Boorama : Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo Baaq Raali Galina u direy Beelaha Gabooye Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 11

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 4 ปีที่แล้ว +1

    Maad ka guursarid adigu?

  • @farhanfarah8961
    @farhanfarah8961 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah rabi cimriga hakuu dheereeyo

  • @sahardid2134
    @sahardid2134 4 ปีที่แล้ว +1

    Afmiinshaar iyo munaafaq kii u weynaa baad tahay! Adigu tawbad keen, tu dad kale laguuma disanine.

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 4 ปีที่แล้ว +1

    Adigu bilaw oo gabadh guurso, adeer cimri baatahaye ka fadhiiso umada maalimba kaadh hala imanine

    • @Mohamed_Abdi-YTA
      @Mohamed_Abdi-YTA 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 waa runta wlhi malintu bila Lacgta noqodo ayu kolba mashruc la imada 😂

  • @warsamehanteen415
    @warsamehanteen415 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay quluubteena ha isku soo dhoweeyo, waa nacabka dhexdeena ee shisheeyaha gacansaarka la leh weeyaan waxa kala faquuqa umada soomaaliyeed ka shaqeeya

  • @abdirahmanahmed2640
    @abdirahmanahmed2640 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @axmedibraahincabdiraxmaan3426
    @axmedibraahincabdiraxmaan3426 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 4 ปีที่แล้ว +1

    suldaanku ha minyareeyo. tusaalaha fiicani waa kaas

    • @AhmedMohamed-tv6kr
      @AhmedMohamed-tv6kr 4 ปีที่แล้ว

      Waan kugu raacsanahay. Mid waliba ha laga guursado ayuu leeyahayoo isna kuma dhaco. Ficil keen oo madax dhaqameed ku-sheegu ha ka guursadeen.