Maasha-ALLAAH,ILAAHAY ha u barakeeyo dhallintaas Tacabkooda,Runtii waxay Mudan yihiin in lagu daydo,Cabdiqani cismaan aad ayaad u mahadsan tahay Sida aad noola wadaagtay Muuqaalada Quruxda badan.
@caalinAbyan Badhka kale waa marka. Dhismaha dhulkeena ee Hoose horu mar inoo Dhameeys tirmo.Wado.biyo Nabad .caafimaad. werwer li Meel kasta lagu seexdo.ilahay Ha inoo rumeyo rajooyinka aamiin
Waaw cajiib muuqaalkan wuxuu ku tusinayaa in faqriga aan sababtiisa inagu leenahay ka somaali ahaan, war dadoow dhulka fasha oo wax aad cuntaan lasoo baxa
Dadka ha bartan beeraha xoolaha faido badan ma laha aduunka wa sida hadii xolo dhaqanayso fadlan loda iyo adhigq dhaqda hilibkoda wad dhoofin karta halka canaha lo da iyo subaga loda adunka wa qali Asia iyo Europe wad u dhoofin karta halka Hilibka geela iyo canihisa ka ganacsigisa ku koobanyahan dalka gudihisa ama dalal carabta ah
Waad dadaalaysaa walaal keep the good work u doing
Maasha-ALLAAH
Baki Barako❤️
Manshala tacab badan baa lagaliayay alaha u barakeeyo bustaankan kudayasho mudan 👏👏👏👍
Walaalo dadaalay ooo isku tashtay alaha idiin barakeeyo Amin
Maashaa allh sxb.adiguna wadani. baatahay wadaniyadu waa nuucaa
Noo soo Badi Mr Abyan Quruxda Dalka Taala 👌👌🥰
Mahadsanid insha allah .
@@caalinAbyanAdigaa Mudan Ugaas 👌👌
Masha Allah
Masha allah horusoco bro
Mashallah. Allaha uu baraakeyo
Thanks bro Abyan for sharing this beautiful land scenery with us that rekindles old memory lanes.
Glad you enjoyed it
Mashaa alah waaba gobolka cagaaran markhaati kale umaba baahna durdurka ugu wayn soomaalilan ayaa ku yaal
Maasha-ALLAAH,ILAAHAY ha u barakeeyo dhallintaas Tacabkooda,Runtii waxay Mudan yihiin in lagu daydo,Cabdiqani cismaan aad ayaad u mahadsan tahay Sida aad noola wadaagtay Muuqaalada Quruxda badan.
MaashaAllah ❤❤❤❤
Dee xaga beeraha sxb 🍏🌧️🍎
Runtii aad baan ugu qancay barnaamijkiina guulaysta, balse waxaan idiin haynaa fariin ah fadlan jooji muusiga oo u fiirsada xogta sida loo helo dhul beereed ku yaala deegaanka, sida ay dawladu wax uga qabato, sida loo helo iyo inta ay le’eg tahay. waa kharash Intee in le'eg ayay goobta u jirtaa magaalada ugu dhow, macluumaadka ciidda, cimilada iyo helitaanka biyaha. Mahadsanid
Masha Allah maraa waxid yaa calin abyan jzk LAAH ❤❤❤
Mahadsanid
Mansha Allah dhul aad u qurux badan ❤
Maa shaa allah qurux iyo badh
Badhka kale maxad ula hadhay
@caalinAbyan
Badhka kale waa marka.
Dhismaha dhulkeena ee
Hoose horu mar inoo
Dhameeys tirmo.Wado.biyo
Nabad .caafimaad. werwer li
Meel kasta lagu seexdo.ilahay
Ha inoo rumeyo rajooyinka aamiin
Waaw cajiib muuqaalkan wuxuu ku tusinayaa in faqriga aan sababtiisa inagu leenahay ka somaali ahaan, war dadoow dhulka fasha oo wax aad cuntaan lasoo baxa
Masha Allah dhulkeena nimca taalla.
beer malagaa siiyay goobtan quruxda badan Caalinow
Mr Caalin abyan wad mahadsantahy walaal. Shaqo fican ayad haysa balse hal codsi walaal, intaad joogto Awdal bal Ka so waran buurta libaaxley iyo magalada Boon.
Muqalkani anba aadbu ii dhiri galinya in aan kudhirado dhulka wa tuusale nol so badi muqalad nocanah wll wad mahadsantahi
Ada mudan sxb . Insha allah
Machaallah illahay nimcaad ayu nasisey dhulka hooyo 16:02 heesta dhantada magac iso sheeg walal fananka kuu qadeey mahadsanid
Axmed budul awdal
@@xasansubagle3586mahadsanid walal
Cabdi qani waxaan soo jeedin lahaa inaad labada isku wadid Xoolo dhaqasho iyo Beerahaba iyo waliba social media.
Sxb dhinacna kama daalayno EBBE ha innala garab galo.
Malin baatahay sxb
Dadka ha bartan beeraha xoolaha faido badan ma laha aduunka wa sida hadii xolo dhaqanayso fadlan loda iyo adhigq dhaqda hilibkoda wad dhoofin karta halka canaha lo da iyo subaga loda adunka wa qali
Asia iyo Europe wad u dhoofin karta halka Hilibka geela iyo canihisa ka ganacsigisa ku koobanyahan dalka gudihisa ama dalal carabta ah
Asc abyan walal hessta dhanta iso sheeg fananka kuu qadeey
Budul aya qaada waxa la yidha. Borama
@@caalinAbyanmahadsanid walal
Meeshan dhulka qiimahiisa ka waran calinow
Sxb geedkasta inta sano uu ku qaan gaaro noosoo waydii sida babayga liin macaanta liin qarboshta afakadhaha
Masha allah