20 kun ayuu siiyay UK markay tagtay ninkale ayay guursatay isago jecel

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 200

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +22

    Waa Qiso xanuun badan runtii Qalbiyada Dadka hala ilaaliyo rag iyo dumarba Yaa rabbi iga ilaali Qof walalkeyga ah Qalbigiisa inaa dhawaac gaarsiiyo thanks Abdulaziz

    • @ikranabdullahi5536
      @ikranabdullahi5536 2 ปีที่แล้ว +2

      Saax been mahaan qof abaal kugaaley laamaa qiyaameyo

  • @umuridwaanumuridwaan3391
    @umuridwaanumuridwaan3391 2 ปีที่แล้ว +16

    Walakey waxan kugu halnabal yeyna aroskaga mid barakeysan Insh allah wll

  • @11naa44
    @11naa44 2 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah wa nin ficn becus mrky so noqoty mu maagin mu eryin wu guursadey

  • @illintir
    @illintir  2 ปีที่แล้ว +12

    Waa qalbi xanuun sidaan ax ax ax

    • @sahragaalib9450
      @sahragaalib9450 2 ปีที่แล้ว +1

      Hambalyo guurkaaga guur qeyr alaha kaaga dhigo owlaad saalixiin alaha idin kala siiyo Aamiin

  • @sucado5415
    @sucado5415 2 ปีที่แล้ว +14

    قصه اولها حزينه اخرها نجاح بارك الله فيك

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 2 ปีที่แล้ว +5

    Our brother Abdisiis really caawiyaha umada soomaaliyed guuleyso

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 2 ปีที่แล้ว +21

    Sas dhan in qof loo amino waxsaxa maaha hadan jeclahay maxan udhofinayaa maan gursado 20kun ayaanba heestahe

    • @xafsoabdullahi1727
      @xafsoabdullahi1727 2 ปีที่แล้ว

      Djama Ally waa dhacdaa inaa xujeyso nin iyo naagba qafka aad jeceshahay oo aad si dhab ah u jeceshahay wax kasta oo farxadiisa ah taada ayaad moodaaa wax kasta oo aad awoodana waad siineysaa alla illaahay muxuu ceebo badan noo asturay lkn qiyaano ma fiicna wey xanuun badantahay

    • @djamaally1051
      @djamaally1051 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xafsoabdullahi1727 abayo qofkan jeclahay iskama fogeynayo hadan dhaqalo hestana wan kugursanaya wayo jeceyl na wanhesta lacagna wan hesta maxan ka dawanayaa

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma qaldame waa allah xaqiiqdii wiilka waa ii samray gabadhana allah usha dhexda ugaga qabtay oo way is garatay meesha ay wax ka jiraan allow isku waari oo farxada noloshoida u siyaadi

  • @Muslim-d9d
    @Muslim-d9d 2 ปีที่แล้ว +2

    Waar ninku dulqaas dulqaad badanaaye manshallah anigu ma guursadeen hadii ay waxkasta tidhaahdo waan ku cafiyey ayaan Ku odhan lahaa sidaan mar danbe u Aamin karaaa yaab

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +4

    Eeddo allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto allaahuma aamiin yaa rabi wiilkayga

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdi Azis markasta meshan ku duub jawidagan quruxbadan masha allaah

  • @knaan123
    @knaan123 2 ปีที่แล้ว +2

    Raganimada qaar lagama shalaayo waa xaraan shalayda waa kaa allah dawanayo walalkeen 🤩😍

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sabraa sedkiisa mawayo waa arln cajiib ah alla hasku asturo walalahaas

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah maansha allaah ilaahay ha ku cafido guurkaaga guur khayr gurigagaaga guri nagi hambalyo hambalyo arooskaaga ilaahay subxaana watacaal ha kaa siiyo ubad khayr qaba

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 ปีที่แล้ว +3

    Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Allaha soo hanuuniyo ma qaldame waa Allaah. lacag ururis waxba ma tarayso waayo qalbi daacad u ah oo jecel ayay dhaawacday. Dadkeenana akhlaaq ma laha oo waxay dhaawacayaan qof dhaawacan oo dab ku shidan yahay. Sheeko farxad ku dhamaatay. Allaha isku barakeeyo ayadana Allaha ka dhigo mid wanaajisa ninkaas wanaaga badan oo naftiisa u huray hadana cafiyay oo aqbalay guurkeeda. nolosheeda inta ka dhiman

  • @xaawaluulaa4299
    @xaawaluulaa4299 2 ปีที่แล้ว +5

    Wallahi wan qiiroday .allaha isku barkeeyo ninkii sabraa sedkiisa hella

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 2 ปีที่แล้ว

    Ax Ax Ax Ax waa qiso xannuun badan yaa allah. Alhamdulilah mar haddii rabbi dib u guuleeyey 💖♥️💖🌷🌷🌷

  • @hanaibrahim4721
    @hanaibrahim4721 2 ปีที่แล้ว +1

    wallahi qalbi xanuun allaah awodiis waataas dib iskugursaday xakha wuu sodahiraa

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso cajiib ah oo murugo ku bilaabatay farxadne ku dhamaatay🫶🫶🫶Aniga qiso ayaan hayaa waan kulasoo wadaagi doonaa InshaAllah

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 2 ปีที่แล้ว

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 ปีที่แล้ว +6

    Lacagta guuusodhe muxuu uugu dhofinayay muu gursado inta uu uk uugu dirayo

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว

      Wll madan fahmin inanto waxi marka rabto in dufto wadan kale e gura misan rabin marka marka qiyanada ada qof walalka aha ku samisa waxaba laga faidi waaa mantba wakuwa is qaaba labadudi

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc C/Aziiz MaashaAllaah tabaarakalaah illaahey haysku xifdiyo maqaldame waa alllaah. Asaga ayeey ilmihiisa wadey.

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax wlhi waa Arin xanuunbadan jacelkana Waa cajiib ruuxtabtana yaqano Aniga waan uqiraya wiilka Axmed

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว

    Axmed caruur barakeysan alaha siiyo

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 2 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akbar daacadii ma hungowdo
    Allah habarakeeyo wllaheena

  • @maryamasadaq3335
    @maryamasadaq3335 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc walalkey mashaallah mashaallah mashaallah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @haloyelomaxamed362
    @haloyelomaxamed362 ปีที่แล้ว

    Waa danyer so kusiiyay lacgtisa waa niin walan waana ku oogahay waxa ileedahay jecel a,hayay majiri jacel bro

  • @salmajaakat2861
    @salmajaakat2861 2 ปีที่แล้ว +2

    A s c walalkey setahey hanbayo hanbalyo ilahey haku barkayo Arooska

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekadan macalin xali haloodiro.

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa arin xanuun badan laakin guul ku dhsmmaatay

  • @cawo1207
    @cawo1207 2 ปีที่แล้ว

    Asc CabdiCasis waxa naga maqan adeer ee xagan kalaso xidhidhna thanks

  • @leilaabdi4048
    @leilaabdi4048 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa masiibo naagta sidaa sameysey balse shaley iyada igu dambeysa ma daawanin video balse qoraalka ku lifaaqan ka jawaabaya

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha maasha allaha 🥰🥰🥰🤲🤲🤲

  • @maryanmahamud5338
    @maryanmahamud5338 ปีที่แล้ว

    Waa Qiso xanuun badan

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah👍👍

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha isku barakeeyo

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 2 ปีที่แล้ว +3

    odey aa ayaan u duceynayeu caruuirta allaku xafido ow dhahay 2 xaas mow leyahay c casiis m a

  • @saynababdi8232
    @saynababdi8232 2 ปีที่แล้ว

    maasha allaah samraa sadkiisa hela guulaysta ayaan leenahay qoyskaas soomaaliyeed

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Okay

  • @fadumoelmi7590
    @fadumoelmi7590 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar Ilahay waxbuu tusay gabadhan lkn marki dambe ayay is garatay isna waxuu ahaa qof daacad ah waliba xalal cun ayuu ahaa Masha allah

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa sheeko cajiib ah shiib iska dhah markasta dhacan alowe amuraha sahlo

  • @habibomohamud2510
    @habibomohamud2510 2 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo hambalyo hambalyo wllkey iyo xaaskisa

  • @esmehanjed5787
    @esmehanjed5787 2 ปีที่แล้ว

    Waa qiso xanun badan runtii oo ku cibro qadasho mudan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Jizaaka Allah kheyr

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 2 ปีที่แล้ว +3

    Qader Allah ayaa dhacay.

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Subxaaaana Allah

  • @omar_yare
    @omar_yare 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigaa hayo qiso iqabsatay Abdirizak sxb waxaana ku noolahay ama ka shaqeeyaa wadanka Namibia 🇳🇦

    • @luulahmed1869
      @luulahmed1869 2 ปีที่แล้ว

      abaayo sogudbi

    • @zoyaquruux1466
      @zoyaquruux1466 2 ปีที่แล้ว

      Omar allah qalbiga ha ku adkeyo nola sowadag

  • @siazon7701
    @siazon7701 2 ปีที่แล้ว +1

    Way kusugtay naag nool igadheh nin asxaan maleh 😜🥰👍

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso cajiib ah

  • @maryamasadaq3335
    @maryamasadaq3335 2 ปีที่แล้ว +1

    Subaxanallah Subaxanallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiiin amiiiiiin amiiiiiin amiiiiiin amiiiiiin yarabi

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax qisadu xanuunka xanuun abadanaa

  • @zaylaana2354
    @zaylaana2354 2 ปีที่แล้ว +3

    Ax ax wlhi waa qalbi xanuun lkn goray heshaba way heeli hablaha somaliyed waxan leyahay waxb ha qiyaamina Rabbigi ka cabsada

  • @kamalamaa825
    @kamalamaa825 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep going brother 🙏 💪

  • @نورةالسيدابراهيم
    @نورةالسيدابراهيم 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxm aniga sidii ley galay ma walan lkn wa gabyay ciilki an dareemay dartiis ninki an yurub keyane naag kale guursaday maalinti uu dhofayane asaga ilahaa dumar ha igu noqon mel cidlaa ha iikaa tagin lkn asaga nin rag eh igu noqday

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxba ka faa iidimayso waayo qof markaad dhibaatayso ama aad wax yeelayso .qofku godobta galay hadii aad moodayso inuu qofku liibaanay waxaa ku dilaaya damiirkaaga oo marwalba oo aad gurigaag ama bulsho ku dhex jirto murugu aan cidi ku la ogayn ayaa kugu taagan qalbigana farxad waad ka aradaysaa hayska sabro hiil ayuu ka helayaa xaga illaahay maali ayay soo hoos fadhiisan iyadoo itaal daran. Wiilkaas soomaaliyeedna illaahay haw gargaaro

    • @deegure1088
      @deegure1088 ปีที่แล้ว +1

      Kolayba naagtaas anigu ma guursadeen!!!!!

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    9:27 Taa ma yeeleen.
    Ilmo Doonbeey aheed? Dan-2baad baa lagu fuliyay 🤔 Miskiinla.

  • @gacalkagacalka8289
    @gacalkagacalka8289 ปีที่แล้ว

    Asc Walaal dhibaato Lee maxaa usoo gudbisaa

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 ปีที่แล้ว

    War ustaad xaliye waxbaa kajiraa

  • @ramaas360
    @ramaas360 2 ปีที่แล้ว +3

    😔😔😔bisinka qayano mfcno runti

  • @aminaahmedmohamud6856
    @aminaahmedmohamud6856 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi waan qiiridey

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +2

    thanks brother

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 2 ปีที่แล้ว +1

    wxs qalad ah in qof aydaan
    n is qabin inaad amiinto seen ku siina lacag anyway illahay ha isku barakeeyo

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 7 หลายเดือนก่อน

    WUU QALDANAA INUU NAAGTIISA TAHRIIBIYO OO MUXUU SUGAYAY ISAGU faadumo maxaad. Ugu dooratay. Ee ubixi. Jiriban Faadumo. Waa gabadhii. Nabiga scw

  • @abdifosiya23
    @abdifosiya23 2 ปีที่แล้ว

    Adgubaa nasi ayad gashay cabdi acis riyalii 🥺🥺🥺

  • @ruqiyoruqiyo7989
    @ruqiyoruqiyo7989 2 ปีที่แล้ว

    wa qiso xaun badn hadan farxd leh m.a

  • @maryanmahamud5338
    @maryanmahamud5338 ปีที่แล้ว

    Waa mid xanuun badan

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 ปีที่แล้ว +1

    asc keep going brother waxad umada somaliyeed u haysaa shaqo fiican

  • @mahadmohamud9953
    @mahadmohamud9953 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin qalbi wanaagsan anigu qoftaas ma guursadeen

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah Subxaanallaah ma fiicna balanbaxa ee allah hana badbaadiyo asagana allah ha u boogo dhayo qayrna ha ugu bedelo aamiin

    • @xamsecali8181
      @xamsecali8181 2 ปีที่แล้ว

      Nagaha somalidu waa wada danystayyaal

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 2 ปีที่แล้ว

    Horumar wacan (arkaa milkiile)

  • @safiyaahmed1328
    @safiyaahmed1328 2 ปีที่แล้ว +3

    Wiilkan ad buu u fududaadeyna qof uusan nolol la wadgin siduu lcgta intaas la egna usiiyeyna sorry wiilkaas qofna weliga lama aamino

    • @deegure1088
      @deegure1088 ปีที่แล้ว +1

      In uu Nairobi ku guursado ayey ahayd sida saxda ah ama at least uu nikaaxsado...

  • @iracymartins1432
    @iracymartins1432 2 ปีที่แล้ว +1

    Hel congregação cristã no Brasil.

  • @sacdiyosheekhabdulahi4335
    @sacdiyosheekhabdulahi4335 2 ปีที่แล้ว +1

    Nabsi lamagalo hadaad gashana dib ayaa cafis logadalbadaa si uu kucafiyo qofkaas adne aad u najaxdo

  • @sowdoxassan1859
    @sowdoxassan1859 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cajab

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaalraga ragbaleh abaal baan naagaleh💔💔💔💔🤲🤲🤲

  • @saynabcabdi1090
    @saynabcabdi1090 2 ปีที่แล้ว +3

    Alaa maseen ayeheda danbe ubaqeen waliga qof lama qiymah

  • @jawahirmohamed924
    @jawahirmohamed924 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaahu akbar Alaahu akbar

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC edo xaqa layska galo wax fiican maha hadana bani adan baan nahay gabadha calafkaa ninka u geeyay hadana wataa xaqa alah tusay axmed daacadiisa ayuu u helay gabadhuu rabay dadkana wuu bartay thanks

    • @luulmohamed7472
      @luulmohamed7472 2 ปีที่แล้ว

      Ha wll anigaba qadartan aminsanahay

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว

    Wa Runta Brother

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof ka marku samir badiiyo allah aya garab tagan. dad badan kudhacday happy ending

  • @xaliimoxubi1748
    @xaliimoxubi1748 ปีที่แล้ว

    Alla xanuun badanaa😢

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @zamzamnur3593
    @zamzamnur3593 2 ปีที่แล้ว +1

    Anig u ka horeye

  • @hanaibrahim4721
    @hanaibrahim4721 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar

  • @falisa576
    @falisa576 2 ปีที่แล้ว +3

    Xaqa bani aadamka laguma najaxo.
    Lkn gabadhas ilaahay baa xaqa tusay

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 ปีที่แล้ว +1

    Subaxaanallh 😭 😭 😭 😭

  • @sainapducaysan340
    @sainapducaysan340 2 ปีที่แล้ว +2

    Horta dumar ka khaayimiinta ah maxaa Nairobi ku uruuriyay

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah waa naag cuqubo iyo nabsi guratay

  • @keefseet223
    @keefseet223 2 ปีที่แล้ว +4

    asc wll waa dambi sawirka istaataabashada, eed ka dhigayso isaga inuu abuuro jacaylka, mahadsanid.

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 ปีที่แล้ว +1

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 2 ปีที่แล้ว

    Waa qiso xanuun badan

  • @hanaibrahim4721
    @hanaibrahim4721 2 ปีที่แล้ว

    asc markahore hambalyo wllo

  • @fadxamohamed3548
    @fadxamohamed3548 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkan wuxuu u qalmaa 1milyan

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah1041 2 ปีที่แล้ว +1

    So sad Adunka waa biil cajiib iyo bilcagis.

  • @halhaystv
    @halhaystv 2 ปีที่แล้ว

    Abaal rag baa gala ma maqashay ragu abaalka ma ilaawan xitaa haduu duli yahay lkn gabdhahuhu si Yar bay kuu ilaawayaan

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 ปีที่แล้ว +1

    Subaxaana Allah

  • @ramla.abdi.5451
    @ramla.abdi.5451 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalkey dad waxa jira alabaq laheyn o an baqan xishod magalada ku badan tahey o ad garen Karin waxa ka so socdo

  • @warsanguuled2592
    @warsanguuled2592 2 ปีที่แล้ว +2

    Eedo waa kusalaamayaa salaan ka dib waa eedadii aad ku kukulanteen moola Muqdisho bishi juun marka eedo qiso hadhihin qiso waa carabi laakiin sheeko dheh raalina iga noqo haddii aadan raali ka aheyn

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 ปีที่แล้ว

    Waligay maguursaden hadaan isaga ahaan lahaa qof sidaas iila dhaqmay