Aad ayaad u mahadsantahay wax badan baad noo fa,ideeysay Anne aan ku daree waxaa aad hada sameynesaa waxaa loo yaqaaan "pruning" yaanyada noocaan waa determinate waxa pruning ka waxaa inta badan lagu sameyaa ama la jaraa caleemaha hoose ama kuwa dhintay waxaana laga sameyaa buds ka Muhiimada iyo ujeedada laga leeyahayna waa geedka inuu dheeraado sidoo kale in space lahelo oo labada geed eysan isku gubin taas oo kaa sacideeso in geedka hawo fcn helo wax soo saarkiisana siyaado FG yaanyada noocaan waa determinate tomato waxa aayna baxdaa one season ama 6bilood waxa aay ku fcnthy ayaa ah in meesha mirta laga gooyo ee midkale kasoo bixi karto halka mideena caadiga ah aay halmar Lee dhasho waxa kale oo aay ku fcnthy wax soosaarka oo caala geed 12-18kg ayaa laga helaa mudadaas 6da bil ah ayadoo ee ku xirantahay cimilada iyo nafaqada iyo sida aad u xanaaneeso inkastoo aay ku fcnthy greenhouse in lagu beero FG: cidii u baahan Somalia wuu yalaa abuurka VAR kaan mahadsanid 👏🥬
Jaskalh qeer
M.a mahadsanid wll Cilmi noofaaideysay guleso
Masha allah wll khayr allah ku siiyo
Asc. Aad ayaan idinkugu mahad celinayaa sida aad noogu faa iidaysay. Gaar ahaan aniga .
Mansha allh wlshy
Meel aan kalaso xariiro ayaan rabaa wll waxan rabey inaan habka beeraha wax ka weydiiyo
Mash'Allah walal waxad igala so hadli karta Facebook Maria S Kahie
Mahadsanid wllo
Wax badan baa laga faaiideesan lahaa laakiin xagee lagala xariirin
Mash'Allah walal waxad igala so hadli karta Facebook Maria S Kahie
wll Maria S Kahie waxaad soo bandhigtay cilmi Naga maqnaa baahi adagna aan u qabno marka mahadsanid wll
@@mohamedrashiid1543 Mahadsanid walalkey qaali ah 🌻
Msh allh waxkabadan baad nofaa,iidaysay
Meeqa bil ay kubislootaa
Aad ayaad u mahadsantahay wax badan baad noo fa,ideeysay
Anne aan ku daree waxaa aad hada sameynesaa waxaa loo yaqaaan "pruning" yaanyada noocaan waa determinate waxa pruning ka waxaa inta badan lagu sameyaa ama la jaraa caleemaha hoose ama kuwa dhintay waxaana laga sameyaa buds ka
Muhiimada iyo ujeedada laga leeyahayna waa geedka inuu dheeraado sidoo kale in space lahelo oo labada geed eysan isku gubin taas oo kaa sacideeso in geedka hawo fcn helo wax soo saarkiisana siyaado
FG yaanyada noocaan waa determinate tomato waxa aayna baxdaa one season ama 6bilood waxa aay ku fcnthy ayaa ah in meesha mirta laga gooyo ee midkale kasoo bixi karto halka mideena caadiga ah aay halmar Lee dhasho waxa kale oo aay ku fcnthy wax soosaarka oo caala geed 12-18kg ayaa laga helaa mudadaas 6da bil ah ayadoo ee ku xirantahay cimilada iyo nafaqada iyo sida aad u xanaaneeso inkastoo aay ku fcnthy greenhouse in lagu beero
FG: cidii u baahan Somalia wuu yalaa abuurka VAR kaan mahadsanid 👏🥬
Thanks sxb aniga xitaa beeraley inaa noqdo ayaa rajeynaa waxaa ahay reer boondheere lkn hada shaqo wacan galaa waqti iyo qarash diyaar ee ilasoo xariir 00447479566891 whatsapp adigoo mahadsan sxb
Xagee lagu iibiyaa abuurkeyda
Mahadsannid sxb cilmi noo faaideysay m.a runtii waa geed fican haduu 6 ilaa 12 soosaarayo aankuwediye cimrigisa lixbil inoo dhaafo malaga yaaba misa intas hadu garo wuu dhimana
Geedka oo dhanba waad jarteye. Micnahaa
Hadeey beer nabaroysa dhulka kuyar maxan beraxa afgoye wll