Salaan sare Raysulwasaaraha wuu ku saxan yahay ka hadalka arimaha falastiin Iyo dhamaan dunida Muslimka Hadii ay Somalia tabar yartahay ma ahan in ay teedii gabtay ee waa in uu raysalwasaarahu leeyahay Han hogaamiye Maantana ay ka danbayn doonto maalin aan hogaanka dunida ugu horayno amaba hogaamin doono Markasto hankaagu ha waynaado guul guul guul
👋 Wuu Mahadsanyahay Weriye Shirwac.
Salaan sare
Raysulwasaaraha wuu ku saxan yahay ka hadalka arimaha falastiin Iyo dhamaan dunida Muslimka Hadii ay Somalia tabar yartahay ma ahan in ay teedii gabtay ee waa in uu raysalwasaarahu leeyahay Han hogaamiye
Maantana ay ka danbayn doonto maalin aan hogaanka dunida ugu horayno amaba hogaamin doono
Markasto hankaagu ha waynaado guul guul guul
Bahda voa iyo raysal wasaaraha waan idinwadasalaamay waxaan leeyhy raysalwasaarahu inuu kahadlo umada soomaaliyeed danahooda inay dunidu wax uga qabato sida:- siday loosii xoojinlaha nabadgalyada,horumarka,baahi yaha aas aasiga ah waxlooga qabto,laganadaayo,faragalinta shisheeyaha inuu kahadlo,iskana daayokahadalka hawlaha falastiin sababtoo ah soomaaliya iyadiiba waxkasta ubaahan oo falastiino kale ah ooay toodii dhibaysa
Soomaliya Falastino Kale Maha Falastin Waa Dad Israil Gomeysato Oo Ay Gumado Somaliyana Waa Dowlad Xura Oo Aduun Weynaha Ka Mid Ah