Wiil Mareexaan Ah Oo Soo Bandhigay Guushi Somaliland iyo Fashilkii Xasan Shiikh Kaga Dhacay Djibouti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 117

  • @hargeysanews9066
    @hargeysanews9066  ปีที่แล้ว +7

    Video gan Dhamayso Waxaa Ku Jira Siro Badan Oo Fogeeya Share Iyo Like Badan Saara Mahadsanid

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah Somaliland guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nagiibkamaal
    @nagiibkamaal ปีที่แล้ว +13

    Somaliland guul iyo gomanimo 🤍 💚 ❤️

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el ปีที่แล้ว +11

    32 years old Somaliland warqad sing raadinayeen ayey heleyn caadimaaha duriyad Isaac 😂😂 Somaliland iyo Ethiopia guul iyo horomar insha'Allah ❤️❤️❤️❤️

  • @kadra825
    @kadra825 ปีที่แล้ว +6

    MASHA ALLAH MUDANE MADAXWEYNE MUSE BIIXI GUULAYSO MAGACA HAAJIRO CADOOGA HAJABO AAMEEM AAMEEM YAARABII 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏💗💖💖💖💞💞💞💞💞💝💝💝💝💝💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 ปีที่แล้ว +6

    Sax muuse biixi geesi guul u soo hooyey wadanka somaliland
    guuldaro & baroor naflacaari xasan sheekh somalia.

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 5 หลายเดือนก่อน

      Waan ognahay in aadan amxaar jecley balse cabsi dardeed aad u amaneysin nabadgal anagaa ku filan Ethiopia hadan hawiye nahay ciidan iyo xoolo midna kaama rabno kuseexo welwel la’aan

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 5 หลายเดือนก่อน +1

    Reerahani somaliland intey is leeyihiin xabaalaha ku gura ayaa allahii abuurteyna dhinac ka caawinayaa 🤲🤲🤲🤲

  • @tadiosmillion
    @tadiosmillion ปีที่แล้ว +2

    Somaliland and Ethiopia ❤

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah waa runtaa illahay ha inasiiyo nabad gelyo insha Allah guul qarank jamhuriyada Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤❤

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllaah geesigu runta kama gabado

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n ปีที่แล้ว +1

    Guul iyo gobanimo Reer Somaliland ❤♥️♥️♥️♥️♥️

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 ปีที่แล้ว +5

    Guul kheyr qabta Alle hanooga dhigo hadey shar tahayna Alle hanadhaafiyo aamiin💚🤍❤️✊👆🫶❤️

    • @AxmedJibriil-j9b
      @AxmedJibriil-j9b หลายเดือนก่อน

      Daacadi ma hungowdo xaqa saraynaye ii amus from hargaysa somaliland

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 5 หลายเดือนก่อน +2

    Viva Somaliland ❤😮.

  • @Sirad47
    @Sirad47 ปีที่แล้ว +1

    Markhaatigaaga janno Allah ha furo.ma dareentay in Itobiya ka ilka qaboowday Somaalimooryaan.

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 ปีที่แล้ว +2

    Guul soomaLiLand 💚🤍❤️💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 ปีที่แล้ว +2

    DAAROOOD MAACNO WEEYNE MAA SAMEYNAAY EE DJIBOUTI ANAGA MAA CIIISE BUU NAA MOODEEYE INA GEELLLE IYO 4 TAA ISAAQ IYO SAMAROOD EE ILAALIYA WALAAHI ISAAQ INA GEELLE HAADU ISKU DOONTO ISAAGA SAALKA LOOGU DHUUFANAYA OO UU GARDERADA JOOOJIN WAAYO FROM DJIBOUTI

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤ mnsha allah guul somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤ guul insha allah 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤

  • @CabdillahiMaxmuud
    @CabdillahiMaxmuud ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤❤❤ guul Somaliland guul Ethopia.

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah guuul wiil geesiya guulayso caqli badan

  • @kadra825
    @kadra825 ปีที่แล้ว +4

    MASHA ALLAH HORUMAR WACAN HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO 💝💝💝💝💝💝💝💝🎉🎉🎉🎉 SOMALILAND GUUL GUUL GUUL GUUL IYO GOBANIMO IYO WADAJIR IINSHA AALLAH MAGACIIN HAJIRO CADOWGIN HAJABO AAMEEM AAMEEM YAARABII AAMEEM YAARABII 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng ปีที่แล้ว +2

    Xasan sheekh ismaciil cumar geele buu u shaqeeyaa

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah bal dhegeysta dadka wey ogyihiin inaynu u keenay dalkeni 60 kii lakin waxa lagaala dagaalamaya in aad dalkaagii kuuso noqdo iyo inaad noolato waa lagu haysta inaad noolato iyo in dalkaakii kuu soo noqdo wuxu ku leeyahy darood way u dhamaty waxa is waydiin darood oo dhan miyuu dhulku inaga dhaxeya ?????

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 💪

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx 4 หลายเดือนก่อน +1

    Will mareexaan well done

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 ปีที่แล้ว +2

    Man'sha'alla ❤️❤️❤️ ruun bu sheegey 💚🤍♥️

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh ปีที่แล้ว +1

    Guuuuul somalilnd cadowgeedu wuu daali uun from jabuuti

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland guul iyo goobonimo inshallh 💚⚪❤💪💪💪💪💪

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n ปีที่แล้ว +2

    Guulyso ❤❤❤

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว +4

    watas runtuye liqa somaliyeey wa inta bila xasadka iyo cuqdada ah guul somaliland

  • @abdullahosman5389
    @abdullahosman5389 ปีที่แล้ว +3

    Guul Somaliland guulayso walaal oo noolaw❤❤❤❤😂❤

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 ปีที่แล้ว +5

    الله اكبر

  • @xayawaanadabadiyobari4094
    @xayawaanadabadiyobari4094 ปีที่แล้ว +2

    SIYAASADA ILMA MUSE OO KOLBA 1 QOFBAA INATAAGEERAY NOQOTAY ISAAQ ISMA MAAMULI KARO MARKAA ETHIOPIA HANA MAAMUSHO 😂😂😂😂

  • @geri7490
    @geri7490 ปีที่แล้ว +2

    Ala ileen Mr qoslaaye
    Sabaxad baa looga baxay

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g ปีที่แล้ว +5

    Edna Adam geesiyad taalo ha loo dhiso nolow Hooyo nolow nolow iyo dhamaan Raggeena daacadda ah ba noolada.

  • @Araweelodayo-hl2zy
    @Araweelodayo-hl2zy ปีที่แล้ว +11

    Allah madaxdeena ha barakeeyo. Lakiin ragoow ogaada gushaa mama adnaa leh. Marka dumarka Latix galiyo. Gushaas ayaa la gadhaa 😂😂😂

    • @maxamedwayrax6648
      @maxamedwayrax6648 ปีที่แล้ว

      Ninkaas oo kale yaa ka dhiga dadka qaar beri hore ayaan heshiinlahayn maskaxdaa fayow ee caafimaadka qabta imikana haddaan aqoonsi helo meelkale oon la qabanaynaa ma jiree somaali uunbaan la dhexjooga waatan hadda yaa ka maqan somali hargaysa berbera burro c/gaabo boorama wajaale waar aan hore u socono

  • @minursa02
    @minursa02 ปีที่แล้ว +6

    MaanshAllah, what a Smart and honest analysis. People from AWDAL should know what their interests are and not fall Pray to their enemy by serving them blindly. Ethiopia is immediate neighbor, your business, medical, travel, education and security lifeline corridor.

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 5 หลายเดือนก่อน

      Regards that's qualified Ethiopia to obtain Somali sea dude. Miuse Biihi is from Ethiopia and this situation two Ethiopians can sign Somali sea to each otyer

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 ปีที่แล้ว +2

    Mareexaan waa rag wax gala geesiyiin ah

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 ปีที่แล้ว +6

    Haday xaaroodkii runta ogadeen 😂😂😂😂. Hoyadin anaga wasna faqash. Somaliland waxba kama badali kartaan oohinta iga daaya iyo dhuusada 😂😂😂

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 5 หลายเดือนก่อน

      Aminozmohamed991
      Hadda adiga ayaa is caayey gabadhay ee dib isugu noqo. Gabadh yar oo doocil Daarood oo dhan xalaal lama wada gaadhi karto ee edeb yeelo yanan ku caayine

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 ปีที่แล้ว +2

    Xaqii Somaliland ayaa soo daahiray daarood illaahaybaa idinla xisaabtaya isaaq xasuuqii aad u geysateen wejina aduunka kuma lihidin aakhirana xisaabtiisa idiin taala

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 ปีที่แล้ว +9

    😂😂 muse kugu qaasbaye ethopian Iyo somaliland guule ❤❤❤ from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @zamzammohamoud4907
    @zamzammohamoud4907 ปีที่แล้ว +5

    Guul somalikand faqash gabalkoodi dhacay

  • @kadra825
    @kadra825 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميكم الصوماليلاندر اللهم امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين يارب العالمين اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك يا رسول الله 💗💖❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍 الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np ปีที่แล้ว

    Qadaad weyn.
    Miyayna dulmi ahayn in dad xor ahaa oo dad gooni u xoroobay in aynu ahayn in ay diidaan.

  • @abdulkadirwarsame9519
    @abdulkadirwarsame9519 ปีที่แล้ว

    Anigu nin isaaqaan ahay, mana ihi garxajis
    Daaroodku siduu siyaasada u eego isaaaq uma eego
    Laakiin ma dejin karaan , adminstration kana kuma fiicna
    Laakiin vision ka way kaga fiican yiin isaaqa,

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaa Mareexaan ee difaacaya Heshiiska Somalilaand-Ethiopia waa qiraal u keenay fashilkii uu Zassan Shiikh ku fashiliyey siyaasadii 32 sanadood ku cunaqabataynaysey Somalilaand ee ku dhisnayd maahmaahda Somaaliyeed ee ahayd " magaalo ha dayn, qeyrkaana u cay". Yacni Somaalia waxay ku dhaqmaysey siyaasad odhanaysa cid walba ka danayso oo geshiiskasta la saxeexo, laakiin marka Somalilaand sidaa isku daydo, qaylo la kac oo Somaali iyo aduunka kula dhex kac" Somalilaand dekedii Somaaliyeed bay iibisey, Somalilaand badii Somaaliyeed bay iibisey, Somalilaand khiyaano qaran ayaysamatsay" iyo khuraafaad iyo munaafaqado la mid ah oo ay ku qarinayaan waxa ay iyaku sameeyaan. Ninkaa hadalkiisa, qiraalkiisa in Ethiopia meel walba Somaalia, miyi iyo magaalo saldhigyo militari iyo siyaasi ku leedahay oo sadaaradoodu ku dhextaal Villa Somaalia oo Somaalia Ethiopia looga taliyo waa markhaati lala hordhigi karo cid kasta oo aan wax ogeyn oo Somaalia ka dacwaysey Somalilaand iyo Ethiopia.

    • @MahamedNuuh-df4nx
      @MahamedNuuh-df4nx ปีที่แล้ว +1

      Xasan sheekh eerso
      Muuse sida raga ayuu kaaga faaidaystsy
      Badan somaliland baa ka talisa
      Meeshu xeebtii liido maaha

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 ปีที่แล้ว

      @@MahamedNuuh-df4nx Guul Guul Jamhuuriyada Somalilaand !

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 ปีที่แล้ว

    How do they deny the truth is what don’t understand. Somaliland got its independence first.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว

    WALAAHI WAXAA HUBAAL AH IN AANU FAQASH IYO HAWIYE AL CAWAAN IN AANU GOOL KA DHALINEY WAXAA NAGU CAAWIYEY MADAXWEYNE ISMAIL OMER GEELE OO NECEB FAQASH DAAROOD WUU MAHADSAN YAHAY CALOOL WEYNE

  • @Maria28832
    @Maria28832 ปีที่แล้ว

    SIYAASI WAX KAMA OGID TALADA DALKA SOMALIA WAXAY KA GODAA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH SAXIIXIISA BEESHA CALAMKA AQOONSAN YIHIIN MARKA WAA WAX KAMA JIRAAN SHEEKO HABAR KUULEEY AAD WADAAN DOQONKA FAQASH URAAYE

  • @haboon123
    @haboon123 ปีที่แล้ว

    Waa nin caqli badan laakiin marna muu ogolaadeen haduu helayo in ay Somaliland go’do laakiin Wuxu yahay oo uu Ila muuqdaa reerkii somalinkmada lagadareemo ee mareexaan sida reer shiikh isxaaq oo kale

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 ปีที่แล้ว +2

    Darod khiyamadisii way dhamaty
    Daris fcn sland iyo somaliya
    Aynu ahano intan col
    Ahan lahayn kkk

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 4 หลายเดือนก่อน

    Aloo muuse dhiiranaw dhidibka kuu adkee cadawgaa ma farx cafimaa❤ ku noolaw

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 ปีที่แล้ว

    $$$ meeqa ayay idoor ku soo siiyeen mareexaan Maaha wuu sheegtaa. Caada qaate

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +1

    Madaxwaynaha Somalia wuxuu qirayo maahee waa xaqiiqdii jirtay waa taariikh waa cadaan wadamo kala u dhexeeyay shantaa cisho oo xoroobay wax cidii dafiri karto maaha in laga saxeexo kkkkkkkkk ma xabad baa madaxa lagaga qabtay cawaan

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 ปีที่แล้ว

    Muuse bixi abadi wlee vida xasan sheikh maxamuud kaga xareerey kubada dee aqoonsiga Somaliland xasan sheikh ayaba laga saxeexay dee 😮

  • @abdirahmanahmed6176
    @abdirahmanahmed6176 ปีที่แล้ว

    Caqliga ha waaain wa nin fahansan syasada somaliya

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 ปีที่แล้ว

    somalia ma dhan yihin horta inaanu laba dowladodo ahayn meel walba taala mapki hore aduunka wa naga ku qoran calamka wa ka markhati inti dowlad na citiraftay wa jiran wana qoran yihin maraykanka hanbalyo ayuu noo soo diray umada tariikhda way haysa hada dafirysan intasoo dhan dee calamka wa ka amarqkhadi waxnu ku kenay khariiradii hore aduunka oo anu ku jiro book anau dabacanahay war waxan calqi xuma somalia jooga
    somalia waxna u shegaya first jul wa maintii la miidoobay idinku nookeena maalintii xuduudina malaha calamdoba Somaliland citirafkeeda ku dheregten waxan idin shegaya berigi itoobiya mapla somalia ku dartay keeda somaliland kumay darin wayo wa sharci daro idinka kenya iyo itoobiyaba wa idin qadan kartan maalintee la idin siiyay talayni ader qaramada midoobay buu idinku wareejiyay ee idinma siinin

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 16 วันที่ผ่านมา

    Kuwii dumiyey Somali, ayaa ka hadlaayaa, in aad hadashid maanta kuuma bannaana.

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirizakhersi7406
    @abdirizakhersi7406 ปีที่แล้ว

    Dadka Ethiopia lacag soo siisey

  • @AAB-mo2ur
    @AAB-mo2ur ปีที่แล้ว

    Somaliland lost SSC and now they are loosing Awdal state + Gardajis. Muse biixi made the worst political move ever.

    • @hodanyusuf6240
      @hodanyusuf6240 ปีที่แล้ว

      We don’t loose anything

    • @AAB-mo2ur
      @AAB-mo2ur ปีที่แล้ว

      Don’t loose the ocean please

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 ปีที่แล้ว

    Been baad ushergtay umada muslimka ee soomaaliyeed .daarood iyo mareexaan iyo soomali midna ma matashid.itoobiya waa cadowga soomaliya waan ladagaalamaynaa.jaajuus xun baad tahay adiyo muuse biixi waa la idin xirayaa Insha Allah.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว

    CADOWGA KOOBAAD EE UMADA REER SOMALILAND WAA DAAROOD WAA HAWIYE ADEER ETHIOPIA NOOMA AHAN CADOW WAXAA NOO CADOW AH KUWA DIIDEY IN AANU ADUUNKA KU NOOLAANO DEKEDA BERBERA AYAA LOO SOO TABO BARAY RAGII QARXIN LAHAA ADUUNKA WAXAA NOOGU NECEB WAXA SHEEGTA SOMALIA QARANKA SOMALILAND WUU YAQAANA CADOWGA UU LEEYAHAY ETHIOPIA MAANTA MA SOO DEGIN GEESKA AFRICA WAXAANU AHAYN DERIS ILAA IYO INTII ADUUNKU JIREY ETHIOPIA MARKA DAAROOD FAQASH WATO WAA WALAALO MARKA REER SOMALILAND AY HESHIIS GALAAN WAA XAARAAN ANIGU HAWIYE WAXBA ORAN MAAYO WAAYO HAWIYE MAAHA DAD CAADI AH HAWIYE WAA GORILLA THERE'S NOT A REALLY HUMAN

  • @sikaawe
    @sikaawe ปีที่แล้ว

    Waxba kuma hadlin ninkani, somali waxaa leh somali Oromo waxay leedahay ethiopia

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 5 หลายเดือนก่อน

    Hhhh mareexaan waa idinkoo kale waa fuleyiin Ethiopia noo daaya hadan hawiye nahay anagaa geerida u diyaara xoolo iyo ciidan midna idinkama rabno walwalka iyo cabsida iska daaya waxan balan ku qalnay in aan qowmiyad qowmiyad u kala jarjarno Ethiopia

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq ปีที่แล้ว

    Muuse gul

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 ปีที่แล้ว

    Ala maxa been laysugu sheekeeyey..war dhulkina ilaashada oo xabashida naga daaya..
    Tasi maalin baa la eedi doona ..

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    kan hadlayah waa doqon dahir cadhoh iyo mahad damer bah xamar ku casumay video bah lagah dubay hadanah wuxuu cayah darodkah

  • @AbdiAhmed-fd9ps
    @AbdiAhmed-fd9ps ปีที่แล้ว

    ETHOPIA IS BANKRUPTED.

  • @queency7943
    @queency7943 ปีที่แล้ว

    Beentii aad isugu sheekaynayseen ayaa Soo afjarantay Somaliland haduu yidhaahdo iyo hadii kalaba Somaliland dal madax banana ayay ahayd waabay ahaanaysaa tuug Baad tihiine

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 ปีที่แล้ว

    Faqasheey maalin wacan gabalbkiina waa dhacey

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow ปีที่แล้ว

    Xasan shiikh waa tuug intuu jabuuti kusoosaxeexay ayuu hada dadka been usheegahaya

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 ปีที่แล้ว

    Wale rer konfured aqli le ninkanan arkay

  • @HoodoCabdinaasir
    @HoodoCabdinaasir ปีที่แล้ว

    Kol haddii 26ki juun qiri waydeen waxa laga wada hadlaya maxay tahay.idinka ayaa tuug aha ilaahay haydin burburiyo

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p ปีที่แล้ว

    Reer Burco dibadbaxa ino balan ah beri

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p ปีที่แล้ว

    Waar been abuurka jooji, ma goojacadaa soofa xidhantay adeer oromo hanoosoo fadhiisin meeshan👎👎👎

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 ปีที่แล้ว

    Oromo dadka badan Oo. Muslin ah ayaa ku jiro

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk daroood iyo ruufiyaanimo iga dhee hadalka wuuxu hoos dhiigaaye nin darood ah oo aktiiv ah macnihi haawiye oo doqona hadana leef leef daroood somaliland daroood waa iyo caadowga dee maa been baa soowti made bananeyde barooorta joojiya hadaad dagalanteen waa laa iska Kiin ceeelin gule somaliland

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 9 วันที่ผ่านมา

    Wage farmjo wadani ayaad aheyed marka waxada wa qabil

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 ปีที่แล้ว

    Waar ninku hadal cadaa OO fariidsanaa

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 ปีที่แล้ว +1

    Kaan waa baasas niigo isaaqa baan haalla maar amaaniin Etiopien xaata iyaago igaa reebay caadawgi siiyad ahaa

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    SEVACIWS

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp ปีที่แล้ว

    Waxaas waa digasho gaani ayaa sheegayo intii uu kugu abaahiyay

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 ปีที่แล้ว

    Mareexaan waa shacab shacab wax lama weydiiyo midida daabkeeda waxaa haya muuse geele xasan

  • @abdulahimohamud-yp4oo
    @abdulahimohamud-yp4oo ปีที่แล้ว

    War Kan waa mucarad wayn waa wecel waxna ma oga waa qoladii Nad iyo nolol

  • @fuadabdi9335
    @fuadabdi9335 ปีที่แล้ว

    Alaayacisak

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p ปีที่แล้ว

    Hhhhh reerkii idin xasuuqay ayad dhageysaneysan

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว

      wax baro wl reer mareexan la yidha iyi isaaq halkay isku laayen dawlad somali oo dhan ku jirtay unbu siyaad shaqsi ka aha ee anagu qabil cuqdad uma qabno

    • @naima854
      @naima854 ปีที่แล้ว

      Isaaq iyo mareexan waligood isma soo gaadhin ma siyaad bare ayaad ku qaldaysaa reer dhan oo sheeekh iyo shariif ba leh dadkii isaaqa xasuuqay waxay ahayeen somali oo dhan maca jareer ba ku jiray darod qayb ka mida dawladii Somalia ayey ahayde mareexan isma soo gaarno wa uun daroodka aan colownay

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow ปีที่แล้ว

    Waaruntii

  • @XassanMaxamed-u2p
    @XassanMaxamed-u2p 4 หลายเดือนก่อน

    Runtii ayaad sheegtay

  • @XamdiCabdilaahi-d2z
    @XamdiCabdilaahi-d2z ปีที่แล้ว

    uu7

  • @zamzammohamoud4907
    @zamzammohamoud4907 ปีที่แล้ว

    hhhhhh hhhh

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 ปีที่แล้ว

    Laakiin itoobiyo waa cadawga 1aad 2aad 3aad
    Mana aha in laga iibiyo meesha bada Soomaaliyoo dhan ugu muhiim san,
    Hadii loo ogolaado itoobiyo
    Dhamaan soomaali weyn iyo
    Soomaaliland aan wada ogolaano gumeysiga itoobiyo
    Markey itoobiyo wax walba oo aan qabsan karno markey itoobiyo kuu qabaneyso maxaanu nahay inaga

  • @jamacxirsi8598
    @jamacxirsi8598 ปีที่แล้ว

    Hhhhhjjjjjjnjjhhhhhhhhhhhhhh

  • @MuseOmar-w3c
    @MuseOmar-w3c ปีที่แล้ว

    Waryaa. Ninkan Oromo waaye hadalkiisa u fiirso