NIMCAAN HILAAC SIRTAADAN KAYDIYA MUSIC VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  2 ปีที่แล้ว +927

    Sanad Wacan oo wanaagsan guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ee ku xidhan #Hillaac_Music Sida aad arkaysaan waxan hada dabka kasoo qaaday heestan oo ah hees laga sameeyay Qiso dhab ah Waxaanay Kaydka #Hillaac_Music Soogashay Sanadkii 2020 waxaa sameeyay saaxiibkay Abwaan Carafaad #Mahadsanidiin

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 2 ปีที่แล้ว +15

      landheere nimcn hilca waan ku taageera from cise land

    • @maliboyoffcial
      @maliboyoffcial 2 ปีที่แล้ว +13

      Nimcan boqorka codka guul bro
      Voice 💯
      Music 💯
      Style 💯

    • @mukhtarabdukadir2049
      @mukhtarabdukadir2049 2 ปีที่แล้ว +7

      Wacan oo wangsan nimcaan 🥰

    • @lacallatubemedia8089
      @lacallatubemedia8089 2 ปีที่แล้ว +9

      Nimcaan walaal mcn heestaan walaahi aad bay ii tabatay waxaad modaa inaad aniga aad afkeyga kuhadleysid alla dumarka qaarood naxriis daranaa

    • @marufmohamednor6291
      @marufmohamednor6291 2 ปีที่แล้ว +5

      Fananinta fanankoda the legend Hillac🫡

  • @daadaxcarafaad1656
    @daadaxcarafaad1656 2 ปีที่แล้ว +463

    Heestaan sababta aan ugu dhiibay Waxaan ogaa Meesha aan la rabo Inuu dhigi karo nimcaan. Mahadsanid nimcaan.

    • @nimasoubaneh7249
      @nimasoubaneh7249 2 ปีที่แล้ว +7

      The best song thanks ❤🎉abwaan 100/100

    • @khadijoquruf
      @khadijoquruf 2 ปีที่แล้ว +5

      Qisada maaad noo shegtid

    • @Ayman-bg
      @Ayman-bg 2 ปีที่แล้ว +4

      Tani hees wey dhafTay abwaan ee maGac Kaleh Halo radiiYo

    • @daadaxcarafaad1656
      @daadaxcarafaad1656 2 ปีที่แล้ว +8

      @@Ayman-bg Adiga magac inoogu bixi sxb thanks

    • @Ayman-bg
      @Ayman-bg 2 ปีที่แล้ว +2

      @@daadaxcarafaad1656 abwaan halKe kalaso xidhidha

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +767

    Heesaha waxa ka macaan Quraan Aleh yaa igu raacsan 🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sacdiahasan9057
      @sacdiahasan9057 2 ปีที่แล้ว +3

      Magaca aadan lahayn Ka fuq

    • @raziyaabdi5348
      @raziyaabdi5348 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sacdiahasan9057 emotional damage iska daa wllo

    • @barisamohamedadan900
      @barisamohamedadan900 2 ปีที่แล้ว +1

      Heesaha iskadaftidh if you know Allah

    • @ikranluul6385
      @ikranluul6385 2 ปีที่แล้ว +1

      ani

    • @samaracadey2296
      @samaracadey2296 2 ปีที่แล้ว

      Imaanka allah kaa khaado kada arag cml meshan haku soqirin

  • @abdidaaha3467
    @abdidaaha3467 2 ปีที่แล้ว +4

    Sunta reer Hebel lege mw nimcaan abdirahman hassan hilaac mw awdal state 🌏🌏🌏❤️🙏🙋‍♂️🌎🌎🤞🤞🤞

  • @premdowlow9298
    @premdowlow9298 2 ปีที่แล้ว +105

    Inta sugaysay hillaac music ee u xiiztay love waan hubaa heestan inay 10 Million dhaafi doonto 💜

    • @samsammuxumed9403
      @samsammuxumed9403 2 ปีที่แล้ว +1

      😍😍😍😍😍😍💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +8

    big legendary nimcaan hilaac. hilaaca hir galay fromto burco wan ku wataa sxp sare❤❤❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 ปีที่แล้ว +75

    Aduun saxiib ma jiro ee family gaga sirtda u shego cidna ha aminin walalaha moyane talo 2023 ☝🙏🔥🔥

    • @ملكةالإحساس-س2ه
      @ملكةالإحساس-س2ه 2 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiiq weeyan sxbka dadka aamisan ayaan ahaan jiray lkn hada maya

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ملكةالإحساس-س2ه markay dhibato bdn ka soo garto un daremaysa

    • @hodanabiib5299
      @hodanabiib5299 2 ปีที่แล้ว +2

      ANIGA ZHP IGA DHIGO HUUNO 😫😭😂

    • @farahabdullahi7801
      @farahabdullahi7801 2 ปีที่แล้ว +2

      sxb aniga xitaa ma aaminaayo kuwa ila dhashay nafteeydaan ku sir qarsanayaa

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanabiib5299 ma xumaa soo dhawoow qalbi furan queen

  • @yvngshreezy678
    @yvngshreezy678 2 ปีที่แล้ว +3

    Intaaas oo sanado ah baan usoo samrayay 2023 waa In ee iyada samartaa

  • @mahamedyariisow8728
    @mahamedyariisow8728 2 ปีที่แล้ว +54

    Aan badino saliga nabigena scw scw scw 🥰

  • @hassanmohamedibrahim8429
    @hassanmohamedibrahim8429 2 ปีที่แล้ว +9

    Hillaac nin sare somalia soo qof heesihi somalia isku raaci lahayd ayan sugeyna insha allaah 🇹🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴

  • @superlula2674
    @superlula2674 2 ปีที่แล้ว +18

    Wow iga gadan heeskan waxan halkan uga duceyna wllahen sool guul buuxda ayan u rajeynaa fron muqdisho

  • @hapimohmuuud2287
    @hapimohmuuud2287 ปีที่แล้ว +3

    Adunka zhp la amiina ma jiro alhmdulil inan walalo leyahy 🤲

  • @hannelayousuf4330
    @hannelayousuf4330 2 ปีที่แล้ว +27

    Tani hees way dhaaftay waa heeso wlhi Dad badan oo noloshayda ku jira Ayay matalaysa thank you Fanaan👍 wakhtigeeday so baxday heestani💯

    • @calicali2864
      @calicali2864 2 ปีที่แล้ว

      Tan hees way dhaaftey qof noloshyda ku jiray mataleysaaH

  • @YONICHAN-X
    @YONICHAN-X 2 ปีที่แล้ว +6

    Heestan waxad moda in aniga iga hadleso sida yacnii itabaneyso
    Runti halkedii bad dhigtay thanks Boqorka codka nimcaan hilaac ❤

  • @abdirahmanisack9425
    @abdirahmanisack9425 2 ปีที่แล้ว +23

    Heestan Dad badan wey ka Heli doonaan Fanaan Aan si qaas Ah u Taageero Nimcaan Noolow my Brother 😍🙏🏿

  • @xamdixubi5742
    @xamdixubi5742 ปีที่แล้ว +5

    Fanan aan jeclhy heesihii one love ❤️ nimcan nolosha kuma ciisho from somalia 🇸🇴 mdxaa no saranthy

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 2 ปีที่แล้ว +5

    Woow We love you ❤❤❤❤❤ Fanaan kena Anku faano hada nahay Somali Oo dhan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanathknaan2011
    @hanathknaan2011 2 ปีที่แล้ว +12

    2013 iLaa 2023 wa fanaanka kaliya aan tageere number one u ahay Nimcaan abdirahman xasan hilaac heesahada wan Ku HaYstaa al fanaane Fanaan Somaliyed 🇸🇴👑🙏

  • @mustafcbdi339
    @mustafcbdi339 2 ปีที่แล้ว +36

    Fanaan somaliyeed iyo fanaan samaroon reer Borami waan idin wataah❤️💯

    • @cumaraxmed4556
      @cumaraxmed4556 2 ปีที่แล้ว +1

      Somaaliyee kormee qabiil deyneysaan fanaan somaaliyeed la karty qabiil intee u wada asiga haduu rabo qabiin fanaan samaroon ayu kuso qiran laha

    • @mustafcbdi339
      @mustafcbdi339 2 ปีที่แล้ว

      Sxb qabilka hadaan xumaan u fahan tahay raali noqo xumaan u ma wado samarooni maahe lkn Asigaa ah

    • @mustafcbdi339
      @mustafcbdi339 2 ปีที่แล้ว

      xumaana maahan inaan sheego

    • @cumaraxmed4556
      @cumaraxmed4556 2 ปีที่แล้ว

      Dhib mleh bro plse waa walaga qurux bdn yhy qabiil dadka hada adee kuku daysanaayan ok lph dhib maleh

    • @aslidhaladali2573
      @aslidhaladali2573 2 ปีที่แล้ว +2

      Qabiilka sheegidiisu ceeb maaha , waliba Samaroon Wuxuu ka sii yahay Reer UGAAS ( hadaanan qaldanayn ) VIVA Nimcaan

  • @sqynz7592
    @sqynz7592 2 ปีที่แล้ว +5

    Nin soomaalinimada kuweyn we love you🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bellaqurux9010
    @bellaqurux9010 2 ปีที่แล้ว +19

    Ninkaan okaliya ma fanka lodaayo
    Cod 100
    Style 100
    Laxankaa 100
    EREYADA 100
    Music 100
    Horey usoco boqorka codka

  • @deeqsiyare4321
    @deeqsiyare4321 ปีที่แล้ว +1

    Waynakaa hadaba nimcan cabdiraxman xasan hilaac
    Magacaa hajiro sxp 👋👋💯💯

  • @sihaamkaba2128
    @sihaamkaba2128 2 ปีที่แล้ว +7

    Wllhi inta afkanea hooyo ku heesta fanan an ka jeclhy nimcan ma arag hore u soco waxad ad u jeclhy heestisa sucaad iyo xalawatu laws🥰

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 ปีที่แล้ว +36

    Nimcaan kuu saadiyaa
    Sareedaan kula rabaa
    Sunbaad ii qooshaysaa
    Samaan baan kuu wadaa
    Sokeeyaan kuu arkaa
    Anaad siriq ii dhigtaaa
    Saxiibaad igu hodaa
    Sakiin baad qaadataa
    Halkaan ka nuglaad sartaa
    Sanduuq baan kuu ahaa
    Sirtaadaan kaydiyaaa
    Suuqaad taydana wadaa
    Sallaan baan kuu dhigaa
    Korbaan kuu sii wadaa
    Salkaad ila doonaysaa
    Siin yaalaan kuu baxshaa
    Sakasha Waan kaa duwaa
    Surkaad Anna iga xidhaa
    Sinbaanu u qaybsanaa
    Sadkaagaan kuu hayaa
    Intaydaad saydhidaa
    Santiga adi kuu kordhaa
    Saciid baan farax dhahaa
    Sabool baad ila rabtaa
    Intaa Waan kuu samraa
    Dulqaad baan kugu sugaa
    Misana Waad sii darta

    • @TalaApdi
      @TalaApdi ปีที่แล้ว +1

      3:08 3:09

  • @Mohamedgedi21
    @Mohamedgedi21 2 ปีที่แล้ว +9

    Magaca Fanan hadan maqlo nimcan ayan soo xasuusta hadalo murti leh iyo erayo maccaan ❤️❤️🖤

  • @abdirahmanmaal1500
    @abdirahmanmaal1500 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanku ma aniga ayuu iga sameeyay ax eesh calaa hees Tani hees maaha waa heeso legendary nimcaan hilaac

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 2 ปีที่แล้ว +16

    2023 ayaa lagu jiraa ka fagow qof walo anad ka helayn sharaf iyo qimayn❌uma nolid qof qayrka ah oo ku bahdila talo walal idin jecel💔🥹

  • @Axmedyoung_AY429ite_Music
    @Axmedyoung_AY429ite_Music 2 ปีที่แล้ว +4

    Sanduuq baan kuu ahaa
    Sirtaadaan keydiyaa
    Masha’allh best song keep going
    Nimcaan hilaac fanaan aad codkiisu umacyahay mashallah

  • @zakariafarah4247
    @zakariafarah4247 2 ปีที่แล้ว +88

    Who ever listens nimcan hillac song's he is all legend❤️greattings to u all Somali weyn one love 💕😘

  • @xaliimocabdi2658
    @xaliimocabdi2658 2 ปีที่แล้ว +2

    Woooow walhi hees hees dhaftay anigey iga hadlee wlhi my pro nimcan abdiraxman hassan hilac 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdullahiissak4290
    @abdullahiissak4290 2 ปีที่แล้ว +28

    Fananka kali aan dageysto hesihisa . Nimcaan hilac. Sweet song 🎵 with amazing lyrics.

  • @iglanahmed4348
    @iglanahmed4348 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan maaha jacayl ee waa siyaadad cidii fahmi kartanaw fahmaysa qabiilkiisa siday isaaq ula dhaqmaan ayay kahadlYsa

  • @deeqamohamed4429
    @deeqamohamed4429 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allaah💖🇸🇴
    Hees iyo Badh
    Abwaan Daadax iyo Al Fanaan Nimcaan Maasha Allaah Caleykum⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 ปีที่แล้ว +1

    suuqaad taynada wadhaa...
    Eshcalaa al fananaan Nimcaan Hilaac way i martay midaasi

  • @faaraxqaran8044
    @faaraxqaran8044 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa ani io zxpkey c/Nasir
    Heestan waa hees macaan wlhy galabta oo aan jawi ku qaadanaayi buuraha cagaaran ee boorama awdal somalia
    Hees macan io jawi macan
    02/Jan/2023❤

  • @liibaanhasanjama5868
    @liibaanhasanjama5868 2 ปีที่แล้ว

    way ka dhamatay nimcaan imiga ziiba sanadadan udanbeeyey waayo waqtiyadii hore wuxu qadi jiray heezo reallty ka hadalaya lkn imiga anuu kama hayzaanban leeyaha intii igu raaczan like badiya

  • @qalpiqalanjoluul7752
    @qalpiqalanjoluul7752 2 ปีที่แล้ว +43

    Qof aad saaxiib aad ka dhigatay oo sirtiisa qariso inuu taada meelaha wareejiyo wallee waa wax aan arkay, mahadsanid Nimcaan Hillaac heestan waad igu matashay wlhi.❤🤍👌

    • @deeqooffical61
      @deeqooffical61 2 ปีที่แล้ว

      Wlh xaqiq am sorry lkn waa iska adunyo qof dacad ah kilugu talagalay maba helo yab

    • @sowdomaxamed230
      @sowdomaxamed230 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb waan nacay qoftiisa qarisaytaada wareejinay kaas ma aha aney igu dhacday waxaan wllshey usheganin ushegaa qoftina melaha wareejisay

    • @ayaanaden5501
      @ayaanaden5501 2 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 2 ปีที่แล้ว +13

    Wow Best song 🙌🔥🔥🔥
    hilaac boqorka fanka❤

  • @hamdiahmed1168
    @hamdiahmed1168 2 ปีที่แล้ว +9

    I Love you somali music🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    I am firom Ethiopia🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @MWALIMU_GURACHA1
    @MWALIMU_GURACHA1 2 ปีที่แล้ว +6

    Saanduuq baan kuu ahaa...
    Sirtada kaydiya...
    Legend is back with another level up music...

  • @nimcaanka286
    @nimcaanka286 2 ปีที่แล้ว +6

    Hillaac music. Best singer. Si xoog baan ku taageera.

  • @aminamohamud606
    @aminamohamud606 2 ปีที่แล้ว +11

    Esh calaa hees, waa hees iyo bar. Abwaan Carafaad well done 👏

  • @suhaybsuciid3532
    @suhaybsuciid3532 ปีที่แล้ว +1

    Nimcan abdiraxman hassan hilaac ax yaa fanan from zpkagii school imbadan baan wakhti soo wada qadanay athna calofornia aniga sweden zp wan ku slaamay 🙏

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 ปีที่แล้ว +33

    Welcome back legend nimcaan hilaac big legend
    Duubista 📷 💯
    Editing 🎥 🎞 💯
    Lyrics 💯 Melody fantastic 🔥💯
    Music hantuf yare 🔥💯🎹🎻🎼
    Another level legend hilaac waxbo lagaama qabo karo intaa ka heesya like 👍 saar Styleka 🧥💯🔥

    • @abdiali2424
      @abdiali2424 2 ปีที่แล้ว

      Somali femous boy Nimcaan wankuwata sxb

  • @tusmalyrics
    @tusmalyrics 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidan halo heeso ama halayska daayo waxaasi hees maahe codka dahabka nimcaan hillac💯

  • @amuu12567
    @amuu12567 ปีที่แล้ว +4

    Heestan wa anigay iga hadleysaa lkn wlaga baxa dhib o dhan laguma waro wliga qofna ha isku aminina✅

    • @alibulle7612
      @alibulle7612 11 หลายเดือนก่อน

      Hadda xaaladaada kawaran waligaa is adkee qof si kasta aad u jeceshahay ha isku dhiibin

  • @hamdadheman8587
    @hamdadheman8587 2 ปีที่แล้ว

    Nimcaan hilac fananka kaliyeen tageero dhagaysiga heesihiisana anan ka caajisin markasta keep going bro

  • @lovev1064
    @lovev1064 2 ปีที่แล้ว +9

    Amazing song, beautiful voice, welcome back legend, 2023 ❤❤❤❤❤🙌🏻🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🌟🌟⭐️⭐️⭐️🌟🌟🌟

  • @yuusufbeeldaaje8262
    @yuusufbeeldaaje8262 2 ปีที่แล้ว +2

    Haduu jiro Goat ka fanaaniinta somaliyeed Waa Adiga Bro Guulo Badan gaar fankaaa kuu baahan❤️❤️

  • @samsammohamed8461
    @samsammohamed8461 2 ปีที่แล้ว +30

    Amazing Words And super hit song on fire Fanaanka Fanaaniinta & Abwaankeygii Daadax Carafaad✋💥✌

  • @cfitaxdj1919
    @cfitaxdj1919 2 ปีที่แล้ว +1

    Www hestaan walahi dareen aye ledahay malaha anika ayee igu socota lagan nimcaan

  • @aamiinnuuradiin2622
    @aamiinnuuradiin2622 2 ปีที่แล้ว +5

    Lagend nimcaan inta aminsan inay 1m durbo garayzo ha is muujizo🎶🎤❤️😍

  • @hiboyuusuf8229
    @hiboyuusuf8229 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nimcan hilaac hore usoco inadeerkay qali inolow ilahay haku ifdiyo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @daauudburcaawi1151
    @daauudburcaawi1151 2 ปีที่แล้ว +25

    nimcaan the best style man
    and the best voice
    coming soon 1m

  • @cabdcabd899
    @cabdcabd899 2 ปีที่แล้ว

    Fanan nimcan Abdiraxman Hilaac legend dhaly wllhi Zxp qali wan ku wadtaa

  • @shiinecade0735
    @shiinecade0735 2 ปีที่แล้ว +41

    Dulqad baan kugu Saba
    Misana waad kasii dartaa🎵🎸🎹
    Number one singers🎤of somalia
    hilaac yare keep going brother🇸🇴🙏

    • @nimconaasir3584
      @nimconaasir3584 ปีที่แล้ว +1

      Walhi waxan ku tiilmamo maa aqaano heestan waxa yabo badan ayaay kahad laya lkn waxa fahmi kara qof waxa garad 🙈😪

    • @Beasthacker814
      @Beasthacker814 ปีที่แล้ว

      U get worse it means

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 2 ปีที่แล้ว +2

    Weyyy! Abwaankygii Carafaat iyo Nimcaan hillaaci hirgalay ⚡😚

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว +28

    Best song 🎵 wow ☺
    Xidiga fanka 2013-2023 10 years xidigiisa aan damin
    Nimcaan abdirahamn hassan hilaac is come back
    Hal hees iyo 10M lawada sugo yaa ila tagero ✌

  • @enggorod34
    @enggorod34 2 ปีที่แล้ว

    Sanad wanaagsan Nimcaaan.
    Ish calaa hees erayada iyo laxankaba inaba caadi maaha.

  • @abdinaasir9723
    @abdinaasir9723 2 ปีที่แล้ว +8

    Sanduuq ban ku ahaa sirtadan keydiyaa
    Sakiin baad qadataa halkan ka nuglaa baa sastaa
    Amazing works
    Legend

  • @ubax7758
    @ubax7758 2 ปีที่แล้ว

    I'm insha allah samaroonkii layga beerow 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mahamedqadarabdulahi5241
    @mahamedqadarabdulahi5241 2 ปีที่แล้ว +17

    There is no another Artist, nimcaan hilaac always we love you

  • @hawomursal243
    @hawomursal243 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw Boqorka Codka Guul walaalkey Nimcaan voice , Music, and Style Masha Allah

  • @muna4657
    @muna4657 ปีที่แล้ว +4

    Zxp dunida ma jiro lkn anigu waxaan isku sir sheegana waa xaajigayga isaguna waa isheegta allow idaa cidkalena lama saaxiipi doono ❤

  • @dulmidiidyare352
    @dulmidiidyare352 2 ปีที่แล้ว

    One month ayaa almost one million ku fiirsatay ee ninkaan ma aqaano wax lagu arkay. Horay u soco ugaas.

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 ปีที่แล้ว +4

    Waxan Lacajbey Erayada iyo laxanka Sida la iskugu miisamey Yaabka Yaabkii 🖤❤️
    SILAN SUGAN ayaa Afsoomaaliga lagu yidhaa marka Ereyadu sidan u dhacayaan,
    Hibadii Oo qofa Nimcaan Hilaac 🤍

  • @luulmohamed3086
    @luulmohamed3086 2 ปีที่แล้ว

    Aad io aad baa ku tageeera alfanan nimcan hilaac waxa rajeyn dona malayin in aay grto hestan 🥰🦋🎧👍

  • @nastehoabdoulkadernastehoa4961
    @nastehoabdoulkadernastehoa4961 2 ปีที่แล้ว +6

    Je t'aime bcp nimcan hillac je préfère tes chansons 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl หลายเดือนก่อน

    Minika minkaa waa ye xamar aniga ku jaceyl best song .thank you nican

  • @MohamedShidane-v6q
    @MohamedShidane-v6q ปีที่แล้ว +3

    King 🤴 hilaac plus abwaan carafaad music 🎶 xataa waa another level Mashallah beautiful ❤❤❤

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 2 ปีที่แล้ว +1

    LEGAND NIN OHIO USOO BAXAY 🎉
    FROM CLE OH ✌🏽✌🏽

  • @neenanuura1611
    @neenanuura1611 2 ปีที่แล้ว +4

    Zaxiib xun waligay ma arkin hadana alle ima tuso 2sxib leyhy wiil io gabar ah kuwa ila dhashay way ikaga dhowyihin👑❤

  • @yamyam585
    @yamyam585 ปีที่แล้ว

    saxiib sirtaada gaarka kuu ah
    hala wadaagin wlhi wax walba adiga gooni hakuu ahaadaan
    12:30 maalinimo sabti ah
    19/march/ 2023

  • @daganmomo
    @daganmomo 2 ปีที่แล้ว +4

    2020😢 inayso baxdo ayey ahyd Caawa dib Ayaad icelisay Alla maxaa Ano wanago dhan uhibeeyay ituruqday 1:08 Zhpa igu hodaa oo sakiin baad qadataa halkan ka Nuglaa sartaa sanduuq ban ku Ahaa sirtadan keediyaa😭💔

  • @AbdirahmanAlishuqaale
    @AbdirahmanAlishuqaale 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walaalkeey Nimcaan cabdiraxmaan hassan hilaac Masha Allah walaalkeey

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 2 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw pg legend song2023 waan kaa hynaaaaa
    02/1/2022 time 20:11pm hwenimo Tuesday
    Hddi aad iga dmbyso like ta dhc igu sii 💕🙋‍♂️🙏

  • @amiiracumar7473
    @amiiracumar7473 2 ปีที่แล้ว

    Fananiinta fara ku tiriska ah eeh fanka ku hdhay ayu ka mid yahy ninkan Hilac big legend

  • @maryanmohamet7953
    @maryanmohamet7953 2 ปีที่แล้ว +14

    Sakiin baad qadataa hlkaa ka nuglaan sartaa
    Nimcaan legend ❤️🥀

  • @KowsrKiin-ir4yd
    @KowsrKiin-ir4yd ปีที่แล้ว +1

    Abaha sugaanta soonlida alfanan nimcaan hilac👏💖

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +4

    Legendary Al Fanaan Nimcaan hilaac sannad wacan 2023 waad seexatay ee dib boodhka iskaga jaf keep going bro

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว +1

    Nimcaan abdirahman xasan hilaac big legend keep going

  • @sakiqarboshe7901
    @sakiqarboshe7901 2 ปีที่แล้ว

    Tani Heess way dhaftee magaca halo bxiyo
    Legend nimcns hilac keep going bro

  • @abdirahmanabdiwahid4885
    @abdirahmanabdiwahid4885 2 ปีที่แล้ว +4

    THE Best Song Nimcaan iskama Haysin Wa Nin Wax badan So Arkay
    Insha Allh 3M Ban sugayna In aay Gaarto Heestaan.....👍❤️

  • @ababdi225
    @ababdi225 ปีที่แล้ว +1

    Fananka fanaaninta noloshu kuma xumayso wll

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 2 ปีที่แล้ว +8

    Heestu markay 100K gadho Love❤️ isar
    Marky 500K gadhana Reply iso gal↩️

  • @FardowsaAli-p2y
    @FardowsaAli-p2y 2 หลายเดือนก่อน

    Tan hees way dhaaaftay cawashana way dhaaftay numcaanow lagumawaayo cafimaad sare waligaaa mid waliba mida kale kadaran hesahaga ayaga len dhageysta❤

  • @Al-QuranAl-Kareem1-1
    @Al-QuranAl-Kareem1-1 2 ปีที่แล้ว +5

    Erayada 💯
    Laxanka 💯
    Musicga 💯
    Styleka 💯

  • @AbdirahmanChucha-uu7zk
    @AbdirahmanChucha-uu7zk ปีที่แล้ว +2

    The legend nimcan hillac like your vedios bro keep going 💪

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 2 ปีที่แล้ว +6

    Best Somalia singer 🎙️😘
    Nimcaan Hilaac ❤✌🏻🕺🏾

    • @bahjo3173
      @bahjo3173 2 ปีที่แล้ว +1

      is good singer is very goog

    • @Maahiryare77
      @Maahiryare77 2 ปีที่แล้ว

      @@bahjo3173 yeah

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 2 ปีที่แล้ว

    Allaya Cizaaak Nimcaan In The House

  • @fatuushxirsi
    @fatuushxirsi 2 ปีที่แล้ว +21

    Nimcaan hilaac legend codkaga allah ku barakeyo abowe mcn wa ku wata waxa tahay fananiita Somaliyed fananka kaliya aan codkiisa ku raxessto m.a midaan hees way dhaftay magac haloo raadiyo 🌏👑❤

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 2 ปีที่แล้ว +2

    Halkaan ka Nuglaa sartaa😭💔fv songg

  • @admandalmar854
    @admandalmar854 2 ปีที่แล้ว +23

    Nimcan boqorka codka guul bro
    Voice 💯
    Music 💯
    Style 💯

  • @amiinadkenoz719
    @amiinadkenoz719 2 ปีที่แล้ว

    Pest music nimcaan horey u soco papa wa tageeraha aad ku haysatiD gobalkii aqoonta AwDal Oo ku leh keep Going

  • @Ahmettali9
    @Ahmettali9 2 ปีที่แล้ว +22

    king of voice kani Waa sanadkaagii 💯❤

  • @nashaadfaraxcabdi
    @nashaadfaraxcabdi ปีที่แล้ว

    Fanaan Qaaliya.
    Nimcaan -Hilaac.
    Allaha-Daayo.
    Masha allah.
    Gobanimo.
    Soomaalinimo.
    ila-Soco zaaxiip.
    Gobanimo
    .
    Ku noolow.
    Walaal Qaali.

  • @sidcumarcabdulahi2366
    @sidcumarcabdulahi2366 2 ปีที่แล้ว +49

    Nimcaan kuu sahaadiya
    Sareedaan kula raabaa
    Sunbaad ii qooshaysaa.
    Samaan baan kuwadaa
    Sokeyaan kuu arkaa
    Anad siriq I dhigtaa
    Intaa waan ku samraa
    Dulqaad baan kugu sabaa
    Misana waad kasii dartaa
    Salaan baan ku dhigaa
    Kor baan ku sii wadaa
    Salkaad ila dooneysaa
    Siyaaran kuu baxshaa
    Sakasha waan kaa duwaa
    Surkaad adne iga xidhaa
    Santiga adi kuu kordhaa
    Saacid baan farax dhahaa
    Sabool baad ila rabtaa
    Nimcaan Hilaac ❤️🙏

  • @Im2ack
    @Im2ack 2 ปีที่แล้ว

    Yah Nicmaan Waxaan Hees ma ahane magc kle haloo bixiyo.
    wey isaaqdey bahashu On top waye wlhi Nimcan Long life Bro.

  • @sacdiaalimohamed8167
    @sacdiaalimohamed8167 ปีที่แล้ว +2

    hees i bar❤❤❤❤

  • @khadraarten3817
    @khadraarten3817 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah nimcaan hilaac, noolow jir oo joog .