KIISKA SAYID CALI:-Dil maka badbaadi doonaa,waxa uu taagan yahay Maxkamadii ugu dambeysay...?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ba xaqsooora aha

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w หลายเดือนก่อน +2

    nabsigaa iyo danbigaa aad ka gashay gabadhaadhimatay ee tuugani dilay ee illaahaay ubadkaaga iyo ehelkaaga haka bad baadiyo oo kaligaa ha kugu koobo calaamo hakaa ifiyo insha allaah sidag dag ah

    • @sharmakeali1132
      @sharmakeali1132 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay kama bad baadiyo sababta oo ah gabadh gabdhihiisa le eg oo la dulmiyey weliba si foolxun ayuu difaaci

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 หลายเดือนก่อน

      Ninkan hadaan xaqa LAGA oof dhiiga wuu rafan waxa Umad badan inay u silcaan dhiigas

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 หลายเดือนก่อน

    Ninkan markhaatiga iskusheegaya mu Allah ka xishoodo warkan waacadyahay

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 หลายเดือนก่อน +1

    QAREENKAN WAA WECEL NAAR U SOCDA

  • @Zamzam.044
    @Zamzam.044 หลายเดือนก่อน +1

    Tusbax miyaa naarta looga boodayaa

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 หลายเดือนก่อน

    Sayid Cali inta Qarash ku baxay halaga Qaaado qolyaha u doodaaayo Ee mujrimiinta Hadiiba aw sidaaas u Cabsaaayo maxaaa ku Qasbay in aw Dilo Qolyaha laga dilay Gabadha iyo iyo kuwa wax dilay waaa Qolo naxariis lahayn 👀👀👀

  • @najaxabdisalam2060
    @najaxabdisalam2060 หลายเดือนก่อน

    Tuug alkcabsi aan lahay oo lacag cunay beenle waa dilaa waan la dilyaa adigaa hungoobay

  • @sharmakeali1132
    @sharmakeali1132 หลายเดือนก่อน

    Waxaa iga yaabiyey maxbuus dil ku eedaysan oo dharkii maxbuuska aan qabin oo libisan siduu suuqa ka imaaday kkkk waa cajiib

    • @Mom-tg8yb
      @Mom-tg8yb หลายเดือนก่อน

      Waa saacadihiisii ugu danbeyey

  • @didasuper3763
    @didasuper3763 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w หลายเดือนก่อน

    kkkkkkk tuugan eega bal war su aasha ka jawaan mooryaan yohow sayid cali waa dil