AYAANIITA AYAA KA DANBESAY IN AAN..😳😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 251

  • @farhiyahassan9229
    @farhiyahassan9229 3 ปีที่แล้ว +63

    Ayanita abayo ani hal ban kudihi ano wano iga tahay Allah wuxu dahay qofki dar illahay qofkale ucafiyo Alle aya isagana unaxarisanayo o cafinayo wilkan wuxu leyahay wan qaldana hadana kasi dharane walaso qabtay ba tiri ame ficnan lehed inad video yadhisa ad halkas ku xirto madhama ad sad rabtay heshay o gacanta lagu hayo hada sawabto ah ragi asxabti so layay o dinta diwateye marke so islamen Alle wa daqay wixi ey somaren o dan adne iska cafi wilkan wlhi abayo ano xuman kuqawin waiga wano un shukran xabibti

    • @Mahirsheikh10
      @Mahirsheikh10 3 ปีที่แล้ว

      Caqli Alla kaama qaado

    • @cadeybolo7383
      @cadeybolo7383 3 ปีที่แล้ว

      Cafiska Wu fcnyhy lkn ninkan video gan uu duubay ayan ka shakisanhy Ani gabadhan Inu dilo markale waxba lama aha

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 3 ปีที่แล้ว +3

      Somali waxa dhan oo meshey tagantahay dhigay waa qof qalad galay oo lacafiyay oo janis kalelasiiyo inuu qofkale dhibateyo qofka denbiguu galay inuu ciqabtisa maro waye vidogana asigaa usoo dubay in dadka sidey gabadha shegtay

    • @ikranmuhumed9239
      @ikranmuhumed9239 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fadumonuur7264 haa somalida qarokoda xasidnimo iyo qabalayda ka dun tay qof naftada dhibato oo geystay side ooo cafiye xukun inaa la mariyo wye la cinqabo wye

  • @nihalalpi4733
    @nihalalpi4733 3 ปีที่แล้ว +85

    wll Nabi scw iku sali🥺😘

  • @beerlulaxuseen7100
    @beerlulaxuseen7100 3 ปีที่แล้ว +21

    Ninkan abyoy qorsho damacsanyahy wana qorsho dad waawen soo dhiseen is ilali abyo ilahy haku ilaliye teda kle ha cafin sharciga latigso waye dhigaga waa udagalami kartaye

  • @Xurmobadan143
    @Xurmobadan143 3 ปีที่แล้ว +8

    Illahay ba og inuu xanusan yahay iyo in kale balse ani waxan odhan laha qof walba waa inuu mara ciqabtisa waa sax ma khaldame waa illahay balse Hadi maanta lasi daayo Bari Ka maalin gabadh kale ayuu sida Ku sameynaya hadhowna wan xanusana ayuu odhanaya
    Marka ciqabtisa ha maro
    Si uusan nin danbe ugu dhiiran inuu gabadh dhibaateyo
    Horumar wacan wlshy 🙏❤️

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 3 ปีที่แล้ว +5

    *ayaaan qof Diinta ka baxy Imaan mala Alleh ma aqaano Iska ilaali Guri kaligaa ha dagin Habeenkii meeel qof ha u raacin wallhi Dad kle ayaa ku Shirqooli kara Waxn adiga ayuu kugu soo dhawaysanyaa wallhi* 🥺🙏🙏 Qofna ha aaminin Dalkaagi ma joogta is ogoooow Huno 🥰

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 ปีที่แล้ว +9

    (اللَّهُمَّ إِنِّي عَبْدُكَ، ابْنُ عَبْدِكَ، ابْنُ أَمَتِكَ، نَاصِيَتِي بِيَدِكَ، مَاضٍ فِيَّ حُكْمُكَ، عَدْلٌ فِيَّ قَضَاؤُكَ، أَسْأَلُكَ بِكُــــلِّ اسْمٍ هُوَ لَكَ، سَمَّيْتَ بِهِ نَفْسَكَ، أَوْ أَنْزَلْتَهُ فِي كِتَابِكَ، أَوْ عَلَّمْتَهُ أَحَداً مِنْ خَلْقِكَ، أَوِ اسْتَأْثَرْتَ بِهِ فِي عِلْمِ الغَيْبِ عِنْدَكَ، أَنْ تَجْعَلَ القُرْآنَ رَبِيعَ قَلْبِي، وَنُورَ صَدْرِي، وَجَلاَءَ حُزْنِي، وَذَهَابَ هَمِّي)).

  • @fardosaaden7784
    @fardosaaden7784 3 ปีที่แล้ว +28

    Willkan warkisa ma naga daysid Aynita

  • @zaraasamar8324
    @zaraasamar8324 3 ปีที่แล้ว +37

    Walaley Ninkan wad nagu dawaqisay ee bes mowducisa adaba wax ka dhigaye

    • @umuayman8530
      @umuayman8530 3 ปีที่แล้ว +3

      Ma ila arakty horta views bdn eku hesha wilkan

    • @zaraasamar8324
      @zaraasamar8324 3 ปีที่แล้ว +3

      @@umuayman8530 haa views ka meel xun ka galay wiilkan aragisaba ka naxeysa walo jeda in uw xanun san yhy

  • @eza882
    @eza882 3 ปีที่แล้ว +8

    ilmahn aan hdlka gryn adi wuxu dhaho zo dhagyzo kadip aduu nozo tabi hdlka maba yaqn waa beentiiz wxniye adi ayaa cod kar ah oo hdlka adaa ayaqane

  • @QUEEN_XERALE
    @QUEEN_XERALE 3 ปีที่แล้ว +1

    Cafisku wa wax ad u wangsan hadi ad dar ilahay u cafiso inankan adigan ale aya ku cafinayo maxa yelaya naxaristu wa nastexo e iska cafi ayan ku oran lah wayo waxa tahay gabar dinle masha alah e wll adiga o ale dartis u cafinayo iska cafi wa wllkaya Muslim ah wa wllka somalia 🇸🇴 ku ah intas ayan ku oran lah wll mahadsanid

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 ปีที่แล้ว +7

    اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْهَمِّ وَالْحَزَنِ، وَالْعَجْزِ وَالْكَسَلِ، وَالْبُخْلِ وَالْجُبْنِ، وَضَلَعِ الدَّيْنِ وَغَلَبَةِ الرِّجَالِ)).

  • @mandeqqali9649
    @mandeqqali9649 3 ปีที่แล้ว +55

    Wilkan iskailali abayo hdladisa umabogiiin

    • @naimamohamed7344
      @naimamohamed7344 3 ปีที่แล้ว +3

      Waxba salagleh 🧐🧐🧐

    • @cadeybolo7383
      @cadeybolo7383 3 ปีที่แล้ว

      Haa wlh Ani hata ninkan hada ayu qiil raadsanoyaa oo video ga uu duubay iyo waalida uusheganayo wa sheeko kale qofka hadu maskaxiyan ujiranyahay waali ma shegan laheyn runtii ee Allah ka qabto

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC ayaaney edo wiilkan cafi tan labaad edo waa jiran yahay ilaahay ha cafiyo aamiin yaa alah

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 3 ปีที่แล้ว +16

    Maya maya maya saan kuma fiyooba warbal alle ha caafiyo wayabe🤔

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว +9

    People are very judgmental that's the reason ey noo maqashiineyso waxu oo ku hadlaayo. Waa xaq in labada dhinac la dhageysto.

  • @fatmamaxemedcabdi6046
    @fatmamaxemedcabdi6046 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlly qofka niyadiisa allle keli ah ayaa og weji ahaantiisa wuu umuqdaa qof xanuunsanaya inuu yahay lkn ani ahaantayda wuxuu ila muqda weli inaanu caadi ahayn plz is ilaali naftaada ka taxadar waxad ka cawin karto ka caawi lkn taxadarkaada buuxa lahow ha aaminin wiilkan plz

  • @somalifurniturefadigaasari2295
    @somalifurniturefadigaasari2295 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayanita wilkan na hor dafi anaga waxba kamaqawan karne sharciga latag warkisaaa nagahir wlhi channelka inan firsanin nagu talagalesa

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah allaaha ku badbaadiyo eedow oo allaah isku xir ogow wax kastaa waa qadar badi cibaadada iyo saliga nabiga scw

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 3 ปีที่แล้ว +2

    Halasoo caawiyo wiilkaan somaaliyeed oo fogaaday

  • @babasamiir7747
    @babasamiir7747 3 ปีที่แล้ว +5

    ayan mar kowad walagu dagi karaa balse marka labad adi unbaa isdagi karo ha aminin haso dhawesanin ha walalsanin ka fogow intaa ka fogan karto walashey rumaad aya tahay wuu wajiya badanyahay kan

  • @dekaabdi1039
    @dekaabdi1039 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan warkiisa hadan rog rogay walaba uun
    In ay maskaxdiisa qasantahay oo aysan fadhin taas oo usababa beyey hadaladiisa iskoordadaaa nagta kow waa iburisay waa katagay
    Ayuu isku dhex wadaaaa
    Tan labaad waxan in ay qorsho loodagay ayaanita ay tahay oo la dhihi maskaxdiisa mafadhiso inta ladhaho kiiskeeda hawada lagu cuni rabo ninkan Qatar ayaan u arkaa ayaaney is jir bal

  • @ميميالاموره-ن5ف
    @ميميالاموره-ن5ف 3 ปีที่แล้ว +7

    ‏الله يهديك يصلحك يا رب
    ‏الله يرزقك بر امك وأبوك الله يصلحك ويهديك ويشرح لك صدرك ويجعل القرآن ربيع قلبك

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 3 ปีที่แล้ว +10

    Somalidaan aa kayaabay ma ilaahay baad ka xigtaan waa adoon ilahay

  • @amaleid6871
    @amaleid6871 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkaan wajigiisa laga cabsan oo Daruuf weyn ayaa ka muuqata ee wll alle dartiis isaga cafi hadalkiisa dhana iskaga xir Wuxu ku hadlaayo lama a yaqaan mar kasta waan waalna ayu ku hayaa 🙆🤔🙄🙄

  • @goldengirl2757
    @goldengirl2757 2 ปีที่แล้ว +2

    🥺🥺😢
    Ilaahayoow xaqa si fcn u tus
    Caafimaad na sii

  • @Missperthchannel
    @Missperthchannel 3 ปีที่แล้ว +2

    English waan aqaana wilkan waxu sheegayo na oo la siiyay na waa run wax dadka waalo waya

  • @baadiyahafog5789
    @baadiyahafog5789 3 ปีที่แล้ว +3

    maskiin ilaahow caafi banarooyo ayaa ku dhacay cudurka ladhahaayo

  • @amiranuur8915
    @amiranuur8915 3 ปีที่แล้ว +14

    Wiilka allaha caafiyo hada xataa wali ma saxsano ee allaha caafiyo

  • @fadumosaladabdi8594
    @fadumosaladabdi8594 3 ปีที่แล้ว

    Alla maskiin waa ilmo yar oo cadow gacanta u galay ilahow caaawi wiilkan suu u dayacanyahay iyo daruuufaha haysa hooyadiii uuun baaa dareeemasa ilahow caaaawi war somalida Malaysia caaawiya cunugaaan

  • @khadijahabib2481
    @khadijahabib2481 ปีที่แล้ว

    Abyo mcn ayaan waxaa tahay qof naxariis badan dar alle kuu jeclahay iska cafi qofka danbigiisa qirto waa la iska cafiyaa marka iska cafi Abyo mcn🥰

  • @mohddakanovic2770
    @mohddakanovic2770 3 ปีที่แล้ว +13

    Wilkan san ujedho wu xanun sanyahay Allah hacafiyo san kuma ficna ninkan

  • @haniabdullahi1198
    @haniabdullahi1198 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah ninkan indho been shegayan u egyahay mida kale diinta muslimka hadi mar laga baxo ado maskaxdada tam tahay ilama aha in lagu solaban karo ee sheydanka sharkisa ilahay haka qabto

  • @abdifitahismail3309
    @abdifitahismail3309 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayaan bayo iska ilaali ninkaa Allah haku xifdiyee

  • @yasmiinomar9793
    @yasmiinomar9793 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha caafiyo walalkeen abaaaayo adigana alle dartii u cafi iskana ilaali jizakallah ❤❤❤❤❤❤

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 3 ปีที่แล้ว

    Wiilkaan waxaa ku dhacay stress waana maadaama uu diinta kabaxay oo somaalidii uu ka dhex baxay waali caadi ah waaye ayaan habo cafi hadeertaan ilintaan ceshen waayey waxa dhaczyba waa qadar allaah

  • @maryanhassan5236
    @maryanhassan5236 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah xaqa hakugu sugo walalkey muhiimada koowaad waa inuu alle mar kale kuso hadeey hadaayo badan ayan ku rajeynà

  • @amiradaahir1420
    @amiradaahir1420 3 ปีที่แล้ว

    Ayanita walashey alle ha Ku xifdiyo mida kale marlabat ha is Ku aminin ninkan so wajigisa Ilama qumano marka iska taxadar wax kale in ow damacsan yahy Laga yaaba

  • @hymanhyman7733
    @hymanhyman7733 3 ปีที่แล้ว +1

    Willkan wali waxba sika ah miskin wey ka muuqata xanuunka 😭allaah cafiyo

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 3 ปีที่แล้ว

    Somaliyed waali dhaqantan jirto 100 nuuc io wali ba jiro wilkan depression baa hayo iyo nolasha ku adkata fadlan iska cafii wilkan illahayo cadimmad siii wilkan doctor allhow geeyo dawoying dahinayo la siina hapoy kaf dhigay

  • @akramcabdi5686
    @akramcabdi5686 3 ปีที่แล้ว

    Wiilkan hadii lasii faquuqo oo lawada naco isagoo gaaji iyo ceeb iyo jeel ka cararaya waxa laga yaaba inay dhib wayn ku keento nafsadiisa diintiisa iyo waliba sumcadda dadka somalida
    Ayaniita waa qof fiican sida ay noo sheegtay ama ka muuqata lkn qof wanaaga intaa leeg sheeganaya oo leh waan tukada oo salaadaa hadana aan cafis lahayn ...wlhi waa arin layaab leh
    Wll waxa laguu gaystay kabadan ayaa nabigeena loo gaystay ee wax iska cafi

  • @somalifoodchanneltv5063
    @somalifoodchanneltv5063 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxa ayoo. KAa jiiran yahay iska ilaali ayanita❤️ mar kale haa aminin

  • @cabdiraxmanrashid6220
    @cabdiraxmanrashid6220 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan magacii, ma reer Djibouti 🇩🇯 baaaa

  • @maryanaxmed8621
    @maryanaxmed8621 3 ปีที่แล้ว +1

    Mcney ❤ qofkaan Hasoodhigin markale wlhi waankabaqaa Mideedakalana Hadalisa waa micnodaro wuxuu wadaa sheko Ah waalagu sixray dheh halagu cafiye ilahey hasoo hanuuniyo Bal 🙏🤲😢 waxkale uma Awodee Qofnuucam ookalan Hasoodhawesan Adna ilahey haku ilaaliyo mi sister ♥ 👸👸

  • @fosiyashire9646
    @fosiyashire9646 3 ปีที่แล้ว +1

    wiilkaan waa xaga maskaxda ee dadkooda daawo ha uraadiyaan

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว +4

    Please views haku raadsan waaba xirtee maxaa Ka rabtaa hada🤔☹️☹️

  • @raxmajamac2345
    @raxmajamac2345 3 ปีที่แล้ว +7

    Subxanalah hada ayabad si u dhibantey allah haku cafiyo

  • @ramaasyasiin6930
    @ramaasyasiin6930 2 ปีที่แล้ว +1

    Astaqfurullaah waba kacabsaday ayaney Abaayo waliga kaliga meel hadagin allaah aya kabad baadiye alxm dheh

  • @hassan_khalili2705
    @hassan_khalili2705 3 ปีที่แล้ว

    Ayaaniita anagu xaqiiqdii waan aragnay lkn hal talo ayaan kusiin abaayo inankan khalad wuu galay hadana wuu qirtay sidaad rabtayna wax way udheceen oo waala xiray mashallah markaa waxaan ku odhan lahaa walaalkan iska cafi wayo badalkiisa xaga rabi ayaad wax wayn ka helaysaa hadeedna badiisa haa galin hadii kale abaayo khalaas vidéo yadiisa halkaas ku xidh oo nagadaa lkn sida ila wanaagsan waan inaad iska cafisaa wana kusalaamay wllshy qaali runtii gabar aan jeclahay ayaa tahay mashallah

  • @aliiza__bea5231
    @aliiza__bea5231 3 ปีที่แล้ว +2

    Dameer seem biri waa dameer ilahay hanasoohanuuniyo aamiin yaarabi 🤲🤲🤲😭😢

  • @nasrahabiib7105
    @nasrahabiib7105 3 ปีที่แล้ว +1

    Kaniinbaa leysiiyaa tiriye kaniin lagu siiyiy maad kuwaalatay kuna kufsan rabtay yaaqay hadalkaada meeloo
    Raaco malahan
    Wali waxbaad qarinaysa

  • @Naimachannel114
    @Naimachannel114 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey waa qafuuru raxiim hadow yiri waan soo islaamay alx dhaha sheydaan ayaa iqaaday ayuu idin dhahay balse yuu nadambaajinin ninkaan ayaaniita adna bas naka dheh musalsalka walaaaley

  • @hamdacabdalla8626
    @hamdacabdalla8626 3 ปีที่แล้ว

    Sikastabo abyo taxadar alle haku ilaliyo war lashegayo ma aaminin wlhi hadu xanunsanyahy alle haka qaado xanunka shar haduu wadne alle hanaga qabto

  • @sufyanadam4033
    @sufyanadam4033 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahaay ha Caafiyo Wiilkan Iminka Xitaa sax Maaha wajigiisa hadalkiisa iyo dhamaan hadaladiisa isma laha isagaa dhib haaystaa Wiilkan Saan ka fahmaye

  • @safiaomar5711
    @safiaomar5711 3 ปีที่แล้ว +9

    Yaniita wiilka wow ku jeceyl yahay malaha allah soo hadeeyo

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 3 ปีที่แล้ว

    maskin ilaahow u gargaar wiilkan maskinka dadka qaar ma aaminayan xanuunka sheekeeynyo qof danbigiis qirto waxan weey dhacan muslimintb is ku sameyo nin gaal maxaad mood wiilkan is cafi han u dhawaan meel joogo xirin plz

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanllha ilahey aya mahad iska leh oo kutusiye

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 3 ปีที่แล้ว

    Ani intuu ninka chanalkada soodhigeysid waan guurey BYYY

  • @hamdih645
    @hamdih645 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal iskacafi mataqanid miya qalad wadhaca ha kunoqon dumar xanaaqay

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 3 ปีที่แล้ว

    Xanuunka UuzhegaYo haduu HaYo ilaHy haka Dulqaado CiQaabtiisana Ha Maro si Dip dambe anu gapadh zomaliyed u dhibaatayn 👏
    AYaanita adigana ilaah haku booga dhayo hppt 🥰

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan Ar muu Been shagay
    Sidaa ayay ila eeg thy
    Ayanita iska ilaali ninkan Caadi mahee

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 ปีที่แล้ว +2

    bisinka ilaahay ha caafiyo haduu maskixiyan u xanuunsan yahay

  • @kamaalleywaye4129
    @kamaalleywaye4129 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo iska cafiy abayo

  • @xaamidcabdiwaaxid810
    @xaamidcabdiwaaxid810 3 ปีที่แล้ว +2

    Somali wxy dhahda mar idagay allaha idagay mar lapaadse idagay ana is dagay
    Wiilkan hadaliisa uma pagin hdn si ufiirshay.mxa yelay qof hda hal maalin ka shakiso oo piyo hdu ku siiyo xaalad waali cml daremto
    Waayahe wa inad marki lapad ka fogata mesha dhip u aragto...teeda Kle shekadan wa sheko laso dhisay boqolkiipa boqol
    Horta hore mxa iska galay ninka ku sixray io gapadhan maskinta ah
    Mxa yeelay qofku hdu sixran yhy darted miyu udhibaten kara gapadha
    Jwbtu wa maya......walashey wxn ku dhihi laha ninkan ka feey jignow
    Alle garabkaga ah insha allah

  • @qadroxasan7392
    @qadroxasan7392 3 ปีที่แล้ว +11

    Abaayo mcn please wijigiisa naga qari😪

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel 3 ปีที่แล้ว

    Wll wiilkan ka fogow halkaana sheekadiiza ku jar iskana cafi Hadii wax ka tabanayso waayo wxaan umalaynaya caadi maahan

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 3 ปีที่แล้ว

    Wiilkan madow iska jir ayanita mar labada buu raba inuu sificn ku Shiito madama malysia ad kaliga jogto hoooy fiiro gara yeelo super women

  • @ayuubcartan4103
    @ayuubcartan4103 3 ปีที่แล้ว +1

    Yuotupkan dhan walahi wiilkan u nici rabaa bora garaam kale ma taqanid miya 100kun dad ka badn kugu xaran marka 90ka 1waji hana soo hor is tajin ee bora garaam la imow meshan maxkamad ka dhigtay bee ninka max kamad la tag hada dacwo u qabto

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 3 ปีที่แล้ว +11

    Sheekada waa waalna ileen meel kaste ka jirta sxb caadi iska dhig

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 ปีที่แล้ว

    Waswaas galay wiilka subxanalaah Allah sugo wiilkan ayaane iska cafi wiilkan walalka Una ducey wiilka

  • @maryancabdiraxman9383
    @maryancabdiraxman9383 3 ปีที่แล้ว +1

    Balmaxey karawaraan dadka ajanabiga wiilkan yar ey ka sixranayan wayabe aniga ma aminin wiilkan wuxu sheegayo

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 3 ปีที่แล้ว

    Ninka uu wilkan sheegayo qadiyada wuu ku jira Ayaaney ee walaley maa ku cawisid in ninkan waxuu kashegayo halaga baare hana la wareyste plz yaa igu racsan in nikas labaro si uu wilkale u dhibaten

  • @amaaladan2372
    @amaaladan2372 3 ปีที่แล้ว +1

    Mowduuc diyaarsatey 😂😂😂😂😫😫😫😫😂😫😫

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi 3 ปีที่แล้ว +7

    Gaal ma aheen lee adi ma dhaheenino walaley beenta mxa nogu shegty🤓

    • @abdifitahismail3309
      @abdifitahismail3309 3 ปีที่แล้ว +1

      Waanba ka yaabay

    • @hodanhappy25
      @hodanhappy25 3 ปีที่แล้ว

      Oo wuislamay kadib guri kakiraysay wx mafahamtiin miyaa🤔

    • @haniabdullahi1198
      @haniabdullahi1198 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanhappy25 diinta musqul mau maleysa ilahay ba quranka kushegay waxwlbo u kacafin ilahay lkn shirki maya

    • @hodanhappy25
      @hodanhappy25 3 ปีที่แล้ว

      @@haniabdullahi1198 diinta sobaro Qofka wotobadkenikara lkn wxuxu ajar samaynjiray dhan waykaburayaan wxi danbi usmaenjirayna Wu uqornaanayaan Qofka gaalnimada kudhinto le waye kaan la cafinaynin

  • @sumayoabdi2481
    @sumayoabdi2481 3 ปีที่แล้ว +1

    channalkiisa noo soo nig plz

  • @sukaynaibrahim2758
    @sukaynaibrahim2758 3 ปีที่แล้ว

    Wlo xaqaaga dhacso alla xaqiiqada oge hadii uu is lamay taasi isaga iyo ilahaybay ka dhexaysaa adigu xaqaaga dhacso a

  • @eza882
    @eza882 3 ปีที่แล้ว +2

    qofkan beenbu zheega wyoh qofka runta ka hdlya hdlku kuma dhegen izka ilaali qalpiga dumarku waa mizkiine

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว +1

    Somehow waxaan darensanahay wiilkaan qof naxariis leh uma ekko asaga aa is badbaaddinayo. Allahu Yaclam.

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 3 ปีที่แล้ว

    Ilaaahey ha caafiyo hdu xanuunsan yhy

  • @kaltuunhussian1929
    @kaltuunhussian1929 3 ปีที่แล้ว

    na ninkan nafta nagaga jarte veiws uun ku rabta miyah nagada pls wejigisa dhibsany

  • @axmedcaadil4639
    @axmedcaadil4639 3 ปีที่แล้ว

    Kan hadaa iskacafinweydo hadaba hoos iskudhiga maskixiyan boska utaganyahay fiiri waa wiil somaliyed ada dad ugu dhawee meshe jogtin ee iskacafi🖐

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 3 ปีที่แล้ว

    Ayanita ninkan qorshe kale ayuu kula magan yahay iska ilaali illahy sharkisa ha kaa duwo

  • @faizaaden1292
    @faizaaden1292 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah walaaley allah ka cabso waxaa thy qof muslim ah allah wuxuu dhahay qofkii qariya qof muslim ceebihiisa asagana wuxuu u qarinayaa ceeebahaaga

  • @istaali1978
    @istaali1978 3 ปีที่แล้ว

    Waa nagu washay ninkaaa

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 ปีที่แล้ว

    Wiilkan waa dhiban yahay ha la caawiyo waa wiil gaalo lumisay waa bukaa daroogo maskada ka baabi.isay bay siiyeen ha la daweeyo quraana ha la saaro ha loo duceeyo in ilaahay caafiyo

  • @Ruuja38
    @Ruuja38 3 ปีที่แล้ว

    tan waa iskala weysay anaa wax is k celiiye anaa dilay anaa karti leh naa kartina m heysid hafuu ninkaa ku dhinstteryana maxkamad la kor kan hr warkiiss

  • @asmaaragsan5109
    @asmaaragsan5109 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haku so hanuniyo

  • @fatumahassan7408
    @fatumahassan7408 3 ปีที่แล้ว +12

    Somadan dhihin inu gaal yahay maogeen🤔🤔

    • @sharifaibrahim6659
      @sharifaibrahim6659 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxey dhahday dintan kusolabtow idhahay qofmuslim an ahay idhahayna magaleysin kari

  • @mohamudaxmed5501
    @mohamudaxmed5501 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaadrabtid inlagucafiyo beenhasheegin midaydakale dadkadhahaya Ayaaniita cafi lkn lasoco Ayaaniitakaliye danbikamagalin eesoomaaliwayn buukagalay midnawaxaanleeyahy wiilkaan hadaladiisa markuusheegayo beenbaadmoodaah waxaakugaranaysaah wuuhkalhkalsanyahy markahaistoosiyo

  • @zainabzuge3685
    @zainabzuge3685 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlaa Isixray Pdnaa Axadkaan Waxku Sixray Majiranaae Dadkana Haka Been Abuuran Ayaaniita Ula Kacbaad U Waxyeelesay Waxaanoo Beena Iskumaso Adinkartit Ee Waa Kaarto La Isla Soo Jeexay

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 ปีที่แล้ว

    Abayo insh aalh ani ducada ayan kula garabtaganhay har iyo habenba ilah idinkiisa wax kudhibo ma arki dontid ilah idinkiisa

  • @sabriinasafisafka9830
    @sabriinasafisafka9830 3 ปีที่แล้ว

    Allh si fcn qlbgada ha dajiyo hana ku cafiyo

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 ปีที่แล้ว +1

    *No no wiilka cafiimaadkiisu ma‘ahh mid buuxa*

  • @gxubimohamed2716
    @gxubimohamed2716 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha cafiyo wiil mash Allah ❤️

  • @warkamanta9311
    @warkamanta9311 3 ปีที่แล้ว +22

    Waa hadal lagu dhahay in ay ku cafisa laga yaabaa ee sidaan been ugu sheeg

    • @ikranmuhumed9239
      @ikranmuhumed9239 3 ปีที่แล้ว

      Haaa 🤣🤣waaa laso buxiye ninkan Somalia dhib badan

  • @hodanxasan4334
    @hodanxasan4334 3 ปีที่แล้ว +1

    ninkaan indhihiisa ila fiiriya soo istiin ma,ahan hhhhhhhhhhhhhhh

  • @nihaltahlil3258
    @nihaltahlil3258 3 ปีที่แล้ว

    Wiilkan waxba kaqldan bisinka mafiybo marbo waxbo kahadlaya ilahda sawbta cad mosn shegin marka illhy hasohdeyo oo xaqa hatuso dhibka hesto ne haka korqdo

  • @philipabdiphillipabdi1324
    @philipabdiphillipabdi1324 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanita iska cafi waa walalka oo qalad galay cml lpz iska cafi

  • @asmomohamed8229
    @asmomohamed8229 3 ปีที่แล้ว

    Ilaaahey hacaafio wiilkan yarka ah aniga inla dhibaateye unba iimuuuqata ayaaney abayo wiilka iska cafi Alle dartiiis ama vedioyadiiisa iska dhaaf aaad so dhigeyso

  • @hamdacabdalla8626
    @hamdacabdalla8626 3 ปีที่แล้ว +1

    Mida iga dhaadhici waysay waxey tahy qof waalan miyaa kufsi ujeedo dul iyo dhiig dadbaa umuuqdo daren kale malhn mafahmin mishaas🤔🤔🤔

    • @zuheyna143zuheyna3
      @zuheyna143zuheyna3 3 ปีที่แล้ว

      Abyoy wilkan so lama xirin vidoa yashisa xage ka kenoysa iga jahil bixi xita hadu laxirin intan vidoa ah xage ka kenoysa wa kawarerey 🤔

  • @samiiralaki5828
    @samiiralaki5828 ปีที่แล้ว

    Horta ilaahaybaa qalad iyo sax ba kala og Allena hanaga yeelo kuwii markasta wadada saxan haya fikirkayga yar hadaan sheegana wllo Aad uga fiirso dadka noloshaada soo galaya iyo xidhiidhkay eabigood la leeyihiin vidoe gan ma dhamaysan Because wiil intaas leego dhahaayo diintaydi dhamaydba eber baan ka ahay waaban danbaabayaa hadaan sii dhagaysano 😢 lkn wllo rabiga ku xidhnow cidlo kasto aad joogtid Ragga badana iska ilaali weliga iyo dad dhex galka too much ka ah