Abdirisaq Anshax | Heesta Duca Qaba | Xaflada Mukhtaar iyo Xamda 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 248

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule4695 4 ปีที่แล้ว +118

    Hestaan nagtii dalbataa in looqado o aroos ah hadabaa dhaar astuurn soo gadoo hadii kaleee a day kugu socotaa qawaan dheerey intaa igu raacsaan like isaar hh

    • @anfacmahamud485
      @anfacmahamud485 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlle inaadan been shegin hablow is asturo please

    • @nimcoyousuf2112
      @nimcoyousuf2112 4 ปีที่แล้ว

      Waad Asiibtay xbbti

    • @jimcalemohamed3665
      @jimcalemohamed3665 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh inader imikaan qalbiga kalaha way kufoorarta

    • @yummyyummy8263
      @yummyyummy8263 4 ปีที่แล้ว +1

      Cosob abdule kkkkkkkkkkkkkk

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 4 ปีที่แล้ว

      Asc fadlan soo booqda channel kayga qurxinta! Program’s badan oo kale waan kusoo bandhigaa xirfadahayga kala duwan WLC ALL 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdallaomar1097
    @abdallaomar1097 4 ปีที่แล้ว +122

    Hadaa caafimaad ku daawanayso dad baa xanuun lajiifa uducee wllahaga muslimka 🤲

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahow inta xanuunsan, caafimaad ugu bedel Ameen

    • @leilaabdillahi8869
      @leilaabdillahi8869 4 ปีที่แล้ว

      Masha alaah cabdirisaq anshax wale wa wiljira nolow aroskana Masha alaah alaah iskukinbarakeyo

    • @Hadafka-nolosha
      @Hadafka-nolosha 4 ปีที่แล้ว

      Allah ha caafiyo

    • @mohamedabdihasan829
      @mohamedabdihasan829 4 ปีที่แล้ว

      ALLAAH waxaan kabaryayaa qof walba oo xanuusan inuu caafiyo

    • @dj__zaam1634
      @dj__zaam1634 3 ปีที่แล้ว

      Allow cafi inti xanunsan inti cafimd qabtna Allow usiyadi

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman 4 ปีที่แล้ว +88

    Heestu wxey ku socota gabar kasto dayaCan misna diinteda ka wecatyy oo jirkeda Qawiseyy,
    😊❤🙏

    • @hodan3084
      @hodan3084 4 ปีที่แล้ว +2

      Mid arooska ah fiiri kkkk

    • @goodthings3247
      @goodthings3247 4 ปีที่แล้ว +7

      Ii soo duceeya in ilaahay xijaabka igu hadeeyo 🙏

    • @ilwaaddahir4991
      @ilwaaddahir4991 4 ปีที่แล้ว +2

      Jidhkani dusha laga arkaya inu dambi yahay yaqiinso hayaay diiradu markan Aroosaday haysa🙈🙈

    • @umuamiin2428
      @umuamiin2428 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hodan3084 kkk

    • @anisomustafaahmed1783
      @anisomustafaahmed1783 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlalow wa sax hdlkaga blse gbdhaha la jooga u bahan midas alxm imaan allah aya inasiiyay alxm allah hana asturo dambigena allah hanaga dhaafo 🤲

  • @jimcalehussein4142
    @jimcalehussein4142 4 ปีที่แล้ว +115

    Allow guur xalaala.iyo owlaad baariya ku sii wllo.ee xaasidmida iska daa igaa iga farxi adna ilaahey hakaa farxiyee.....😋subcsRibeD

    • @shugrifarah7267
      @shugrifarah7267 4 ปีที่แล้ว +1

      Wan kuusaarey badalkeda iidycee subscribe kaama rabee

  • @sumayaabdi9388
    @sumayaabdi9388 4 ปีที่แล้ว +34

    Ayan lgu oran dagdaga
    Ayan lagu oran dayacan
    Ayan lgu oran dabshida
    Ahow danahed ku filan
    Ahow duca qaba asturan☺💕

  • @taamirnour546
    @taamirnour546 4 ปีที่แล้ว +112

    Habalaha Somaliyed Odhan
    Qofkey Garabsiyan Wuu Guleysta Qofkas Like Isra Habalahena Odhan

  • @pashiproduction1634
    @pashiproduction1634 4 ปีที่แล้ว +89

    Naakta wayba qawantahy hesta na naagaha qawan ayay ka hadleysa maxawaye saan inta ila qabto like isku mujiya

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 ปีที่แล้ว +11

    Mnsha allah lamaane qarniga iyo fananka qarniga hore u socoda

  • @mosuuriya4104
    @mosuuriya4104 4 ปีที่แล้ว +18

    Inta Hargeisa ka dawanaysa fadlan ha dhaafin adoo LOVE saarin

    • @isma0657
      @isma0657 3 ปีที่แล้ว

      💓

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 ปีที่แล้ว +12

    Ahow Danaheed ku fiLan
    Ahow Duca Qpa azturan
    💓👑❣

  • @leilamohamed4157
    @leilamohamed4157 4 ปีที่แล้ว

    Astur ahow dumasheydena ilan halyaye aya hanataye ..Rabii haidin dwro lamanahena wacan jigjia iyo hergeysa iyo daman somaliada waa walalo .....one love ayan idin kuahye dadkeyow xfdo Alle

  • @xafsadhaladkahargeisa1766
    @xafsadhaladkahargeisa1766 4 ปีที่แล้ว +4

    Anshax vanaan tgy love idinku ahy reer jigjiga wlhei from hoyga vnka♥️♥️

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 4 ปีที่แล้ว +11

    Ahoow duca qabe asturan aaaa 🙄 staqfurullahil cadiim 😂😂😂😂

  • @tiriikyusuf6283
    @tiriikyusuf6283 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa anshax oo magaladisi jijiga jooga io arooska mukhtaar jijigaawi

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 4 ปีที่แล้ว +3

    Ani heestaan anshax wlhi wxan siinlaha heesta sanatka wlhi billhi

  • @munaahmedmohamed4349
    @munaahmedmohamed4349 4 ปีที่แล้ว +10

    Heeestu asturan by ka hdli iyana way qawan thy subxaan

  • @omar33644
    @omar33644 4 ปีที่แล้ว +1

    allow haweenka soomaaliyeed xafid oo xijaabkooda ku dhowr aamiin. abwaanka isaga umbaa daalaya asturnaan markuu sheegayba ka dartay hawshu.

  • @hony1435
    @hony1435 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walahay wa dardaaran macan anshax caadi maha

  • @shukrimohamoud7537
    @shukrimohamoud7537 4 ปีที่แล้ว +11

    War mesha muxu kaga walay dumarka anshax muu ninka hes aros uso diyariyo inu liska martida ku jiro wuba si ogaye yaguna waa dhohan maydhan walala hadlayayo ilkahay soo wada qoslayan ilaahayow xaqa na fahansi🙁🤲🏿

  • @xamaadanproduction7728
    @xamaadanproduction7728 4 ปีที่แล้ว +11

    ANSHAX WAA FANN QALBI WANASAN WAXAAN XASUSTAA AROSKII SULADAN SERARAR WUU ADAY HADANA WILKAN M.A GARAB IS TAAG

  • @rayaancaamir9620
    @rayaancaamir9620 4 ปีที่แล้ว +1

    Anshax and suldaan serar my two fav singer I like one day aroos keyga sidaa igu kal kicin doonta Insh allh😘😍 my dream

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 4 ปีที่แล้ว +12

    #MukhtaarJigJigaawi #Lyrics Heesti #Xaflada #Xamdi.👇
    👉Dunida Xawalayda Joogta
    Markaan Xogtooda Raadshay
    Marwdii Xulkay Lakeenay
    Xiligan Anigaa Asiibay
    Xidig Qurux Dhamaysa
    Xariir Edabliyo Asluub Leh
    Asturen Dhaqanlo Xishoota
    Anaa Xushayoo Haleelay
    Xubiga Jaceylkiyo Darenka
    Xiriir Laxuso Ahaado
    Qalbiga Xiisuhu Ku Raagay
    Muxubadi Aa Xiskeeda
    In Baden Aan Naawilaayay
    Hadaa Xamda Caawa Taajka
    Farxad Ugu Xirayoo Xigtaduna
    Hareero Jookto Xakiim
    Mahadiisa Weeye
    Xarakada Noloshayda Weeye
    Xiskaygana Ayadaan Ku Koobay
    Sidaan U Xurmeeyo Anigu
    Iyadaa Iga Daren Xaqdhowrka
    Waxan Dhowraa Xilkeeda
    Waxay Xafidaa Naftayda
    Markay Xilo Ii Ahaatay
    Ayaan Xafidoo Qaboobay

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 4 ปีที่แล้ว

      Waligey hees ma dhameysanin lkn hesta u xaskisa u qaday weybo igu dhamaty saan u dhoryay👌

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 4 ปีที่แล้ว +11

    Gabdh walba u abaheed dardaran kaan o kale intuu so siyey sidayda👆 Abo mcn ilahay ha ikaa dayo abwaan ka iyo fananka wa mahsan yihiin Wax badan o abayashen noo sheegeen bad cod dheer nogu shegteen. 😍

  • @koodhaajr6602
    @koodhaajr6602 4 ปีที่แล้ว +3

    Caawa jimce waxaan ilahay ka baryaa inuu cudurka corona virus naga badbaadiyo inta ku dhacay ka caafimaadiyo gaar ahaan somalia ameen dheh wll qaali

  • @asmakaamil4173
    @asmakaamil4173 4 ปีที่แล้ว +2

    Wooow ereyo murtileh 💐😍😍

  • @dhashiijigjiga5097
    @dhashiijigjiga5097 4 ปีที่แล้ว +4

    Jigjigaawi iyo marwadiisa isku waara💋❤❤❤

  • @ahmedcannel5002
    @ahmedcannel5002 4 ปีที่แล้ว +3

    Anshaax Fananka kaliya an tagero cawa Aniga aya ugu horeyo ha iga baqenina likes👍👍👍👍👍👍

  • @mohamedfarah1262
    @mohamedfarah1262 4 ปีที่แล้ว +1

    Bbbbbb intiii ila arag tay fanaanka cabdi risaaaq aroooos fanaaan hadoooow dhoco waaa la wacaaaaaaa

  • @maqzuudqueenchannel5301
    @maqzuudqueenchannel5301 4 ปีที่แล้ว +5

    Lkn gabadha maba as turnee 😁
    Anyway Hampalyo Hampalyo
    Guurkii lagu nastee lagu nagaado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @jaamacxoosh7705
      @jaamacxoosh7705 4 ปีที่แล้ว

      M.n gurigooda guri nagi alaw kayeel hablaha halakaashado ragaw iskaa shato makuf tee

  • @sabriinadiamond3219
    @sabriinadiamond3219 4 ปีที่แล้ว +1

    Axsan cod
    Keep going waqal studio

  • @farhanjam2773
    @farhanjam2773 4 ปีที่แล้ว +31

    Waleh dumarow ninkad la dar darmaysan walahi qamaha dumarkah waxa garanayah ninkah hablo la dhashen alx waxan ilah dhashay hablo qurahtah alxd sifican ayan u garanayah qimaha ay leyihin dumarku alleh ha ikin dayo wallalahay iyo hablah somaliyed o dhan

    • @lulunor7284
      @lulunor7284 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤👌👌👌👍👍

    • @farhanjam2773
      @farhanjam2773 4 ปีที่แล้ว

      @@lulunor7284 ok walshay thinks

    • @ougbadaragsan8836
      @ougbadaragsan8836 4 ปีที่แล้ว

      Machallah wllky farxan gobanimo

  • @qnmarwa6515
    @qnmarwa6515 4 ปีที่แล้ว +5

    M.a Alle qoyzkii izku wara oo ubaD khaYr qaba ha ziYo😋☺️☺️☺️

  • @aswanqani6306
    @aswanqani6306 4 ปีที่แล้ว +1

    Yes yes
    Walee caawa anaa horeeyay

  • @neyruuscdey8389
    @neyruuscdey8389 4 ปีที่แล้ว +1

    Hees naga gadan horay usoco anshax hambalyo hambalyo arooska iyo aroosada

  • @ikranabdillahi978
    @ikranabdillahi978 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah 😍❤️😍😍😍😍

  • @abdirizakmohamed6799
    @abdirizakmohamed6799 4 ปีที่แล้ว +1

    I'm first ❤best song 👉👈🎧

  • @gelleabdigelle5250
    @gelleabdigelle5250 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkaaa wil uwaayay anigu anshax fanaaan banankisa ku dhacay

  • @abdifatahalash2939
    @abdifatahalash2939 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadad Somali dhalad tahy like iku sharaf 🙏🙏

    • @sacdaAidid3588
      @sacdaAidid3588 4 ปีที่แล้ว +1

      Walle darajaduka wiiqan xaqiiq jidhalani dusha laga arkayo inu danbi yahay yaqiiinso Heestu dumarka qaqawan bay ka hadli waxan mezha jogana waa wada qawanyiin subxnllah

  • @youngstar764
    @youngstar764 4 ปีที่แล้ว +2

    Aya Lagu Oran Dayacan
    Aya Lagu oran dabshida💋💕

  • @zahrodahir7561
    @zahrodahir7561 4 ปีที่แล้ว

    ASC Wallo is astur aduun iyo aaqiraba qiimaha gabdhaheena quruxda badan asturnaan iyo diinteenaa sal u ah marka sister wanaagaaga asturnaanta jirkaaga ayuu ku jiraa ee is astur

  • @uzaameapdirahmaan8343
    @uzaameapdirahmaan8343 4 ปีที่แล้ว +22

    Hadaad jiifka igula daawanayso liketa igu qabta🙏❤

  • @reergaalkacyood9361
    @reergaalkacyood9361 4 ปีที่แล้ว

    Fanaan iyo Dheeraad💥✌️👏

  • @sarahuseen5403
    @sarahuseen5403 4 ปีที่แล้ว +2

    Reer jijjiga wlhi waa reer badiye

  • @adenabdi8674
    @adenabdi8674 4 ปีที่แล้ว +3

    Anshax the one and only somali singer 2020 keep going

  • @ayanitoh8248
    @ayanitoh8248 4 ปีที่แล้ว +1

    Alleh heydinka dhigo kuwii guul ka gaadha nolosha amiin🤲🤲 idingana ducada igu dara like plz heyla dhaafin

  • @ahlamhassan6979
    @ahlamhassan6979 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta iyo gabadhu waba isku socota
    Heesta dumarka qawan ka hadlaysa fadeexad socota yara weye

  • @mursheyare8694
    @mursheyare8694 4 ปีที่แล้ว +22

    Allah dartiza like igu zaaar ado dhoola cadey naaayo😎🙏❤💥

  • @khaliifabdikani1511
    @khaliifabdikani1511 4 ปีที่แล้ว +2

    Legend anshax top song

  • @ikraamcadeey8409
    @ikraamcadeey8409 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow arooskaan hal fanaan kama marno waalugu dhanyehe waxkale waayeh dadbaa is helay

  • @quruxduna5866
    @quruxduna5866 4 ปีที่แล้ว

    Heestii macnydaa

  • @abdixafidjr7826
    @abdixafidjr7826 4 ปีที่แล้ว

    Abdirisak anshax gudub Walsh horaY usoco 😁

  • @darwiish
    @darwiish 4 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhhhh heesta markay marayso hays qaawin way wada xishoon may marka horw is asturaan

  • @engabaabala6843
    @engabaabala6843 4 ปีที่แล้ว

    Qofkii ugu horeyay ee dawada videogan

  • @Khaliifqandac
    @Khaliifqandac 4 ปีที่แล้ว +13

    IN SHA ALLAH COMMENTIGEYGA 👇 HADDII AAD ARAGTAY😍😍 WAN RAJAYNA INAAD ISOO BOOQAN DOONTAAN♥️♥️ DOONTO🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️🙏🙏

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤ Anshx loVe You ❤❤❤💕

  • @shaakirsaid5981
    @shaakirsaid5981 4 ปีที่แล้ว +1

    First comment

  • @kingabdirizakmukhtar
    @kingabdirizakmukhtar 4 ปีที่แล้ว +2

    commentingan waxaan u qoraya ninka vidoega duubay
    sxb camerad fiican oo vary high quality ah ayaad isticmalaysa lkn sidii videoga luudubay ayaa qab dara ah wayo waxay ahayd inaad yara dhaqdhaqado oo aad kolba meelkaga qabato caruuska iyo caruusada in badan c/risaq uunbaad ku haysay waxay ahayd inaad yarwarwareejiso markaas way shidnaan lahayd lkn hada wayara cajis next time iskuday inaad waxyar kabadasho

  • @duqiinabada9694
    @duqiinabada9694 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta macnaheda maysan fahmin ninka iyo naagta arooska ah😎😎

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaahay waa ka naxay gabadha qaawan ee uu leeyahay noqo mid asturan

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 ปีที่แล้ว +31

    Heestan Hees Aroos Loogu Talagaley Maaha.
    Waa Fadeexad soconaysa ....😂
    "Jidhkan Dusha Laga arkayaa Inu Danbi Yahy Yaqiinso".....

    • @warishassan7907
      @warishassan7907 4 ปีที่แล้ว +2

      Weeyba La Heeseeysaa Lol.

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว +7

      Fadeexada maxaad u taqaanaa? Tan iyo fadeexadi kala dheer waa waano, waa amaan, waa dardaaran intaaba aroos iyo meel walba waa looga baahan yahay waanay ku haboon tahay aroos laakiin dadka murtida I yagoon aqoon xariif iska dhigaad tahay waxaad muujisay aqoondaradaada murtida afka somaliga

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว +1

      @@warishassan7907 Jaahilsanidaa Heestu waa waano hogotusaalayn amaan caqliga fuud laydinkaga shub adiga iyo EL YAHYE

    • @warishassan7907
      @warishassan7907 4 ปีที่แล้ว +2

      Somaliland Tayda Aroos Waa Maalin Jaceyl Oo Farxad Badan. Meel La’isku Waaniyo Ma’aha. Diinta Hataa Masheegeeyso Saan. Qofka Muslimka Ah Gurigiisya Ayaa Lagu Waaniyaa Iyo privately. Saan waa foolxumo Iyo Ceeb wlhi. Aroos Hees Jaceyl Lee La Heesaa. Not this bullshit. So how about u go sit down with ur ignorance before u @me AGAIN!

    • @hassanmatan5077
      @hassanmatan5077 4 ปีที่แล้ว +1

      EL YAHYE LAASKAWI haaa walhi hhhh aroosada ayuu ceebaynayaa

  • @galoolaysomalitube4000
    @galoolaysomalitube4000 4 ปีที่แล้ว +3

    Qofka kowad iyo hees wcn

  • @hamdimohamud5869
    @hamdimohamud5869 4 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa mesha miyaa kulul aroosada meshii flower ka fan ku heesataa

  • @ikraancayuni2571
    @ikraancayuni2571 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha muqtar Hampalyo Hampalyo

  • @alexaderpatokorukaadshe6779
    @alexaderpatokorukaadshe6779 4 ปีที่แล้ว

    abdirisaaq anshax baryahan waa laga yaaban yhy wax kale ayuu noqday

  • @kadrafarah3865
    @kadrafarah3865 4 ปีที่แล้ว +2

    Anshax waniska jecelahay wa nin dagen 😘😘😘

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 ปีที่แล้ว

    Waalha dumaroho waalhi niinkan daarmaysan naankaad laadalysan ninkan aqalli daabasidan tookaaki nabado nooqta 🤗🤗🤗👉💯💯❣️

  • @sittimatan876
    @sittimatan876 4 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍Asal

  • @hafsaxubi8978
    @hafsaxubi8978 4 ปีที่แล้ว +7

    Hoqey hoqey saan maxay aheed waxa lala hadlayo ayaga maba ahan miyaa yab🤔😂

  • @ayaanitu1477
    @ayaanitu1477 4 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo mukhtaar♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sukaynaabdi3340
    @sukaynaabdi3340 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllo yaal hooYo mcn iga xanuusanaysa igu soo duceYa ilahow Corona virus naga bad badi 😩

  • @balkhiizaahmedmahamed7254
    @balkhiizaahmedmahamed7254 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw cool

  • @camaradan5270
    @camaradan5270 4 ปีที่แล้ว

    Cabdirisaq Anshax wan ka hayna 💔

  • @مرحبا-ن9ت
    @مرحبا-ن9ت 4 ปีที่แล้ว +3

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️Dumarka somali 🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰

    • @abdikadirnikelyrics419
      @abdikadirnikelyrics419 4 ปีที่แล้ว +1

      Warda wll qaali Subscribe ii Saar fadlan am highly need your Subscribe tonight

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 4 ปีที่แล้ว

    Anshax meelahaa aad ka heesayso iska daa! Naag asturini ma jirtee!

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 4 ปีที่แล้ว

    gabadhu waa basaboor wada naftaa sidaa ileh

  • @hafzaismail5978
    @hafzaismail5978 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadad caafimadku daawanyso alxm dheh qaarba xnunla jiifee😪

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko caadi aheen

  • @quruxduna5866
    @quruxduna5866 4 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @sacadserbia5643
    @sacadserbia5643 4 ปีที่แล้ว

    *AnshaXooW Zxb Xaal Qaado anigaa kaa Caansane*

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 ปีที่แล้ว +1

    Hesstan douco qaaba like dac igou sii 🤔🌺😲🤞🤞🤞

  • @saciidqorqorte263
    @saciidqorqorte263 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadeyba qawan tahee asturan maxow ka dhahaa anshax cadi ma ahan

  • @Sabit_Dire
    @Sabit_Dire 4 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ubahabdiwali815
    @ubahabdiwali815 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow xishoodka hanaga qaadin mxaa qaawiyay nagahan

    • @hodan3084
      @hodan3084 4 ปีที่แล้ว

      Dumarka waliba gabdho yar yar maaha yaab

  • @guurdoonyoutubechannel3753
    @guurdoonyoutubechannel3753 4 ปีที่แล้ว +11

    Allow #HOOOOOOOYO MCN janadii Geey.
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
    #AAAAAAAAAAMEEN DHEH.
    Wll illaaaaahay dartiiis #SUBSCRIBE iigu saaar

  • @TheSayax22
    @TheSayax22 4 ปีที่แล้ว

    Yaarabi heestan inta hore qurux dhamaadka ma istiri waa laga hadal siinaa markaati uma baahna fariintiisa inlaqaato hadaan asturnaata diidnay😭

  • @capitanonacnac4359
    @capitanonacnac4359 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaflada aroosku ma jigjiga ayuu ka dhacay mise hargaysa

  • @maxamedmukhtaar4187
    @maxamedmukhtaar4187 4 ปีที่แล้ว +1

    Wowo ❤️

  • @Anuusha.
    @Anuusha. 4 ปีที่แล้ว +3

    Waba arosad marawaxadeda hore uso qadatay
    🤣🤣😂😂

    • @hmdimahamed2367
      @hmdimahamed2367 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan waxba like ha I saarinina

  • @mushtaaqbulaale1210
    @mushtaaqbulaale1210 4 ปีที่แล้ว +2

    Fananka dacwadii diinta si ay ubogayaan uu ugu sheegay iyagana waxba ma fahmayaan kolba asturnanti diideene hestan marki la daaro wixii qaawan ma iska fariistaanoo wayba isla qumanyihiin indha adagaa

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 ปีที่แล้ว

    Yaaaa hesta dad astura lagu tala gale

  • @engineerharato8883
    @engineerharato8883 4 ปีที่แล้ว +3

    Duca qaba Asturan uma jeedo anigu.

    • @avvvvo7000
      @avvvvo7000 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkk walaahi umad waalan iga dheh. Muslim qaawanaan iyo dhaqankii gaalada oo la xalaashaday. Taashkan iyo toobka ay xidhan may ka dhigato subeeciyad

  • @thebeanman8023
    @thebeanman8023 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanankena guleyso ❤️👌🌹🌻🌼😍🌺💐

  • @bahjocali9643
    @bahjocali9643 4 ปีที่แล้ว +2

    Naagta aroosada ayadaba saaid u qawan subxannallah
    Jirkaan dusha laga arkaayo inuu dambi yahay yaqiinso ayuu kuhayaa ayagana weyba dhelayaan illahayow nacafi

  • @mohamedrobben1683
    @mohamedrobben1683 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnzha allah fanankii qarniga
    Subscirbed iigu qabo adoo mahad san

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh waaba naag weyne maxay isla soo qaawisay bisinka msh allaah

  • @khadracusmaan6686
    @khadracusmaan6686 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesti qarniga

  • @abtihawd434
    @abtihawd434 4 ปีที่แล้ว +8

    Like ayay dawarsanayaan waar arooska uduceeya oo u hambalyeeya 😬😡

  • @ladhanomar4049
    @ladhanomar4049 4 ปีที่แล้ว

    Anshax wiil aqlaaq badan

  • @xidigabaaraan
    @xidigabaaraan 4 ปีที่แล้ว +3

    Murtida heesta iyo Dhaqanka wa kala lapo Astaqfurullaah 😂😂