2kalmad miisaanka ku culus carabkana ku fudud alla aktiisana loogu jeceyl badan yahay كلمتان خفيفتان علي اللسان ثقيلتان في الميزان حبيبتان الي الرحمن سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Waar wiilka sheekadiisa dib u raadi wiilka xoolaha isaku malaha ee shaqaaluu ka yahay , waxase layaable ma gabdho walaalihiisoo kale ah ayuu sumcadii iyo sharaftii ay lahaayeen kaga ciyaaray diinteenuna way ka soo hor jeedaa arin tanoo kale . Allaha soo hadeeyo isaka iyo gabdhaha Safarka usoo maray
Sidee buu uga dilay sumcadii? Ma wahabbi baa kusoo waaley? At least gabdho Somaliyeed buu qiima u yeelay waayo kuwa noloshiisoo kale ku nool badanaa ajnabi bay raacaan. Ceeb ma laha cidna la khasbi maayo.
naago 5 wiil oo cadcad wey ka tagaan 5 dhiil oo cadcad kama tagaan.wiilkasta oo soomaaliyeed waxaan kula talin lahaa marka hore xoolo tabco lacag xoolo nool ama hanti kale markaa ka bacdi raadi gabadh, 100 baa kuu imandoona!
Waxay ila tahay inay entertainment lkn ninkan waan ka helau walhi noloshuu samaystay oo wa fariid faraqa u dhaxeeya xoolo dhaqatadeena iyo isga wax walba way iskugu dheeli tiranyihin isaga waana nin ilbaxa lkn xolodhaqato hagaagsan inaga wadan keena ma jogaan oo sidan oo kale xaga gabdhaha haday run tahay kama helin barmaaminkan wana bahdilaad inu sidaas sameyo may ahayd
Hahahahha ninkaas god buu ku dhacay shantaa naagado labo ka mid si fiican baan u aqaan.. waa gabdha balwad le oo xagii lacag iyo balwad lagu sheego ayay tagaan…. Waxkasta way cabaan mid aan is maqlanay waxay tidhi Waar waa barmaaji la isla ogyhy ninkalacag been ayuu noo bal qaaday si uu caan u noqodo Wllhi waa xaqiiqo m aguursabayo
2kalmad miisaanka ku culus carabkana ku fudud alla aktiisana loogu jeceyl badan yahay كلمتان خفيفتان علي اللسان ثقيلتان في الميزان حبيبتان الي الرحمن سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 🤲
THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD ❤
Mansha Allah Allaha siiyo gabadha diin iyo dadnimo leh.
Masha alaaaaaah xafidullaaahi Mami alaaah haku dhoore mida fcn gabar ku ♥ qurux badan insha alaaaaaah o aqli badan baari ku ah alaah haku barakeyo
Legend shaafinho waan kuwataa legend always legend 🥰🥰🤘🤘
Horto naagaha dhamaan mawada asturna teebuu guursadaa tolow dhammaantood iskadaa dee
Keep going my brother
Waa wax foolxun in habdho ay utartamaan nin waayo xoolo darteed ileen aqoon umalahee tankale asaga gabdha uu dooranayo inuu aqlaaq iyo diin kudoorto ayaa loo qaataa lkn haday diinkeena macaan meesha kasaraan dee waa baqti baqti raadinaya illaahay hana huunsho qaatumo sana illaahay hanasiiyo Aamiin Aamiin aamiin Aamiin Aamiin
Scw ASAGA BEENTIISA WEBIGA AY LE AKAATEY, ADIGAA KA SII DAREY KAN WERIYE ISKU SHEEG QAR ISKA TUUR AH RUN AHAANTII ILAAHEY U WADA NOQDA ITTAQQILLAHU
Gabar wakiil Ka ah Aya la farisatay gabdhaha kale😂🤜🤛
Nagadaya shuqul galedkan dheh
Wa sheeko khiyaali ah.
bolaal fadhi oo Lo,ah dheh tiro waa adhiga la soco
soomali❤
Waar wiilka sheekadiisa dib u raadi wiilka xoolaha isaku malaha ee shaqaaluu ka yahay , waxase layaable ma gabdho walaalihiisoo kale ah ayuu sumcadii iyo sharaftii ay lahaayeen kaga ciyaaray diinteenuna way ka soo hor jeedaa arin tanoo kale . Allaha soo hadeeyo isaka iyo gabdhaha
Safarka usoo maray
Sidee buu uga dilay sumcadii? Ma wahabbi baa kusoo waaley? At least gabdho Somaliyeed buu qiima u yeelay waayo kuwa noloshiisoo kale ku nool badanaa ajnabi bay raacaan. Ceeb ma laha cidna la khasbi maayo.
Aniga waxay elataha inu doorto mid asturan oo akhlaq leh oo raga hab sineynin macnaha mida diina taqano
Nio nag iyo lacag aragti le kadhaxaysa tasna waa dhibatada dumarka 🙏
GOOD CHANCE BROTHER AND DON'T FORGET THIS A GIFT THAT GOD GIVES YOU. CONGRATULATIONS BROTHER
kkk kkk waa yaab arlada ma waxaa kadhacaday ragla aan waaba nin diyaarad uraac saasi waa habaare
Best friends
Waa been waxani waa Ruwayad aniga ku nol Sweden beeraha wadankan waa la dhaxla shaqalu ka yahay kkk TH-cam ku kukala kacsanaya
Waa noolashi saxada aahayi ee somaliyed ee aawow yaashen aaba aqontii somalida ee saax aahayid
Haduu Somalia joogi lahaa asagoo xolo dhaqato ah madhici laheed in gabdhahan yurup joogo .ay interests ku ahaan lahayeen???
Pin igu qabo shaafici shaafinho
Asc Wrxm wilkanow Adigana away diintaadii, gabdhahuna away diintoodii, maxay isku asturi waayen, war wilow Adiguna maxad ugu dhaqmi waysey diinteena islaamka, waa maxay gabdhahan ayan midmid u tijabinayaa, Xasbiyallaahu wa nicmal wakiil,
Wallahi wa ayan daro. Ka wax radinaya iyo kuwa so raadshey nusqaanimo dhanka diinta ah aya ka muuqato. Ilaahey ha asturo.
nuucan dumar ahan uguma hawoodeen
Show beena la dhigayaa
Hhhhhhhh
Xoolo waa la wada haystaa
Mxaa cusub
Waa nothing to happing any
Hore u soco bro
Haa nagaha 100kiba 90 diintodu waa lacag xataa haduu gaal maalqaben ah socodsado way utartamilahayen
Kani faa iido Malahan waa bilaaadiiin naga ha ha isku guursanina ku wa asagoo kale ah ayaaaguursan Kara
❣️✊🏿
J bien écoute l'histoire c'est parfait mais j pense que les filles viennent son richesse pas d'autre chose
allow noo daa cimri dheer goodrole modal
Asc ! Cali iyo gabdhahan ma heshiin karaan hada waa la fahmi karaa sababta gabdhahani u xiisayn ninkan Cali ah taas oo ah inuu balan qaaday 200 oo lo,aad iyo isaga oo u muuqda nin soo jiidasho leh lkn Cali waa nin dhaqankan xoolaha fahmay lkn naagahan u Timi ma ku sii noolaan karaan halkan iyo noloshay ummana samaysna inay halkan ninkan kula noolaadaa waanu arki doonaa meesha sheekadu ku damayso
Barnamijkan waxaa ladhahaa bönder söker fru sanadkasta hal ayaa lasoodayaa TV Swedan dadka xoola dhaqatada ah waxay u noolyihiin sida dadka magaalada ku nool.
Lakiin Waxan layabanahay qaabka uu rabo inuu ku guursado oo dhaqanka gaalada
Kkkkkkkk waa sheeka kale
Ciiwaan ma waxad u quudhiweydey magaalooyinka sl. Ee uu tegey safaris muqdish waadiga lehe bal Labrada dumarka u jawaabaya u first horta
Waaa sheko cajib ah
Show iga dheh naago lo dhaqaayo uma eka
2022 money is the power no true love anymore
Aniga Sweden 🇸🇪 ku nool wilkan iyo gabdhaha qaar waan aqaan waa been iyo huhaa kalala kicis show of ah.
Woooooow 💯💯👌👌
Good movie
Noolawa sxb qaali
Kani WAA MOORYAAN Indhacde AYAA Adeer u AH WAA Reer GURICEEL
Kkkkkkkkkm
Waryaa ale yaqaana maxaa qaawan oo hadana in ladoorto raba
War meesh wa jigjiga
naago 5 wiil oo cadcad wey ka tagaan 5 dhiil oo cadcad kama tagaan.wiilkasta oo soomaaliyeed waxaan kula talin lahaa marka hore xoolo tabco lacag xoolo nool ama hanti kale markaa ka bacdi raadi gabadh, 100 baa kuu imandoona!
muqdisho armey kudilan kuwan
333333 pro pink
Au lieu de venir d'avoir son argent de loin aime luii d'abord
Fatxa ha doorto
Nasiib wanaagsan
Wankusaray subskreb like isara adigune ❤️
I heard he’s married man.
Sᴏᴍᴀʟɪᴀ ʟᴀᴄᴀɢᴛᴀ ᴇᴛʜɪᴏᴘɪᴀɴ ᴋᴀ ᴍɪʏᴀ ʟᴀɢᴀ ɪsᴛɪᴄᴍᴀʟᴀ ??
$260,000 weeye Lacag ahaan
beenta daaa zhfnho nnkn wn lzcdaa prank ayu smynyy mrku dhhy wn baahnhy walipa Ethiopia ayu jgy ee ddka bnta ka daa
Sorry cali waad waalatay
FAKE NEWS waaye Ninkani WAA shaqaale Sweden KU nool
Waxay ila tahay inay entertainment lkn ninkan waan ka helau walhi noloshuu samaystay oo wa fariid faraqa u dhaxeeya xoolo dhaqatadeena iyo isga wax walba way iskugu dheeli tiranyihin isaga waana nin ilbaxa lkn xolodhaqato hagaagsan inaga wadan keena ma jogaan oo sidan oo kale xaga gabdhaha haday run tahay kama helin barmaaminkan wana bahdilaad inu sidaas sameyo may ahayd
Inuu waso kaliya ayuu rabay wuuna wasay
Hahahahha ninkaas god buu ku dhacay shantaa naagado labo ka mid si fiican baan u aqaan.. waa gabdha balwad le oo xagii lacag iyo balwad lagu sheego ayay tagaan…. Waxkasta way cabaan mid aan is maqlanay waxay tidhi Waar waa barmaaji la isla ogyhy ninkalacag been ayuu noo bal qaaday si uu caan u noqodo Wllhi waa xaqiiqo m aguursabayo
Sxb Waxaan Kaadawadaa youtubeka ((Alwayas))
Wii I wan ciyay muu qalkan
Ruqiyo office subskreb i