Allah ha u naxariisto dhammaantood mujahidiintii Snm intii dhamatay inta noolna Allah cimriga ha u dheereeyo. Halyeyada dhiiggoodii noo huray iyo naftoodiiba.
ilahay ha unaxariisto janatul fardosa hak warabiyo inta nol shahiiday inti ku dhawacantayna ilahay ha u gar garo inta nolna caafimad iyo cibado suban ilahay hasiyo 😢😢😢😢😢😢😢😊😊
somaliland ta dhibkaa loo soo maray ayay 20jirada maantana leeyihiin soomalia laynoo qaatay tolow yaa usheega in berigaa dhalinyarad raga ah reer somaliland dhabarka laga jebinjiray kadibna ay darxumo u dhimanjireen halka hablahana sida ladoono laga yeeli jiray asagoo aabaheed taaganyahay wllkeed taaganyahay haduu doono ninkeedi taaganyahay inta la kufsado ehelkeedana qori dabadii inta afka lagala dhaco sidaa ku farax sanaaada lagu odhan jiray allan kugu dhaarshee maxaa ka xun😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Caruurtu xasljeedu waa maqaleey warlaa malaguu waramay Ina lixle ladilay oo dhagax la dilay halyemayadii la dilay oo weer dhacay oo Waran dhulgalay oo dhiig qulqulay Hada waa in barmasmujyo aan kala joogsilahayn loogu celceliyo
khaladka oo dhan caruurta la saari maayo.....waayo skuulada si fcn looguma dhigin jabkii iyo dhibkii loo soo maray dalka......buuga taariikhda ee schoolada waddanka waxa loogu dhiga kacaankii warshadaha iyo dagaaladii europe ay is laynayeen....lkn wax badan oo ku saabsan halgankii SNM looguma dhigo.... marka ha la yaabin in si yar oo fudud caqligooda loola wareego
Wadanka waxaa loo soo maray bal video yadan Ciro, Xersi, Cabdiqaadir Jirdeh iyo kuwo badan oo la mid ah oo ka xanaaqa magaca SNM gaadhsiiya. Allah Yahdiihim.
Guri aaney laheen bey KU amar KU taag leysey xabaalahooda nòo sòo doontey qadhmuun Kii qadhmuun KU dhaley qadhmuun KU dhaley dhulka laheen daalin ka sòo duuley dhul aaney laheen
SAAB TV WAA CADOWGA QARANKA SOMALILAND WAXAA ISKA LEH KELIGII TALIYE ISMAIL OMER GEELE WAXAA WAKIIL UGA AH KHANIIS LA YIRAAHDO CALI SEENYO OO HABARYOONIS AH AMA YUSRA HARTI AH SIILKA HOOYADA EE URAYA U SHEEG KHANIIS KHANIIS DHALAY
Waayo Yaa qaybtii CADAADLEY soo cunay oo kala jaray Wadada Hargeysa iyo BERBERA DHAXAYSA SI AAN LAYSAGA GURMANIN. MARKII DANBANA HARGEYSA OO LAGA SII SAARAYO CIIDANKII SNM. WAA KUWII CIIDANKII SNM OO CADAADLEY SOO CUNAY AY KA SOO GALEEN DHINACA NAASA HABLOOD WAXAA WATAY KORNAYL XUSEEN DHEERE. WAXA KALE OO AY GARXAJIS KA DAGAALAMEEN BURCO OO AY XOREEYEEN 4 CISHO KA HOR INTII AAN HARGEYSABA LA SOO GELIN. TAARIIKHDA DHEGEYSO AM WARAYSO RAGA WAAWEYN EE SNM AHAA WAY WADA DUU ANYIHIIN. KU QOR YOURUBE DAGAALKII QAYBTII CADAADLEY
Snm dadka dhulka iska leh bay ahyeen shacabka dhulka joogay ama qaxayna snm iyagay difacaysay oo u dagalamaysay waxa laga dagalamayeyna waa musuq masuq iyo ana waligay ku talinaya oo dowlada haysanaya marka snm waxay ka gadooday oo ka dagalantay shacabka dhulkoda lagu soo duulay ee la dulminayay dadki dhulka lahanbanay ahyen oo is abaabulay oo dulmiga ka dagalamay
Dhegaweyne weli ma arkin isagoo xil haya ma isagaa neceb , miyaan loo garanin, tolow dagaalka maahane ma dhinaca hoggaaminta maamul yuusan ku fiicneyn, Ma aqaan, maxaa yeelay Ina kaahin , Cabdullaahi Darawal, Boobe Yuusuf Ducaale iyo SNM badan ilaa Wasirro waa noqdeen.
😭😭😭Mansh Allah Mansh halyeyadi naga baxay Allah ha unaxaristo iyo kuwa noole Allah ha ciseyo Amin yaa Allah noolba Allah ha un
Waxa laga xunyahay guuuuuul sha iyo nabada Allah siyey dadkan rer walba ha qabto ninka faqashta lashaqayinaya ee lacagta sisanaya dadkisa iyo dalkisa 😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤
Allah ha u naxariisto dhammaantood mujahidiintii Snm intii dhamatay inta noolna Allah cimriga ha u dheereeyo.
Halyeyada dhiiggoodii noo huray iyo naftoodiiba.
Masha alha iaahay Ha idin xiftiyo manta idinkaa sabab u ah noolshaha iyo horomarka somalilnad lakin waan ka xumaday markaan arko mujaahid manta somalilnad ku dayacan iyo qof askariya oo manta xidigleh aha isagoo mujaahid ahaa 😢
Xasan gessi Arab, soo ma jestee❤❤❤
Allah haw naxariisto mujaahidiintii dhiigooda ushubay qaranka aanu maanta hadhsanayno waa midaan la illawi karin inta nool allah cimriga haw siyaadiyo iyo caafimaadkaba
ilahay ha unaxariisto janatul fardosa hak warabiyo inta nol shahiiday inti ku dhawacantayna ilahay ha u gar garo inta nolna caafimad iyo cibado suban ilahay hasiyo 😢😢😢😢😢😢😢😊😊
MUJAAHID IBRAAHIN XUSEEN CABDILAHI DHEGA WEYNE WAA ASTAAN QARAN ILAAHEY HAKU BARAKEEYO
Libaax guul Adeero viva snm viva snm viva reer shiekh issak
Alaha u naxariisto intii u shahiiday amiin
Allow mujaahidiintii u shihiiday wadankan jano firdowsa ka waraabi inta Vugts shaafi inta noola cidi iyo sharaf ku noolaada.
DHAMAAN AHLU KHAYRKII MUJAHDINTI SNM WAXI SHAHIDY IYO WAXA NOOLBA ABLKINA JANO ALA HA DHIGO❤❤❤❤
Heesta barnaamijka saaran ee "Dhallaankeeniyo caruurta waraabe ku dhawri mayno" yaa liibaanay oo meel iigu sheega❤
Ifka nabad kuwaar aakhinona halkii Rooney 1laahay hakuu naxariisto if iyo aakhiroba
Tasay rabaan cadowga gudaha in ay ku celiyaan dalka iyo dadka ha la qabto intanay idinku fidin 😢😢😢😢😢😢😢
Cadowga guduhu waayo
❤❤❤❤❤Halyay qaran
SNM ♥️ SOMALILAND ♥️
somaliland ta dhibkaa loo soo maray ayay 20jirada maantana
leeyihiin soomalia laynoo qaatay
tolow yaa usheega in berigaa dhalinyarad raga ah reer somaliland dhabarka laga jebinjiray kadibna ay darxumo u dhimanjireen
halka hablahana sida ladoono laga yeeli jiray asagoo aabaheed taaganyahay
wllkeed taaganyahay
haduu doono ninkeedi taaganyahay
inta la kufsado
ehelkeedana qori dabadii inta afka lagala dhaco
sidaa ku farax sanaaada lagu odhan jiray
allan kugu dhaarshee maxaa ka xun😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Caruurtu xasljeedu waa maqaleey warlaa malaguu waramay Ina lixle ladilay oo dhagax la dilay halyemayadii la dilay oo weer dhacay oo Waran dhulgalay oo dhiig qulqulay Hada waa in barmasmujyo aan kala joogsilahayn loogu celceliyo
khaladka oo dhan caruurta la saari maayo.....waayo skuulada si fcn looguma dhigin jabkii iyo dhibkii loo soo maray dalka......buuga taariikhda ee schoolada waddanka waxa loogu dhiga kacaankii warshadaha iyo dagaaladii europe ay is laynayeen....lkn wax badan oo ku saabsan halgankii SNM looguma dhigo....
marka ha la yaabin in si yar oo fudud caqligooda loola wareego
Geesiyaal ilaahay ha idinka abaal mariyo
Guul snm✊✊✊👏👏👏
Mujaahid Ibrahim Abdilahi Hussein Dhagawayne rabigu raali ha kaa ahaado
Mujd Ibrahim dhagawayne is loved by right minded Isaaq nationalist long live SNM and Isaaq unity❤️
Kuwa Imika Fadhadhaq Laynayaa
Waxay Ahayeen Kuwii Ubasaasaayay Faqash.
Waxba Seh umaay Tarin Faqash Tii Aay u Naagaynayeen.
Rag Baa Helay Aan Cidnaba ka Gabanayn Oo Faqash Futada Gacanta Kageliya Iyaga Iyaga iyo
Wixii Lasocdayba.
Wadanka waxaa loo soo maray bal video yadan Ciro, Xersi, Cabdiqaadir Jirdeh iyo kuwo badan oo la mid ah oo ka xanaaqa magaca SNM gaadhsiiya. Allah Yahdiihim.
Waxaasaa na waalay. Inaan maanta xabashi hoos gallo
Ahahah bacaac adigo ayo ah?
Naagta Reer samatar sacad muuse dagaal ma taqaano dhuuxa hadalka mujaahid ibraahim gadhle weyne hadaad dagaalka qalado nuux baasto macaane iyo ina cabdi dameer ximaar dhaley
Xusuusin
Allah haw nasriisto inti dhimtay inta noolan guul
Goljano ayaan joogay maalinta, waxaa dhowr xabo nagu soo tuuray ciidan faqasho ganad joogay, iyana waan dhir baaxnay
Dhagawaynw wxu ahaa dagalyahan hibada dglka gacan loo taagay 🙏
Wadani halkuu JOOGAY maalintaa
🤣😂😂😂😂 futadaaduu ilaalinayay yaa khaniis
wallhi wa daren xanuunbadan lkn qushi hadi mantab xoryahay gayigi
Muj. ismaaciil cabdi taani iyo muj. maxmed daa"uud wateen...
Illahay ba mahad leh Oo Inoo Heeliyay
Guri aaney laheen bey KU amar KU taag leysey xabaalahooda nòo sòo doontey qadhmuun Kii qadhmuun KU dhaley qadhmuun KU dhaley dhulka laheen daalin ka sòo duuley dhul aaney laheen
Haa dulmiga in layska ilaaliya aad fiican
Mujaahid 1800 ayay nu ahayn ciidakii xoojnta mahdi cali idinku soo daray 200 buu ahaa iyo gaadhi suuga iyo mid siikaawi ah.
Mujaahid cabdiraxmaan aw cali faarax
Ninkan maxaa xil loogu dhiibi waa yay
SAAB TV WAA CADOWGA QARANKA SOMALILAND WAXAA ISKA LEH KELIGII TALIYE ISMAIL OMER GEELE WAXAA WAKIIL UGA AH KHANIIS LA YIRAAHDO CALI SEENYO OO HABARYOONIS AH AMA YUSRA HARTI AH SIILKA HOOYADA EE URAYA U SHEEG KHANIIS KHANIIS DHALAY
Weli buu ah ee sufi mu ahayn
Maalmo xasuus igu lahaa geesiyaal xataa aan aasan kari waayay
MA JIRTO MEEL GARACXEJIS KA DAGAALAMAY SO FAR
Waayo Yaa qaybtii CADAADLEY soo cunay oo kala jaray Wadada Hargeysa iyo BERBERA DHAXAYSA SI AAN LAYSAGA GURMANIN. MARKII DANBANA HARGEYSA OO LAGA SII SAARAYO CIIDANKII SNM.
WAA KUWII CIIDANKII SNM OO CADAADLEY SOO CUNAY AY KA SOO GALEEN DHINACA NAASA HABLOOD WAXAA WATAY KORNAYL XUSEEN DHEERE.
WAXA KALE OO AY GARXAJIS KA DAGAALAMEEN BURCO OO AY XOREEYEEN 4 CISHO KA HOR INTII AAN HARGEYSABA LA SOO GELIN. TAARIIKHDA DHEGEYSO AM WARAYSO RAGA WAAWEYN EE SNM AHAA WAY WADA DUU ANYIHIIN. KU QOR YOURUBE DAGAALKII QAYBTII CADAADLEY
CALI GUREY DHEGEYSO ISAGAA KA SHEEKAYNAYA HALKAY KA DAGAALAMEEN.
Kkkk niyow Waxaas oo Beena maad inaga deyn, Dhulka lagu Dagaalamayey iyo Dadka Dagaalamayeyba Gx baa u badnaaye
Ani laba arin baan isqabad siin waayey.
1. Marka SNM leedahay shacabkii baan dhaxkeenay dagaalkii si dawlada iyo jabhadu shacabka isugu dhaxdagaalaan itoobiyana u aragto inaan awood leenahay, dhamaan isaaqu mnsha allah ayay leeyihiin.
2. dhinaca kale 35 sano way cabanayaan oo dawladii baa na dukhaysay ayay leeyihiin? Haye kuwaan SNM ta ah ee dagaalka idin dhax keenay maxad hoosta ugu haysataan ma inay isaaq yihiin darteed? Niyoow waxaasi wax cidi idiinku garaabayso maahee, ciilka ka koraa, somali caano iyo subag isma siine
Snm dadka dhulka iska leh bay ahyeen shacabka dhulka joogay ama qaxayna snm iyagay difacaysay oo u dagalamaysay waxa laga dagalamayeyna waa musuq masuq iyo ana waligay ku talinaya oo dowlada haysanaya marka snm waxay ka gadooday oo ka dagalantay shacabka dhulkoda lagu soo duulay ee la dulminayay dadki dhulka lahanbanay ahyen oo is abaabulay oo dulmiga ka dagalamay
Dharaarihii Qaadhaadha
DAAROOD MA YEELAN KARAA ADKEYSI KAN OO KALE AH
Daarood jigjiga ilaa Gaarisa ilaa Kismaayo buu Xoog ku furtay adigu tuulooyinkaaga ma aadan dhaafin.
@@jamadahir2781waatii laydin wasay 😂😂😂
Wixii meeshaas dhibaato ka dhacday hanti bububrtay
Qax iyo gaajo dhacday
Yaa mashuul ka ah
Siyaad barre
Dee ninkii bilaabey
SNM baa masuul ka ah.
@@drmohfar301 snm dhulkoda ayay u dagalamayeyne ee ninki soo duulay ee dhul aanu lahyn ku dagalamay ayaa ilaahay kala xisabtamaya dulmiga
Ilahay haydinka Baal mariyo
WAXAN CODKA WARAABAHA LEH EE WERIYE KU SHEEGA AHI MUXUU AHAA MA DHASHII FAQASH BAA
Godobtayda way dhaqanyihiin gaasaskii qabaye wali gaaf dugsoon bay hurdaan ganacyo wayntiiye
Waxaana rabaa in aana xiriiro dhagaweene
Maxaad ka rabta ??
@@Salaam_Holdings waan agaana waana Salaamayaa
@@Salaam_Holdings adiga maa yagaa dhagaweene i soo waca
Adeero ibraahin dhago Wayne lanberkiisa xagee kugu soo qora wllo anaa haye
@@mohamedabdifarah373 okej adiga i soo waca
Taariikh yaan la i'loobin
Idinka horseeday inanu maanta noloshaa ku naaloono alle abaalkina jano haka dhigo
80 kun baa Hargeysa joogtay ku lahaa beenaale beenaale dhalay
Bacaac dhageweyne Waa geesi Qaran
Waxaana jicalaanalahaa in aan magalo cadaka dhagaweene
Guul snml
Geesi qaaliya
Dhegawayne anigu ma aqoon balse waxad mooda nin degan in uu yahay qofkasta oo qadiyaadisa uu dagalama waa tageera
Reer soomaliland waxaas soo marnay maaha dhexdiisa isku kacno cadaalad darro iyo qqbyaalada waa dawlnimada la ilaashada gacmaha lays qabsadaa
Hal xaaraani nirig xalaala madhasho, markiihoreba SNM xaaraanbay kudhisnayd, nacayb, cunfi iyo dhiig daadin.
Daallimiin bay ahaayeen.
@@drmohfar301 daalin adoo wali dulmi u dood ah aya ah sidoo kale faqshti soo dushay ee dulmiga ku dhiig baxday aya dalimin ah
Dhegaweyne weli ma arkin isagoo xil haya ma isagaa neceb , miyaan loo garanin, tolow dagaalka maahane ma dhinaca hoggaaminta maamul yuusan ku fiicneyn, Ma aqaan, maxaa yeelay Ina kaahin , Cabdullaahi Darawal, Boobe Yuusuf Ducaale iyo SNM badan ilaa Wasirro waa noqdeen.
Haw fadhin taa
80.000 kun oo ciidankii somalia ayaanu 1300 kun oo jabhadii snm kaga hortagnay kulahaa ciidamadii somalia ee 1977 kii dagaalkii somali galbeed tiradoodu waxay ahayd 35000kun guud ahaan ciidamadii somalia waxay ahaayeen 60.000 kun. Woqooyi galbeed Hargeisa waxaa joogay 3000 kun askari. Issaaq faanka iyo beenta waa dhaqankooda😂
Waa xuusho aan been dhaafin.
Illaa 1991kii been, dhalanteed iyo isaaqiya ay dhaafi l'ayihiin.
Waa ku Waa maanta cidlada taagan.
Waa lasoo badiyay oo ciidan badan ba la keenay lkn waxaso dhan ba badhna snm baa leeftay badhna usc
Khaainul waddan maxaan ka faa’iidnay? Muuse jaahil😊
In aan nala gumaysan oo khayrkayo nosii talin
masha allah guul snm
Walahi dhib ayaa loo soo Maray dalka
😂
Taariikhda somaliland dhib baa loo soo marey
Dalkan dhib baa loo soo marey.
geesiyaasha s.n.m ee xoreeyey somaliland