Wariye Bashiirow Bal Xassan Sheikh Wax lagu Raaco Maleh Si Indho La,aan Ah Ayuu Dalkii iyo Dadkiiba God Madoow Ugu Riday Ex MD Farmaajo Ex MD Sheikh Shariif Dhamaan Shacabka Somaliyed %90 Waa la Dhibsaday Hana Dhaafo MD Xassan Sheikh loodul Qaadan Maayo dhibka ku haayo Dalka Haka Hor Wareego xassan Villa Somaliya Hala samato bixiyo bye bye Xassan
Comments kayga Farmaajo ha nagu sheegina haddii aan nahay shicibka Soomaaliyeed ee degan muqdisho qaraxyadii ayaan ka raysanay iyo ciyaal weeradii iyo ku dhufo ee ka dhaqaaq iyo dhalinyaradii jaamacadaha ee la ugaarsan jirey ee habeen kasto maydadka dhalinyaradii jidadka muqdisho laga wada qaadi jirey Farmaajo ma umulbaa ilowsja dhawaa waxa uu u gaystay shicibka Soomaaliyeed ee masaakiinta ah ee daalay miyuu rabaa mar kale in uu qraxyadii ku soo cesho ilaahay managu kaa spo cesho meel xun ee aad naga soo gaarin ilaah ganaga kaa geeyo.
god ayuu ku ridey waxaa lagu badbaadin karaa inqilaab milatari waa kee geesga ku dhawaaqaya oo taar8ikhda gali doona 2 sano iyo bar ayaad hadal ku jirteen xasana qof uu u jawaabey uusaj jirin ama wax qabta ama aamusa shacabkii wuu daaley quus ayuu taagan yahay
Farmajo guul iyo gabodhimo❤❤❤❤
soomaaliya.guul.guul.farmaajo
Xasan Sheikh Allaha Naga soo garo Farmaajo Allah No soo Celiyo Xasana Allaha Nadhafiyo
Wac ku faraxsanahay m mfarmajo gul Ayan leyahay
Wa xaqiiq hadan laga gaarin xasansh dalka manta majiri donto qaranimo iyo somli weyntona
Bashiir adiga laguuma malaynkaro wariye somaali u dhaxeeyo waxaan kugu ognahay wariye xasan sheekh
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
farmaajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅
Maaxad..ka..warka..fzrmajo. waarun..warkiisa
Wariye Bashiirow Bal Xassan Sheikh Wax lagu Raaco Maleh Si Indho La,aan Ah Ayuu Dalkii iyo Dadkiiba God Madoow Ugu Riday Ex MD Farmaajo Ex MD Sheikh Shariif Dhamaan Shacabka Somaliyed %90 Waa la Dhibsaday Hana Dhaafo MD Xassan Sheikh loodul Qaadan Maayo dhibka ku haayo Dalka Haka Hor Wareego xassan Villa Somaliya Hala samato bixiyo bye bye Xassan
WARIYE MAXAY TAHAY MA RUNBAA IN XASSAN UU DALKA IYO DADKABA DHIBAATO KU YAHAY ? MA DHEGO LA'DAHAY ? MAXAA MUGDISHO RAG IYO DUMAR LA OOYAYAAN OOD USOO DUUBAYSIIN HADAYSAN RUN AHAYN IIGA SOO JAWAAB SU'AASHAAS????????????.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢.
Xasan tug dalka god kaso noqosho laheyn ayu ku riday weyna cadahay war kale uma bahna xasan xabale fagte wataqanin waa qandaras qate waxun ku qatay wad aragtan oo waa wax idin muqda oo an dah idinka Sarnen
Xasan sh. Qof iyo cod hadii si sax ah loo qabto wuu ceeboobayaa wuxuu rabaa inuu koombo meel dhigto kadibna yiraahdo anaa guulaystey
Ascw Soomaaliyeey
Aan iten way diye Xileki i Farmaajo Iyo Xilikan Oow Joogo
Mw Xasan Sheesh Yaa Khadar badan ?
Waa adagtahay in farmaajo ku soo noqdo hadii Ann shacabku qaylin oo dalban ilaahay habadbaadiyo
Waa basis u adeego Gumsiga madoob .magac ka soo badal farmaajo u bixya Abie Ahmed
Waasoo dhawaynayaa farmaajo
Mudane farmajo wadadani Dhabi waye
Ma najaaskii xiligiisi tarab tarabta dadka u leynayey ee qaainka ahaa baa wax bad baadinaya? Maahir nacala tulaah caleek!
Majnuun farmaajo haduu faaiido leeyahay afartii sano ayuu wax qaban laha qaainu wadan isaga iyo xasan guur guurte ilaahey naguma sooceliyo
Comments kayga Farmaajo ha nagu sheegina haddii aan nahay shicibka Soomaaliyeed ee degan muqdisho qaraxyadii ayaan ka raysanay iyo ciyaal weeradii iyo ku dhufo ee ka dhaqaaq iyo dhalinyaradii jaamacadaha ee la ugaarsan jirey ee habeen kasto maydadka dhalinyaradii jidadka muqdisho laga wada qaadi jirey Farmaajo ma umulbaa ilowsja dhawaa waxa uu u gaystay shicibka Soomaaliyeed ee masaakiinta ah ee daalay miyuu rabaa mar kale in uu qraxyadii ku soo cesho ilaahay managu kaa spo cesho meel xun ee aad naga soo gaarin ilaah ganaga kaa geeyo.
Labadaba isma shaman
Waa daneysayal
Ugu dambeentii far-nab😅😅😅😅
Waa runtis wana badbadinaMW Mohaed Abdullahi Mohamed Formagio Guleyso
Vivo farmajo
WAA RUNTIIS MADAXWEYNE FARMAAJO
WAXAA DALKA LAGU BADBAADINKARAA SIYAASAD LOO DHANYAHAY.
gormaad Nala Tasha tee yaaaaa?
Farmaajo asagaaba kada beeya in somaliya lugaha la qabto
Farmaajo joow inaga daa ilmada yinxaaxka iyo filimka
Xasan asagaa iska eryey filada inaguna waan dhameystireynaa xasanow umaddii somaliyed way kaa qeylisay intaa ka badan laguu dulqaadamaayo
Haye.iiwad.sheekada
Waawadani Dhabi ah
Farmaajo soo dhawawo
Formajo wa fuley wadani ah
Adeer caruur baa tahaye,majeerteen intaay jiraan oo maamul puntland layiraahdo ay leeyihiin soomaaliya dawlad manoqoneyso sharafna mayeelanayo ha isdaalinin,farmaajana wax uu soo kordhin karo majirto waa huu haa waxa uu sheegayo.
It's true hassan has led the nation into disintragation.
Dagaal ayaa ladiyaa riynoo Yaa somaliyey ogasda
Waa runti farmajo wadanka ha Laga qabto tuugta
god ayuu ku ridey waxaa lagu badbaadin karaa inqilaab milatari waa kee geesga ku dhawaaqaya oo taar8ikhda gali doona 2 sano iyo bar ayaad hadal ku jirteen xasana qof uu u jawaabey uusaj jirin ama wax qabta ama aamusa shacabkii wuu daaley quus ayuu taagan yahay
War wuxu beenbadanaa guurmuu Nala tashaday
Asc XasbunAllah wanicmalwakiil yaa Rabi sharkiisa ku celi Farmaajo sheekh shariif XasbunAllah wanicmalwakiil.Allaahumaa Najeynaa Farmaajo umada somaliyeed Allah is suficiennt for us.yaa Rabi dhulka la jar mucaaradka waa Qaswadayaa dumiya Dowlad walbo laga sobilaabo wagii siyaad Bare mucaaradka waa kursi doon .Farmaajo maba Aheyn in ow hadlo waayo Xamar ow ku shaqeynwayey Alshabaab Ayuu la shaqeysan jiray yaa Rabi naga xijaab farmaajo iyo kuli mucaarad .walalayaal waad Aragtiin Nabada aan heysano oo baabur lagu tagaayo gobolwalbo Alshaab laga Nadifiyey Eleborka Tekada maba xishonaayo Farmaajo XasbunAllah wanicmalwakiil.yaa xayyu yaa Wayuum Biraxmatak Astaqiid nogu bishaare madexweyne Qeer Qabo oo duceysan oo daacad u ah umada somaliyeed Amiin yaa Rabi Alaahumaa Najeynaa Farmaajo sharkiisa siirkiisa xasidnimadiisa Allah ha ka xijaabo umada somaliyeed Amiin yaa Rabi Cadowga mede weyne Dalxureye Iyo Dowladiisa cadowgiisa cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
MINSHARI XAASIDIN IDAA XASAD ADIGA DHULKA ALAHA KULA JARO HADAAD TAHAY QOF SOOMAALIYEED . HADAADAN AHAYN ETHOPIAN IYO OROM QURMUUN . XASSAN DHIIQO ISAGA IYO KUWA DALKA LA BOOBAYA ILAHAAY DHULKA HALA JARO .
Hasan waa ebar far.aajo wuu badbaadin karma dalka
Nagu soo naqan maya ee jsi ku miaan xamar
A s.c..dalka.waxaa.uu.obaahanyabad.baado.qaran
Sarif awaye farmajo kacnah isqabasada ❤