Dawlada Somaliland wajibkedu wa,inay cidkasta o Umada Somaliland amnigeda iyo Midnimada umada Somaliland Fawdo afka iyo Midiyada lo adegsanayo o ah fidno jiifta Ninka kiciya rasulkena suuban wu nacdalay Hadaba hayadaha Amniga waxa u wajibkasaranyahay in Vedio kasta Oo caqil ,xildhiban ,gudomiye Xisbi Kabaqabil ama Kofiyad bacle U umada Somaliland Midnimadeda dawladed Eeamnigu ugu horeeyo u sababaya in Umada la iskaga horkeno. Sidii usbicii hore dhalintii dhimatay iyo cidamadii dhawacmay looga Horgeeyey dhalintii hubka ku Weeraratay Cidamadii policka e Difaca ka galay In Casimada mashqulka Ay dibjirintii waafafka .mindiyaha iyo wadhafka u adegsaday police ka iyo shicibkii Dhawacmay ana badhkod ku dhinten. Hadaba dmxukumadu taxadir ka hortagida Fodnadaha isbahaysiga Mucaridku ku hanjabayan Ayey bilawday Xukumada Mujahid Madaxweyne Musse bixi hoganka u hayo Ninkasto gacantisa sharciga ku jabiya Ama shicib ama xildhiban Ama kofiyad bacle ama hogamiyo xisbi ahaw Sharciga aya ku dabraya hadi aad jabiso Nabadgalyada iyo kala danbaynta Xildhiban ban ahay iyo xasanad ban haysta O sharci jabin ban samaynkara Marakanka Ayey ka shaqayn wayday Hadaba qof sharciga kasareya majiro Dasdurka Somaliland cid kasaraysana majirto
SULDAAN BALAAYO WAA XIRSI YE QABO ADAA XIDHE U AHE, TAKALE DALKU SHARCI AYAA LEEYAHAY U MARA DALADA DALKA.,TAKALE XILIGII ODAYEYNTU WEY DHAMAATAY HA IS DAALIN.
Xalka shan sano aad ka aamusnaydeen ee badhkiin ka midka ahaa kuwa wax walaaqaya maxaad uga hadli weydeen intaad hada markii la gaadhay xiligii sharciga laydin horkeenilahaa midba meel ka cabaadayo.
Xadhigu dhibkii hore u jiray ayuunbuu mid kale ku sii kordhinayaa
Odey iyo xeer jab jab weynu dhaafney, 31 sano ayey jirtaa Somaliland , xeer iyo dastuur beynu ka dhiganey oo majority ogel yihiin.
Odeyow geedkaaga KU ekow.
Sharcigu ha shaqeeyo
Thanks to correct
Waa kaa hadalku adeer Noolow Ina suldaan Cali caafimaad baan ilaahay kaaga baryeynaan
Asc
Salaadiintu meel fiican ayey dhigeen
Laakin waa marka illaahay wax ka garnsiiyo dawlada
Illaahayo xaqa garan sii
DOWN CADO GUDEE.🍋🍋🍋🍋🍋🍋
Adinkana wa laaydiin xidhiya kajojiya fowdaada benalayaal ayaad tihiin shaqa tagaa ilahaay risaqaad weydiista tugyahaay
Dawlada Somaliland wajibkedu wa,inay cidkasta o Umada Somaliland amnigeda iyo Midnimada umada Somaliland Fawdo afka iyo Midiyada lo adegsanayo o ah fidno jiifta
Ninka kiciya rasulkena suuban wu nacdalay
Hadaba hayadaha Amniga waxa u wajibkasaranyahay in Vedio kasta
Oo caqil ,xildhiban ,gudomiye Xisbi
Kabaqabil ama Kofiyad bacle
U umada Somaliland Midnimadeda dawladed
Eeamnigu ugu horeeyo u sababaya in
Umada la iskaga horkeno.
Sidii usbicii hore dhalintii dhimatay iyo cidamadii dhawacmay looga
Horgeeyey dhalintii hubka ku
Weeraratay
Cidamadii policka e Difaca ka galay
In Casimada mashqulka
Ay dibjirintii waafafka .mindiyaha iyo wadhafka u adegsaday police ka iyo shicibkii
Dhawacmay ana badhkod ku dhinten.
Hadaba dmxukumadu taxadir ka hortagida
Fodnadaha isbahaysiga Mucaridku ku hanjabayan
Ayey bilawday Xukumada Mujahid Madaxweyne Musse bixi hoganka u hayo
Ninkasto gacantisa sharciga ku jabiya
Ama shicib ama xildhiban
Ama kofiyad bacle ama hogamiyo xisbi ahaw
Sharciga aya ku dabraya hadi aad jabiso Nabadgalyada iyo kala danbaynta
Xildhiban ban ahay iyo xasanad ban haysta
O sharci jabin ban samaynkara Marakanka
Ayey ka shaqayn wayday
Hadaba qof sharciga kasareya majiro
Dasdurka Somaliland cid kasaraysana majirto
Mucaaradku uu jilicsan yahay dila muse shaani caruurtiinii laayay ee xidhaya salaadiinta iyosuldaanka cade gude dhulka la sima isu barkiya muse shaani. iyo dhashiisa udila sidii macaafarak qadaafi ha baryina tuuga ito tuugta uu wato ee suluba guul wadae ugu horeeyo
Siyaasada kaa baxaa oo shaqadini qabsada Qabyalad iyo Demogradiiyadu ismaa qaadii kartoo
SULDAAN BALAAYO WAA XIRSI YE QABO ADAA XIDHE U AHE,
TAKALE DALKU SHARCI AYAA LEEYAHAY U MARA DALADA DALKA.,TAKALE XILIGII ODAYEYNTU WEY DHAMAATAY HA IS DAALIN.
Xalka shan sano aad ka aamusnaydeen ee badhkiin ka midka ahaa kuwa wax walaaqaya maxaad uga hadli weydeen intaad hada markii la gaadhay xiligii sharciga laydin horkeenilahaa midba meel ka cabaadayo.
Futada ayaa ka edebbadan afkoina garxajisbaa xoreeyay tan waana laguu qaldamay kan
MAXAAD UU GAA BAAQAAEYSAA XUMANTAA MUUSE BIIXI BAA WAADAA MUUSE XUUMANTIISA UU SHEEGAA MUUSE BIIXI baa dibataan Dillkaa iyo xaadgigaabaa waada HAA kaa bigiinee ruunta UU sheeg
Kuwa kulmiyaa imika arqalada bilaabaya ee
Way dhaaftay intii loo dul qaadanayaan, Cade gude xisbiga wadani, xukuumada waa inlaga arkaa inay iyagu Jamhuuriyada Somaliland inay xukuumaan looma baahna inloo seeto dheereeyo every body!!!.