaan_ 5 ปีที่แล้ว +1

      Wan kaa qaaday

  • @hamaadiable1807
    @hamaadiable1807 5 ปีที่แล้ว +1

    Kng ck eebow cade best TH-cam channel ayaa tahay nolaaw inata aynolal jirto tan ugu fcn ku nolaaw

  • @Bahjahappy1798
    @Bahjahappy1798 5 ปีที่แล้ว

    2:11 hhhhhhhh that man made me laugh 😂
    he is so fnny i lke how he dance 🤣🤣 🤣🤣🤣

  • @nasirrashforx4228
    @nasirrashforx4228 5 ปีที่แล้ว +2

    king ck keep going proh

  • @apnahpangoz6349
    @apnahpangoz6349 5 ปีที่แล้ว +6

    CK TAGERO BUHDA ABOW👍👍💕💕❤️❤️

  • @saamiabdi111
    @saamiabdi111 5 ปีที่แล้ว +14

    ck nin macqul ah dartiisa meeqo like u bixin krtaa

  • @ayanmahamed3302
    @ayanmahamed3302 5 ปีที่แล้ว +12

    yes cawa aniga igu hureya like isara kul dhaliye😂😂😂

  • @shukriozil6332
    @shukriozil6332 5 ปีที่แล้ว +4

    Walal like isar
    Ck love you wll❤❤

  • @indhocade8983
    @indhocade8983 5 ปีที่แล้ว +2

    Aryaa ck adi hadii lagu waayoh team falaqfalaq hadanahay intee aadeynaa 👉Horey u soco bro

  • @hamdaabdi2071
    @hamdaabdi2071 5 ปีที่แล้ว +21

    Ck dadka waxaad ku dhahdaa qacmaha amteedka ufura
    Adna maad ufurtid dee qacmaha amteedka ood dadka love saar tid

  • @fatushlove5640
    @fatushlove5640 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh 😂😂 😂 funny. thanks for entertainment ck 👏👏👏👏👏❤️❤️🌷🌹🌷🌹🌹❤️ inolow 🌹 keep going 🌹🌹❤️ love you

  • @sacdiyomaxamed3579
    @sacdiyomaxamed3579 5 ปีที่แล้ว +7

    😁👀 King Ck❣️

  • @ZakkkOfficial
    @ZakkkOfficial 5 ปีที่แล้ว +2

    Ruwaayad miidhan tahay wllhi pro Keep Going King Ck boqor soomaaliyeed
    ✔In Somaliland✔ 💚⚪🔴

  • @Zahra-Qali
    @Zahra-Qali 5 ปีที่แล้ว +8

    Ana uguhoreyoo👌👌👌👌👌

  • @najmomohamudmohamed9420
    @najmomohamudmohamed9420 5 ปีที่แล้ว +5

    wll ck wn ku salamay ✋❤ hora usoco anku leyahy wll mcn

  • @leilamohamed9314
    @leilamohamed9314 5 ปีที่แล้ว +33

    Kow ahay caawa

    • @baliijaani4071
      @baliijaani4071 5 ปีที่แล้ว +1

      2 ayaan ahay

    • @baliijaani4071
      @baliijaani4071 5 ปีที่แล้ว

      Hehehehe

    • @inamohamed2491
      @inamohamed2491 5 ปีที่แล้ว

      @@baliijaani4071 subscriber Isar wall

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว +1

      Balii Jaani walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka e🙏🏼taaabo ❤️🙏🏼

    • @baliijaani4071
      @baliijaani4071 5 ปีที่แล้ว +1

      @@inamohamed2491
      Oke wlal am walshiis

  • @kaafimohamud9247
    @kaafimohamud9247 5 ปีที่แล้ว +8

    Meshaan dadkan majiftan 😂😂

  • @ugbadyusuf5754
    @ugbadyusuf5754 5 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣 Ck aboowe keep going

  • @tiinodali9722
    @tiinodali9722 5 ปีที่แล้ว

    waaaaw viva king ck ku jcliyaa allah ku dhowro wll hore u soco

  • @narmienzaki6653
    @narmienzaki6653 5 ปีที่แล้ว

    Ck video gaaga anigoon firsan ayaaban kamuti kaaqata wayo kuu Amiin sanahaye king noolaw huraye u sooco

  • @maymuncadow5059
    @maymuncadow5059 5 ปีที่แล้ว +4

    fanahandah uguh jeclahay wardah karamah 😘😘😘

  • @saaafiistelchennel2202
    @saaafiistelchennel2202 5 ปีที่แล้ว

    King ck bro aad aan ku taager hormar wacan guul lkin bro fasbooga aan kala so haadaly e jaawba aan ka suga haadi aya faarnteyda kuso gaarto mhdsnid bro

  • @thefamousfj254
    @thefamousfj254 5 ปีที่แล้ว +10

    Am the first person tonight like isaar plz

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 ปีที่แล้ว +2

    ck ck Love you❤❤❤❤❤❤wllky

  • @KHALID-YUSUF-MOHAMED17
    @KHALID-YUSUF-MOHAMED17 5 ปีที่แล้ว +1

    FIRST ONE LIKE IGU SHARFA SI XUSHMAD LEH CK ALLOW KUXAFID QOFKA UGU HOREEYE BAAN NOQDAY

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 5 ปีที่แล้ว +2

    Odeygan wadnahaa istaagi doonaba 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @boqorkamuuri9637
    @boqorkamuuri9637 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk Bro fiiri ani markaan fanaan noqdo falaqda iga daaaa bro cade👐👐👐👐👐👐👐

  • @amiirka6885
    @amiirka6885 5 ปีที่แล้ว +1

    Ck waanku taageeraa bro😍

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 5 ปีที่แล้ว

    CK waan Ku salamay bro aniga abatetka wan ufuray gacmaheeyga xad adna ugu furi wayday oo love igu sari wayday

  • @abdallashsrif9799
    @abdallashsrif9799 5 ปีที่แล้ว

    Ck waxa thy qof ugu taageraha badan yutubka hada le so dhacyay jaa 90 aaaa masha allh 😎

  • @iimanxasan5953
    @iimanxasan5953 5 ปีที่แล้ว +1

    احبك موت bro love you one love ck

  • @nimcodauud9193
    @nimcodauud9193 5 ปีที่แล้ว +1

    Mid kasta ma isga ugu horeeya Anba like no Sara Salina.qasab
    😂

  • @nimcogeenyo8273
    @nimcogeenyo8273 5 ปีที่แล้ว

    Ar yaa lagu wayin waa lagu jecel yhy wllkey ck horey u soco cadowgaga cagta hoostii

  • @mohamedxareed9196
    @mohamedxareed9196 5 ปีที่แล้ว

    ck sxb ciyaalka kula ciyaaraayo schooolka maa isla dhigataan hhh kaftan waaye intaas horay u soco bro

  • @ordaysomeelwlpaaariibaneya3034
    @ordaysomeelwlpaaariibaneya3034 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk odaygani waa khatar walahi yuhoreyaba noh ubaneya😋😂😂😂😂😂😋😋

  • @munaabdi8596
    @munaabdi8596 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah king ck ilahay haku barakeeyo wll ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nimcamuhudiin6009
    @nimcamuhudiin6009 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh walhi waa labdhacay bisinka iska jir ck ninkaan iska soo barejey yaqey

  • @yahyaasad1169
    @yahyaasad1169 5 ปีที่แล้ว

    Kabax isii hee wixi la jeclaaaa kl😅😅😅🤣🤣

  • @fardsclrisq6314
    @fardsclrisq6314 5 ปีที่แล้ว

    Ck lanta TH-cam kuba nocun tamimayo wanyaban walhi lkn iminka wanku farxay warka 😍😍😍😍😍

  • @najkinhocade9736
    @najkinhocade9736 5 ปีที่แล้ว

    King ck wa ku slamy bro tagerahada aya ahy sxb wa ka donaya heesta aad ku sogasho ina mgaceda i shegtd taliye

  • @safiyoabdullahi1285
    @safiyoabdullahi1285 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi waad oga qoslisaa anigo careesnaa ayan qosol igu seexisay😂😂😂 alow an kuwaayin ck nabad kuwaar 😍

  • @bossbosaso9733
    @bossbosaso9733 5 ปีที่แล้ว

    Kanaa ciyaar taa ka badiya iyo falaq falqda king ck hhhhh baji gala zxb

  • @mariyacalincghgjg9273
    @mariyacalincghgjg9273 5 ปีที่แล้ว +1

    ck bro macdan malin walba noso turesid San iskugu dhigaye danka dhagax isku badaley 😂😂😂😂😂

  • @mzungufalever494
    @mzungufalever494 5 ปีที่แล้ว +1

    Bqrtoyo Ck wan Ku xisi donaaa😅😅

  • @amaldahir6822
    @amaldahir6822 5 ปีที่แล้ว

    Wwwwww waaaa markii u horesay an u horeyo hore u soco bro

  • @deqacalas192
    @deqacalas192 5 ปีที่แล้ว

    hhhhhh sxbo ck iidle yare masraxa wan ka waaye malmahan ma xishoonooyaa 😁😁😁😁

  • @dkayup1008
    @dkayup1008 5 ปีที่แล้ว

    Yaqi inTaH maqanTaHaY
    Yaa inDhaha FiishTa noGa Zaari 😀😀
    Ck inTaH maqanTaHaY FalaQ FalaQYo badan Zo Qaad 😂😂

  • @super-boy7762
    @super-boy7762 5 ปีที่แล้ว

    Somalia ha taagnaato guul io gopanimo our boy king ck we love you bro.

  • @ritaajcali9472
    @ritaajcali9472 5 ปีที่แล้ว

    Oday maqtuub faranti ha iikensado sarirta ha iga soo tuuree😂😂😂ck farintan iga garsii

  • @smartstudio1212
    @smartstudio1212 5 ปีที่แล้ว

    ck Africa malaga xiraa mise waa yurub oo kaliya

  • @Kmabdi044
    @Kmabdi044 5 ปีที่แล้ว +1

    first person watched this video congulation with me

  • @ayishaahirsi9199
    @ayishaahirsi9199 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂Wlhi waa iska kaa jeclhay markaa kudawdo ayaaaba farxaaa CK😍

  • @ebrahimmoalim6983
    @ebrahimmoalim6983 5 ปีที่แล้ว

    saxiip tageera ayan ku ahay hore u soco lik

  • @hamedamin1925
    @hamedamin1925 5 ปีที่แล้ว +1

    Hodhan Abdirahman iyo mursal intee kuxilmaamte

  • @saadaqtyga4151
    @saadaqtyga4151 5 ปีที่แล้ว

    King👑Ck nin weyn nin kasii weyn

  • @cabdicaziizbinucudurs6650
    @cabdicaziizbinucudurs6650 5 ปีที่แล้ว

    Insha Allh pro ck wAAN KUTAAGEERAA WLLHI

  • @fatuuxahmed8477
    @fatuuxahmed8477 5 ปีที่แล้ว +7

    CK odaygaan waa fanaan hore koxdii fankalor ee ciyarihii hidaha iyo dhaqanka Magaciisana waxaa layiraah Cismaan Bolow

  • @apnahpangoz6349
    @apnahpangoz6349 5 ปีที่แล้ว +10

    LIKE ISAARAA

    • @AbdulQaadirAden
      @AbdulQaadirAden 5 ปีที่แล้ว

      ABDULRAHMAN JABIR abdulrahmaan like isara dheh hadal wanaagsan waye walaal codsiga waa ok xaqa ü leedahay sxb kkķkkkkkk

  • @haniaweys1304
    @haniaweys1304 5 ปีที่แล้ว

    ninka odagyga ah ciyaar waa daadshay walahi 👌👌👌

  • @caluuqhure2186
    @caluuqhure2186 5 ปีที่แล้ว

    king ck tagerahaaga 1 wad ayan ahay

  • @hamdaabdirahman1355
    @hamdaabdirahman1355 5 ปีที่แล้ว +1

    waana team balbaladh saana uu u dheeloya 😂 se wax yihin ck😂

  • @sihaamnoor9079
    @sihaamnoor9079 5 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣😀ani waxanba kuqosle odeyga ciyartiisa kal iyo lab ayn uqosle

    • @AbdulQaadirAden
      @AbdulQaadirAden 5 ปีที่แล้ว

      Sihaam Noor kkkkkknnnn inaba caadi maahan kkkkkkkkkk odey maktuub.com

  • @AyanAli-uz1sq
    @AyanAli-uz1sq 5 ปีที่แล้ว

    Masha dancega idile wow faladagan two waye kaan faladaganu kaficaniyahaye

  • @apderizackfarah5476
    @apderizackfarah5476 5 ปีที่แล้ว

    Ar ck HanGa maqnn
    wan Ku xiizyNA Inbdn
    👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @cimraanahmad8934
    @cimraanahmad8934 5 ปีที่แล้ว +5

    👌💪Aktarka somaliyed ck👌🤟

    • @xidigasomalia3738
      @xidigasomalia3738 5 ปีที่แล้ว

      Cimraan Ahmad ismadhaanto chennel
      soo booqo shactirada aduunka

  • @mowliiddaryelee1073
    @mowliiddaryelee1073 5 ปีที่แล้ว

    Cawaa aniga igu hore ck liketa isaar bro

  • @amranaden3058
    @amranaden3058 5 ปีที่แล้ว

    ck away horta filmki haryan mida kle kofida iska daay thanks

  • @safahassan1109
    @safahassan1109 5 ปีที่แล้ว +1

    Ana u horeeya cawa😍😎😂

  • @libanaden1535
    @libanaden1535 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah ck keep going

  • @shaadiyomaxamed7946
    @shaadiyomaxamed7946 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaq uma lihi miyaa inaa like la iisarin 😢😢😢😭😭😭

  • @shamsomahamed372
    @shamsomahamed372 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxa le noso dhig madam ad mash qolay sid king CK moqor kena haray usoco masha Allah ilahey haku xafido abwe 💖

  • @aliishaali5910
    @aliishaali5910 5 ปีที่แล้ว +4

    Ck we miss u🤩🤩💋

  • @cabdikarimyussuf82
    @cabdikarimyussuf82 5 ปีที่แล้ว

    sxbow danceka heesaha kenyanga mac waaye ee noo badi

  • @leylocadeey3555
    @leylocadeey3555 5 ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido wan ku xisidonaye wanagaanow

  • @albaazcmc217
    @albaazcmc217 5 ปีที่แล้ว

    odayga hrittik buuu nga bareejeeyey Sxb 😂😂😂

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว

    Iidle wxkle😁😁😁😁king ck

  • @ahmedyare2159
    @ahmedyare2159 5 ปีที่แล้ว

    Boskeyga one love from South Africa waligaa love maa isaarin plz igudarbaax one luv😂❤

  • @mustafakaraama2422
    @mustafakaraama2422 5 ปีที่แล้ว

    Dadka dhan anaa uhoreeyo leekuhayaan ani taloow intee iska shegtaa 😧😧😂😂

  • @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
    @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo innsha Allah Dhamaan Soomaali weyn Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤️🍀☘️🍀🍀🍀🍀🍀

  • @gureyfanax5005
    @gureyfanax5005 5 ปีที่แล้ว

    Asc wr wbrt ilaahaan kuugu dhaariyee dhegeysiga heesaha iyo maalaa yacniga iska dhaaf wlhi qoraalka inaan qoro ayaan halkaan usoo galay halkaan usoo galay.
    Allahayow qofkii waanada qaata waxuu jecelyahayoo wanaag ah sii qofkii waanada diidana calaamad degdeg ah tusi

  • @ayaanosman1345
    @ayaanosman1345 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkk qalabkii dhan miyaa la wayee 😂😂😂

  • @samiraali5972
    @samiraali5972 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaalayaal waxaa rabaa inaa alle dardiis ii caawisaan inti alle wax siiyay wllhi kurbo ayaa lajiiyfan la,ahay deen ayaa la,iku leeyahay wlllhi mana awoodo inaa iska bixiyo norwey ayaa kaam uuku jiraa qofki rabo inuu icaawiyo bls icaawiya si adinkana alle oo idiin caawiyo alle dardiis ii

  • @nimcoabdinimco8866
    @nimcoabdinimco8866 5 ปีที่แล้ว

    Ck waan kuu xiisi Doona plz ha inaga soo Daahin wan ku tuugeyna hee plz😢😢😢

  • @drsmunagaraad2456
    @drsmunagaraad2456 5 ปีที่แล้ว

    hore usoco bro ck keep going tagero buuxda

  • @hindaali8908
    @hindaali8908 5 ปีที่แล้ว

    Waa laguu xiisaayaa boowe hore usoco

  • @albaazcmc217
    @albaazcmc217 5 ปีที่แล้ว

    hestii bang bang buuu dheeloyaa Sxb 😂😂😂

  • @abdinajibc.r.7755
    @abdinajibc.r.7755 5 ปีที่แล้ว +2

    Ck sxp Haray uu saco 😍👍👌🙏

  • @143ladan
    @143ladan 5 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣 ala.ck dariskaa igusoo kecee ila tahay sidaa u qodlaayay oday maqtub waau saarnes nabee caadi maaha 😂😂