DHAANTO CUSUB XASAN YARE IYO KHADRA DIRGAX VIDEO CLIP 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 216

  • @omaryuasuf3565
    @omaryuasuf3565 ปีที่แล้ว +11

    Mar haduu jacel dhab namiray markey leedahy Ayan aad ula dhacy runtii waa dhanto io bar really

  • @adamahmed973
    @adamahmed973 3 ปีที่แล้ว +29

    Soomaali qolo walba wixii ay ahyeen waa lumiyeen lkn Ogaadeen ciyaar dhaqameedkii weli waa hayaan. I love Ogaadeen my tolkay, marka La fiirsho dhaqanka reer tolkay majeerteen waxaan ka jeclahay Ogaadeeenka.

  • @shugridanlaanshugridanlaan9150
    @shugridanlaanshugridanlaan9150 3 ปีที่แล้ว +18

    Maasha allh ree abtgy macaan waadin wata markaste wanidin jclhay I love you so much runtii 💋💋💋💋💋💋

  • @abwaancalinuurshiine3464
    @abwaancalinuurshiine3464 3 ปีที่แล้ว +12

    Xasan yare iyo Khadro Dirgax waa aan la dhacay dhaantada. weliba waa qayb yar oo cajiib ah. laxanka ayaa amakaag ah, hummaagga laga curiyay ayaa yaablleh.

  • @cumarbashir9519
    @cumarbashir9519 2 ปีที่แล้ว +4

    Zxipkey xasn yere wanku fanaa waxa ka dhiman inaa imatid galmudug dhaanto ka qadid😁😁😁😁

  • @shugrixaaji379
    @shugrixaaji379 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhaanto macal dhaqankeenii walee waa wax lagu faano dhaqankenu xasan yare garac walee wan kuwataa boqorka codka sanadkan laguguma haysto inader qaali❤❤

  • @quraishabdihabashow8593
    @quraishabdihabashow8593 3 ปีที่แล้ว +8

    Dhaanto halkeedi ladhigay weeye runti

  • @cumarxasan7426
    @cumarxasan7426 3 ปีที่แล้ว +18

    Wakaa Ogaadeen sax ahi

  • @zamzamcali7998
    @zamzamcali7998 3 ปีที่แล้ว +7

    Wwwwww mansha allah xasan Yare khadro dirgax keep going

  • @muzamil9735
    @muzamil9735 2 ปีที่แล้ว +2

    Khadro dirgax farmaajo baa ka qayliyey cunugana waa top codkiisa

  • @maaidomaamuuschanal1417
    @maaidomaamuuschanal1417 3 ปีที่แล้ว +6

    Msh allh wlsh iyo wllky xasan yare waan idin taageeraah

  • @saharaaden406
    @saharaaden406 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayy dhanto an ladhacay m.a siqaaas ah itabatay wlhi💪🔥🌹🥀💋💯

    • @feysalali1262
      @feysalali1262 2 ปีที่แล้ว

      Oo cadaa markee cusbeed ilaa hada waan kadaali la ahay

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhaqankii oo dad ah, Somali galbeed waa gob

  • @faaraxaadan8979
    @faaraxaadan8979 3 ปีที่แล้ว +6

    M,a waa dhaanto katur,jumeeso dhaqankeenii hore ee soomaaliyeed

  • @najmanatasha9489
    @najmanatasha9489 3 ปีที่แล้ว +19

    Mansha Allah wllhy reer DDS waan ku fanaa hadaan nahay somali ♥️💋💔from galmudug

  • @Marketing005
    @Marketing005 2 ปีที่แล้ว +7

    Dhaanto Iyo Badh waaye Runti 💯
    🤩🤩🤩🤩

  • @mahatmohamed2701
    @mahatmohamed2701 3 ปีที่แล้ว +12

    Rer abtigey dhantadaa hadeyad baa losee 😃😃😃😃cadey mahan, mansha allah

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 2 ปีที่แล้ว +4

    Marhadu jaceyl dhaba aw ina miray marwadaydaay qalbigaan ka midaysane midhihi jaceylka ma miirana... two legends Xasan yare Khadra dirgax caadi maaha

  • @ahlusharaf1844
    @ahlusharaf1844 3 ปีที่แล้ว +4

    Agah dhaanto wacan qurux badan qali mvle

  • @jamcaalemaxamed858
    @jamcaalemaxamed858 3 ปีที่แล้ว +5

    Weelkama😍😍😍😍😍😍😍💗💛💖💗💜💗💝✋shanata.soomaliyed.1.midi.1.dhaqan

  • @maaizasaacid12
    @maaizasaacid12 3 ปีที่แล้ว +16

    Wllhi Xassan yare waan taageeraa Lkn mid hallaygu gudbimo in reer Mogadishu ay ka sugaayaan dhaantadii Mogadishu

    • @yaxyecxassan6474
      @yaxyecxassan6474 3 ปีที่แล้ว

      waaa soo qaadye sxp maante

    • @maaizasaacid12
      @maaizasaacid12 3 ปีที่แล้ว

      @@yaxyecxassan6474 goormee

    • @yaxyecxassan6474
      @yaxyecxassan6474 3 ปีที่แล้ว

      @@maaizasaacid12 Maante lee fiiiri bal

    • @maaizasaacid12
      @maaizasaacid12 3 ปีที่แล้ว

      @@yaxyecxassan6474 wll haddaa helay aad baa u mhdsnthy Lkn waxaa layaab igu ah in aan waxba Ka ogayn Oo aan iska dalbaday lknse run bay igu noqotay malaha Xassan yare ani iyo asaga inaan is ognahay baa u malaysaaba

    • @yaxyecxassan6474
      @yaxyecxassan6474 3 ปีที่แล้ว

      @@maaizasaacid12 Haa nio saas waayin ninkaan caadi mahan cassan yare sxpow

  • @warcusub1515
    @warcusub1515 2 ปีที่แล้ว +7

    wlhi codba ku dhacay gabadha iyo wiilka m.a❤❤❤❤🤟🤟🤟👏🏾

  • @bashirsiyat2164
    @bashirsiyat2164 3 ปีที่แล้ว +7

    Hassan yare wan kuwater

  • @shaaficisulayman4280
    @shaaficisulayman4280 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallaah waa dhaanto cajiib ah

  • @HasanAhmed-td3kw
    @HasanAhmed-td3kw 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah waye dhantada hore usocdo

  • @rumanbashir584
    @rumanbashir584 2 ปีที่แล้ว +3

    Maanku raacyow qalbigaa Ka midaysanee mirih ii jacaylka ma miiranaa ❤️🤔 !!

    • @omaryuasuf3565
      @omaryuasuf3565 ปีที่แล้ว

      Really waa dhnto aan still dhageysnyo ❤

  • @noorabdi5559
    @noorabdi5559 3 ปีที่แล้ว +7

    Rer ogaden wanithan salami

  • @Raquel-pm9fc
    @Raquel-pm9fc 3 หลายเดือนก่อน

    Manshalh khadar iyo xasan yare dhanto jaclki hore ❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘🌷🌷🌷🌷🌷🌷😍😍😍☔️☔️☔️☔️☔️🥰🥰🥰🥰👍👍💕💕💕💕💕✅

  • @mm.tooradi
    @mm.tooradi 11 หลายเดือนก่อน +2

  • @mahamudabdulgaalib3199
    @mahamudabdulgaalib3199 3 ปีที่แล้ว +4

    manshalllah the best sound

  • @yasir7210
    @yasir7210 3 ปีที่แล้ว +4

    geela aduunka ayaan ugu jeclahay

  • @nicmahajji168
    @nicmahajji168 3 ปีที่แล้ว +7

    Ogadeenimo😂😂😂💘

  • @ruqiyaabdi3098
    @ruqiyaabdi3098 2 ปีที่แล้ว +4

    My favorite song

  • @aminkahin8958
    @aminkahin8958 3 ปีที่แล้ว +7

    Dad adag ✊🏾

  • @Al-Azan134
    @Al-Azan134 3 ปีที่แล้ว +4

    waaaaw. dhulkii la iga beeraw wan idin dhawrtaa

  • @maxamedalidheere485
    @maxamedalidheere485 ปีที่แล้ว +1

    Xasan yare fanaan aad u cod macaan weeye tubeec buu inoo badalay runtii khadrana magool

  • @ahmedhassanhassan3437
    @ahmedhassanhassan3437 3 ปีที่แล้ว +3

    wiilkan cod waa hayaa

  • @abdishukri5005
    @abdishukri5005 3 ปีที่แล้ว +6

    Wadkawashay inanta sxb

  • @nuurabdi9358
    @nuurabdi9358 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaw wallee waxabaa kadhacy

  • @mucaadcabdiraxmaan5194
    @mucaadcabdiraxmaan5194 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhaanto waa dhaaftay.
    Murtida iyo laxanka innaba caadi maahan.

  • @ahmednoorshalow5231
    @ahmednoorshalow5231 3 ปีที่แล้ว +3

    Waasax halkeedii ayaladhigay dhantadan

    • @maxamedcusmaan-kr6wu
      @maxamedcusmaan-kr6wu 8 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😅😅🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidelmi9693
    @abdirashidelmi9693 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhanki iyo dhilihi wa lumen jaceyl darti khasare fii

  • @SucdimaxmuudXassan-jb8gh
    @SucdimaxmuudXassan-jb8gh ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhussein1447
    @mohamedhussein1447 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhaanto macan 👌👌👌

  • @shukrimahamed3858
    @shukrimahamed3858 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah ❤❤❤❤❤❤

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasan yare xariir axmed maxey isu yihiin wey isu egyihiin

  • @somaliproduction3492
    @somaliproduction3492 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallah

  • @eejeyjaamac5092
    @eejeyjaamac5092 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhaqn somaliyed qruxbadnaaa

  • @xaliimoali9895
    @xaliimoali9895 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah jira oo jogaa👍

  • @abdifitahyare9343
    @abdifitahyare9343 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa dhaanto kalakacsan

  • @waalali8509
    @waalali8509 3 ปีที่แล้ว +4

    Bbbb👌👌👌👌🇸🇴❣

  • @abwaannaftakabe2319
    @abwaannaftakabe2319 3 ปีที่แล้ว +3

    Caadi ma ah

  • @abdiabdullahimohamed1083
    @abdiabdullahimohamed1083 3 ปีที่แล้ว +10

    Dhaqan iyo wanag absame aya logu imada

  • @bashirsiyat2164
    @bashirsiyat2164 3 ปีที่แล้ว +3

    Kadra dirgah m.a

  • @cabdilaahimaxamad
    @cabdilaahimaxamad ปีที่แล้ว

    Cllaahi.maxamed

  • @muktardayib4996
    @muktardayib4996 3 ปีที่แล้ว +2

    I love my family

  • @halabuuralibaashimaxamedof6006
    @halabuuralibaashimaxamedof6006 3 ปีที่แล้ว +4

    Codadku waa cajiib lkne dhaantada qeybta u dhaxtaalkaa eraygay ku socotay ee dhada ahaa wuu qilaafay sababta ma aqaan

    • @mayo3607
      @mayo3607 3 ปีที่แล้ว +2

      Dhib ma leh, soomaali badan oon Dhaantada aqoon baa kula mid ah.
      Jawaabtuse waxaa weeye, dhhaantadu waa ciyaarta kaliya ee ogol in xarafka( qaafiyada) laga baxo. Labo meeris oo isku xiga ayaa la kala badali karaa. Sidaa u la soco.

    • @lqs-tv2991
      @lqs-tv2991 3 ปีที่แล้ว +1

      Ali baashi waa lays dhexgaliyaa wll, matalan hadduu hal caraf ahaan lahaa khalad bay noqon lahayd lkn maadaamooy jumlo tahay waliba hooriska ah waa caadi, heesahoo dhanna haddii ladoono hooriska waxaa la baddalikaraa qaafiyadda sida tani, badda/godka

    • @halabuuralibaashimaxamedof6006
      @halabuuralibaashimaxamedof6006 2 ปีที่แล้ว

      @@lqs-tv2991 mahsanid ugaas madaama xeerka dhaantadu iga dhaa dhacsanayn xaga suugaanta aan wax ka curiyo baan la aaday sida gabayga maansada

    • @halabuuralibaashimaxamedof6006
      @halabuuralibaashimaxamedof6006 2 ปีที่แล้ว

      @@mayo3607 mahsanid dhaanta yaqaanow

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 3 ปีที่แล้ว +3

    Xasan yare banankiisu ku dhacay waxaan ka sugnaa waa dhantadii sayid Farmaajo

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว +1

    Love

  • @ramkeyowzemohamed_11-qt7wd
    @ramkeyowzemohamed_11-qt7wd 11 หลายเดือนก่อน

    Boqorka dantada xasan yara iyo boqorada codka kadra

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 3 ปีที่แล้ว +6

    Wow rer jigjiga guuliyo gobanimo this is amazing sing Mashallah ❤️❤️🤲🏼✅✅👍👍👍💋💋💋🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️💙💙💙💚💚💚💚💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾👍👍👏👏

  • @mahatgedi5353
    @mahatgedi5353 2 ปีที่แล้ว +8

    Nice dhanto

  • @xamdifaarax3095
    @xamdifaarax3095 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax kale dhaankii aan waadey iyo dhilihi soomalumin wax kale dheeh

  • @ruqiyaabdi3098
    @ruqiyaabdi3098 2 ปีที่แล้ว

    Mohamed old man but baker yare

  • @tooratoorow4548
    @tooratoorow4548 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @raxmafaarax5738
    @raxmafaarax5738 2 ปีที่แล้ว

    Xasan yare

  • @noorabdi5559
    @noorabdi5559 3 ปีที่แล้ว +3

    Yalax Alla alla

  • @sudaanilkacase3766
    @sudaanilkacase3766 2 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaw

  • @faraxdhagool9281
    @faraxdhagool9281 3 ปีที่แล้ว +2

    weeeeeeeee

  • @MURSALMAXAMEDAXMED140
    @MURSALMAXAMEDAXMED140 3 หลายเดือนก่อน

    ❤dhanto😂

  • @mohamedaadan3058
    @mohamedaadan3058 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasan yare wAa nin culus waantaageraa heesihiisa

  • @Niiniyoo143
    @Niiniyoo143 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 🌹🌹🌹💯💯💯

  • @cadeamiincadeamiin2992
    @cadeamiincadeamiin2992 2 ปีที่แล้ว

    Axsan dhaanto shidan

  • @fardowsocabdi3413
    @fardowsocabdi3413 ปีที่แล้ว +1

    Xarir

  • @abdulkadirmohamed1500
    @abdulkadirmohamed1500 3 ปีที่แล้ว +1

    WAA KUFAANAAA D.D.S LOVE🥰🥰🥰🥰🥰💚💚💚❤💚❤💚❤💚💚❤💚❤💚❤💚❤

  • @muxyodiinnuurbakaal918
    @muxyodiinnuurbakaal918 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxamuud

  • @Macalinali-bq6qh
    @Macalinali-bq6qh ปีที่แล้ว

    Hasanyare

  • @sanyuuryare-ji9op
    @sanyuuryare-ji9op ปีที่แล้ว

    Shiqa xusen jabuuyi

  • @qadansaleban3601
    @qadansaleban3601 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka halay geyo hoy

  • @xusengk1700
    @xusengk1700 3 ปีที่แล้ว +1

    Wxb. Kadhacaydhe

  • @cabdulqadirbulaale680
    @cabdulqadirbulaale680 3 ปีที่แล้ว +2

    2021

  • @mustafecbdikariim5382
    @mustafecbdikariim5382 3 ปีที่แล้ว +1

    Eeshcalaa murti

  • @weliabdullahinoor4350
    @weliabdullahinoor4350 3 ปีที่แล้ว +1

    Wahw

  • @ruqiyaabdi3098
    @ruqiyaabdi3098 2 ปีที่แล้ว

    Kheyre yare

  • @AbshirMaxamudAfey
    @AbshirMaxamudAfey หลายเดือนก่อน

    A 0:57

  • @abdulkadirmohamed1500
    @abdulkadirmohamed1500 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaan kufanaaa DDS

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤🤩🤩🤩💯🖐

    • @maxamedcusmaan-kr6wu
      @maxamedcusmaan-kr6wu 8 หลายเดือนก่อน

      😅😊😊😊😊😊😊😅😅😅😮😮😮😢😢🎉🎉😂😂😂😂😂🎉🎉😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @haliimoosman6062
    @haliimoosman6062 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax ❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @maxamedwaliofficial3553
    @maxamedwaliofficial3553 3 ปีที่แล้ว +1

    Eeshcalaa dhaanto

  • @leylaahmad6845
    @leylaahmad6845 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasoy

  • @bashirsiyat2164
    @bashirsiyat2164 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @mohaabdisamed6913
    @mohaabdisamed6913 2 ปีที่แล้ว

    M.a abowoh sobadi

  • @maxamedxaashi1069
    @maxamedxaashi1069 2 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @cawilsicid1069
    @cawilsicid1069 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxay katurjumaysaa siduu dhaqanku isku badalay wiilashaa gabdhaha raadin jiray lkin hada gabdhihii baa wax raadinaya

  • @jibriilmacalim5178
    @jibriilmacalim5178 6 หลายเดือนก่อน

    😂❤

  • @xamdiladan
    @xamdiladan 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sadiiqsaciid1803
    @sadiiqsaciid1803 3 ปีที่แล้ว

    Mahasanid

  • @cabdiqani8435
    @cabdiqani8435 3 ปีที่แล้ว +1

    Cnd

  • @abdiqanishiriigstudio3256
    @abdiqanishiriigstudio3256 3 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwwwwwwwwww

  • @abdizalaambashiir2804
    @abdizalaambashiir2804 3 ปีที่แล้ว +1

    Caliaadhat