*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252613712029
Abayo adigo mahadsan rootiga cad ilmaha ha siin. Bur kaliya aya laga sameyey calosha ayuna isku duba calol fadhi ayeyna ku ridee. Rootiga madow e qamandiga aya fcn
Nolasha kuma xumayso allah haku koriyo azim yare il io cowri la aw
Masha Allah xbbi alle ha kuu dayo wiilkaga
Mshaa allah hbbti allah hkuu xafido asim dhamanten hanoo awlaada inta muslim ah oo aan haysana allah ha siiyo awlaad baari ah
Msha Allah tabarakala beautiful family keep going amiir
Beautiful Amira, haysugo yedhin single mother . Waad ka qima badantahay. Much luck and success.
Qof bini aadan oo qof kale ka qiimo badan majidho. Single mother waa un hooyo kaligeed ah aan la qabin.
Single mother ayaad qalad ka fahantay walal micnaheda waa hooyo kaligeed nool oo ilmaheda korsato
You are not single amiira since aziim is behind you♥️
Love you gacalo♥️💯👸
well done sister. Masha Allah
Masha allah sister ❤
Keep going 💜
Thanks Abayo insha allah bari ayaa u bilawa shukran
Abaayo ilaahay ha idin xifdiyo amin I love you
Mansha allh wll wanku tabnay intanad video so galinin keep going quruxeeey
maasha allaah walaalo waa qurux illahay haidin xafido
Masha allaah Tabarakallaah Abaayo Hooyo Fiican Ayaad Tahay Ha Idin Xiftiyo Adiga babygaba iyo dhmn Hooyooyinka Muslimka ahba
Masha alaah Amira horay usoco
Amiira quruxay ilaahay hakuxafido adiga iyo family ❤️😘😘👏👏
Asiim barank kusamee fadhiga fariisi meel ugu dhuumo inta daqiiqo ugu tabaayo fiiri sistar fikirkaas kugu darsaday hadey macquul tahay
Amira keep going Queen👏👏
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252613712029
Waku sugeenay mcnt keep forward noloshada farxad kudhameso
Wow beautiful and keep going and masha Allah
Maashaa’allah Allaha idin siyaadiyo sida aad wanaaga noola jeceshahay Allaha kuu jeclaado amiira ❤️
Abayo adigo mahadsan rootiga cad ilmaha ha siin. Bur kaliya aya laga sameyey calosha ayuna isku duba calol fadhi ayeyna ku ridee. Rootiga madow e qamandiga aya fcn
MashaAllah abyo morning routing kga dhames tiran noso geli si an wax bdn kga faidno xbbti amira
Mashaa allah baby Azim mama weynow oo wacnow inshaa allah 💖 💖💝❤🥰
Maasha Allaah Baby Asim Ilaahey hakuu dhaafo abaayo. Soo barbaar habo Qaali.😍😍
abaayo ilaahay hakoo barakeeyo beybikaada masha allah🥰🥰🥰🥰
mashAllah
Maasha Allah keep going
Keep going wllo amiira👸
Aniga midka buluga calanka io cadaanka mcn ila ah maashaa allaah❤❤❤❤
Masha allah abyo qurux alle haku xafido een rooga caadiga maloogu sameyn karaaa ilmaha midkaaan malaga helaayo akteyna somali ayn jogaa walibo afgooye meel ladhaxaayo rootigaaan mahelaayo
Masha alah 😍
Masha Allah Nuune azim sobarbar hbo Allah idin xfiddo abyo coffee ano nujinyo ma isticmali kara ❤️
Mashalah strong mom ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah abyo allah kuxifdiyo adiga baby azim
Masha allah amira qurux alle ha u daweyo 😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa Allaah tabaarikallaah abaayo qaali ilaaheey ha noo wada xifdiyo caruurta Allaahuma Aamiin. Laakiin abaayo qaali cunugaada ha iska keenin Iyo cuntadiisa Iyo wax aad siisid waa iga talo inshaa Allah xabiibti.
M.a Alle haydin xafido adi & baby aziim 🖤🖤
Keep going amira qurux❤🖐
Saxanka gumeesta sawirkeeda waye uma fiicana caruurta abaayo wa bad omen wax fiican kama turjibanto abaayo sogado xawayaanka farxada mujinaya inshallah sidu canugana farxada uhelo inshallah
Masha alah so noqo ado nabada xabibti
M.a abaayo noo soo badi🥀👸
Wcs Aabyo amiir cadey masha Allah tabrikllha keep going ❤❤❤❤
Mansha allah abaayo amira hore u socoo ilahay daartii ayaan ku jecelhay adiga iyo wiilka yar eee habada u ahay macmac aaa idin siyey Routkne ka sso badii waan iska jecelahay inan idin arko ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Mash Allah amiira gabr kartı baban noolaw abyo Allah bless you ❤️❤️😍😍😍😍😍😍❤️❤️
Mash Allah
Amira masha allah in badan sofiriyay janlka is 🥰🥰
Routine Kaga Aadan I Ujecahay Wyo Adigo Kle Ahay Galigey Io Wiilkeyga Asim Isla Egyhiin Marka So badi xbbti ❤👸
Mansha allah welcome back amerah iyo azim wan idin xiisney Skin care routine kaga noso samee sis
Garanta cad iyo shaarka iyo buumada isku ek ayaan ku'hystaa🥰🥰😇😇
Abayo masha Allah waaye waxa ila fiican meesha saliida inad butter 🧈ugu badashid kalshiyoom ayu ka helaa lkn saliid wax ma u tareyso fruitkasna waa kiwi 🥝 cadey
Waw
Mashaa allah xabibti alle hakuxafido cep going 🥰🥰🥰🥰❤❤❤
Masha allah abyo amiiro dhiga usharaf♥️ badnow
M.a mcneey kusoodhawaaw nolasha iskaa bul nimada cimri dheer iyo cibaado suuban abaayo
Masha allah amiira
Masha allah amiira waad naga raagtay alle haku xifdiyo✌🥰
Mashaa allah horey usocoda fmly quruxbadan
Www buluga iyo cadka qatar waye wlhi masha allah🥰🥰
Mansha allah welckme back amerah iyo azim wan idin xiisney Skin care routine kaga noso samee sis
Mnsha allah sharafbadanay
Asxbta wllsheyda ku xiran waa salaamnthn plz isoo booqda ❤️❤️🙏📌👈
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Amiiratiii keep going.
Mashalla 🥰🥰🥰🥰🥰🥰👌👍
Keep going my sister ❤
Masha allah thanks abayo horey usoco
Masha Allah my sister keep going ❤❤
Masha allah quraac fiican usamaysay babyga lkn u yar yaree rootiga sida fruit ka
Maaha allah top waye dharka nuunaha loo Keenay kuligood👌
amiira we miss u apayo🥰
Mash Allah ❤️
Mashallaha
Maaash alh
Masha allaha allaha ku xifdiyo abaayo
Masha allah❤️
Masha allh queen 👸
Subixi qureec laanta Somali hadaan nahay waan naqaana lkn cfimad ka ma u fiicno inshallah isku day wax yar xata inaa cuntid
wlaaaley waxaan kidhihulahaa cunugaaga waxa aadsiineysid hasoodhigin
Gabdho ayaa ka faidaayo maxaaa
Walaley mata waaa aaduno bari waad niman kartaaaaa
Amiiray xbbti lazy noqotay we miss you
Maasha allaah abayo mcn waan kuu xisnay wlh allaha idin xafido baby iyo dhaman familyga🥰🥰🥰
M.a amiira abaayo allha idin xafido adiyo curadkaaga abaayo waxaad iishegtaa waxaa iijoogto gabar bishi 8 kujirto waxyaabo kucayilin karo cuntadana weeiga diide
Na wajiga qasilka kada waji daalay o caatabaad ledehe gawadh unbaad si noqonaysaye
Background music ma Heli karaa abayo
MnshallaH abaayo
Inshallah marka danbe routine kagaa noso Dere video gaa 🥰
Qadadane borotoriga ugu same cunuga cayilka saidko kayarena cafimad waye
Every Time she is Happy 😊 AmiRa👸👑
Cuntada ha ku israafin wllo wixi kaso hadha firiijka gali plz cuntda ha xaaqin allh ku sharfo🥰🥰
Kiwi 🥝 ayaa ladahaa sis
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏
Masha allh allha kula koriyo
Anagane allha nolokoriyo
Inta heysana allha siiyo
amiin xpipty
Mashaallah ❤
Abyo rooti miya waxa shilesay sida u sameysa nla wadag plz bbye cunigeyga woo iga Diiday borash ciyalka
M.n hooyo iyo wiilkeeda🥰🥰😇
Amira abyo wejiga iska cayili
Waaa kiwi 🥝 fruit .
Amiir away 😩
Masha Allah .waan kuxiisney nala jog Anuka tiktok maqabnee gabaryeydiyay 😍😍😍❤️❤️
Cadey hore usoco waxa tahy qof qalbi wangasn