Sadax garbasar iyo sidii aan u hagajiye ka faideso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 333

  • @caaganechanell1609
    @caaganechanell1609 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaal maasha Allah sida wanaagsan we quruxda badan ee aad dadkeena ku cusub ugu sharaxday runtii xaasid matihid alle haku xifdiyo Hana ku barakeeyo dad iyo duunyaba marka adigoo mahadsan waxaad isheegtaa sida ugu fudud we aan naqshadaynta ku baran karo

  • @sahraabdallah3144
    @sahraabdallah3144 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah waa gabar qalabi wangsan daacadna ah waxa kasta waxa lagu gaara dacadimada mahdsanid walaal

  • @MaidoMaido-vq3ix
    @MaidoMaido-vq3ix 6 ปีที่แล้ว +62

    Walalayal waxa niga cudsalaya walalahen somaliyed o libiyo kuxiran odhalinyaro ah usoduceya plz

    • @gbdhaqerkajecel9063
      @gbdhaqerkajecel9063 6 ปีที่แล้ว

      Allh dhbka kaqado

    • @mariamhussein3101
      @mariamhussein3101 6 ปีที่แล้ว

      Illaahay ha u gargaaro masaakiintaas dhiban, yaa rabbi yaa kariim

    • @muunadarwiish1973
      @muunadarwiish1973 6 ปีที่แล้ว

      Illahow ugargaar umada somaliyeed melkastow kudhibanyiin cawgana kazoo furfur adaa awoodee yaa rabbi

    • @hooyoqaalidumar9066
      @hooyoqaalidumar9066 6 ปีที่แล้ว

      Allah ha ugargaaro wllo

    • @MaidoMaido-vq3ix
      @MaidoMaido-vq3ix 6 ปีที่แล้ว

      Aamiin yarabi

  • @maryammohamed3034
    @maryammohamed3034 6 ปีที่แล้ว

    Abaayo mahadsanid in badan Kariskii waan tjaabiyey walahi inba caadi maaha ee fadlan colour Ka lagaliyo Baatiga cadcad noo Soo gali si aan kaaga faaideysano sidii hore aad waxa badan nooga faaiideysay Thanks Qaali Dumar❤️❤️❤️❤️❤️

  • @safiyadagan7346
    @safiyadagan7346 6 ปีที่แล้ว +3

    Woow wale shugri waa gabadh dhan kasta ka dhisan masha allh

  • @ceyniahmed6453
    @ceyniahmed6453 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo shugri waxaad isheegtaa ranjiga dharka lagu kariyo xagee kenya looga gadaa isoo jawab plz

  • @birimalulabirimalula2946
    @birimalulabirimalula2946 4 ปีที่แล้ว

    Asc abayo shukran maraka hore ilaahey haku xafido mcnto aniga waxan isku dayay midkii uhoreyay lkn wuxuu iga noqday madow iyo cadeys iima noqon kafeygii iyo dahabigii

  • @raxmocumar4287
    @raxmocumar4287 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah xabiibti ad ayan kaga fa, iday wan sameystay qurux ayuu igu sobaxay shukran walashey iyagoo kalar noso gali channelka

  • @urejaabdi2786
    @urejaabdi2786 4 ปีที่แล้ว +1

    Shugri waxaa tahy gabadha ugu fiican xaga fahansiiiska dadka wax kasta good luck sister

  • @deqoyussuf3744
    @deqoyussuf3744 6 ปีที่แล้ว

    asc walashey qali waxa tahay qof wanagsan oo qalbi funar ilhey haku xifdiyo Aamiin

  • @deqahodan8407
    @deqahodan8407 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xbbti الله يحفظك wax badan ayan runti ka faiday

  • @banadirhey3011
    @banadirhey3011 6 ปีที่แล้ว

    Mansha alaaho wax kaso wana barataye abalkaga ilaha ka ajiirsiyo anagana kuwi kafidisto alah nagadhigo thanks sisters

  • @sabaadnuuracookingandnatur1476
    @sabaadnuuracookingandnatur1476 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah walaashay wadnoo faidaysay jazaaka allaahu khayr xabiubti.

  • @jawahircali267
    @jawahircali267 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah tabrakallh xabiibti shukri cadeey

  • @fartoonfq3657
    @fartoonfq3657 6 ปีที่แล้ว

    masha alah tabaaraka alaah jazaakalahu qayr yaa ukhtii aad Bay u qurxoon yihiin

  • @muniiraabubakar2277
    @muniiraabubakar2277 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaraka mahad sanid qali aad ban kaga faiday wlhi shukran xabbti

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo mcnto jasakallahu qeyran Alle haku xafido Abalkada janada alle ha kaga dhigo aduun iyo Aqiro libaan alle dartiis ayaa ku jeclhy😍😍😍

  • @munezachannel14
    @munezachannel14 5 ปีที่แล้ว +1

    masha xabibti allaha ku barakeyo maskaxdada iyo gacmahaga aad ayay u qur badanyihin🤗🤗🤗🤗

  • @qaaliqurux2657
    @qaaliqurux2657 ปีที่แล้ว

    M.a habo sida wngsn ad wax nofahan siisay kheyr alle ha kusiiyo🥰

  • @fatxisiyad8429
    @fatxisiyad8429 6 ปีที่แล้ว +23

    Shukri gabar waxbadhan og gabdaha youtuberska intaa aqaano waxbad deertahy 😘😘😘😘😘horay usoco

  • @fatmanashat6516
    @fatmanashat6516 4 ปีที่แล้ว

    Haba shukri pls xgen kahelaya rinjiga iyo cusbada iyo kolada isojawab pls

  • @luulaluula1403
    @luulaluula1403 4 ปีที่แล้ว

    asc abayo shurki wanku salamay waxaan raba inan ogado gabasarada waxa adku ka rineyso ma kalorakis ba mase waa dawo kale o dharka lagu kariyo iso sheg wll adigo mahadsan

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Tie and dye, thanks Sis

  • @naimamohamed9817
    @naimamohamed9817 6 ปีที่แล้ว

    Shukri waa sootijaabiyey qurux maan shaa Allah qali waan kudirin haduu Alle idmo😍😍😍😍

  • @maryammohamed3034
    @maryammohamed3034 6 ปีที่แล้ว

    Walahi markan joogay Somalia ayaanba Soo xasuusta Lamber Afar akteeda ayaa mama mooyinkoo ku Karin jireen anyway Asante Ina Maxamed Ali♥️♥️🎱🎱

  • @nimcohappi5069
    @nimcohappi5069 3 ปีที่แล้ว

    M.a habo Wllhi wxd thy ruux wngsn wanagaagane lama soo koobi karo uma maleynaayo qof sidaada oo kle inuu jirin waligaa guuleyso ❤👌💅

  • @princessamira4542
    @princessamira4542 5 ปีที่แล้ว

    Waxa aad isticmaashay kaloorin miyaaa abaayo iiga soo jwb plz
    Thnks

  • @farxiyojamac4200
    @farxiyojamac4200 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc shugri maxamad cali shugri masala adiyo ad ayan kujeclahay waxatahay qofqalbi furan aniga waligey wanku firsan jiray lk n comanti kama bixin jirin wax badan ayan kafadiday laxamdlilah ifka nonol wacan kunolow aqirana janada💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @dheeman01nasrudiin91
    @dheeman01nasrudiin91 6 ปีที่แล้ว

    jjzakallhu qeer shukri aduun iyo aaqiro Ilhy hakuxifdiyo abayo

  • @filsanmohametofficial4138
    @filsanmohametofficial4138 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh sxb horay usoco videos ksn nosoo badi dharkarintaah

  • @SHARAFCali-ob1xb
    @SHARAFCali-ob1xb ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo❤❤🎉

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 5 ปีที่แล้ว

    shukri abaayo Gacmaha gasho galoofis markaad istic maaleysid daawooyinka dharka midabka looga Bedelo

  • @luulaluula1403
    @luulaluula1403 4 ปีที่แล้ว

    jigta ma fahmin ee ifahansii ajar alaha ku siiye

  • @nalkaaddow7589
    @nalkaaddow7589 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo allah ku barakeyo

  • @qureyshqaali4509
    @qureyshqaali4509 5 ปีที่แล้ว

    alle maxan wax badan kaa sugaye kariskaan inshallah nocya kale wanka rabnaa abayo guul iyo horu Mar🇸🇴💕👍cadowga u nolow mcnto💖👍

  • @sadiahassan3916
    @sadiahassan3916 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukri Rabi hakusharfo si aad usharaftay walalahaga islamka

  • @munaabdiducalle7032
    @munaabdiducalle7032 6 ปีที่แล้ว

    masha allaahvshurgi mahadsanid alle gacanta iyo caqligaba haku barakeyo midabo kale noso geli wanka faudaysanaya isha allaah weli man arag mel lagu kalaraynayo

  • @Xarago319
    @Xarago319 6 ปีที่แล้ว +1

    mnsha allh Qurux hadan isku dayo inan keni karo bn jeclhy mahadsanid allha ka ajarsiyo marwalba wano dadasha abayo keep going

  • @shukrihussain8061
    @shukrihussain8061 5 ปีที่แล้ว

    Asc shukri sharaf sami jig lee ma marisay masa wax kala kula dartaay plz jawab an ka helo

  • @nawalcakes9281
    @nawalcakes9281 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo shukriye shukran xabibti

  • @khadijomunye1163
    @khadijomunye1163 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo shukri hoyadey aya bati kariiso masha allah hoyaa so xusustey rabi haku xifdiyo

  • @safiyacusman4735
    @safiyacusman4735 6 ปีที่แล้ว +1

    maashaa'allaah abaayo xirfadaada ALLAAH kuu zaa'idiyo

  • @fariyaali858
    @fariyaali858 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilaah aqliga haku barakeyo walashey anigaba ka mida waligey manan arak manta kahot masha Allah awguriyo walashey barakalaah

  • @hayatshegow7916
    @hayatshegow7916 5 ปีที่แล้ว

    waaaw aaad ee uqurxoon yihin i will try insha alah

  • @asliali6257
    @asliali6257 6 ปีที่แล้ว +6

    Waaaaaaaaw Bismilaahi mashaa allaah Shukri

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 6 ปีที่แล้ว

    Asc abayo wa mahadsanthy sida wax walbo nola jeceshahy ina ka barano waxa ka codsana inaa iiso galiso saliid qumbaha fadhiso sida lo sameeyo shukran alfa marah xabiibti allha ku sharfo adun iyo aakhiro

  • @mohamedabdikani5124
    @mohamedabdikani5124 ปีที่แล้ว

    Abaayo mcn igu caawi dawada lagu Kaladhaynayoo magaceed wana imisa Dawo ama rinjiga iga faaide abaayo mcn🥰

  • @deeqomacalindeeqomacalin8941
    @deeqomacalindeeqomacalin8941 3 ปีที่แล้ว

    wan kudawan jire wlshy wn jclhy waligeey qolar kuma so qorin lkn manta alle qadire www allah cadawga kaqabto ang inta ciwan aledahy wn dawad ww

  • @falisadan8543
    @falisadan8543 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah shugri sharaf ilahay haka ajar siiyo abowe xoogada ilahay haku barakeeyo

  • @xanaanshaatocade4895
    @xanaanshaatocade4895 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo shugri jigta dharka lagudhaqo miya mise wa midkele pls isojawab thanks

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 5 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsanthy abyo shukri aniga hada ayaan dawaday vediogan aad ayaan ugu helay wana tijabinayan ilahey ajir haka siyo abyo

  • @anfachirsi6267
    @anfachirsi6267 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh shugri sharafey abayo wad mahad santhy waligey dhar ma karin somalia waxaan arki jiray ayagoo wax dabka la saraa ee waba fudeyd alaabtaan waa inan isku dayaa abaayoy noso gali marada oo qeyb kalarkeeda joogo marada dhexda cml madow inta kale kalar sida logadhigo iga faaidey insha allh wad mahadsanthy qaliyey

  • @fadumaali1515
    @fadumaali1515 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sidaa aad noogu FAA iidaysay ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @safiyamohamud5487
    @safiyamohamud5487 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukri hore usoco

  • @fatimaitriis3864
    @fatimaitriis3864 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walashey I love Kari's

  • @asmaachannel6733
    @asmaachannel6733 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qurux waye wlshy

  • @filsanmohametofficial4138
    @filsanmohametofficial4138 4 ปีที่แล้ว

    Abyo shukri colors iyo qaybahaa naklafahansio wanjeclhu inaa dhar karsadee

  • @suubansidiihoyadeedmacaan1074
    @suubansidiihoyadeedmacaan1074 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah alike so qurux shukriina

  • @maryammohamed3034
    @maryammohamed3034 6 ปีที่แล้ว

    Abaayo Garbasaar cadaan sidee loo sameyaa asagana fadlan ii Soo jawab mahadsanid

  • @shamsoabdulqadir8708
    @shamsoabdulqadir8708 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo qurux wayo lkn jigta ma aqano mid boda camal bn ukasaa

  • @fadumoqaalifaiso8435
    @fadumoqaalifaiso8435 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaah haku barakeyo waligay ma arkin dharlakarinayo hadaa igu horeyo waana fahmay abaayo jazakalaah

  • @faruxaxasan9059
    @faruxaxasan9059 6 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah shugri abaayo qeer alaha kusiiyo wankahelay gabasarada quruc madowle miyaa mise kalarkasto wa laga samenkaraa

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 6 ปีที่แล้ว

    Wow wow mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto qali dumar wn ka helay wllhi inan sameya ani rajenay inasha allah ee shega cadne sida lo sameyo asgne so gali inash allah wn ka suga abayo qali dumar

  • @Mariasworld22
    @Mariasworld22 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🌹🌺

  • @Mcntooo
    @Mcntooo 6 ปีที่แล้ว

    Wwwww shukri hore uso co xppti waan ka helay

  • @pabloromeo27
    @pabloromeo27 4 ปีที่แล้ว

    maashaa alaah ilaahay haku barakeeyo abaayo

  • @muniitamohamedofficall7343
    @muniitamohamedofficall7343 6 ปีที่แล้ว

    Asxbta qaliga waxa i fahan siiyd jidka maxaa la dhaah

  • @haniisse359
    @haniisse359 6 ปีที่แล้ว

    shugri waxa ad ku shubeysid magacodo ma fahmin ado rali no sheg

  • @abtiyoowadoontiallechannel4470
    @abtiyoowadoontiallechannel4470 6 ปีที่แล้ว +1

    A s c maasha Allah qaliyey Allah ku barkeyo xabibtii

  • @miskymoha830
    @miskymoha830 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah inaaa sameya rajeyna anigana insha allaah

  • @ayanali4926
    @ayanali4926 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka allah abayo aniga aya uguhoreyo dar saan layelayo an arko wallahi wankahele qurux ukosobexe Mac Mac ankusiye💋💋💋❤❤❤👌👌👍👍👍👍

  • @naciimaqaasim792
    @naciimaqaasim792 6 ปีที่แล้ว

    Masha alh abayo shukri thanks kheyr allh ku siiyo mcnto

  • @ismahaanqaali9888
    @ismahaanqaali9888 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abyo ilaahey haku xafido ❤❤

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abayo shukri sidaa no xaqabtirtay wad ku mahadsantahay

  • @najmo8192
    @najmo8192 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha kuu barakeya maskaxdada iyo gacmohii kusameysay wlhi baan kudhartee aad bey ii qancisay fikradaan its easy

  • @maryanbulaleyr9901
    @maryanbulaleyr9901 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal masha allah alehaku xifdiyo

  • @umudiyachannel7502
    @umudiyachannel7502 6 ปีที่แล้ว

    Asc shukri xabibti gabsaar cad iyo ranjiga lagu kariyo noso gali ado mahad san

  • @nimcoyaasin997
    @nimcoyaasin997 6 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah abaayo shukri Allah haku xafido horey usoco

  • @mohamedomar1170
    @mohamedomar1170 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah qurux waye my queen ilhey haku xifdiyo gacantada

  • @qadrajamac9183
    @qadrajamac9183 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaha abaayo khayra allaha ku siyo

  • @raxmoxaaji9320
    @raxmoxaaji9320 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allaaha ku barakeeyo walaashey macaan

  • @fadumaali178
    @fadumaali178 6 ปีที่แล้ว +5

    Mcnbadany gacmaha galofis gasho cidyaha hadhaw xanun jigta wa kaloriin abayayasha jig wa maxay dhahayo shukri cadawgaga wa cadawgena allha jabiyo aamiin

    • @juliemalik1940
      @juliemalik1940 6 ปีที่แล้ว +1

      Mcnto jig waxa le waye kalorinta reer kenya hadan nahay sasa dhahna

    • @ayanhasan8126
      @ayanhasan8126 6 ปีที่แล้ว +1

      Hadi waxa lais soalu caduwtinimo meya yarta adiga waxad aqan dadka mawaydisid miya

    • @nagaadahmed4331
      @nagaadahmed4331 6 ปีที่แล้ว

      Wll jigtu waa maxay ma jaanfel baa

    • @nuradan777
      @nuradan777 6 ปีที่แล้ว

      @@nagaadahmed4331 haa wll

  • @hilaalchannel7901
    @hilaalchannel7901 5 ปีที่แล้ว

    ma ibysaa shukri imsasiisaa

  • @zamzamcali5618
    @zamzamcali5618 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah Wan kahelay Wana sameestay wat Kuma hat San Tahay

  • @ifkanolasha9192
    @ifkanolasha9192 6 ปีที่แล้ว

    M.a thanks xabibti

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 6 ปีที่แล้ว

    Asc maasha allaah gacantaada illaah ha kuu barakeeyo laakiin waxaan ku su,aalaa kimikada dharka ma jarjareeysoo?

  • @yusrojwxo3301
    @yusrojwxo3301 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah bello waye Abayo ana wan sameynaya insha Allah go madow wan haya kalorina wa haya mantan sameynaya insha Allah mcnto mahadsanid xooga Alle kama qaado Abaal baan kaga haayo sharaf

    • @ruunabdi6967
      @ruunabdi6967 6 ปีที่แล้ว +2

      abayo sidii ku.noqdo.nala qeybso plz

    • @yusrojwxo3301
      @yusrojwxo3301 6 ปีที่แล้ว +1

      @@ruunabdi6967 haye Abayo mcnto

    • @NaemaJanoofficial
      @NaemaJanoofficial 6 ปีที่แล้ว

      aniga waxan ku bixiyay dhamees dumar wallhi waxaf tahay fariis alle haku barakeyo 😍😍

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha

  • @nacimacumar4266
    @nacimacumar4266 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sharfy wlhi xale aya kugu riyote ano kuso salamyo insha Allah. Nairobi ayn iman raba 2019 January wan kahele gariska

  • @ubaxubax2088
    @ubaxubax2088 6 ปีที่แล้ว

    Manshllh shugri aleha kubarkey wll wlhy karismarkan maqlo waxn umodi jiray inan wax dabka lasaaro

  • @amaaldayip1638
    @amaaldayip1638 4 ปีที่แล้ว

    Ayyy❤️❤️❤️😘mansha allah

  • @fadumohirad4621
    @fadumohirad4621 3 ปีที่แล้ว

    Walal faraha ka ilaasho wax gasho gacmaha

  • @Beautyfuldreamsalx
    @Beautyfuldreamsalx 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabarakallah❤

  • @fosiyofarax1675
    @fosiyofarax1675 6 ปีที่แล้ว

    Shukri kale masobaxday aya isdahay Shukri masala meheno

  • @anabogle9536
    @anabogle9536 5 ปีที่แล้ว

    Allah Somalia weyn haugargaro malbayjogan dhaliyaradana Allah haxafiido cadowga Liibiyankana Allah hanagaqabto

  • @faisoqurux8410
    @faisoqurux8410 2 ปีที่แล้ว

    Adigo kala radinayey xaasid matihid mahadsanid

  • @ayancadey7985
    @ayancadey7985 6 ปีที่แล้ว

    Www caadi ma ahn wlshy aad u mhdsnthy

  • @muunadarwiish1973
    @muunadarwiish1973 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah chanal ka wan ku cusbahay wan ka helay thanks ukhtii

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว

    Sadex garbasaar mise sadex garbasaarood naxwaha ha ka tagin macaan

  • @kaafiluulchanel2754
    @kaafiluulchanel2754 6 ปีที่แล้ว

    masha allaah wankahelay abayo barika allaah