Nabad-sugid aan horay loo arag oo si ka duwan sidii hore u sugaya Amniga Muqdisho.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 51

  • @AbdiHassan10
    @AbdiHassan10 7 วันที่ผ่านมา +2

    Marka aragto wax yar oo nabad ah waxa la dhaa alxamdulillah ka ani ahan xamar moye mel kale ma aqan alxamdulillah alxamdulillah alxamdulillah from South Africa

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 7 วันที่ผ่านมา +7

    Kamiradda qarsoon badiya magaaladana layrar qurxoon ku xidha habeenkii istiinka waa yar yahay waa see meeshu waa caasimad dal ha iftiinto nuuur🫶🫶🫶🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guulaysta

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz 6 วันที่ผ่านมา +2

    02:42 Waa in la mamnuucaa bacda madow ee baabuurta ku dhegan. masha allah CADOWGA SOMALIYEED HAJABO. GUULEYSA CIIDANKEENA.

  • @janagale3407
    @janagale3407 7 วันที่ผ่านมา +3

    Masha ala ilohow wadanka wa u xisnee amni ka dhig

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 6 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha Allaah guul iyo gobonimo xasan Sheekh Maxamood

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 6 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah
    Waa lagu yaqaanay maamul wanaag dal xoreeye xasan sheeq, inta ka xun wanaaga allow naga qaba

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 7 วันที่ผ่านมา +1

    masha alah tabarka lah guul weeyn waye heer muqdiishoow ilashada nabadina lashaqeya ciidanka amanka ciidankana hakordhiyano dadalkoda guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤

  • @XareedmaxmedJaamac
    @XareedmaxmedJaamac 6 วันที่ผ่านมา

    ما شاالله تبارك الله اللهم اجعل بلادنا بلدا آمنا مطمئنا اللهم امين 🤲🤲🤲

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 7 วันที่ผ่านมา

    MASHA ALLAH ILAAHEY NABAD IYO BARWAAQO INOO KA DHIG AAMIIN CADOWKANE ALLAH JABIYO DUCADA AN BADINNO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @reallyg9264
    @reallyg9264 7 วันที่ผ่านมา +1

    MASHA ALLAH WAAN SOO DHAWEYNAA SHAQO YIINKA FICAN AYA DOWLADA KAQABATO AMNIGA DALKA

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 7 วันที่ผ่านมา +4

    Nabadda muqdisho dadka ka xun iimaanka allaah ha giliyo caado qaate iyo qaaqle argagixiso maffia group kuli waa isku mid

  • @sbw2540
    @sbw2540 5 วันที่ผ่านมา

    Waa la soo dhawaynayaa, qori la’aan waa jawi dagan wallee

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 7 วันที่ผ่านมา +3

    Dad ayaan Rabin nabaa la heesto Siyaasi caadi qaate ah baa raba in malin kasta qarax dhaco Kuwaas Allah haka qabto umada

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 6 วันที่ผ่านมา

    Xamar waa in guryo badan la dumiyaa si magaaladu wadooyin waawayn u hesho. criiri baaba laga socon karin. Mashalalh laakiin way qurxoontahay.

  • @cabdiraxmaan3754
    @cabdiraxmaan3754 7 วันที่ผ่านมา +2

    Kkkk Sirdoon Jaakad loo jeedo xiran waaa ii kow

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 7 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo waa in Aad loo joogteeyo Xoojonta Amniga.
    Bankgiyada, Goobaha Ganacsiga, Goobaha Cibaadada, Goobaha Caafimaadka, Goobaha waxbarashada, Guryaha Masuuliyiinta, Wadooyinka Gaadiidka, Goobaha Dadku ku badanyihiin, Guryaha gaarka looleeyahay. Habeen ito Maalin hala baaro.

  • @abdirahmanismail1387
    @abdirahmanismail1387 6 วันที่ผ่านมา +1

    Markaan xaqiiqda ka hadalno oo aan laablakaca iska dhaaf no tani ma ahan shaqo dadkii loogu tala galay ay hayaan Ee Waa ii dheh iyo. Xayaysiin
    Xayaysiintuna wakhti bay leedahay oo way dhamaataa
    Marka waxaan dhihi lahaa nabadgalyo waan ubaahanahay Ee caqligu hashaqeeyo oo wixii macquul ah oo ummadda amnigeeda lagu hagaajinaayo haloo qabto ALLOW ALLE

  • @CiiseWarsame-s2u
    @CiiseWarsame-s2u 6 วันที่ผ่านมา +2

    Mgdsho allow nabadee😊

  • @عبدالرشيدعلي5812
    @عبدالرشيدعلي5812 6 วันที่ผ่านมา

    ماشاءالله الله يقويهم ويحفظهم ويوفقهم

  • @hm1c586
    @hm1c586 7 วันที่ผ่านมา +1

    Moqdishooo magalo madaxdeenaa moqdishoo magalo madaxdeenaaa

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 7 วันที่ผ่านมา

    MshaAllah...hambalyo ciidanka iyo shacabkuba

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 6 วันที่ผ่านมา

    wiilasha askarta ah hadaysan hubaynany waa in protection la siiyo, heltmet, knee cups, calamado iffa oo baaaburto arki ogtahay. meela gooni ah oo ay istaagaan.

  • @MutaarJaamici-nb7ox
    @MutaarJaamici-nb7ox 7 วันที่ผ่านมา

    Masha.allah

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 7 วันที่ผ่านมา

    Mazha allah goboladana amaankooda sidaan haloo sugo

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 6 วันที่ผ่านมา

    Mashruucan maxuu socodoona bil masa baryo

  • @ismailabullahishariifroobl6839
    @ismailabullahishariifroobl6839 7 วันที่ผ่านมา

    Sir Donka muqdudo dheh wayo hadi kale benala yal baa ubadanena wayo sirson waa sir ku socdo ama lama aqostan

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 6 วันที่ผ่านมา

    Barista meel iney lahaataa ee dariqyada kubarin mel ucayiman ama layareyo isbuci malmaha fasaxa kamis jimco

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 6 วันที่ผ่านมา

    Qaraxyada dadkii sameynjiray ayaa hadana joojoyay

  • @abdisalanmohamud
    @abdisalanmohamud 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sirdoon Reflector qabo Somalia lagaa helaa.

    • @axmedwarsame9442
      @axmedwarsame9442 7 วันที่ผ่านมา

      Korka ayaa lagala socdaa waa hore ayaa ladili lahaa

  • @DelightfulParrot-uv1oe
    @DelightfulParrot-uv1oe 6 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 6 วันที่ผ่านมา

    Shaqadii trafikada ayay Nisa qabanaysaa kawaran, maxaa wax loo qarxiyaa marka hadhoow qofna ha weydiin!

  • @DelightfulParrot-uv1oe
    @DelightfulParrot-uv1oe 6 วันที่ผ่านมา

    Sxb sare xld.kawaran

  • @abdirahmanmohamedmaalingaa4235
    @abdirahmanmohamedmaalingaa4235 3 วันที่ผ่านมา

    Dharcad free mushaar ku shaqeyso waa in la hela 285 dollar inta qofka dharcada qadanayo amni ma dhawa sbb free waa in qaranka logu shaqeya

  • @abukar6
    @abukar6 7 วันที่ผ่านมา

    Yaa ku cadeyey in aney hubesnen markii lo bahdo ayaa la adeegsanaya ma jiro calamka nabad sugid ama bolis an hubeysnen lakin hubka ayaa kala weyn

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 6 วันที่ผ่านมา

    Hawiye dawlad nimo waxba kama taqaanan Hay’ada NISA waa sirdoon iyo xuuransi ma aha in layaqaano shaqaalaha u shaqeeya oo jaakado lagu calaamadeyo loo xiro shaqadaan Police kaa iska leh maahan shaqo Hay’ad sirdoon cajiib badanaa

  • @Allu_Abshir
    @Allu_Abshir 6 วันที่ผ่านมา

    Kuwa habeenkii na dhaca maxa lagu sameyn marka

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sirdoonka ma ahan in la garto xitaaa la yaqaaano sida ee uga shaqeeyaaan aduunka xitaa inay isyaqaanaaan iyaga dhexdooda ma ahan waa inuu qofka mar walba digtoon ku jiro!! Arrimahaan Policka ayaa iska leh oo shaqadoodii ee tahay !!...... walaahi Somali ma aqaan meesha ee u socoto war saan wax jiro ma ahan

    • @Qaali12
      @Qaali12 7 วันที่ผ่านมา +1

      In aman lahelo ayaa muhim’ah. Anaga duni kale ayan ku nolnahay 😊

    • @reallyg9264
      @reallyg9264 7 วันที่ผ่านมา

      INTEEN JOGNAA MARKA ISQARINEYSID

    • @waqtilumis4094
      @waqtilumis4094 7 วันที่ผ่านมา +1

      Sirdoon ma ahan micnaheedu in ay dhuuntaan ama is qariyaan 😂😂😂😂😂 nabad sugid ayaa la dhahaa. Adeer dunida sirdoonka nooc kasto ayay u shaqeeyaan wadamada caalamka sidaan camal ayay u egyihiin. Malaha waxaa tahay dadkii hore 😂😂😂

    • @Lights.Upon.Lights114
      @Lights.Upon.Lights114 7 วันที่ผ่านมา

      @@reallyg9264 Maya walaal waa sida Sirdoonka dalka laga rabo taas ayaa professional ah ee ma ahan inay suuqa intay soo istaagaan dharka NISA ku qoran tahay soo xirtaaaan !! Maha Haykal dowladnimo ceeb waaye !!

    • @Lights.Upon.Lights114
      @Lights.Upon.Lights114 7 วันที่ผ่านมา

      @@Qaali12 Amaanka walaal qaali shacab ayaa keeno ma ahan Dowlad !! Ee marka hore shacab ahaaan aan toosnaano oo qurunka iyo qabyaalada aan dhaaafno! Oo dowladeena quruxdeeda aan la shaqeeno ileen anaga ayey na matashaaa.

  • @Imranow2030
    @Imranow2030 7 วันที่ผ่านมา

    Not seeing traffic officers

  • @CabdiYare-w4v
    @CabdiYare-w4v 7 วันที่ผ่านมา

    Bilal asagoo dhagaxiisa wata muu hadlaya

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 7 วันที่ผ่านมา

    Beenta naga daaya kor ayaa lagala socdaa waa hore ayaa ladili lahaa beenta hanoo sheegina

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 7 วันที่ผ่านมา

    Tan ma caasimad baa?? Maxaa laga baaraa?? Dabo xaar maka dhammaado. Soomaali dil iyo kufsi waa meheradoodii, ma dhaafayaan. President Donald Trump sadaqadii waa joojiyay, filo dhac, kufsi iyo Dil.