U Gaar Ah Dumarka : Sida Ninkaaga Sariirta Loogu Qanciyo & Hanashada Ninkaaga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 มี.ค. 2019

ความคิดเห็น • 49

  • @khaaliddaauud6781
    @khaaliddaauud6781 2 ปีที่แล้ว +3

    Maansh Allah maansha Allah maansha Allah ilaahy caqliga hakuu barakeeyo walaahi waa inan qaaliya walee nin nasiib badan ayaa hela gabadhan oo kale

  • @ladanmohamedahmed8929
    @ladanmohamedahmed8929 4 ปีที่แล้ว +17

    Basinka noloshiiina hor mariya ninlee haku nolosha dhan nin maaha

  • @mekailgumcadle366
    @mekailgumcadle366 2 ปีที่แล้ว +1

    Kheyr alaha siiyo gabadhaa soomaalieed ee garaadka dheer

  • @khadijahasan6776
    @khadijahasan6776 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa sheko kalle 90ka Nin sidas hloyeelo Beykuhayan yahuu nimanka ayaga waxba Loma sheego miyaa 😏😏😏🙄

    • @Cawaale131
      @Cawaale131 3 ปีที่แล้ว

      Wll xumaanta iyo sinadaba lagama xishoofo dadkaa loosoobandhigaa waana ladaawadaa maxaad kudiidi wanaaga iyo labada qof ee usuxalaashaa maxaa diiday inay isjeclaadaan oo wixii xalaashaa aanay laxishoon xumaaantaba lagama xishoodee

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 2 ปีที่แล้ว

      @@Cawaale131 wanaga sidu Ilah nafaray 2da dhinacba wuka hadlay anagana waxan rabna dhinacna inlaga tagin

  • @maxamudcismaan9182
    @maxamudcismaan9182 4 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa Allah nice girl

  • @ahmedbashir5130
    @ahmedbashir5130 4 ปีที่แล้ว +6

    Cajiib mansha Allah happy wife

    • @mslove5933
      @mslove5933 2 ปีที่แล้ว

      Gabadhaan wax kale oo cilmi ah oo gabdhaha ay barto may waysay naayaada nolosha nin uun maaha cilmi yeelo aqlaaq yeelo lacag yeelo jeebka buuxso nin soomaaliyeed isagaa kabaha kuu qaadayo

  • @h.i.w5669
    @h.i.w5669 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah
    Khayr Allaha ku siiyo j
    Jiro joog❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Quendahabsan
    @Quendahabsan 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa naago nin mooyane nolosha waji kaleba laga barin😏

  • @deekhaaxmad2343
    @deekhaaxmad2343 4 ปีที่แล้ว +12

    Cajab dumarka hawl kale kama dhacaan miyaa maantaba nin kugu wareerinayaan

  • @zaynabsheekg5941
    @zaynabsheekg5941 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alah

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 2 ปีที่แล้ว +1

    marka hore maad waydiisid midabka uu jecel yahay guurka saxiib maha fariidnimo waa qadarka ilaahay dumarka laga tagana wa fariida doqomaha qaar qaxan aad moodo gurigooda sina ku wanagsanayn babaa weli la qaba qaar si walaba u wanagsan baa la fura ilahay imtixanadiisa ka mid tahay qofwlaaba ilahay kaga tegi maayo inu yidhi laa ilaha ilahu maxamedow rasuul Allah lakiinse imtixan buu maryaa hadba ogow waa nicamtu rabi hadii ilahay ku xafido reerkaga hadiise uu dumo imanka ha iska raacin naftada ha hiifin ku shukri guurka iyo furninka qadarka ilahayna shar iyo khayrba rumee hana moodin inad ka fariidsan tahay dumarka la furay laga yabee inay kun jeer ka cali badan yihiin ninkooda jano oo kale u ahayeen qadartana dhamatay

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 5 หลายเดือนก่อน

    M.a muhiimadu waa is fahanka iyo samirka labada qof

  • @mjevusmmjevusm3889
    @mjevusmmjevusm3889 3 ปีที่แล้ว +2

    Edo sirtu wa muhiim in la qariyo laakiin labada qof wa inay is qadariyaan wax klo dheerad ah waya

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma dhegaysan karo wxano kale allah doqonsanaaa naagta somaliyeed

  • @farxiyaadan2696
    @farxiyaadan2696 2 ปีที่แล้ว +13

    Na naga tag nin nin laheyn😡labada dhinac ba ka hadal hadii kale shekadan nagala tag eedo😏

    • @waynakaa2156
      @waynakaa2156 2 ปีที่แล้ว

      Naag somaliyeed nin mooye shaqo kale mahlaha!yaab🤔 rag iyo dumarba naag umba wax loo shegaya naa adoonsigan ka kora yaa yiraahda doqmahan😡

    • @zncabdi2706
      @zncabdi2706 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa ma ninbaa loo noolyahay

  • @mekailgumcadle366
    @mekailgumcadle366 2 ปีที่แล้ว

    Kheyr hel walaaleey

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว +3

    dumarkaiina kaska gaban umaleeyaa in koolkoolis kugu joogayo hadhowna waalo marku ka orodo naa waxan waa qadar ilahay guurka iyo furniinkaba si walaba u koolkooli ad dhashay maha murku doono kaa tegi dumarka doqomaha ayaa mooda inuu ku joogayo koolkoolin isugu adoo isleh wax walaba wanaga u samaysay marku kaa tago noo soo sheeg

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin uun qancintiisa ka shaqeeeya naag somali nafyeedi ilawday🤔😡😡

  • @nimcomaxamuudxasan5633
    @nimcomaxamuudxasan5633 2 ปีที่แล้ว +1

    ILAHAY HA KU SHARFO AABAYO MCNEEY🤲🤲

  • @nashadnashadromantic2779
    @nashadnashadromantic2779 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @drslarra1938
    @drslarra1938 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zamzamahmed5749
    @zamzamahmed5749 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @bishaaroabdirahman7418
    @bishaaroabdirahman7418 5 ปีที่แล้ว +17

    Aduunka ma nin baa looo noolyahay heedhe aaduunka la tartama nin xuna dabo ka xaar leh ha ku mashquulinina

    • @abdirazakahmed4692
      @abdirazakahmed4692 3 ปีที่แล้ว +2

      Daba xaarka leh iyo weliba dheeri waad leedahay ee maxaad nagu galaysaa🤣🤣🤣

    • @ifraxsheekh5406
      @ifraxsheekh5406 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirazakahmed4692 maxaan dhéernahay oo kale

    • @abdishakuurdaahir382
      @abdishakuurdaahir382 3 ปีที่แล้ว +2

      Inta raggu noolyahay bay dumarku rajo leeyihiin

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 ปีที่แล้ว

      @@abdishakuurdaahir382 dumarka cida raja lee wa la ogayahay oo caan kan kale ka maarmin

  • @farxiyoxaashi31
    @farxiyoxaashi31 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh tusalee fecan

  • @ahmedabdillahiboulaleh6730
    @ahmedabdillahiboulaleh6730 3 ปีที่แล้ว

    Ahmad

  • @bushrayusuf685
    @bushrayusuf685 ปีที่แล้ว

    Dumarkena caqligidhi nin wa dafi laayahah lawadhi mel fadidho nin ley kashekenayan

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 ปีที่แล้ว

    Niman dalkii burburiyay oo aduunka maatadoodii daadsan tahay baa lagu waashay

  • @najaxyousuf6813
    @najaxyousuf6813 3 ปีที่แล้ว +6

    Nin Baashir mooyee wax kale Lama hayo naa dumarka ku buuriya inay waxbartaan

  • @asiagalow39
    @asiagalow39 2 ปีที่แล้ว

    Walaalay yaa saa isugukaa dhibayo ad
    Laba bini aadam ayaa tihiin
    Takele cadarka idhibaya maxaa igu wata
    Tayda marka raaliyo tiisaa ku xejinaaa

    • @asiya9943
      @asiya9943 ปีที่แล้ว

      Sax samidey kugu racay

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว

    Gabar fcn sanadka lawaa ani lawaa🤣🤣🤣

  • @sacdiyomaxamad6443
    @sacdiyomaxamad6443 2 ปีที่แล้ว

    Abayo wxn ahay qufxanaq badn see isku xakameyaa

    • @shakuurcalimahad
      @shakuurcalimahad ปีที่แล้ว

      Quraanka aqriso ilaahey haku dajiuo

    • @bornleader1653
      @bornleader1653 ปีที่แล้ว

      Hurdo fiican seexo, biyo badan cab, naftaadana diinta iyo akhlaaqd kuxakamee