Eng Faysal Cali Waraabe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle วันที่ผ่านมา +1

    daalim somali diidah itoobiya iyo somali diid allah burburiyo aamiin guul soomaalia aamiin

  • @niciimaibrahim3057
    @niciimaibrahim3057 วันที่ผ่านมา

    Madaxwayne❤

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 วันที่ผ่านมา +1

    Habar awal baa Faysal Faaruq sameystay si ay Cududa Garxejis ugu kala jabiso. Waa u adeegaha Danaha Habar awal

  • @muhumedabdullahi1676
    @muhumedabdullahi1676 วันที่ผ่านมา

    Ucid Haladoorto insha Allah
    Waxbadan bu xogogaal uyahy.

  • @a.j2428
    @a.j2428 วันที่ผ่านมา

    SHALAY WUXUU CAAYAYER HABARYOONIS, MAANTANA YUU DURAYAA.

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu วันที่ผ่านมา

    Faysal faaruq waxa uu ku wacnaa in iskuulada loo diro shaqadiisii wuu ranwayey

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 วันที่ผ่านมา

    Faysal waa Afka Muuse biixi ee GARXAJIS lagu kala jebiyo iyo Wadani Viva Somaaliland we need change waxay Somaaliland u baahan tahay Isbedel xilku waa meerto we need democracy. Viva Somaaliland

  • @ismailismail_mohamed1342
    @ismailismail_mohamed1342 วันที่ผ่านมา

    War faysal hala doorto reer somalilnd

  • @Dayibmuuse-c3b
    @Dayibmuuse-c3b วันที่ผ่านมา

    Faysal waa muwaadin reer s/ land xaqna uleh inladoorto waa nin samir bada uqalma madaxwayne

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw วันที่ผ่านมา

    FAYSALOW shaqadaadu ma waxey noqotey aroos iyo xaflad qalin jebin.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 วันที่ผ่านมา

    Faysalaw nin aqli badan oo kii khaldan toosh Wayn Ku if diimiya oo cadawga meel saara

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 วันที่ผ่านมา

    Waar waxaan wax la talaya iyo wax wax u sheega ninkaan miyaan xisbiga ucid lahayn? Xisbiga ucid miyaan dad islaam ahi ka talin? Waar yaa kan ka aamusiiya ummada?

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu วันที่ผ่านมา

    Sacab beena ucud utumaa faysal faaruq waayo waxay arkeen in uu waali maryo sidata yahay waxa uu afka kaleeyey calooshiisa uma ridna waayo waxa loo direy dadkii cid uxigtey sixir baa kujaban