Alle ha u naxariisto wasiirkaa taalibaanka ee la dilay kolay waa maraykanka inkaar qabe dhagar qabe argagixiso ama argagixisada daacish oo maraykanka aasaasay kuna adeegto
Israa iil way gaadhay in suuriya ay sidadban uqabsato waa basaas laga soo baran dagay yahuuda naga daaya garaacida ma dhihi karo laakiin nin hadlay waa u jawaaba waxay ka marqati kacaysaa basaa isllam iska dhigaaya oo laga soo shaqeeyay,soo xasuuso qaabkii lagu keenay reer alla sacuud allah Allah carab waa jabray
Meeshaan waxaa laysla ciyaarayaa maskas Ruushka iyo Turkigu way isla ogaayeen arintaan in bishaar meesha laga saaro waxaan kale ee warbaahintu sheegayso waxaa lagu khaldayaa ra yul caamka reer galbeedka
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Ilaahey dhulgariir,,daweelo,uduro aan dhamaad laheen Ilaahey haku salido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi naga akbal ducadeena
Mahadsanid
Maansha allah hbn@online TV falastiin guul insha allah
Qolodasuniga ilaahey baasiyeey guul waana gulesten
Qasa ilaahayba guuuul siin caawin insha alaah waa muujaahidin faalaastin ilaahayba ini caawin insha alaah
Ilaaheeyow rabiyow mulimiinta badbaadi
Falastiin alahabadbaadiyo ilaaheeyow rabiyow guulsii guul
Allah ha u naxariisto wasiirka taalibaan naxariis jano
Guul falastlin Xmas
ASC. SURAYA. WAXAY. LAMIDTAHAY. LIBIYA. IYO. SODAN.
Alxamdilaah Alloow ku adkeey Alloow ku xifdi ❤❤
ilahayoow adaa awoodle oo gacantaadu weyntahaye ilahaayoow duufaan kusalid yahuuda yaarabi yaarabi adaa weyn oo waaxide
Alle ha u naxariisto wasiirkaa taalibaanka ee la dilay kolay waa maraykanka inkaar qabe dhagar qabe argagixiso ama argagixisada daacish oo maraykanka aasaasay kuna adeegto
Mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah
Allow unaxariso walalahan reer Palestine 🇵🇸 reer Somalia 🇸🇴 amiin amiin amiin
Yaa rabi Gaza u gar gaar waliba gargaar dag dag ah Rabiyow decadent nag Aqbal adigaa awood oo idil ku sugnaate🤲🤲🤲🤲🤲
Falstiin way ku xigi Insha allaah
Ilahay aya guuleeyay ciidannki Uistaafay in aya
Bishaar Al asad oo dhiigyo cab ah shacabkisi xasuuqay
Sahnuuniyada isriil allha dhulka lajaro yada iyo marykanka yaarabi
First one m.h. wn ku slaamay wlloh
Allaha ko'adkeyo ❤
Asc sxb. Ok
Syria 🇸🇾 guul 🎉❤
Calankan waa la bedelay wll🇸🇾
Ninkaan Hogaaminaya Mucaaradka Waa The Boys Of America & Israel Sababtoo Ah 5 Sano Wuxuu U Xirnaa America Waa Bin Blackmail ku Jira
Ok😅😊
Netenyahu horta xita ma xanunsado Miya yaa rabi Yahuuad jabi
Russian waxay ciyartay. Siyaasad diblumasiyad oo ubahan falaqeen dheer
Israa iil way gaadhay in suuriya ay sidadban uqabsato waa basaas laga soo baran dagay yahuuda naga daaya garaacida ma dhihi karo laakiin nin hadlay waa u jawaaba waxay ka marqati kacaysaa basaa isllam iska dhigaaya oo laga soo shaqeeyay,soo xasuuso qaabkii lagu keenay reer alla sacuud allah Allah carab waa jabray
@@alphakatun7878 waxad ogtahy wax badan xitaa wariyaha ino warmaya wu ogyahay waxa jira lkn arintan wa mu aamarad suurriya wa udhamatay
Dulan qawan
😮😮😢
ASC. DHULKII. SURAYA YUHUDU. WAA. KHATATAY. JAMHADU. WAA. KAHADLI. WAYAN. WUXUU. UDHIGTAY. XISBULAH. WAA. SIRAN. YAHAY
😢😢
Asc fadlan video soo raaci muqaladaada si dadka kudawadaa ay warka ula socdaan
Asc rayigayga horta waxa aadtahay tv warar badan laakiin khabaroda reer galbeed ayuumbaad soo qaadataa warkana kumacadaysid iyaga
Ruushku
Wxay
Ahayd intay
Istaagayso hawada
Xuduudaa
Aysugaan
😅😊🎉😅
Ruushka iyo Iran way ogaayeen in Bishaar baneeyay garabkiisa tegay una u hangal taagayo dhinaca dawladdo carab ah oi xidhiidh la leh Israel sida UAE.
Allha lajiro xamaas iyosuniyiinta suuriya
Kooxdan Syria qabsatay waxay
U eg yihiin koox. aragti gaaban. Iyagoo Israel duqaynaso😊😅
Aniga waxaa Raba inaan noqdo mujaahid ubaahn inuu qudusbkadagaalamo lkn meel loomaro maqan kaharshana mahysto ilasoohadal wariye
Ruushka Iran xisbulah iwm yaan lagu wareegahsan cadawga suuriya carabta islaamka iyo.aadamahu waa yuhuuda maraykanka iyo kurdiyiinta sadexdaa cadaw iyo weliba imaaraadka afarta cadaw haka digtoonaadaan nimanka cusub ee suuriya qabsaday
Bashar Asad Asaga Dayacay Syria Ciidamada Syria Awalba Wuxuu Ahaa Qorshe Bashar Asad Lagu Badbaadinayo Rushia in Loo Qaado Hadii kale Waxaa Qabsan Lahaa Assad Masiibadii Qabsaday Sadam Hussein 2003
Ruushka asaga ayaa tiisa heysataa oodagaal kula jira Ukraine Iran waxaa lagu saliday yuhuuda labadaas ayaana ku haayey meesha
Dhamaan islaamka waa in ay iskaashadaan cadawga yuhudana ay umidoobaan
Free palesteyne
Kuligood gaaladan maxay duulan ugu yihiin Suuriya cajib yuhuuda waa kaa duqeyneyso cid la hadleyso ma jirto waxa la baabi’inayo waa Suniyiinta Allow adaan ka magan galney
🎉😂🎉🎉
Waxan kaa boqay Ina sidi libiy iyo ciraq iyo yaman iyo Somalia Oo kale noqod
Nuxurku waxaa weeye in hadba koox awood loo yeelo waa shiicada iyo sunnigee iyagana leeyska hor-geeyo waxaana ku faaiidaya israaiil iyo reer galbeedka
Bahalnoqo waxcuna hadaadaa waxcuneynin adaalugucuna
Suryahanooto
Asc
Meeshaan waxaa laysla ciyaarayaa maskas Ruushka iyo Turkigu way isla ogaayeen arintaan in bishaar meesha laga saaro waxaan kale ee warbaahintu sheegayso waxaa lagu khaldayaa ra yul caamka reer galbeedka
Turki ayuu u jeedaa aayatulah lkn waa in Suni iyo shiicadu is cafiyaan loona midoobo reer galbeed iyaga waxba yaanuu raali gelin iyo wanaag ka sugin maraykan iyo reer galbeed waayo waa cadawga koowaad ee islaamka suuriya iyo aadamaha wax uu kharibo mooyee lama arag wax uu hagaajiyo abid
Masar iyo imaaradku waagalo kalmees galada ayaaylajiraan
Ninkaan gadhka weyn dadkale Ayuu LA shaqaynayey suuriya yuhuudaa loo baneeyey Waxaa Gumeysigga hor taagnaa Bashar Al asad
gaaloo dhan daacish bey ka hadlayaan waa fidno ey rabaan iney qasaan masaakintaas la silciyey ee reer siiriya
Waxaa jirikara in sirdoonka siiriya iyo madaxda ciidamada suuriya la iibsaday kahor dagaalka
ilahayoow adaa awoodle oo gacantaadu weyntahaye ilahaayoow duufaan kusalid yahuuda yaarabi yaarabi adaa weyn oo waaxide
Allah ha u naxariisto wasiirka taalibaan naxariis jano