Aj family maxa ka cusub kiiska laaluush qaado dahir aye maree

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @TahlilMohamed-qq6nt
    @TahlilMohamed-qq6nt 2 วันที่ผ่านมา +4

    Wa macquul hadeey ogolaadaan goob joog marqaati ah o 2da famil midna aheen gudi Somali wayn dhan ah wala aamini karaa

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 2 วันที่ผ่านมา +3

    Daahirow waad guulaysatay sxb balse ninkan aj faracii diide fir male ayaa caasi waaliden noqday balse waa ay kasoobaxee cuqubadasi? NAASKA HOOYADAA EE AAD INKIRTAY KUQABAY ILAHANE

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 2 วันที่ผ่านมา +1

    Horta gartaan alle kacabsi ayaa kamaqan alle xaqa hasoo birbiriyo inta dulmiga watana alle umada hakaqabto shartooda Aamiin Yaarabi

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 2 วันที่ผ่านมา +1

    If AJ don't want his mother no one can't force him to accept her

  • @shukrihasan6425
    @shukrihasan6425 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dahir calasow ilahow cimrigisa dheereey

  • @AhmedMohamood-u8q
    @AhmedMohamood-u8q 2 วันที่ผ่านมา +5

    Daahir dhexdhexaad maaha

  • @sahardid2134
    @sahardid2134 2 วันที่ผ่านมา +1

    Lama khasbi karo nin dhawr iyo afartan jir ah oo noloshiisa dhan ay noqon karto upside down.. Hooyada cuqubo ayaa haysato... Waxay gaftay markii ay wiilkeeda oo 9 jir ah ka yeeshay in ay been u sheegaan reer soomaaliyeed.
    In ay ka sabarto ayaa loo qaatay., Kolley qof aan ku rabin, ama dhal ama ha dhaline, waxba kuu tari mayo.

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 วันที่ผ่านมา

    Wixii Duur joogta ahaa ayaa Shaashadu nagu helay Xishood male Cabsi Alle kuma jirto Hal hadal ayuun bay soo celcelinayaa Ilaaha Intiin Xun ee sharka wada Ilaahay ummada ha dhaafiyo

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox 2 วันที่ผ่านมา

    Baritaan la'aan sidee xaqiiqda lagu heli kara dhiiga ayaa lagu heli kara,hadii gabadha Mareykanka joogto yeelato cidi kama badaleyso hooyadii.

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 วันที่ผ่านมา +1

    Tan kale dhiigii laga qaaday Wiil kii sacadka ahaa uu kugu dhiga noqday noocaas ka qaada dadka soo baxay uu ka mid noqonaya

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkan 9 jir haddii uu hooyadii wuu garanyaa wuu dafirsan yahay ilmuhu haddii uu shan jir yahay wuu garanayaa waxan muranka keenay waa farta hooyada sheeganeysa

  • @ggs-r4i
    @ggs-r4i 2 วันที่ผ่านมา

    Maa laga waxii laga qaadey wiilkii daanir ee cousin 3 sadaxaad waxaa la dhahaa heritage .

  • @ArfonLaya
    @ArfonLaya วันที่ผ่านมา

    Gabadhiisa naagta kale dhashay iyo hooyada malaga baaro

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 2 วันที่ผ่านมา

    Asc lakin dna maxuu ku diidaa waaba qof ween muu qanciyo mamda kadib shekado waaba dhamaatay

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 วันที่ผ่านมา

    Naagtaan hadlaysa ayaa maamada toojar ku haysata naag iyo nin xaqiiriin ah

  • @maryami2299
    @maryami2299 วันที่ผ่านมา

    Aj wuxuu dhahayay 4 tayda wiil in ay qaataan bay rabaan caruurta asaga ma wada dhalin

    • @رحمه-ذ1ح
      @رحمه-ذ1ح วันที่ผ่านมา +1

      Caruurta nin kale oo Somali ah baa dhalay naagtu iyadoo ciyaalka wadata buu guursaday

  • @NagmaMohamed-o3k
    @NagmaMohamed-o3k 2 วันที่ผ่านมา

    Hooyada uusheeganaa maa dna ayada xataa halaga qaado

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 2 วันที่ผ่านมา

    Dad jaahiliina 40jir laqasbaayo xagee lagu arkay xataa hadaa dhasheen uuna idin rabin maqasbaysaan mida kale wiilka aj lasawiran waa asagoon biyo ismarin kaasuna maamada makalumay

  • @sabadmohamud5102
    @sabadmohamud5102 วันที่ผ่านมา

    Hooya la cawiinaya oo laga naxaya hooyana walaa jaifaynaya oo lacayaya maxa uu dhaxeya labadas hooyo, haday dhashay hooyada lanool maxa laguu xalmarin kara ileen gafka loo gaystay miid yar maahee, hada wilkayga alle hay dhafe haddi laydhaho anaga dhaale dna ka qad seen ugaa qada mawalanahay!

  • @oneotako9693
    @oneotako9693 2 วันที่ผ่านมา

    Maashallah. Gabadhaan❤❤❤

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 วันที่ผ่านมา

    Nimco habo warayso

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 วันที่ผ่านมา

    Haday cadaato oo uu diido nin hooyadii diiday baa qorayaa

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 2 วันที่ผ่านมา

    Hadii uu diido safaarada maraykanka halaga dacweeyo hooyadu ha tidhaa wiilkayga waxaa leyga xaday dagaaladii

    • @Kaya_Arab
      @Kaya_Arab วันที่ผ่านมา

      Aj hada waa Nin wayn dowlada Mareykan xoog DNA ugama qaadi karto ileen waa Gaalo

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂!!NOO WADA! 😂NOOWADA😂BEEN BADANAA!! WALEE(RABBU) AYAA UMMADA KAASOO DHEX QABAN DOONA(IN SHAA ALLAH)!!

  • @shukriabdi4808
    @shukriabdi4808 2 วันที่ผ่านมา +1

    Daahir biijo candho weyne kaalay doqonow u imow aj fimale rag hadaa tahay

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 2 วันที่ผ่านมา

      Miyuu kugu raaxeeyey candhadaas koley jugta culus baatahaye candho weyn xitaa kumadeeqdo 😂😂😂😂😂

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 วันที่ผ่านมา

    Dahir been low beeeeeeeeeeeen loooooooooow

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 2 วันที่ผ่านมา

    W❤

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 2 วันที่ผ่านมา

    Maxa waxaaso dhan umareysa inaad diene beena ina baraha bulshada soodhigtid xumaan iyo cadwtiimo here's gartey Wali lamarag.