Qofka marka u dhinta 3 shay unbaa gaaraya oo wax u taraya 1. Sadaqatul jaariya 2. Waladdu saalix yadcu lahuu 3 iyo camalkii u hormarsaday inta u noola "Mowtaakum" Moowtadiina xagga laftida ayaad u qaadatay, ee sidaa ma ahan ee waxaa laga wadaa sakaraatul mowdka marka u haayo qofka ayaa lagawada in lagu aqriya yaasin Tusaale hadda isla suratul yaasin ayaadda 70 "Qur'aanka wuxuu waana iyo waaci u yahay qof walba" oo nool "liyundira man kaana xayyan" laftdi ahan ma aha ee looma sooqaadanaya macnaha laguma fasilaya in qof walba oo nool aduunka jooga in waana iyo waaci u yahay. Macnaha saxdda ah waxaa weeyaan qof mumin oo imaan leh buu waana iyo waaci u yahay ee qur'aanku gaal ama kufri oo nool addunka jooga waxba umatara Marka Qur'aanka qof nool oo haddana iimaan laga helay unbuu anfacaa
Shiikh saalx mucalim ilaahaw aduunkana nabad iyo caafimaad sii aakhirana hacadaabin❤❤❤❤❤❤
Ilaahey caafimad taam ah hasiiyo shiiq saalax
Wallaahi billaahi ilahey dartiis ayaan ujecelahay
Sheekha saalax mucalim cabdullaahi
Masha allah sheikh salah allow daa inbadan wan jeclaxay
Sheekh saalax mucalim balaayada alaha kaxijaabo cumeiga allaha udheereeyo ajar iyo xasanaadna allha kasiito qur Anka iyo xaadiista
Sheikh salah macalim cabdullahi allah hakuxifdhiyo inshllh
.jaazaaka laahu khayran was axsana aljazaa ❤❤❤❤
Shiikh saalax ilaahay haxafido hanajaneeyo
Maasha Allaah Shukran Jazaakallaahu kheeyran
Masha Allah shekh Saalax Allah kubarakeeyo
Maashaa Allah Allaah haku barakeeyo
Ilhay baa iqadaray inan hada dhageesto sheikhena ilahay waxaan ogabaryaya cafimaad taam eh inu ale siiyo
Jasaka alllhu qeer
Masha Allah Jasaaka Kheer
Hilaahay Ku xafido yaa shiiq
Shiiq alh kuxafido carbakad narata alh kaxoreyo🤲🤲🤲
❤❤❤Allah ❤❤❤❤❤❤
Jazaa aka allah❤
Abdullahi ❤❤❤❤❤allah
Masha alah ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Cadowga allow kaqabo ❤❤❤❤❤ 7:10
Cadowga allow kaqabo ❤❤❤❤❤
Masha alaah
Alle ajar io xasanaad hakaasiyo i.a
❤❤❤❤❤❤
Allah akbar
Mashallaah 💎💎💎💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴🕋🕋🕋🕋🕋🕋💐💐💐💐💐💐❣️❣️❣️❣️❣️🌴🌴🌴🌴🌴💐🤲
Su' AAL inbadan ay bidcadu dadka Ka fogaysay waaye m.a alle habarakeeyo
Ok saaa
SALALAHU CALEYAHI WASLAM❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂❤😂❤😂❤❤❤
Cadowga allow kaqabo
M.n
Xadiiska saxadiisa sheeg SubxanAllah
Adar subxaanalaah
Qofka marka u dhinta 3 shay unbaa gaaraya oo wax u taraya
1. Sadaqatul jaariya
2. Waladdu saalix yadcu lahuu
3 iyo camalkii u hormarsaday inta u noola
"Mowtaakum" Moowtadiina xagga laftida ayaad u qaadatay, ee sidaa ma ahan ee waxaa laga wadaa sakaraatul mowdka marka u haayo qofka ayaa lagawada in lagu aqriya yaasin
Tusaale hadda isla suratul yaasin ayaadda 70 "Qur'aanka wuxuu waana iyo waaci u yahay qof walba" oo nool "liyundira man kaana xayyan" laftdi ahan ma aha ee looma sooqaadanaya macnaha laguma fasilaya in qof walba oo nool aduunka jooga in waana iyo waaci u yahay. Macnaha saxdda ah waxaa weeyaan qof mumin oo imaan leh buu waana iyo waaci u yahay ee qur'aanku gaal ama kufri oo nool addunka jooga waxba umatara
Marka Qur'aanka qof nool oo haddana iimaan laga helay unbuu anfacaa
Tan 3aa waan cilmun yuntafacu bihi...cilmi lagu intifaaco