"Taliye waxaad caddayn doontaa meesha aan ku ahay cadawga Somaliland" Xildhibaan Maxamed Abiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 390

  • @mohamednimco7314
    @mohamednimco7314 2 ปีที่แล้ว +27

    Mahamed abiib xil shacabkiisa la dareen ah ♥

  • @mansiontech1265
    @mansiontech1265 2 ปีที่แล้ว +50

    Mohamed Abiib Xilibaan Shacabkiisa La dareen ah Nlow in badan 💯

    • @shideyare3062
      @shideyare3062 2 ปีที่แล้ว +1

      Waar qiiro japanta ha aaminin ninkani waa nin kursiga oohin iyo bAroor ku yimid mana jiro nin dareen leh all siyaasiyiinta oo dhan run hadii la sheegayo saxafiyiintu wey ku khaldan yihiin warkaa jeelka la xidhiidha

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      @@shideyare3062 ma diintaa diiday mise qodob sharciga waafaqsan ayay jabiyeen? Dadka inay sharci jabiyaan ayaa lagu xidhaa caalamka dumuqraadiyadu ka jirto

    • @fathianour855
      @fathianour855 2 ปีที่แล้ว

      Amiin

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 2 ปีที่แล้ว +15

    Legend mohamed abiib we are with u sir don't worry about those guys,

  • @badhan3120
    @badhan3120 2 ปีที่แล้ว +6

    Madaxweynaha mustaqbalka maxamed abiib wllhy waa ku wataa ❤

  • @maqalxaqiiqada6120
    @maqalxaqiiqada6120 2 ปีที่แล้ว +15

    Waaar anaga kula jirna waliba madaxwaynaha mistaqbalkaaad tahay ha u liicin nacasta ♥️

  • @abdirahmanadan9339
    @abdirahmanadan9339 2 ปีที่แล้ว +13

    mansha alah maxamed Abiib

  • @DhamayZ-p3l
    @DhamayZ-p3l 2 ปีที่แล้ว +21

    Maxamed abiiib❤

  • @calicumar7166
    @calicumar7166 2 ปีที่แล้ว +14

    Maxamed abiib legend

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 2 ปีที่แล้ว +3

    Cid maxamed abiib ka somalilander_san
    Maba jirtan aminsanahay #xil_maxmed_abiib guuuul✊🏻

  • @sahraaxmed5649
    @sahraaxmed5649 2 ปีที่แล้ว +1

    البلد للمتعلمين والامحترميم ...الدين يأكلون الحلال ولا يأكلون أموال الشعب...المخلصين...المثقفين 😋😋😋😋😋😋😋

  • @libanbile2613
    @libanbile2613 2 ปีที่แล้ว +16

    Ina abiib waligaa ha liicin sxb waxaanan kuu sheegaya odayaashan wakhtigoodii waa gabo gabo dhalinteenaa wadanka iska leh inagaana waxii qabyo ah iyo Musuq maasuqba soo afjari insha Allah

  • @Said-co7vf
    @Said-co7vf 2 ปีที่แล้ว +10

    Nin kaan waa nin shacab somaliand ilaashada waa nin daacad waa in aan ilaashanaa guul maxamed abiib

  • @dusefreefire1232
    @dusefreefire1232 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan runta cadow badan bay leedahay alle haku xafido anna adiga noo ah madaxwayne

  • @kurlibaaxmcc3695
    @kurlibaaxmcc3695 2 ปีที่แล้ว +5

    Xildhiban hore usoco from hargesia wanku taageersanahay

  • @nimoali601
    @nimoali601 2 ปีที่แล้ว +2

    Xildhibaan Mahamad Abib mashallah genesi genesi dhaly my allah swt protect you ♥️ 🙏 ❤️

  • @alimodelofficial5879
    @alimodelofficial5879 2 ปีที่แล้ว +2

    Guulaso xildhiban maxamed abiib hooray u sooco💪💪💪💪💪💯

  • @abdishakour1071
    @abdishakour1071 2 ปีที่แล้ว +7

    Xildhibaan maxamed Waxaa lagu haystaa daacadnimo
    Reer boorama ayuu xildhibaanku kasoo jeeda .
    Hadii lawaayo dabagale ayaanu uhaysanaa maxamed abiib

  • @moparicmose2526
    @moparicmose2526 2 ปีที่แล้ว +23

    Legend maxamed abiib wlhi

  • @aaminaabdilaahi8982
    @aaminaabdilaahi8982 2 ปีที่แล้ว +2

    Xildhiban mahamed abiib Alla haku xifdiyo Hanjabad wxba lagaga tari maaye cadawgaaga Alle ha jabiyo Haka daalin xaq ka hadalka

  • @user-kr5hl7eg5l
    @user-kr5hl7eg5l 2 ปีที่แล้ว +4

    Guulayso maxamed abiib garabkaaga ayaanu nahay

  • @bou.boshra8434
    @bou.boshra8434 2 ปีที่แล้ว +11

    Mohamed abiib❤

  • @maxamedgees793
    @maxamedgees793 2 ปีที่แล้ว

    Wxad tahay xildhiban ladortey wxd u shaqeyneysaa dadkaaga cidina kuma hor istaagi krto anagaa garabka jogna hore u soco

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 2 ปีที่แล้ว +4

    Mr abiib wax kale maahe runta aya lagugu dilayaa iyo maxaad nodhaleeceysaa lkn haniyad jabin waxad tahay Xildhibaan dadkiisa u hadla inta jilicsana udoodda inta caqliga leh Ee aan ka midka ahay waanu kugarabtaaganahey noolow Mr, Abiib from togdheer

  • @fathianour855
    @fathianour855 2 ปีที่แล้ว

    Waa run shaqadoodaha warka allah soo kasoo daayo waanka naxay wariyaha dulmiga lagu la kacay

  • @asmamaxamedcarab5254
    @asmamaxamedcarab5254 2 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed abiib 🦁🦁🦁🦁weye

  • @Patriotmedia95
    @Patriotmedia95 2 ปีที่แล้ว +22

    Xildhibaan M. Abiib waa ninka ugu daacadsan Baarlamaanka somaliland mana qabato in la caayo iyo in loo u
    Hanjabo dabagalena sharciga kama wayna haduu taliye yahay hala daw mariyo xildhibaanka xildhibaanada

    • @cabdifatax5794
      @cabdifatax5794 2 ปีที่แล้ว +2

      maxamed abiib guul xaq ayaad ku taaganthy

  • @rodajibril7168
    @rodajibril7168 2 ปีที่แล้ว

    Dabagale isagaa kibray ha u joojin. Maxamed abiib hore u soco guuuuuuuul somaliland

  • @zalmahhuzein4764
    @zalmahhuzein4764 2 ปีที่แล้ว

    Mahamed abiib ha niyad jabin waan ku garab taaganahy hadii lagu xidhana nin baa utahy ilaahy haku garab galo wan kuso ducaynaynaa

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +8

    Manshallah xildhibaan don’t mind the house ….., adiga ayaa xaqa ku taagan . Ninkan bileyska heysta waa inuu Allah ka yaabaa. Runta ku wad wallalo

  • @ilameerayso9160
    @ilameerayso9160 2 ปีที่แล้ว +4

    Biggest motivational word " Ragii soo Faqi lahaa baad tihiin"

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 2 ปีที่แล้ว +8

    Tola'ay ma dabagalaa sidaa ula hadlaya Abiib walahay waa layaab ma xildhibaankii askarta cod dheer iyo cod gaabanba ugu ugu doodayay ayuu shaadh qabiil u xidhay waa la iskaga danbayn
    Xildhibaan ha niyad jabin shacabka somaliland baa ku wata cid wax kaa qaadaysa ma jirto ilaahay mooyane

    • @aboubakarmohamed2272
      @aboubakarmohamed2272 2 ปีที่แล้ว

      Dad kuwii ugu caqli liitay aya maamul inoo haya Lkn ma foga wakhtigii dhalinta dalku dhaxalkooda gacanta ku dhigi lahaayeen 🥺

  • @bashaarmaxamuud2312
    @bashaarmaxamuud2312 2 ปีที่แล้ว +9

    Horta waa iga suaale xildhibaanadii la doortay xagay ka baxeen ninkan bes ayaa xuquuqda dadka siduu ugu doodayay wuu xiiqaybee??!

    • @somalianneverlie8878
      @somalianneverlie8878 2 ปีที่แล้ว

      kuwii kale beerkay u jiifan

    • @Abclll-i3h
      @Abclll-i3h 2 ปีที่แล้ว

      Kuwaasi waxa keensaday kuwan dabada u Lula kuwa dadka dulmiya

  • @khaireosman2920
    @khaireosman2920 2 ปีที่แล้ว +14

    Dhalinyarada somaliland oo dhn ayaa garabkaaga ah ha wal walin xagtin yar haday ku gaadho walagu aari❤❤ somaliland wada jirkeeda ayan rabna ma rabno bur burkeeda madaxwayne cadaalad samee plze🙏🙏🙏

    • @skaba6390
      @skaba6390 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa lagu taageeri wixii saxa lakiin maaha in uu wax walba dhex dabaasho haw hadlo sidii nin qaranka iyo dawlada arimaheeda si dublamaasiya uga hadla isgoo ltashanaya Golaha Wakiilada ee uu ka tiran yahay lakiin in uu is moodo in uu yahay kalidii mid aan wax aan shaaqadiisa ahayn faraha lagala maxay kula tahay in uu nin saxafiya oo walib niman ugu fiican ahaa wuu yidhaa argagixiso iyo askartiiba qoryihii maxaabiistii ka qaaday in uu yidhaahdo oo been a xataa haday jirto waa qalad Arinkaa hala soo yar Edbi iyo siminaarbay u tahaye

    • @khaireosman2920
      @khaireosman2920 2 ปีที่แล้ว +2

      @@skaba6390 u jeedada loo hysto wali ma fahamsanid ayan u malaynayaa......
      Balse haba u hdlo saxafiyiinta ee in lagu idhaahdo somaliland cadawgeeda ayaa tahay iyo somaliland ma tihid??? Waxaas muu u qalmaa in la dhaho iyo in la dhaho shaadhku leeg ayan ku xidhaynaa..... taasi wxan u aragnaa kama hdli kartid xukuumda iyo hawlaheeda

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhii Somaliland dulmii baa yaal SubaxanaAllah

    • @arsenal4eva431
      @arsenal4eva431 2 ปีที่แล้ว

      Wllo mid weyn aya ka dhacey waxasna ganacsatada ka danbeysey 🥲🥲

  • @sahraaxmed5649
    @sahraaxmed5649 2 ปีที่แล้ว +9

    يا لطيف يارب .اللهم خلاص الفاسدين من البلد

  • @laascaanood539
    @laascaanood539 2 ปีที่แล้ว

    MaashaAllah i love ❤️ that young blood 🩸 XILDHIBAAN MO ABIIB. He got a silver mouth 👄 and he seems fearless. We need guys like him HUDUU ALLAH IS WAAFAJIYO AFKIISA IYO QALBIGIISA inshaALLah

  • @awm221
    @awm221 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah
    Jazakallaah khayr Ilahay ha ku xiftiyo ruun ba ushegtay haday dhega leyihiin

  • @sahraaxmed5649
    @sahraaxmed5649 2 ปีที่แล้ว +12

    الشباب لهم الحق في حكم البلد.....العجائز من كبار السن لا يستحقون أن يمسكون البلد المتخلفين الغير متعلمين....القوه ليست اساس الحكم...الملك أساسه المحبه والاحترام.😘😘😘😘😘😘😘❤❤💛🧡🧡

    • @ismotube8895
      @ismotube8895 2 ปีที่แล้ว

      الله يرفع شانك والله نفس كلام سرلي عم احكي عنو سنين طويله

    • @noahD1636
      @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

      نكته بليززززز

    • @noahD1636
      @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

      هل سمعتي المغني فلادجن

    • @sahraaxmed5649
      @sahraaxmed5649 2 ปีที่แล้ว +1

      @@noahD1636 قصدك المغني ابوكي...او اخوكي ولا امك هههههههههه😅😃🤣😂😂😂🤣🤣😃😄😄😅😅😅😅😅😅

    • @noahD1636
      @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

      @@sahraaxmed5649 مجرد مزحه هو يغني kac kac اسمه faladegen، اسمعي له اكيد انت طلعه الليله تشتري ثياب العيد 😋😋😋😜

  • @craxaiinaxmedcabdullahi9159
    @craxaiinaxmedcabdullahi9159 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad nin dolqaad badan guuleyso masuul

  • @Saxansaxo11
    @Saxansaxo11 2 ปีที่แล้ว +3

    Tuugta bilaa sharciga meesha ku haysta ha laga hadlo Viva Abib

  • @tawxiidchannel1906
    @tawxiidchannel1906 2 ปีที่แล้ว

    Libax Somalilander ah. Mohamed Abib

  • @hodancali4581
    @hodancali4581 2 ปีที่แล้ว +3

    Nin rageed 😍

  • @mahdialisaad3827
    @mahdialisaad3827 2 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobonimo sxb noolow geesii geesii dhalay

  • @khadramohamed9849
    @khadramohamed9849 2 ปีที่แล้ว +2

    👍✅✅✅👏👏👍🌹🌹🌹guul xildhibaan

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh 2 ปีที่แล้ว +6

    Qofka qof uugu hanjaba inuu dilayo, waa qof dilay. Sharciga caalamigu, diintay doonta-ba ha ahaatee, caynkaas ayuu dhigayaa.

  • @ikranmaxamuud5437
    @ikranmaxamuud5437 2 ปีที่แล้ว +1

    Geesi keep going brother

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa doqmo waxa sidaa u hadlay . Aqoon gaabni weeye. Dheg ha u Dhugin wallalo. Allah ha idin xafido Intiina xaqa ka hadshoo dhan. Ha baqanina kuma wada

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshallah run ta u sheeg

  • @saadaomaryoussouf7838
    @saadaomaryoussouf7838 2 ปีที่แล้ว

    Suxanallah Raxmaan ha sahlo amuuraha. Ilaahaw xaga garansii kuwa garab maraya. Allahu ma aamiin 🤲

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa nin dhiig leh oo aan cidna ka gaban

  • @apdihanifanpiyos1279
    @apdihanifanpiyos1279 2 ปีที่แล้ว +4

    Wn Ku Garap Taganahy wlhi inah Apiipo Wah Bixin Nagahan Nagu Hu dhalay wlhi Midkaga Uso Dhawan karan Zhp Xiniyo Bah kugu Jirah keep going

  • @Midgaans
    @Midgaans 2 ปีที่แล้ว

    Allah haku dhowro Xildhibaan

  • @Adlin0186
    @Adlin0186 2 ปีที่แล้ว

    No citiraf mahmed abiibi ha ku daliin somalilan way sii galbanaysa yee 👋

  • @calimaxamuudabuuilaas8203
    @calimaxamuudabuuilaas8203 2 ปีที่แล้ว +3

    Halyay hore usoco

  • @ibrahimismail8414
    @ibrahimismail8414 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend waar ninka su.aalahan halooga soo jawaabo

  • @maryansheebow1182
    @maryansheebow1182 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    KAN YARE WALAAHI WAA DHEEREYNAYAA

  • @maxamedabdirashid4959
    @maxamedabdirashid4959 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxamad abiib xildhibaanka shacabka somaliland geesi geesi dhalay xildhibaan dadka la dareena

  • @rashiidsaleban8019
    @rashiidsaleban8019 2 ปีที่แล้ว +3

    HADII RUNTA LA DOONAYO XILDHIBAAN ABIIBAA SHEEGAY

  • @awm221
    @awm221 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilahay ha kaa qabto Amiin yaa Allah

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 2 ปีที่แล้ว

    Xil maxamed abiib legend

  • @cabdifataxsanyare5872
    @cabdifataxsanyare5872 2 ปีที่แล้ว +4

    Wixii shanadkii dhawaaa ladortay haday ahan lahaayen maxamed abiibo kale wlhi heerbaanu gadhi lahayn xildhibaan maxamed abiib hadanu nahay shacabka reer somalilan anagaa ku garab tagan iyo ilahay

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 2 ปีที่แล้ว +4

    Dawladaay dadka hakicinina
    Waar ka daaya walee in laga dooni meel dheer e
    Xildhibaan abiib waa afkii shacabka cid wax soo gaadhsiin kartaa majirto noolaaw wanku garabtaagan nahay
    Dabagale kusoo noqo miyir qabkii
    Hadii kale waad bixi aayar
    Ha noqon qori ciideed
    (NIN DAACAD HOGEEDA QODAY
    MIYUU KA DANBAYNAYAA )

  • @yuusufwayrah1293
    @yuusufwayrah1293 2 ปีที่แล้ว +3

    Inkasdoo guhaad iyo gardariyo geflagu dayo geesigu maliice dacadnimadu waaguul xl m abiib

  • @suhaybahmednaser1871
    @suhaybahmednaser1871 2 ปีที่แล้ว +11

    Mxmed abiib. Ninkaliye. Ee. Baarlamaanka. Ku. Jira.
    Lkn. Taliyaha. Ciidanka. dabagale. Sida. La iisheegayay. Inuu. Nin. Fcnyahay. Lkn. Wxn. Mxmed. Abiib. Sheegayo. Wax lo. Dulqaadankaro maaha. Hanjabaad. Iyo cago juglayn. Midna. Ma gayo. Xildhibaanku

  • @adenahmed7525
    @adenahmed7525 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed abii xildhibaan qaran guul guul guul xaq udirirka shacabka iyo aabihii cadaalada soomaliland guul

  • @yoonisnaasir9849
    @yoonisnaasir9849 2 ปีที่แล้ว

    maxamed abiib xilibaan kharan hore usoco

  • @aadansidiiq157
    @aadansidiiq157 2 ปีที่แล้ว +5

    Anigu siyaasada madhex galo lkn ninkani waa daacad ina abiib

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 ปีที่แล้ว

    Hoyadi ku dashey kugumaqasarin ilahay hakuxafido guleyso

  • @maxamedxasan4634
    @maxamedxasan4634 2 ปีที่แล้ว +8

    Alaw sahal umuraha dimoqoradiyadii maynu iska daynay madigtaytarnimo ayanu xalmodnay

  • @hassanirbut9766
    @hassanirbut9766 2 ปีที่แล้ว +1

    Abiib waan Ka xumay arintaa lakiin dabo gale waa gun guni dhashay ileen kuwaan ogahay buu Ka soo jeedaa
    Ee kaasi waxba kaa qaadi maayo

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +4

    One by one ayeynu xilka uga qaadanaynaa markaa ha niyad jabina, Allah ayeynu cuskanyna

  • @apdihanifanpiyos1279
    @apdihanifanpiyos1279 2 ปีที่แล้ว

    Shacap Waynaha Z/land Ninkazu Cawa Haduu dhintoh Dartiin Buh Udhintay Anagu Hadan Nahay Goplki Raga Wn 👉Garap Taganahy Legend of the legend 🦁Lipaax__Apiip

  • @hanuuniye7979
    @hanuuniye7979 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed abiib libaax wlhy waxba ka qadi Mayan heego ee dhabanacastada qaado

  • @qurbanimaxamed6467
    @qurbanimaxamed6467 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah somaliland hanolato
    Wixi cadowga somaliland oo dhan waxa loxidha shadh leeg

  • @abdirahmansalah3461
    @abdirahmansalah3461 2 ปีที่แล้ว +1

    nin daacad ah mansha Allah

  • @lovenmercyfdc4291
    @lovenmercyfdc4291 2 ปีที่แล้ว +5

    Bismilaah Somaliland intay aqoonsi ka raadinayeen beesha caalamka, shayaadiintii aduunka ayaan isku soo jeediney oo dadkii waxaad moodaa inladardaray, Allow sahal Amuurah🤲🤲🤲

    • @kadra825
      @kadra825 2 ปีที่แล้ว

      اللهم امين امين امين امين يارب العالمين امين

  • @hadiyamohamoudhussein5837
    @hadiyamohamoudhussein5837 2 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👏

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 2 ปีที่แล้ว +1

    Dacadii ma hungowdo Runtana la iskuma nacee wala isku jecladaa waliga runta ku dhimo xildhibaan garabkaganunahy hadanu nahay shacabka somaliland 🙏👍

  • @______nemamalap5139
    @______nemamalap5139 2 ปีที่แล้ว +1

    GeesiGa iLahy ma cadaapo noolow wllo mCn

  • @hassanguledomar8297
    @hassanguledomar8297 2 ปีที่แล้ว

    Maxamad abiib Waxaad tahay cadawgah soomaalilaan adigah iyoh ehelkaagubah waah runtiih asgarigaah sih

  • @khadraabdillah29
    @khadraabdillah29 2 ปีที่แล้ว

    Yaa

  • @nimoomar5714
    @nimoomar5714 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan Maxamad Abiib waa xildhibaan qaran cid wax yeeli kartaa majirto isna wa inu xadkiisa dhaafin
    Saxaafaduna waa dad muslimiin ah wa in ay war sugan daka usoo gudbiyaan oyna dagdagin si ayna udanbaabin Ilaahay baa quraankiisa inoogu sheegay in warka xaqiiq diisa la hubsado

  • @xamsehilaactube671
    @xamsehilaactube671 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan qaran xildhibaan umadeed xildhibaan shacabkiisa la dareen ah wanku wadana dhaman dhalinyaraduna wa garabkaaga ila madaxwayne aadka noqonaysana wanku garabtaagnaynaa insha allah ada usarayndoona qaranka

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 2 ปีที่แล้ว

    May jiri maayo .... Ninka raga ahi maanta Oo kale ayuu hiil waaya wan ka xumahay wlkay abiib iyo Mm TV ba

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC,Siddee buu ayga xun ee kulmiye, Ee beesha dhexe ahi kuuggu hanjabbi karraa,Qabbiil qarran ma noqon karra'e.maa aydin maqaaxiddan qudhuntay beesha dhexe ugga timmaaddaa?

  • @abbaselmi1730
    @abbaselmi1730 2 ปีที่แล้ว

    Madaxda dowladu Waa jaahilin madaxwaynaha ugu wacan

  • @salemsaleh9238
    @salemsaleh9238 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa lagu eegayaa Abiib hanjabaadda oo waxaa la rabaa inuu intuu baqo afka gaabsada sida fulayaal badan loola dhaqmo.

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaadhkaa yar new words

  • @sahraaxmed5649
    @sahraaxmed5649 2 ปีที่แล้ว +4

    هنال سر في حبس الصحفيين.......الله أظهر الحقيقه...في السجن

    • @noahD1636
      @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

      ممكن اطلب اغنيه؟

    • @sahraaxmed5649
      @sahraaxmed5649 2 ปีที่แล้ว

      @@noahD1636 اغنية حسن اذن مستتر يا جميل ههههههههههههه

    • @noahD1636
      @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

      خلينا افطر سامبوس،

    • @sahraaxmed5649
      @sahraaxmed5649 2 ปีที่แล้ว

      @@noahD1636 بلا وعافيه عليك يا حلوا يا جميل.ههههههههه

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 ปีที่แล้ว +5

    Wow in sidalaysuguhanjabo Somaliland wankaxumay o ayxoriyad qawlka sidas ucabudhiyaan iyagoon cidwaxyeelikarin inay dirayska dadka uguhanjaban o ay ismahadiyan wale markad shicibnoqoto iskada cidkale caruuraha kudilidoona

  • @asmayoonis7789
    @asmayoonis7789 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan maxmed abiib haday ku taabtaan shacabkay taabteen wllhi adeeraday waxay wadaan wax ka wayne

  • @ziziliarisultan3361
    @ziziliarisultan3361 2 ปีที่แล้ว

    Somali run ma jeclo ninkan wadan qaldan ayu ku dhashay maskiin

  • @abdirashiidmedia8755
    @abdirashiidmedia8755 2 ปีที่แล้ว +7

    Meesha ugu badan ay ku gayn karaan waa meshii coldoon lageeyay that’s it.

  • @abdishakour1071
    @abdishakour1071 2 ปีที่แล้ว +3

    Xildhibaanka reer boorama hadii hal shag soo gaadhaan waxaanu uhaysanaa taliye dabagale
    Isagaan sheegaya halkuu ku noqday cadowga somaliland

    • @Girlboss1.
      @Girlboss1. 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan reer Somaliland oo dhanba jecel waxba hakala gurin dadka

  • @jirfe
    @jirfe 2 ปีที่แล้ว

    Muuse waa qa.byaladiiste weeyn sharaf malaha SNM 1986 buu ku soo biiray markaa ha ku daalin xildhibaan

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 2 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland haddii sharci iyo kala dambeyni ka jirto taliyaha ciidanka policeka Maxamed aadan saqadhi dabagale waa in sharciga la horkeeno
    Haddii kle sharcigu cidna qaban maayo
    Qofkasta oo muwaadin Somalilander ahi waa is difaaci doonaa

  • @khadarali6669
    @khadarali6669 2 ปีที่แล้ว +1

    Taliye umada u shaqaynayey marku sida uu hadlayo maxad u malaynaysaa askari meel jooga siduu shacabka ula dhaqmaya. Eryadasi waa nacayb waa hayb sooc waxa lagula kacay xil.abib. somalkland ma tihid dadka reer somaliland ha ka gar naqan.

  • @mohamedhargeysawi8928
    @mohamedhargeysawi8928 2 ปีที่แล้ว +1

    Ina abiibow wax caadi kuu dilaad doonaysa wlhi 😂😂

  • @LUCKY-zn6tq
    @LUCKY-zn6tq 2 ปีที่แล้ว

    He abusive his power he arrested so many young men who don't have father and uncles to bail them out subhanallah .