"Madaxweyne Ciro Ayaan 3-jeer Ka Codsaday In Uu Cid Cusub Xilka U Magacabo' Lakiin Markii 4-aad Ayuu

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 19

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 วันที่ผ่านมา +4

    Geesi Qaran. Noolow. Intaa aad sheegtay Wadani iyo Ciro Magaranayaan. Geesi Muhiim u ah Qaranka Somaliland. Ilaahay ha ku Xafido

  • @CandillaahiTuute
    @CandillaahiTuute 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxmed aadan saqdhi waa gees qaran waayu maxa lagu gartaa masuulka 1 cadaalad iyu sinaan taana wuu buuxiyey

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdi Dheere Iyo Nuux Baasto Weydii Ciidankii Qaranka Ee Laga Biqi Jirey

  • @hubirasulaahmohamedcsw19
    @hubirasulaahmohamedcsw19 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    General Dabagale waa nin adag waxaa uu sheegay waa run hawl badan ayuu wadankiisa si xilkasnimaa uuku qabtay warbixintaa uu sheegay waa cashar fiican oo u madu inay wax u kordhiso oo xoogaagal u noqdaan oogaadaana kaalinta policeku mushdama bulshada uugu jiro iyo dawladnimada waa General hawl kar ahaa oo laku xasuusandoono ka cusubna hawl badan ayaa u taal Allah haku asturo insha Allah guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @ZaynabMuxumud
    @ZaynabMuxumud วันที่ผ่านมา +3

    Wadani ciidan laaye waxba hala shaqayn

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 วันที่ผ่านมา +1

    We miss you.

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen วันที่ผ่านมา +2

    Xirsi ayaa ka xun

  • @MubaarigIbraahim-sl1kp
    @MubaarigIbraahim-sl1kp วันที่ผ่านมา +2

    Maxad inanta ku soo kacday ugu hor bahdishey dadka hortisa miyanad arkeyn in ay naxdey

    • @MuradSalim-t5s
      @MuradSalim-t5s 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Iyadu maxay ka soo doontay waa nin ciidan ah farawil looma galiyo

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 วันที่ผ่านมา

    Janagale ilaahay abaalkaaga Janatulfardawsa acla ha ka dhigo
    Soomaalidu waa dad waalan bagaad iskaga tagtay bani aadam abaal malaha waajibkaagii qaranimo waad gudatay ilaahay ayaad abaalka ka heli doonta inshaalaah

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hogaamiye umadeed General akhlaaq iyo diinba Laga arkay intuu xilka Hayay allaha Meel Kawanaagsan Ha gaarsiiyo general Maxamed aadan saqadhi ❤❤

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 วันที่ผ่านมา

    ISKA CILIYA WAXANI WAA DULI AAN DAWLADNIMO AQOON SIDAY KU DHACDAA IN AY ASKARIGA DILAAN XITAA WAXA KHALAD AH IN AY SHAADHKIISA FAR SAARAAN
    DAWLADA SOOMAALILAND AAD BAY U JICLICSANTAHY MID KASTA OO TIMAADA CIIDANKA MA DIFAACDO WAA IN JEELKA LA DHIGO

  • @NadarDaahir-y6l
    @NadarDaahir-y6l 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    yarta adeer maxaad uga qacsiisay

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 วันที่ผ่านมา

    Way kibreen reer soomaaliland hadii madaxa laga wada toogan lahaa sida soomaalida kale siday u galaan shacabka xitaa suuga badhtankiisa ayay ku toogtaan
    Soomaalilandna Askarta ayaa la laayaa waa bilaa caqli

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 วันที่ผ่านมา

    JANA GALE ADEER INANTA FALAWIRKA KUU KEENTAY MAAD KA GUDOONTID WAY KU SHARFAYSAY

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Talye daba gale daroodka minneota ayaa badalay wayo taga social media ka laha garxajis buu xidh xidha iyo dadka somalia taga 😂dawlada wadani somalia iyo Minnesota laga mamula

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuul.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Boolis Maaha Ee Maleeshiyaad Ka Arradan Akhlaaqiyaadka Iyo Asluubta Suuban, Haddana Waxaa Loo Magacaabay Taliye Ka Mid Ah Raggii Ciidankii Qaranka Ka Dhigay Caagleyaal Iyo Rag Beeraley Ah Oo Gebiley Lacagtii Jiif Oo Jaq Ku Qaata Iyo Qaar Ka Xamaala Dekedda Berbera Shame On You