Macalin Maxamuud “Sida uu Ra’isul wasaaraha u garab istaaga Falastiin waan ku dhiirigelineynaa”

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Ku Soo Dhawaaw Salaaxu Diin TV
    Waa madal lagu Faafiyo Waxyaabaha khayrigaa Sida Casharo Diiniya Wacdiyaal Digriyaal Qasiidooyin
    Sidoo kale waxaad ka helaysaa waxyaabo ku saabsan dhacdooyinka dalka
    Waxaan kaa codsanaynaa in aad nala faafisid arimahaa aan kor ku soo xusnay
    #DAAWO_SUBISCRIBE_SHARE_LIKE_SAAR

ความคิดเห็น • 6

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 25 วันที่ผ่านมา

    Warka macalinku ma xuma
    Wax badan macalinka waan ku khilafsan ahey
    Laakiin reer Falastiin hala taageero waa warkii muslimkii goojo yar oo iimaan ahi ku jirtaa uu dhihi lahaa

  • @mohamudulusow1845
    @mohamudulusow1845 25 วันที่ผ่านมา

    Ziyaar iyo hilib wa diyaar

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 25 วันที่ผ่านมา

      Waxa uu ka hadley wax ku dheh
      Jameeco aanan hilibeysan ma jirtee
      Ogoow anigu macalinka xertiisa kama mid ahi

  • @ahmedmoalimosman139
    @ahmedmoalimosman139 24 วันที่ผ่านมา

    11 bil kadib In macalin maxamuud RW in umahad celiyo Maxa sababay
    Xili hada heshiis la filaaya ?!!!!
    Timir laf baa ku jirta

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 24 วันที่ผ่านมา

    BUS ISKUQARIS SHIRKIGA AAD KU JIRTO KA BAX AHLU SUNO WAA SALAFU SAALIX WADADOODII RAAC .

  • @YaxyeCaabi-lb3ek
    @YaxyeCaabi-lb3ek 23 วันที่ผ่านมา

    Beenbadanaa sh ismaaciil hanii.a waligii muutagin meel shirki lagu soobinayo sh shirkigaaga iska walaaqo ilaahay ayaad lakul maysaaye