Live :: Waxaan ka cabsanayaa '"Mustaqbalka" Maxaan sameyaa :: Abubakar & Omar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 201

  • @hasanmnur5798
    @hasanmnur5798 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير

  • @umeynajeylaanimuqtaar6008
    @umeynajeylaanimuqtaar6008 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allaaaah aaad Iyo Aad wlhi mustaqbalka waa Janno Baarakallaahu fiikum Aqwatiii👌

  • @fardosaali990
    @fardosaali990 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahay ha idin xifdiyo sida wanaagsan aad umada kheyrka ula jeceshahiin

  • @rahmoahmed6521
    @rahmoahmed6521 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah idin xifdiyo sheik abu bakar iyo sh Cumar

  • @fardawsaabdi8175
    @fardawsaabdi8175 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jaazaakal laahu qeer ilaahay ha idin xafido walaalayaal sidaad qeerka noola jaceshiheen ilaahay ha ha idin jeclaado aamiin.aamiin
    Waxaan jeclaan lahaa inaa Marun inaad soobooqataan soomaali sidaaad qeerka noolawadaaktaan insha allah

    • @kaafiyaaxmad2932
      @kaafiyaaxmad2932 6 ปีที่แล้ว

      masha allah wll wan idiin ducaynayaah

  • @kayroble6150
    @kayroble6150 6 ปีที่แล้ว +2

    Runta dhibatadan aniga naftayda way I qibsatay waxwalba waan kabaqi jiray lakiin alxamdu lilah illahay Ayaa iga korqaaday Hal mid Ayaa sameeyay illahay Ayaa naftayda udhiibay illahay Ayaa balan qaaday qofka illahay tawakala oo Allah moyee cidkale ka cabsan inuu illahay nolal wacan kunoolaynayo مَنْ عَمِلَ صَالِحًا مِّن ذَكَرٍ أَوْ أُنثَىٰ وَهُوَ مُؤْمِنٌ فَلَنُحْيِيَنَّهُ حَيَاةً طَيِّبَةً marka illahay naftiina udhiib baqdinta illahayna badi isbadal wayn Ayaa dareemaysaan insha Allah

  • @nimcokiinhassan5472
    @nimcokiinhassan5472 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walalahey ilaahay haidin haxafido walasheen ilaahay ha unaxaristo qabrika ilaah wasic ha ogadhigo marti ilaahay ujacelyahay ilaah hakadhigo dhaman inta dhamatay iyo inta noolba ilaahay ha unaxaristo cumar faaqur iyo abubakar ilaahay haidinjeclaado dhamaateen amiin amiin wad mahadsantihiin

    • @kayroble6150
      @kayroble6150 6 ปีที่แล้ว

      Nimco kiin hassan aamiiin aamiiin

  • @tiktokpower9068
    @tiktokpower9068 5 ปีที่แล้ว +1

    mnsha Allah Abubakar &omar

  • @fahimamuse3957
    @fahimamuse3957 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wiilashyda waa salamntihiin 🌹

  • @drsnuurahirsi1927
    @drsnuurahirsi1927 3 ปีที่แล้ว

    Alleehu naxarisro amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaraabi

  • @barnysalat9551
    @barnysalat9551 6 ปีที่แล้ว

    ruunti mowducaan waa muhiim wayo weyna canfacdey sida aan unaxno mustaqbal radiis runti cabsida mustaqbalka wey badatey gar ahan xaga dalanyarta oo mustaqbal radiska ah runti qaas ahan muhadaradan wey ii cajabis shukran brothers @Abubakar iyo @Omar alfaruq

  • @meymuunali9324
    @meymuunali9324 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah
    Allaahu akbar

  • @qalquulnuur3885
    @qalquulnuur3885 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilah haku xifadiyo wallala waan ku jecela haye

  • @drsnuurahirsi1927
    @drsnuurahirsi1927 3 ปีที่แล้ว

    Asc abuubakar iyo cumar allee kar hidin siiyo walalyal

  • @farhiyaqurxin8968
    @farhiyaqurxin8968 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaaah ajar haidinka siiyo waqtigiina quruxda aad noo hurteen jazakal laah

  • @qqa300
    @qqa300 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahy ha idin xifdiyo amiiin

  • @bilaneeybilan9671
    @bilaneeybilan9671 6 ปีที่แล้ว

    masha allah qeyr allah idiin siiyo waa moowduuc loo baahnaay qaasatan ani wax badan aa ka faa iiday

  • @kayroble6150
    @kayroble6150 6 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiiin illahay ha unaxariisto qabrigeedana ha unuuriyo Walaalaha dhintay oo dhan

  • @hamdidiiriye4583
    @hamdidiiriye4583 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh jazaakumu llh

  • @naciimomaxamedmaxamuud6595
    @naciimomaxamedmaxamuud6595 6 ปีที่แล้ว

    jasaakalah yaa ahlul kheyr alow idin xifdi diinta niisiyaadi

  • @suleekhahaji5585
    @suleekhahaji5585 6 ปีที่แล้ว +1

    Jaza allahu khayr Sheik

  • @rayaanmahamed2282
    @rayaanmahamed2282 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah illahay ha ini xifdiyo illahay qof kasta oo mus lina haufududeyo murad kiisa

  • @leyloguurux460
    @leyloguurux460 6 ปีที่แล้ว

    Mansh.Allah.Allah.barakeeyo.labadaan.wiil.oo.walalah.ah.waan.runtood.mustaqabalka.waa.janad.manadhamaato.janad.Allah.agbar

  • @فرحيهاحمد
    @فرحيهاحمد 6 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin aamiin yaa bari

  • @amalaraagraxo8032
    @amalaraagraxo8032 6 ปีที่แล้ว +1

    Cajiiiiib walaladey # big love for you guys

  • @tiktokpower9068
    @tiktokpower9068 5 ปีที่แล้ว

    allaha unaxariisto walaashey

  • @nashaadqaali9674
    @nashaadqaali9674 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah jasakumulaah qayr

  • @farxiyacali9643
    @farxiyacali9643 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle haidin barakeeyo abubakar iyo cumar

  • @سارةمحمد-ث2ك7ش
    @سارةمحمد-ث2ك7ش 6 ปีที่แล้ว

    Culimada een yaryar ale ha idinxafiido امين

  • @haaliimabintunuur1816
    @haaliimabintunuur1816 6 ปีที่แล้ว

    maa shaa Allah jazakallah kheer ilahey haa idiin xifdiyo aaduun iyo aakhiiro

  • @sacdiyahassanmohamed8209
    @sacdiyahassanmohamed8209 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah ka dul qaado murugada walashen adinka waad mahasan tihiin jazakallahu kheera

  • @sadiyoyuusuf6705
    @sadiyoyuusuf6705 4 ปีที่แล้ว

    Maanshaallaa waa mahadsantihiin ❤👍

  • @yabitaadam21
    @yabitaadam21 6 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin illahy haka aqbalo cheikh Omar

  • @naftababyzankaabdulle8817
    @naftababyzankaabdulle8817 6 ปีที่แล้ว

    Allah kubeshareyo janadul fardowsa inshallah

  • @amiiramaxamed7702
    @amiiramaxamed7702 5 ปีที่แล้ว

    Aaamiin aaamiin

  • @deeqamawliid1920
    @deeqamawliid1920 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaah ilaaahay ha idin xafido labadiinaba

  • @haawoxubi6636
    @haawoxubi6636 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha idin xifdiyo

  • @kadramoussa4658
    @kadramoussa4658 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wan itinjeclayah dhar ilahay

  • @sacdiaabdilahi2331
    @sacdiaabdilahi2331 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah walhayi ale hini xafido jiskalhu khayiran

  • @moon77
    @moon77 5 ปีที่แล้ว

    Mshllh allah yaxfadukum

  • @yabitaadam21
    @yabitaadam21 6 ปีที่แล้ว

    mashallh jazaukaallh khyr ya ikhwana

  • @kayroble6150
    @kayroble6150 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Walaal labadiinaba Allah ha idin xifdiyo Walaal mowduuc Ayaa aad jaclahay inaa samaysaan idin kooraliya halkee idinkusoo qoraa halkan mise meelkale idinkoo raaliya

    • @hibaaqeid6954
      @hibaaqeid6954 6 ปีที่แล้ว

      khadra Alii wll snapka ugu dir

    • @kayroble6150
      @kayroble6150 6 ปีที่แล้ว

      hibaaq eid Haye insha Allah walaalshy aad ayaa umahad San tahay

  • @farxiyahusen7419
    @farxiyahusen7419 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle ha idin barakeeyo

  • @zahruujadaganinaahmed5197
    @zahruujadaganinaahmed5197 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jasa kalaah Brothers

  • @xubibile9660
    @xubibile9660 6 ปีที่แล้ว

    Masha alh horeey usoocda wll jazzakala qeer

  • @salmacabdullahi335
    @salmacabdullahi335 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wallhayga jazakallah kheyr Allah ya xifdak

  • @amiiramaxamed7702
    @amiiramaxamed7702 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allh wllhyga

  • @drsnuurahirsi1927
    @drsnuurahirsi1927 3 ปีที่แล้ว

    Alleeaya laga cabsada mudan inilagacabsdo

  • @ikraanmohamed775
    @ikraanmohamed775 6 ปีที่แล้ว

    Acs alle hani xafido sh abuukar iyo sh cumar waxaa rabaa sual oo muhim ii af anika salada dhaxdeda maku duceysan karaa af Somali barkalah

    • @raxmaxuseen1936
      @raxmaxuseen1936 6 ปีที่แล้ว

      Maya wll salada dhexdeda Kuma ducaysan kartid lkn markad dhamaysato wad kuducaysan karta

  • @muhiimqalanjo3819
    @muhiimqalanjo3819 6 ปีที่แล้ว

    Masha alla alle haysid barakeeyo wllahay

  • @miskymohamed2267
    @miskymohamed2267 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @haladirham7923
    @haladirham7923 6 ปีที่แล้ว

    Before I got this videos notification I was really asking myself this question,i wasnt really fearing death but about committing relationship specially after marriage if will last long what if he turns bad partner but now my problems was solved,thanks to you guys.

  • @hanasalah5601
    @hanasalah5601 6 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah ilahey ha idin barakeeyo jazakalah kheer

  • @khadiijaabdinourhashikhadi7178
    @khadiijaabdinourhashikhadi7178 6 ปีที่แล้ว

    Alle ajar iyo xasanad haidin siiyo

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilahay haydin barakeyo

  • @hooyofartuun211
    @hooyofartuun211 6 ปีที่แล้ว

    masha Allaah

  • @naciimomaxamedmaxamuud6595
    @naciimomaxamedmaxamuud6595 6 ปีที่แล้ว +4

    asc wllaheen ilay dartiis ujecelnahy

  • @naimamohamud2491
    @naimamohamud2491 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah jazaakallaahu khayr

  • @adoontialle9479
    @adoontialle9479 6 ปีที่แล้ว

    Jazakal laah qeyr walalahey

  • @rahmadais2522
    @rahmadais2522 6 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin amiin wan usoo doceynaa inshaa allah

  • @sasahndhjklvkl4337
    @sasahndhjklvkl4337 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku riyoodey aniga oo lakulmay lamadiina wlhi kaftan igama ahan waan ku farxey wlhi

  • @monnermexion4203
    @monnermexion4203 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah Aamiin aamiin ya rabi

  • @فاطمةمحمد-ن3ز4ر
    @فاطمةمحمد-ن3ز4ر 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah barakallahu fiikum

  • @mabsuudelmi6423
    @mabsuudelmi6423 6 ปีที่แล้ว

    Jasakallah omar and abubakar

  • @hanimnuur8216
    @hanimnuur8216 6 ปีที่แล้ว

    Mansah Allah ilaah ha idin bara keyo

  • @abdiwaahidgaas3973
    @abdiwaahidgaas3973 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha idin xifdiyo wllo

  • @hoodanqaali6660
    @hoodanqaali6660 3 ปีที่แล้ว

    masha,'alleh

  • @safiyafhmanssbirin9622
    @safiyafhmanssbirin9622 6 ปีที่แล้ว

    mansha Allah omar Iyo abubakar Allah hanin xifdiyo

  • @rahmadais2522
    @rahmadais2522 6 ปีที่แล้ว

    Wcs walalyaasheeda illaahay hanii xifdiyo wana nii jeclahay jisaa kallahu qeyra

  • @hoodoqalbiofficial3449
    @hoodoqalbiofficial3449 6 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @xaawaomar565
    @xaawaomar565 5 ปีที่แล้ว

    Amiiin amiiin

  • @shaaddashaadda5424
    @shaaddashaadda5424 6 ปีที่แล้ว

    Mira gundahaada kujiro mid geed saaran looma daadiyo sheekhuna alh xifdiyo masha alh

  • @caashomaxamad8201
    @caashomaxamad8201 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @fatuuxmustafehassanhassan3540
    @fatuuxmustafehassanhassan3540 6 ปีที่แล้ว

    Maanshala jasaakala khayr

  • @sacdiyahussen4987
    @sacdiyahussen4987 6 ปีที่แล้ว

    Ma shaa allaah barakallaahu fiikum

  • @saciidaaadan371
    @saciidaaadan371 6 ปีที่แล้ว

    masha alaha walalaheyga allaha idin xafido

    • @yusraubax971
      @yusraubax971 6 ปีที่แล้ว

      Mansha alah walalaheyga ilaheey ha idin xifdiyo

  • @ladancismaan2974
    @ladancismaan2974 6 ปีที่แล้ว

    Walaalo qaali ah allaah ha idinbara kayo

  • @asmajaamac6037
    @asmajaamac6037 6 ปีที่แล้ว

    Mcha allah wllhy allah hydin xiftiyo

  • @amiinaibrahimamiinaibrahim6886
    @amiinaibrahimamiinaibrahim6886 6 ปีที่แล้ว

    Mash aalah ilaah ha adiin barekey

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Amiin amiin amiin

  • @bismillahbismillah8165
    @bismillahbismillah8165 6 ปีที่แล้ว

    Jasakala kheer aboweyal 😍

  • @sagalnasir8572
    @sagalnasir8572 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Masha Allah

  • @tashachanel3862
    @tashachanel3862 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheyr jazaa

  • @shukriahmed8423
    @shukriahmed8423 6 ปีที่แล้ว

    Allah idin barakeyo

  • @638hs
    @638hs 6 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله جزاك الله

  • @haawadagan1457
    @haawadagan1457 5 ปีที่แล้ว +1

    Azc walalayal sharaf leh

  • @basirosman1500
    @basirosman1500 6 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله خير

  • @naimaahmed5541
    @naimaahmed5541 5 ปีที่แล้ว

    Mash Allah u luk like each anther

  • @bintunimco3340
    @bintunimco3340 6 ปีที่แล้ว

    masha allah ale hadin xafido

  • @khadiijaabdinourhashikhadi7178
    @khadiijaabdinourhashikhadi7178 6 ปีที่แล้ว

    Asc wrxma wb walaalhy aan alle darti ujeclahy

  • @زهرهعبدي-ذ8ي
    @زهرهعبدي-ذ8ي 6 ปีที่แล้ว

    شكراً لك يا اخواني ❤❤❤

  • @nahimanahimanahima7773
    @nahimanahimanahima7773 4 ปีที่แล้ว

    ASC asxata wen adiin salamaya xld cafimad

  • @salahfarah8575
    @salahfarah8575 6 ปีที่แล้ว

    أللهم امن مستقبلنا

  • @hodancabdale6773
    @hodancabdale6773 6 ปีที่แล้ว

    masha alaah amiin amiin

  • @hawaljama6516
    @hawaljama6516 6 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة ألله وبركاته

  • @aanrashid6424
    @aanrashid6424 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah ilaaheey hanii dhaafo

  • @ruqiyafaarax6307
    @ruqiyafaarax6307 6 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantihiin

  • @basmabariise9393
    @basmabariise9393 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah

  • @mustaqiimibrahim7859
    @mustaqiimibrahim7859 6 ปีที่แล้ว

    Acs mash Allah