XOOR SHINI HELAY Gabay Cusub Abwaan Yuusuf Suusle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 36

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j ปีที่แล้ว +1

    Abwan ale cimriga hku dhereyo.❤

  • @Shabelle2011
    @Shabelle2011 9 ปีที่แล้ว +6

    Allow ma gabyey, ilaahow xagla-jabiyey ka dhig kii waanada adeerkii ay anfacdo feedhka quudhsigu dabayaalna soo waydaari. Aamiin !

  • @munamohammed8478
    @munamohammed8478 9 ปีที่แล้ว +1

    Axsan gabay waxaan soo xasuustay gabyaa faarax shuuriye alaha u naxariistee markan gabaygaan maqlay waxaan kahelay eraygaan . xoor shini helay bee e heet xuru ruftaadiyee. maasha allaah

  • @seekguidanceb4its2late85
    @seekguidanceb4its2late85 6 ปีที่แล้ว +3

    MaashaaALLAH waa maansayahan khibradleh

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 2 ปีที่แล้ว +1

    Suusle Allow Ma Gabyay!🥰

  • @garaadquruxbuub8728
    @garaadquruxbuub8728 ปีที่แล้ว

    Mnshllh abwan suusle gabaygi horgal

  • @Layla6793
    @Layla6793 7 ปีที่แล้ว +3

    Adeer Ilaahay ka baq oo samee gabayo isku keena dadkeena cadowgu qabsanaayo.

  • @alijama5829
    @alijama5829 7 ปีที่แล้ว

    HHHH. HHHH. XILIGA AYAAN XILIGIISII AHAYN LAAKIIN GABAY WALEE IDOOR ANAA AH ADEER KU GARAAC WALIGEENBA WAYSU GABYI JIRNEE NOOLOW CAAFIMAAD IYO FARXAD AYAAN KUU RAJAYNAYAA. AAMIIN WALEE WAA KHATAR ODAYGANI

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 5 ปีที่แล้ว +1

    Abdixamiid waxaan leeyahay khaatumo ha laga xoreryo baad leedahay isaaqe ma soo xero galiyey dhamaan xiitaa adiga
    Adeer kaalay kabaha ii baalashle

  • @najmakhyr5030
    @najmakhyr5030 2 ปีที่แล้ว

    Hadii abwaan maxamuud saleeban xirsi noolyahay
    Maad cideene
    Tiibaydii
    Ma ka bogsatay

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 4 หลายเดือนก่อน

      Laba jeer buu dilay marna Gaby BUU ku dilay marna xabad bakhtigisa BUU ka talabsaday isago dhawaca baad ka cararteen ina Walad baas sujuuda baa ban ka tooganay

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 5 ปีที่แล้ว +2

    Kan muxuu isaaq ciil baday bal waxa badhadhaq ka baxaaya eega
    Adeer haddii lagaa tan roonaaday cabaadka waa la iska daayaa waxaaguna gabay maaha ee waa cay iyo baroor isaaqna waligaa waad taqaanay in aad waligood laga adkaan oo xoogagii daarood ugu weynaa ee soo mara uu isaaq maraqooda cabay oo uu dhigay mid carara oo kaneeco disho iyo mid suuli ka dinta

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 4 หลายเดือนก่อน

      Isaaq waa adoonkaygii langaab igu hoos nool Weye hadan dhirbaxana nasabada baan ka badala ana ka landheeraya manataba waa Kuwa aan abtirsiinta aan ka badalay Oromo aan ka dhigay

  • @ahmeddhakawe9188
    @ahmeddhakawe9188 9 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay haraga baryo kugu adkee abwaan suusle alleylehe run ma sheegay !

  • @abdihirad9034
    @abdihirad9034 8 ปีที่แล้ว +1

    Suusleh, wuu gabay fiican yahay; Xagllatosiyena nin tolki ku diirsado ma aha. SCC buu ka dhigtay doontii uu Hargaysa ugu hoyan lahaa.

  • @faisajama558
    @faisajama558 3 ปีที่แล้ว

    Xamar maada leh,waa taad ogayd 1990 tii kaa qabsatay....hargaisa cidi kaama leh abti.

  • @abdihamiidsakature5506
    @abdihamiidsakature5506 9 ปีที่แล้ว +2

    allow noo dhowr abwaanka idoor iyo wixii naga raaco ba waan gubeeyna waa galeee isaaqa

    • @Layla6793
      @Layla6793 7 ปีที่แล้ว

      Abdihamiid Sakature xishoo dad islaamad ku sheegaysaa gal.

  • @apdiwahidduran4831
    @apdiwahidduran4831 ปีที่แล้ว +1

    abwankygi

  • @abdihamiidsakature5506
    @abdihamiidsakature5506 9 ปีที่แล้ว +2

    waan balan in laga xooreeyo dhulka khatumo state isaaqa

  • @shakirdahir5205
    @shakirdahir5205 4 ปีที่แล้ว

    Allow ma gabyay, waligay ma arag gabay sidaa uga midho culus

  • @modh1695
    @modh1695 9 ปีที่แล้ว +1

    adeerow waxad shegi lahydba sugaan baad ku sheegtay

  • @xasanfanin7196
    @xasanfanin7196 4 ปีที่แล้ว

    Wlee

  • @abdialawash2359
    @abdialawash2359 9 ปีที่แล้ว +1

    kkk xoorshinihelay

  • @nimcaankiribiyoz1134
    @nimcaankiribiyoz1134 9 ปีที่แล้ว +2

    meelkasaa way Ku cadaataye allahaaga kabaqo xayawaan ayaad tahaye ..

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +1

    ODAYGAN BURAAN BURAYAA 80 JIR QABYAALADI DILOOTAY UMA XUMA

  • @caqilcabdilahimataancidaga7991
    @caqilcabdilahimataancidaga7991 7 ปีที่แล้ว +1

    WAR 80 JIRKANI DOQONSANA MIYANU OGAYN IN DHULBANTE SOMALILAND LEYAHAY OO KU FADHIYO KURSIGA WADANKA UU SAREYA

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 4 หลายเดือนก่อน

      Dhulbahante waa darood Darood na waa libaax libaax na rabayad ma noqdo

  • @CMC760
    @CMC760 8 ปีที่แล้ว +1

    eeshcalaaaaa baroor

  • @cawildirir2131
    @cawildirir2131 9 ปีที่แล้ว

    oday walan iga dheh ma xishoode caylee wadaa uffffff oday caytamaya

  • @mouse8187
    @mouse8187 6 ปีที่แล้ว

    AzaazaQ Aakhiro Zeega Dheh