CIRO URURKA KAAH COD UMA HAYNO SALAMAAD DAAWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 212

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Waridaad geesi qaran guul SSB KULMIYE IYO geesiyada HABAR JECLO ee cadawga difaaca ugurmada qaranka

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Markaa ragga Habar Yoonis ee ku garab joogaa waa cadow miyaa ?

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ⁠@@slandprince7210habar yoonis cadaw maahe waa tol iyo wall yaynan siyasad ku kala tagin wll

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 47 นาทีที่ผ่านมา +1

      ​@@slandprince7210 maaha HJ waa gabiley boy la khalday naga raali ahoow walaal

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 42 นาทีที่ผ่านมา

      @@magacaygamaxamuud7253 haye inaadeer waa ciyaalkii xasiida waan yaabaye.

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 34 นาทีที่ผ่านมา

      @@magacaygamaxamuud7253 Haye walaal waa ciyaalkii xasiida waan yaabaye.

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Waridaad niin qaran jiir oo joog kulmiye iyoo reer S.land guul guul iyo gobonimo insha Allah ❤❤❤❤😂😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Guuuuuuuuuul somaliland somaliland guuuuul somaliland viiva somaliland viiva somalilnd viiva viiva Somaliland guuuuuul somaliland

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Dadka somalilanow hadad wadani codka siisaan soomaliya ayaad tegaysaan ogaada😂

  • @clrsaaqyusuf
    @clrsaaqyusuf ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    guul jamuuriyada somaliland ❤️🤍💚 iyo xisbiga kulmiye 💛🇬🇫🥰♥️

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Cire ma caqli badno
    Waa lagu qasaaray
    Sida ilma yar ayuu u hadlaa mar kasta

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Faqash oo maalgashataa ku khasaartay 😂😂😂😂

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 42 นาทีที่ผ่านมา

      ILAAHAYBAA. KHASHIFAYA ILAYN. WAA. KHAAYINUL. WADANIYIINE. OO. SOOMAALILAN. DADKEEDA RABA. INAY. GOD. MADOW. KURIDAAN. WALAAHI. WAA. KASHIFAAD. ALE. KU TAAMILO. QAATA. QOFKASTA. AMA. CIDKASTA OO. ISKU. DAYDA. INAY. JAMUURIYADAN. BARAKAYSAN. MIJOXAABISO. WALAAHI. WAY. WAALANAYSAA. OO. WAY. BAABA.AYSAA

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waa huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo huwantaa xaarmaajo faqasha

  • @subairmohamed6045
    @subairmohamed6045 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Waridaa lipaax qaran ❤ imika hargeisa roob wanagsan nagu da’ayaa wllhi

    • @suberh8985
      @suberh8985 32 นาทีที่ผ่านมา

      ilaahay mid aan dabeylo wadan oo duufaan ahayn oo dad iyo duunyaba deeqa alle ha ka yeelo aamiin

  • @nooraliade8996
    @nooraliade8996 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Kaah waxba laguuma hayo. Ina xaashi good for you

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    KULMIYE KULMIYE GuuuuuL Somaliand GuuuuuL ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waridad geesi geesi dhalay ilahay adigoo kale hanoo badiyo farid warcad

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shacabka reer sland know Ka digtoonaado xisbul Huwantu Wadan❤❤❤❤❤

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Inaader alle ha ku xifdiyo

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waa sax 👍

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Muuse Bixi Cabdi 💪💪💪💪🫶🏾👏🏾

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    😂😂😂😂 feysal cali waraabe ayaa sheegay oo yidhi cirro wuxu igaga fican yahay khiyaanada iyo daneesiga 😂😂😂😂😂 marka ururka kaah way ku dhacdey arintaa😂😂😂😂😂

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waridad. Alha kuxiftiyo. Saxiib 🎉❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MBC FOR EVER❤❤❤❤❤❤5 MORE YEARS... GUUUL KULMIYE...

  • @DeeqCabdi-m9k
    @DeeqCabdi-m9k 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waa caqligisa

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Ina xaashe Ayaa daacada Lkn ciro shibirtii oodeaynaay hodhodhoo

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Ina xaash ,maha dacad ,waa ninkii cidka u iibiyey ina khaliif oo isagoo dhaartay oo lacagtii somaliland, kula soo jeedsaday somaliland, viva dadka dalka iyo dadka u dacad ah

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉masha alaah waridaad geesi qaran guuleyso aloow ku xafid amiin🎉🎉🎉🎉

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waridaad TV geeei 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland muuse Biixl geeei
    S N M 🩸🩸 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪

  • @FarxaanCumar-lq7kt
    @FarxaanCumar-lq7kt 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Lakin med ayeynu ku kala duwany anigo rer hargaysa coka madaxweyne waxan siyey kulmiye ka ururna ucid ayansinayaa anigoo la rara faysal

  • @hamdaMohamed-p7e
    @hamdaMohamed-p7e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waridaad guulayso walaal geesi qaran baa thy wlhi runta kugu taageera 🎉🎉❤

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Reer Somaliland is mujuyaa 🟢⚪🔴

  • @Aniop45
    @Aniop45 46 นาทีที่ผ่านมา +1

    MAXAMUUD XAASHI CIRO WAXBA UMAHAYO EE MUUSE NACAAYB AYAA HAYA MAXAMUUD XAASHI❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹✌✌✌✌💯💯💯🇪🇹

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 19 นาทีที่ผ่านมา +1

    Wadani iyo Ciro maaha Is bedel doon ee waa Is del del doon. Waliba Xisbi ku sheegi wuxuu la saftay Cadowga dadka reer Somaliland. Wadani iyo Ciro way ka saqiireen Qaranka Somaliland.

  • @niciimacabdiraxmaan1731
    @niciimacabdiraxmaan1731 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Viva urur siyaasadaadka hoorseed 💚💚💚🤍🤍🤍🤍

  • @RAli-j8j
    @RAli-j8j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Horta Ina xaashi intu islaha muuse dhulka la goo aya dhulka lala jaraye kkk wuu istaahila inaa saas isna ciro cod ugo baryo ,cirana saas u galo Marka gurigisi jooji kkk Ina xaashi waa siyaasi waxa uso dhabar adaygin raba inu sifidud ku helo.ciro iyo xirsi iyo xaashina waxa wadan khiyaamadi hore wali Lakin waa la go,i

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    somaliland guul kulmiye guul

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa Ruun hadalka nin kasi leyahay Ururka KAAH uu Codeya
    Muse Bixi Cabdi uu Codeya
    waa Fikrad Aqligal ah

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Kkkkkk Kkkkkk Kkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FarxaanCumar-lq7kt
    @FarxaanCumar-lq7kt 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wad ku mahad santay

  • @ZeinabHassan-y3n
    @ZeinabHassan-y3n 56 นาทีที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah

  • @Hana-y2u7v
    @Hana-y2u7v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MBA❤

  • @de6236
    @de6236 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ nolow Waridaad ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 นาทีที่ผ่านมา +1

    M xaashi iyo m kaahin isuma dhigman nina wa tuug nina wa mujahid naftiisa noo huray

  • @munirkh
    @munirkh 27 นาทีที่ผ่านมา +1

    Kaaaah maxaa noo nafa cirooy 😂😂😂 Ana waxan siineyaa ka madaxweynaha Muuse sidaasaan ku baraajeeney 😂😂😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GARXAJIS HADU EVAN CIRO SOBAXO. XIRSI IN AY BIREEYAAN BAY RABAAN. HJ. WAQAN QARANA SIYAASAD LOMA TILMAMO WAXAD RABTAAN KA GIIIRSADA. DEG DEGA KA DIGTONADA.

  • @Hana-y2u7v
    @Hana-y2u7v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Muuse Buuhi Abdi❤

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MAXAMUUD XAASHI NASAKH HJ MIYUU WALI KARAA. HJ HAL DABA LA. KULIYE WEYAN HJ KULMIYE IYAGAA LEH URUR IYO SOOMEERO. HJ HAWL UTAALA MAAHA

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💯❤

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hi waridaat tv Allah kumacadaabo runbadana wahosaaso lahosasinayo habarjeo waxa takadaran xusbiga wadani waxa u sowada habarjecloy babi cidankaga medinaga ah sidhulbahante dhulkeena uqaato

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    KULMIYE YAALE HJ. URURO. SOO XARIFTINIMA MAY UBAHAN YIHIINN..

  • @abdirashidibrahimibrahim8403
    @abdirashidibrahimibrahim8403 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kaah taageer brother waa xisbi h.jeclo

  • @XamdaXamda-u1p
    @XamdaXamda-u1p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Libaax

  • @Ahmed-z7d4h
    @Ahmed-z7d4h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaaŕ waidaao inaader isga kaah waa nin liita

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KAAH WAXAY ODHANAYSAA R.ODWAYNE WA TOG.CADKA H.JCLO AYA NAGU FILAN ILEN WA RAG DIGO & DAMBAS KALA IIBSANAAYE

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    BEELYE COD KUU SEEYSE AMINA DHOOL YAR

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guuuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva viiva viiva somaliland viiva somalilnd viiva viiva ❤❤

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wlee khayaanadii xinif usheegay ina Ayaa hada maxmuud xaashi hada kusoobxaday waxasi ina xashi loo tuuray hawada .ururki.kaah
    Danbas iyo diga ayaa lakala iibsaday Wlee
    Anuu ururka hilaac ayaan tagersnhy codkana sinaya xisbigana kulmiye
    Ciro iyo muse waa kaf iyo Kala dherri Wlee

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 24 นาทีที่ผ่านมา +1

    Digo iyo danbas ayey lakala iibsadey

  • @CabdiqaniXuseen-y8i
    @CabdiqaniXuseen-y8i 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aar wllo xgaadqabataýy❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    horta kaaah waaa isku filana yahaay runtii insha Allah waa guulaysanayaa lakiin ciro isaga dadkiiisi qaybsan yahay isaggna u baahna in codka madaxwayne uu helo haduu diido wa isaga iyo nasiibkiisa
    hase aahatee muuse in la bedelona way wanagsan tahay sababto aah fartaa eeden idinka qudhamaha dalkoo odhan baa eeday reerkiisuu meel wlaba u dhiibay ciidmadii haalkasay dhaxan fadhiyaaan kuwii qaranka iyo kuwii madanigaba dhinacna idinma wado huuuhadan anagu wanau ka daalnay wadnaina waa reer xusbiba maha wa wax reer leeyahay dee marka anu iska dayno doorashdaba halkas ka fadhiisnao ila cadow baanu is hor fadhinaye iyagu ha kala badiyaane ama dee isaga gaga rida odayga soo socodee isna qabiilastaha muuse wax loogu noqdo ma arko danba idinkama laaha inaad jirtan iyo in kale ma oga

  • @MohamedNOOH-u2z
    @MohamedNOOH-u2z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkii jecel Somaliland inay hore usocoto waa arkayaa xaqiiqada manta Somaliland uga dhex ifayso geeska africa maxaynu donaynaa miyanay intaas ahayn waxan radinaynay sodanka sano

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaahu akbar Abtigay Maxamud Xaashi ma loo ganbiyay.

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Is bedelku waa aqoon yahan cusub oo ka saara qabyaalada Ummadda JSL waana Cabdiraxmaan.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro damadac aan meelna holin hodhodho somaliland FAQASH lagu badalinaayo

  • @AdenSharmarke
    @AdenSharmarke 43 นาทีที่ผ่านมา

    RER SOMALILAND u codeya KULMIYE
    Wadani WAA khayimin
    H j cod u ma heyno wadani

  • @khadrayusuf-if3zn
    @khadrayusuf-if3zn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc waridad wanku salay runtu waxay tahay muuse biixi cid dhanta hadayhu hayno waynu doranlahayn kudkaguur oo qanjo uguur maha allah wadanka haynoo barakeeyo

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    munaafaqada iyo qaaxoologyga kala tag raga dhawaan ayay wax kala qoran doonaan

  • @housseinfana5065
    @housseinfana5065 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Uruuka kaah wa tuugta tuugoyi ka shooge ariinka kaah waridadow

  • @CabdiFaarax-u9y
    @CabdiFaarax-u9y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro.iyo.faysalba.waa.il.maddeer

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Macno maleh waxaasi

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamuud xaashi+xirsi ictisaam =aabbayaasha musuqmaasuqa
    Isbeddel =tuugtii lagasoo eryey kulmiye

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaal ninkana qaran duumiska ah ee ina xashi ciiro reerkiisu cod masiinayan ee waxaa halkaa geeyey nacaab uu uqabo ina kaahin iyo muuse ina xaashi uruur lamsoo baxaayo ee waxuu ciiro ugu teegey hadii ciiro soo baxo inuu siiyo wasiir hjow huwanta hasiinina cod dalka cadaw shisheeye gacanta loogu geliyo guuuul somaliland ka fejignaada cadawga

  • @FarxaanCumar-lq7kt
    @FarxaanCumar-lq7kt 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sax weye aragtidaadu

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ururkii kaah waala baabiiyay taa bedelkeedana ina xaashi wadanibuu siiyay urur iyo madax waynaba😅😅😅😅😅

  • @sahracalifaadumosahra4444
    @sahracalifaadumosahra4444 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Balanteenu waa kaah❤

  • @khadragermany1610
    @khadragermany1610 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina xaashi iyo xirsi labaduba waa dhagax lagu so tuurayo muuse yaa wax LA raba o donaya xisbiga wadani waa Hal reer

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ragan wadani iyo kaah ku sheega waa dad la iibsaday biri hore ,ina xaash isaga ayaa ina khaliif jagada u iibiyey ,kulmiye dadka iyo dalka u dacada ,isbedel xamar la inoo iib geyo ma rabno,madaxweyne ku xigeenku wadani marfash ayuu ku lahaa ingriiska,somaliland iib maha viva somaliland

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaah iyo kulmiye❤❤🎉🎉❤❤

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HJ NAF UMA HAYAAN EE HJ DACADNIMADA ISKA DAAYA. HY AWARKOOD AYEEY IDINKU KACSANAYAAN EE HURDADA KA KACA OO XUBIGIIN KULMIYE EE AAD ASATEEN KU NOQDA MUUSE CODKIINA SIIYA MUUSE WAA GEESI ISKU RAGBA MA AHA.

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 40 นาทีที่ผ่านมา

    VIVA SOMALILAND

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah akbar runsheeg

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    INA XAASHI WAA MUSUQ WAA NINKII HAWADA SOMALILAND IIBSADAY WAA KII BIYO BALAADHINTII HARGEISA CUNEY WAA NINKII AIRPORT YAHADII SOMALILAND LACAGTOODII CUNAY
    YAANU INAGU SOO BIXIN MARKALE INA SAMATAR AYAABA DHAAMA IYO MR DARAWAL

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habar jeclo yaan been loo sheegin cidina cod uma haysee. H/jeclo ha toosto . Hayay haya

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbiga waddani haddagaallamo waa wuxuu ka helaa dabhasoo hindhisaan wallaahoon loo joojinayn

  • @mursalawil9714
    @mursalawil9714 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Kaah iyo kulmiyay inaoo balana

  • @NuuraM
    @NuuraM ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamud xaashi jacay aan lagula wadin wakh tigaaga yuulumin

  • @RahmaOmer-c7z
    @RahmaOmer-c7z ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horaa loyidhi labadad uheshiiyaa dar allay ucoloobaan

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Quudkale doono biidoow walagaabaxay bowdya badhaqsane shaaruba weyne

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul kulmiye kulmiye haloo hiiliyo

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaxoolo lagu oorkacsaday

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadani hadu sobaxo jananku wa oof wareen ssb hubkay kadhigi caynabana khatomay kudari habar jeclona way jabin

  • @nimoyusuf3627
    @nimoyusuf3627 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xusbiga wadani waa danayste cidna waxba uma ogola.
    Malaha ururka kaah waxaa wamaagsan inuu isag hadho wadani waayo waa dad selfish ah oo iyagu is cajabiyey

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkan wadani taageeraa walaahi waxay u haysataan uun qabyaalad in wax lagu taageero waar kulmiya ayaanu nahay wadani waa xisbi liita oo xirsi iyo qashinkii aynu hore u soo aragnay ka buuxaan is badalna markaad sheegaysaan maxaad soo kordhinaysaan waxani xisbi maaha ha la iska jiro cadaawaha somaliland waxay u taageersan yihiin ayuu qabaa walaahi faysal cali waraabe miyaad aragtay oo waligii ka sheekaynaya garxajis iyo muuse oo ka hadlaya qabiilo no more xisbigan waanu dhacayaa 60%codadka somaliland waa galbeedka hargaysa 40% waa bari markaa kulmiya hadii uu ka soo helo bari 15 percentage 40 percent wuxuu ka helayaa inta kale the game is over ha iska carcararaan xirsi iyo huwantuu wato !!!

  • @IsmailIdiriscabdilaahi
    @IsmailIdiriscabdilaahi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    hodho hodho 😂😂😂

  • @maxamedcabdilahi693
    @maxamedcabdilahi693 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marka hore kulmiyeguul inshaa allaah kaah idho sacaad baa loo dhigay ama khiyaanay ee qaranka uu hilliard wa kulmiye

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    INTUU DHACA DHINICIISA DHULKA LS OGOLSYSIIN DUMI DALKAD DUMINBKARTO

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina xaashi Waa niin fuduud aan waxba fahmi kariin

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaridaad geesi qaran noolow wadani kursi doon maaha waa huwan faqasha somaliland maba aamiisana hadey hubaan maxay utartamayaan allow sharkooda umooso naga qabo

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wanka xumahay waxa qabsaday Ina Xaashi markahoruu rakaab xumaaday

  • @Hana-y2u7v
    @Hana-y2u7v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulmiyi iyo kaah ayaa inoo balan ah❤

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 34 นาทีที่ผ่านมา

    Kuliguud waa baxtii no kaah no wadaani. Tuukti wadanka xarashe

  • @SahroDararamle
    @SahroDararamle ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu habarjeclo waanla yaabanahay

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer soomaalilaan huwan marabaan

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 24 นาทีที่ผ่านมา

    Sabaabtaa ina xaashi oo hawadi wareejiyay ad ku tageertay no sheeg ?

  • @MaxamedCabdi-x6f
    @MaxamedCabdi-x6f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Awalba waala arkaayey inay ururka kaah codkamuu heleyn wada I ina xashi sidee waxkanoqdee ilika haysdaba qabto meelkale hakubiiro isma og