Su'aalo Iyo Jawaabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 166

  • @hodanjama2125
    @hodanjama2125 4 ปีที่แล้ว +4

    Alle Swt caafimad ka iyo cimriga iyo cibadadaba ku barkeeyo shiikh Ana iso ducee inaan diinta barto o fahamo oo dhuuuxo macnkeeda jasakllaha

  • @AB-880
    @AB-880 4 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah Sh.maxamed Sh.cumar dirir
    ILAAHAY HAYNOO BARAKEEYO SHEEKHA
    جزاه الله خيرا جزاه
    وحفظه الله حفظا ورعاه.

  • @rahmaaadan7295
    @rahmaaadan7295 4 ปีที่แล้ว +2

    Jisaallhu khayran sheekh ilaahay ha ku barakeeyo aduun iyo akhiraba sheekh ilaahay ha inaga dhigo kuwii janada ku. Kulma yaaaaaaa rabiii aaaaamiin aaaaamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💓

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 4 ปีที่แล้ว +7

    Manashalah ilahay hana hanuuniyo oo kuwa ilahay darati udhintay nagu dar

  • @saarask315
    @saarask315 4 ปีที่แล้ว +3

    Hamplyo sheikh channel kan 100k ayuu gaadhy dad badan baa khayrka aad noo fidiyso si fudud uga faaideysta sheikh ilahy haku garab galo bulshada hawl weyn baad u haysa cimrigagana ilahy hano barakeyo 💗

  • @marianahmed4223
    @marianahmed4223 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc. Kheikh Dirir Allah haku Barakeyo dhaman culumada muslimka Ahh cilmi aaaaaaaaaaad uqumo badan ayaay ino hayan dhamantina janada Insha allah ino balana 🤲☝🏻❤️😍😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️👍🏼👍🏼👍🏼

  • @baafiye9431
    @baafiye9431 4 ปีที่แล้ว +14

    Ma jiro qof u hanbalyeynaya sheekha 100k mansha allah.
    Fadlan anna subscribe ii saara SHUCAYB MP inta farxadda ila dareemaysa

    • @xalimocali1053
      @xalimocali1053 4 ปีที่แล้ว +1

      😡😡😡😡👿

    • @sheekhdirirofficialchannel9128
      @sheekhdirirofficialchannel9128  4 ปีที่แล้ว +2

      waad mahad santahay walal kolay cilimiga oo la faafiyo khayr badan ayaa ku jira . ilaahay ha adin ka abaal mariyo .

    • @amiiraadam6827
      @amiiraadam6827 4 ปีที่แล้ว

      @@sheekhdirirofficialchannel9128 sheekh su aadbaan qaba bisado madmadow ayaa habon iyo malin ba gurigayga iyo gaadhigayga soofadhiisanaya albaabada guriga xaga dambe ee dayrka iyo xaga horeba way idhiben waxkasta hadan kutuuro matagayan indhahay igu soo gubayan walaahi waan baqa maxaan sameya

    • @أبوهيثمةالعريفاوي
      @أبوهيثمةالعريفاوي 4 ปีที่แล้ว +1

      asc su.alaha xagee kusoo diraa

  • @hibamuhudin4014
    @hibamuhudin4014 4 ปีที่แล้ว +8

    Mash Allah sheekh ILLAAHAY HAA KU XIFDIYO ADUUN IYO AQIRO

  • @hamseadan1849
    @hamseadan1849 4 ปีที่แล้ว +5

    Maansha Allah tabarakalaah
    Sheikh Mohammed cumar

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 ปีที่แล้ว +9

    JIZAAKALLAAH kheer shiikh wcs wr wb aamiin aamiin yaa allaah

  • @raxmasalan2469
    @raxmasalan2469 4 ปีที่แล้ว +7

    maashaallah sheekh cumer dirir

  • @xamsecabdi9567
    @xamsecabdi9567 4 ปีที่แล้ว

    alle cimriga iyo cuudka ha kuu barkeeyo,alle janatul firdwsa ha ku galiyo ammiin aamiin

  • @zainabyusuf5869
    @zainabyusuf5869 4 ปีที่แล้ว +9

    Illaahay haku xafido sheekh

  • @daganadde412
    @daganadde412 4 ปีที่แล้ว +13

    Mashallah jazakalaah khayr sheek🤲

  • @shuhabgirlschannel399
    @shuhabgirlschannel399 4 ปีที่แล้ว +8

    Sheikh diri channelka waa 100k hormar wacan my teacher

  • @ashamohamudhersi8867
    @ashamohamudhersi8867 4 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allah sheekh alle ha ku xiftiyo

  • @zamzamsaid3912
    @zamzamsaid3912 4 ปีที่แล้ว +14

    Ilahayow diintena macaan nagu dhexnoley oo nagu dil

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 4 ปีที่แล้ว +12

    Sheekh Dirir allaha kaa abaal mariyo inshallah

  • @amiirmohamed9177
    @amiirmohamed9177 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazaa kalaah sheikh shiyuukh Baladunaa

  • @zamzamfarah8327
    @zamzamfarah8327 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheeq allaha barakeeyo cimrigaga iyo cafimad kagaba insha allah

  • @saadoahmed313
    @saadoahmed313 4 ปีที่แล้ว +8

    Jazakalaahu khairan Sheekh Mohamed

  • @sahrageedi4843
    @sahrageedi4843 4 ปีที่แล้ว +5

    Jasakalahu khayran shiikh

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 4 ปีที่แล้ว +1

    Amuu guursadaa mid hooyadii ka goyso oo maqlo taladeeda sida rag badani dumarkooda umaqlaan waalidkoodina ilaawan ilaahay kagama dhigo taa

  • @bintuali8462
    @bintuali8462 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah. Alla yabaarik fiik sheekh jazaa akkalaah. Ilaahay baanu ka magan galnay qof camera naga dalbada inuu naga daawado.

  • @fatmasalax4472
    @fatmasalax4472 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tabaraka Allah jazaka Alaha kheer

    • @ahmedfaarax5597
      @ahmedfaarax5597 4 ปีที่แล้ว

      Mansho alaah jizaka alaah dabaarika alaah

  • @Nadabeauty-8844
    @Nadabeauty-8844 4 ปีที่แล้ว +3

    Jzk Sheikh Markan soomanahay illkaha ayaa idhigaa ee soonkeygu miyu igaa jabbayaa Jzk.

    • @saarask315
      @saarask315 4 ปีที่แล้ว +2

      Wllo may hadadan iska keenin waxaad dawataa sheikh dirir sualaha iyo jawabaha ramadanka 2019 casharka 4 aad 💜💜💜💜 adiga jawbta helya

    • @Nadabeauty-8844
      @Nadabeauty-8844 4 ปีที่แล้ว +1

      Shukran yaa ukhtaa fiilaah.

    • @saarask315
      @saarask315 4 ปีที่แล้ว

      Nadifo Abdisalam ❣adiga kunjeer mudan ukhti💟

  • @Bakar_bin_bakar
    @Bakar_bin_bakar 4 ปีที่แล้ว +8

    MashAllah sh aad baan ku jeclahay

  • @mudanmmladan7922
    @mudanmmladan7922 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazaaka allahu khayr sheekh

  • @nasrafarax6624
    @nasrafarax6624 4 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah ilahay haku barakeeyo

  • @jacaylwadhabwadhab4435
    @jacaylwadhabwadhab4435 4 ปีที่แล้ว +9

    Mansha alaah sheikh alaah hakubarakeeyo nolosha inta ad noshahay

  • @nicmahupi7072
    @nicmahupi7072 4 ปีที่แล้ว +3

    jazaka Alhu khyr sh mohamed Diri

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh Waxaan Layaabsanahay
    Deeranata Aan Edebeba Aanay ka muqan ee yar yarka!
    Illahayow na astur
    Aamiin yaa Waduud Aamiin.
    Waxa Roob La_aanta inoogu wa cani waa wax yaabaha nocadaha khariban Mid Hooyadii ka sheyanaya, Mid Abihii ka shekayanaya iyo Mid Zino ka sheekaynaya.

  • @najmaizmael
    @najmaizmael 4 ปีที่แล้ว +9

    Allahuma aamiin

  • @rahmaramadanmohamed3609
    @rahmaramadanmohamed3609 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh diri illahay misanka xasanadka haku saro fadilatu sheikh🤲

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 4 ปีที่แล้ว +7

    JAZAKALAHU KHEYRAN SHEIKH MAXAMED CUMAR DIRIR.

  • @fardowsawarsame4903
    @fardowsawarsame4903 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Sh jasaaka klaag mahadsanid

  • @fardowsawarsame4903
    @fardowsawarsame4903 4 ปีที่แล้ว +3

    Ref

  • @arizakabdi6425
    @arizakabdi6425 2 ปีที่แล้ว

    Asw Maaan'aalaah ilaaahay haaku xafido Amiiin

  • @sabdirahman58sabdirahman76
    @sabdirahman58sabdirahman76 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku barakeeyo sheekh dirir

  • @Fahiimahindaleyla4kulmiye
    @Fahiimahindaleyla4kulmiye 4 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabi 🤲 thankz Sheikh dirir 💜😍

  • @eblanoor9920
    @eblanoor9920 4 ปีที่แล้ว +4

    Manshaaallah sheekh

  • @drzakiosman3697
    @drzakiosman3697 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah shugran sheikh dirir alle haku xafido

  • @mahadoragueh6499
    @mahadoragueh6499 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh wakousalamaya illahy hakouhiftiyo inchallah

  • @rahmoyusuf8825
    @rahmoyusuf8825 4 ปีที่แล้ว

    Asc Sheikh Khayr Allah haku siiyo, Waxaan rabaa inaa quraanka dhameeyo Ee isoo ducee shiekh

  • @ahmedcase52
    @ahmedcase52 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh dirir ale ha ku dabe dhaafo
    Ang iyo wixi islaam ah

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 4 ปีที่แล้ว +2

    Maanshallaah jazkalaa khayr

  • @saaramaxamed8188
    @saaramaxamed8188 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku barakeeyo sheekh muxamed

  • @inshaallahkheyrfnd3219
    @inshaallahkheyrfnd3219 4 ปีที่แล้ว +6

    allahuma aamin mahadsanid shiq dirir

  • @kadiskacaalamka2973
    @kadiskacaalamka2973 4 ปีที่แล้ว +1

    Halke su aalaha laga waydiyaa sheekha plz igu caawiya

  • @munaali9296
    @munaali9296 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaka laah qeyr shiikh

    • @efrahabiib9334
      @efrahabiib9334 4 ปีที่แล้ว

      جزاك الله خيرا وخير الجزاء على المعلومات الدينبة ودنوية

  • @beautychannel6359
    @beautychannel6359 4 ปีที่แล้ว +6

    Acs sheikh youtuber ban ahy.lacgta youtubeka kaqato waridkey xadka maku gayn kara?

  • @rahmamohammed1543
    @rahmamohammed1543 4 ปีที่แล้ว +7

    ما شاء الله

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 4 ปีที่แล้ว

    jazakalah kheyr sheekh maxamed cumar dirir

  • @cayuushqurrux1113
    @cayuushqurrux1113 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah

  • @muktarige3991
    @muktarige3991 4 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allah 'illaahey sheekha'hanoo xifdiyo

  • @kahdraahmed4791
    @kahdraahmed4791 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh maxamed alle haku barakeyo hana ku xiftiyo akhiro iyo aduunyana alle haku sugo
    Sual ayaan qaba sheekh waxan joga qurba aha caruur ban haysa yar yar mana shaqaysto dawladana waxan ushegay in xaas an ahay odayna leyahay marka galadi waxay iyidhahdeen madama lagu qabo waxba xaq nuguma lihid hadad biil naga rabto Ninka iska fur ana alle ayan ka baqaya wanan diiday hadal kooda Nikayguna wuu shaqysta in uu biil na siiyana ma ogola hadan wax waydiistana wuu ila yaaba wanu igu qayliya
    Marka sheekh maxad Ninka kula talin lahayd xaqa ilmaha dayacay
    Alle haku barakeyo

  • @azhaarosman2660
    @azhaarosman2660 4 ปีที่แล้ว +5

    Aaamin jazakallah qeyr sheeq

    • @suhaybcmy9234
      @suhaybcmy9234 4 ปีที่แล้ว

      Reebok and you very much my love you very much my love you 2

  • @sahrasamatar5745
    @sahrasamatar5745 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaah khayran sheikhuna

  • @aaminakiinjibril2091
    @aaminakiinjibril2091 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a allh shiikh alle haka ajarsiyo

  • @ubaxofficial5262
    @ubaxofficial5262 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh
    Su'aalo badan baan qabaa markaa halkee lagala soo xidhiidhi
    Jasakallah

  • @zahriitaofficial3718
    @zahriitaofficial3718 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarakallah sheikh Allah hakaa jazaaisiiyoh Jwbahan Quruxda bdn mansha Allah lkn Suaalo kale Ayaan u baahanay sheikha inaan weydiiyoh Halkee loogu diraa suaalaha tolow

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 4 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw masha alaah waarun jasakallaalahu qeer sheeq

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah

  • @amenapthyrahman1414
    @amenapthyrahman1414 4 ปีที่แล้ว +2

    Mcha alllh Alle ha ku barakeyo zheekh

  • @cabaasciiseninalle9153
    @cabaasciiseninalle9153 4 ปีที่แล้ว +3

    jazaaka lah sheekh

  • @Waris668
    @Waris668 4 ปีที่แล้ว +5

    Aamiin allaha iniga hayo aafooyinka

  • @suhaylaahmed4633
    @suhaylaahmed4633 4 ปีที่แล้ว +10

    Asc
    Sheekh su'aal ayaanku waydiinayaa sheek miyay ii banaan tahay inaaku ducaysto oon iraahdo tusaale ahaan (ilaahayaw iinaxariiso sidaad uugu naxariisatay rasulkaaga muhamed scw)

  • @ifrahhajiali1684
    @ifrahhajiali1684 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah Sheikh

  • @Hibo775
    @Hibo775 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah xafidulaah sheekh mahamed d

  • @maxamuudcllaahi1309
    @maxamuudcllaahi1309 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah ❤

  • @mahamedsayid9432
    @mahamedsayid9432 4 ปีที่แล้ว

    Jasalaahu khayr sheekh

  • @asmahusseincabdi1581
    @asmahusseincabdi1581 4 ปีที่แล้ว +1

    shikh dirir jasakallaah khayr

  • @munamuse6504
    @munamuse6504 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah

  • @mariyaabdoo9299
    @mariyaabdoo9299 4 ปีที่แล้ว +13

    جزاک اللہ خیرا

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll sheekh suaal halkee lage Soo waydiinaye

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 4 ปีที่แล้ว

    Jasakalah khayr sh kafiidaysi fiican

  • @maxamadfarhan6598
    @maxamadfarhan6598 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekha Xagee laga weydiinayaa su aalaha

  • @cabdisalansiciid6609
    @cabdisalansiciid6609 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah jlkhyr

  • @sadiasiman4387
    @sadiasiman4387 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh jisakalahu khayr

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 4 ปีที่แล้ว +4

    Macha Allah

  • @kadiskacaalamka2973
    @kadiskacaalamka2973 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll numerka sheekh dirir ayan rabaa inaan helo igu caawi plz

  • @calimaxamed3928
    @calimaxamed3928 4 ปีที่แล้ว

    Bismilaah sheikh waxaad nosheegtaa waxa lagu xirto salaada ciidda?

  • @bashiirxasancali2292
    @bashiirxasancali2292 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxaan kuwaydinaya haday xaskagu isagoo aan xanusanayn aytidhah tabcan ban ahay aniguna aad ubahanahay dani mayay ledahay

  • @bintusahra3641
    @bintusahra3641 4 ปีที่แล้ว

    Shekh khayr alle haku siiyo

  • @bilanibrahimabdilahi6549
    @bilanibrahimabdilahi6549 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jasakumulaah khyr sheekh

  • @maryancasuura6217
    @maryancasuura6217 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh gadhka max a laga dhi malagapiN karaa mana lajari karaa

  • @cabdirashidcabdilaahi5478
    @cabdirashidcabdilaahi5478 4 ปีที่แล้ว

    lLaahay janooyinkiisa hakugu abaal mariyo.

  • @nasrocabdimaxamud2030
    @nasrocabdimaxamud2030 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi

  • @khadrahana9667
    @khadrahana9667 4 ปีที่แล้ว

    sheekh alle darti ayan ku jeclahay

  • @Omarpodcast_
    @Omarpodcast_ 4 ปีที่แล้ว +5

    SHIIKOW DIINTU MAXAY KAQBTAAA TINTA OO LAKALAXIIRO

  • @maxamedsiciid135
    @maxamedsiciid135 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah shiq was

  • @aadanjaamac6097
    @aadanjaamac6097 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @seeraribnuseerar7105
    @seeraribnuseerar7105 4 ปีที่แล้ว

    Aamin aamin

  • @hamseyusuf2605
    @hamseyusuf2605 4 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah sheekh

  • @aaminakiinjibril2091
    @aaminakiinjibril2091 4 ปีที่แล้ว

    Shiikh waxn ku waydinaya timaha dumarka wax midableh malamarinkaraaa wax dhaqmaya sida xinaha(cilaanka) ama madobaysada waxa ladhaho timahana bixisa............

  • @zeynababdalla5497
    @zeynababdalla5497 4 ปีที่แล้ว

    Jazaaka allha sheekh

  • @naymaaabdi3832
    @naymaaabdi3832 4 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @umaahmed9584
    @umaahmed9584 4 ปีที่แล้ว +1

    🤲🤲🤲

  • @hudadheer8577
    @hudadheer8577 4 ปีที่แล้ว

    Shiikha suaalaha xagee ba looga gudbiya?

  • @maariyafamily6721
    @maariyafamily6721 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shekhow mahadsNid